Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Laxanka iyo muusiqada aa ka dhiman. Adaan kuu dhaafay in aa inoo saarto, habo cadeey ?
  2. War ii dheh, iimaanka muruq kaa gal'ye.
  3. Tuujiye, Kaligaa ma ahan saaxiib dad badan oo ka soo horjeeda waa buux, hadh iyo habeena waa aragnaa. Sababta looga soo horjeedo waa kaliya falalka aan ka fiirsashada lahayn eey qaar ka mid ahi inta badan kudhaqaaqaan ama fuliyeen(kistoo aanan indhahayga ku arag, walaa cajaladna ha ahaate). Shaqsiyadka falalka xun xun fuliya laftooda waxaa laga yaaba in ay yihiin kuwo xumaan ka talis ah oo wax fashillinaya maadaamo meesha la isku jiro dano yaal kala gooni ahna la kala lahaan karo. Taas adoo gows danbeedka ku haysta, waxaad ila fiirisaa cadadka iyo tirida alshabaab iyo weliba inta taageersan ee culumada iyo caamada leh ay dhan yihhin. Marag madoonto weeye in danbiga hal shaqsi oo iyaga kamida, dana walba ha lahaadee, uu gaystay in aysan haboonayn in dhamaantood dhabarka laga wada saaro. Teeda kale, dhamaan waxay ku qaldan yihiin way ku qaldan yihiin oo taasina halkeeda weeye. Sidoo kale, iyadna waxaa haboon in aan lafaheenu ka daxadarno danbiyada dhacaya ku lug lahaanshahooda. Macnaheedu, waxay ka dhigantahay, haddii nimankaasu wax ayna ahayn lagu sheego ama wax tarka ay keeneen la iska indha tiro ama danbiyada ay shaqsiyaad kamid ahi galeen dhabarka looga wada rido dhamaan wixii magaca ku dagaala teetana axaan sii murjinay mooyee wax aan saxnay, haba yaraatee, ma leh. Geesiga ka midka ah waa geesi in aan dhahno weejaan,tuuga ka midka ah waa tuug in aan dhahno weejaan, dambiilha ka midka ah sidoo kale, wanaag ama nabad doonka ka midka ah sidoo kale. In lawada jam ciyo laga roon aan qabaa. Markaad leedahay Alshaab dad maahan, waxay ka dhigantahay adoo dhahay somalida badan keedu, macal caruurta aad sheegi in la khalday, dad mahan. Sababtoo ah dad badan aa taageero, dad badana waa ka kooban yihiin saas waxay ku noqon 'jamcin aan sal iyo raad toona lahayn' oo weliba meel ma doonto ah waana ta kaliya een hadda ka hadli rabay ama aan kaba soo horjeedo macnaheeduna maahan waxaan taageersanahay Alshabaab. Qolo gooni ah weligay ma taageerin aad taageertidna ma lihi. Sidoo kale waxaan iyadna dhihi lahaa waxa laga fiican yahay in maalin iyo layl ama markii la arkaba lagu celceliyo wax aad horay u tiri ama u qortay. Inta aan habbo Qoolo farayey aa intaas ahayd. Far kale kuma godna, mana ku godnaan karto. Sida kale, shaqsi walba waxa uu shabaabka amaba koox kale ka aamin sanyahay isaga ayey u taala mana ahan in uu dadka sanka kala hor mar maro.
  4. That is cool fantax merri laddo. Hehe.
  5. But like jabuuti doing, like PL doing, or like the other countries doing, while your leaders can go and participate in the merit of helping out sidii dawlad somaliyeed oo xalaal ah loo dhisi lahaa maxaa keenay ama dhaliyey in gacmaha laga laabto? Aan ku maqalnee say it, xaajiga ?
  6. It seems that I'm the youngest member. Aaliyah moojee, intiina kale may you retire as soon as dawlad somaliyeed dhalato.Hehe.
  7. Waan kuu fahan sanahay, habbo. Laakiin gaalka dil gartiisana sii sow ma ahayn?
  8. Talaabo wanaagsan oo ku dayasho mudan. SL leaders waa in iyana is geeyaan jabuuti sidii ay gacan ooga gaysan lahaayeen dhisida dawlad loo wada dhanyahay. Yaana tan loo kala harin.
  9. Habo, shabaabka marka ay noqoto waa jamac waana shaqsiyaad badan oo isagu jira ku saxsan oo daacad ah iyo ku leexsan oo falka uu qaado aan cilmiyeysneyn, waa umad badan oo nooc walba lahaan kara. Adi uun maaha ee dad badan oo culumo iyo caamo leh aya fikirkooda is waydiiya hadh iyo habeen, sax iyo khalad. Sidooni ha ahaatee, habbo, adi ma kuu fiicno in meeshaad magacooda ku aragtoba budh dhumuc weyn la taag naato. Aabaheed la janee, wiilasha ka ganbiso haddii lagu dhahay ma inaad ku sii dhagtaa sidii xanjo camal ?
  10. Habbo waxa aad ka sheegi is getting old. Markaa suu Alle u garto u dhaaf, yeyna ku danbaajine.
  11. Qoolo, habo I urge you to drop that line, it is getting so old. Pick up new one for the sake of heaven.
  12. Soo barbaar oo noqo tii anfacda tolkeed.
  13. Ahey wadani iyo Aliyaah. Ahey qiyaamo qaran iyo qabqable Jacayl Baro. Ahey cool bananas iyo shan karoon Buuxo.
  14. I've had lost a filling, doesn't sound like an event to gather for though.
  15. ha ha dam work made me do some real work and you all carried on without me. Malika, but who will you tease ? JB, I may as well come to hargeysa to get Riyal's neck. Old man, there is a new one in JJ, not sure if it's working now. Nuune, still trying to figure out, nothing yet.
  16. Tell her to stop stuffing her face then. And is someone playing for all the teams or is that just my imagination ?
  17. The coach is the guy that posts blank threads and always writes like he is writing poetry. Do I got bad name ? HE is a visible lurker, which is creepy! You are earning your spankings young lady. I cannot talk to him I hear you, you can talk to me. Not sure if you fit in my team, your boobs are humongous.
  18. I am over the moon....I have just booked my flights to Ogaddeenia at last!
  19. Kistoo amxaaro lahayn axdi lagu aamino, hadana arday iyo siyaasiba waa in dhexda loo xidhaa sidii loo seexin lahaa amxaarta. Guusha ay naftii hurayaasheenu soo hoyeen yeyna si dhib yar faraheena ooga bixin . Guul Nabad iyo Midnimo.
  20. Liiska Xildhibaanada cusub ARS ay u qaybsatey 4.5-ka oo Dhameystiran