Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Buuxo, Habo gaaslayda ayaa waxaa loo qaybiya labba nooc. Kow, noocooda la wareega gaaska iyo kuwa la fadhiya. Labada nooc waxay ku kala duwan yahiin wax yaabo badan oo qalabka ay istic maalaaniyo qiimaha ay wax ku gadaan ka mid yihiin. Haddaba, jafaqada waxay astaan u tahay kuwooda la wareega gaaska waana walaxda ugu yar eey wax ku cabiraan. Jafaqada waxaa laga sameeyaa daasadaha qasaaca. Waa daasad dhag dheer loo yeelay. Faynuuska lagu shubo hal jafaqo wuxuu shaqayn karaa habeenka nuskiis hadduusan dun dhumuc buuran lahayn. Halka jafaqo waxay isku qiimo ahaayeen inta beer sandal ah, noocooda qaacig ah, lagu dhalaaliyo. Gabadha gaaska wareejisa waxaa la dhahaa fidhiqo magaca kale oo jafaqada loo yaqaan. Haddaadan maqal jafaqo, waa in aad maqashay fidhiqo.
  2. Baclow jeeble sigaarkii iyo baalash. Haa imisaad iigu marin maxaa la i dhahay? Shan shillin uun, ana maxaan ka idhi. Hehehe Buuxo, jafaqo miiska meeqaa gadi jirtay?
  3. That is old line, kirish-boy .lol Anything else?
  4. The little kid will kick your fat butt! How much does it matter to you ? And why?
  5. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Hilib yaa ka daali kara ,,,,,,, without it there is no life at all ,,, How many wasla do you do a day ? I can't blame you, mmm hilib is tasty. Don't blame me when I call you fatty though. Ahhh Eedo Malika, I know every thing about you.
  6. That is just number you old fatty.
  7. Toban hal laga jaray iyo Sagaal hal lagu daray.
  8. Malika this one's for you. Snoop Dogg, Drop it like it's hot. http://www.dailymotion.com/video/x5s0js_snoop-dogg -drop-it-like-its-hot_music
  9. Malika this one's for you. Snoop Dogg, Drop it like it's hot. http://www.dailymotion.com/video/x5s0js_snoop-dogg -drop-it-like-its-hot_music
  10. Originally posted by Che -Guevara: Who's running the show horta, and how the weapons fell into Tigray hands?
  11. Yeah you are predictable to every one is what I meant to say. Keep spaming and stay defeated.
  12. LOL^, Some desperate Landhiis never fail to kill them selves, in the process of trying to defend their "Landhis" identity. Hoo dhagaxa, Hoo lafaha and musbaarta.
  13. Originally posted by NGONGE: ^^ No idea what any of this meant. Heh. Sure you don't.
  14. Xukuumadda Somaliland iyo Xafiiska Itoobiya ee Hargaysa oo isku haysta Gantaalahii la Qabtay
  15. Big gaalo rethinks Somalilandh. Tol beella'e where are the shababs when you need them?
  16. Dhulku waa nabad. Afduubis not maanta?!