Kamaavi
Nomads-
Content Count
4,683 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kamaavi
-
I knew kaluun but learnt it in dreams. Didn't take me days to read and write. Just got kaluun girl who comes thru shabaqa, murayada la iska..... She was fast as Ibti, cool as Bishaaro cadey, cute and lovely as Malika and hot and intelligent as C.L. She had the best nippi I have ever seen.
-
Bisha febraayo waxay kulmisaa maalmo xusuus iyo qadarin ka mudan shacbiga Soomalida Ogaad3nya. Bishan gudaheeda waxaa dhacay dhacdooyin waawayn oo taariikhda dalka Ogaad3nya baal muhiim ah ka galay. Maalmahaas qaar waxay leeyihiin murugo, qaara farxad, qaara labadaba way isku darsadeen. Qormadan waxaan si kooban ugu soo qaadanaynnaa qaar ka mid ah maalmahaas. 01 Febraayo, 1994 waxay ciidamada dawlada Itoobiya si waxashnimo ah ugu dileen magaalada Qalaafe Duulane Xasan Gaabane oo ahaa gudoomiyihii dagmada Qalaafe iyo Laba ruux oo shacb ah lana kala odhan jirayCabdi Cali Aadan iyo Diiriye Dhaqane 06 Febraayo, 1994 waxay sidoo kale Ciidamada Itoobiya magaalada Wardheer ku dileen gudoomiye ku xigeenkii magaalada Wardheer Marxuum Cabdulaahi Ibraahim Yuusuf (Abdullahi Ganay). Mudane Abdullahi ganey wuxuu horistaagay qorshayaal ay dawladda Itoobiya ku doonaysay inay ku khayaamayso shacbiga. Mid ka mid ah qorshayaashaas wuxuu ahaa shir ay dawladdu doonaysay inay isugu yeedho odayaasha iyo cuqaasha dadwaynaha laguna qasbo inay taageraan mawqifka dawladda ah in shacbigu ku sii hoos jiro dawladda Itoobiya. 07 Febraayo, 1994 waxay Odoyaasha iyo Ugaasyaduba u gudbiyeen Meles Zenawi isagoo kula shiraya Goday in Afti laga qaado dadkooda. 12 Febraayo, 1994 waxay ciidamada dawladda Itoobiya si waxshinimo ah magaalada Qabridaharre ugu dileen guddoomiyihii iyo k/xigeenkii, Nafti-hure Maxamed Cumar Tube iyo Nafti-hure Deeq Maxamud Carab. Waxaa dilka labada mas’uul ka sii fool xumaa silcintii maydkooda oo ay ciidamadu ehelkii iyo dadwaynihii kalaba u diideen inay xabaalaan. Arrintan waxay noqotay wax ku cusub taariikhda, kana soo horjeedda xeerarka caalamiga ah iyo garashada caqliga fayow. 15 Febraayo, 1994, waxaa la qabtay kalfadhigii baarlamaanka dalka Ogaad3nya. Baarlamaanku waxay ka doodeen mustaqbalka siyaasadeed ee dalka Ogaad3nya, waxayna aqlabiyad badan ku go’aamiyeen in dadwaynaha Soomalida Ogaad3nya laga qaado afti lagu waydiinayo waxa ay aayahooda ka damacsan yihiin. Go’aanka baarlamaanku wuxuu lahaa muhimad iyo tixgalin gooni ah maadaamada uu baarlamaanku ahaa kii ugu horreeyey taariikhda Ogaad3nya ee shacbigu si dimoqraadi ah u soo doorteen, kalsoonina ka haystay dadwaynaha. Sidoo kale, go’aanku wuxuu waafaqsanaa dastuurkii ku meel gaadhka ahaa ee Itoobiya oo sheegayey in ummad walba ay dooran karto aayahooda marka ay dhamaato waqtiga ku meel gaadhka ah ee dawladdii Itoobiya. Maalintii go’aankan la qaatay waxaa loo aqoonsaday inay noqoto “Maalinta aayo-ka-talinta” ee dalka Ogaad3nya. 17 Febraayo, 1994 waxay Cuqaasha Ogaad3nya Zenawi hortiisa ka taageereen go,aankii Barlamanbka. isagoo shir Albaabada loo xidhay kula jira magaalada Harar Isla Badhtamihii Febraayo, 1994, ururkii ONLF, Golihiisii dhexe ayaa go’aan aqlabiyad buuxda ah ku taageeray go’aankii Baarlamaanka, kuna baaqay in si nabadgalyo ah oo waafaqsan datuurkii ku meel gaadhka ahaa ee Itoobiya lagu dhameeyo dhibaatada u dhaxaysa Itoobiya iyo Ogaad3nya. Febraayo 22, 1994, waxaa magaalada Wardheer laga qaban qaabiyey bannaanbax lagu taageerayo go’aankii baarlamaanka iyo kii ka dambeeyey ee JWXO ee lagu codasaday in dadwaynaha afti la waydiiyo. Sidoo kale, waxaa xilligaas ku sugnaa magaalada Wardheer Guddoomiyihii JWXO mudane Ibraahim Abdalla oo isna hadal ka jeedin lahaa bannaanbaxa. Ciidamada Itoobiya waxaa amar lagu siiyey inay joojiyaan bannaanbaxa isla markaana soo qabtaan Madaxwaynaha JWXO geeri ama nololba. Ciidamada Itoobiya oo ku hubaysan hub culus ayaa soo weeraray wafdigii JWXO oo uu ku jiro Guddoomiyihii. waxayna shacbigii ree Wardheer waxay maalintaas si geesinimo iyo wadaninimo ah u difaaceen magacii umadda iyaga oo qab jabiyey ciidamadii xoogga badnaa ee Itoobiya kana horistaagay inay gacanta ku dhigaan Madaxwaynihii JWXO iyo inay joojiyaan bannaanbixii. Ciidmaada Itoobiya oo adeegsanaya hubka cul-culus, waxay xasuuq u gaysteen dadwaynihii iyagoo si aan aabo-yeel lahayn u gumaaday shacbigii magaalada. Waxaa maalintaas goobtaas ku geeriyooday 85 ruux oo u badan dad rayid ah. Dhacdooyinkaas waxay leeyihiin xusuus farxadeed iyo murugo labadaba. Waa marka hore, waxay huwan yihiin murugo, marka laga eego xasuuqii loo gaystay dadwaynaha ree Wardheer iyo madaxdii lagu laayey Qabridaharre iyo waliba burburkii dhismayaashii magaalada. Dhinaca kalana waxay mudan yihiin xusuus huwan farxad iyo faan, marka laga eego sida dadwaynuhu ugu istaageen xaqooda, u qab jabiyeen ciidamdii xoogga badnaa ee Itoobiya, u difaaceen madaxdii iyo magacii umadda. Waxay noqotay arrin lagu faani karo, taariikhdana gashay sidii dadwaynaha ree Wardheer oo aan haysan hun u dhigma kuwii ay wateen ciidamada itoobiya ay u difaaceen magaalada iyo madaxdii shacbiga. Inkastoo dad rayid ah oo aan waxba galabsan ay ku dhinteen halkaas, ayna mudan yihiin in loo murugoodo, haddana, waxaa dhinca kale, garab taagan, geesinimada iyo sharaftii lagu qab jabiyey ciidmada kibirku waday ee Itoobiya. Bisha Febraayo taariikhaas ayay kulmisaa, waxayna shacbiga ree Ogaad3nya ku xusaan bishaan hab murugo iyo farxad labadaba leh, waxayna u taagan tahay xasuuq iyo xad gudubka loo gaysto dadwaynaha, dhinaca kalana waxay u taagan tahay halganka xaq u dirika ah ee dadwaynaha Ogaad3nya. Xigasho: Ogadeens Student Forum
-
The Ogadeens liberation struggle since its inception in the 60's has been fighting for the rights and freedom of the Ogadeens. It is a legitmate peoples' struggle with a popouar support. As history is our guide, the capture or death of one or two members of a leadership, though a big loss, can't not weaken or end the revoloutionary movement.The fight for the liberation of the Ogadeens will continue till a just soloution is found. As the Eritreans used to say that their struggle may be long and difficul,but their victory is certain. It is true then, and is true now. The bottom line is, this is a struggle and will continue despite the set backs which will happen from time to time. Again as history has thought us, the peoples' struggle will come victorious and the life of all those perished will not be in vain. Long live all the marteirs of ONLF and all those who passed during this popular struggle to remove the minority regime of the Agaiime Tigre. Originally posted by Abtigiis &Tolka: May Allah grant them the Janna and accept their martyrdom. Ides of March was the legend, it seems ides of January and February in my land. Cabdullahi guud-cadde,Maxamed Mukhtar and other three battle-hardened comardes are down, in the otherwise successful battles of the last two weeks. Cabdullahi was a man who was in the bush for the last 14 years. A fluent speaker of axmaari, and aged around 50, his name used to terrorize the enemy. We salute him and move on. Our hearts are broken and eyes are tearful for these sons of the soil who have given the ultimate sacrifice.
-
Any thing, any idea that can bring the groups that have relatively similar objectives who can make compromises to their secondary agendas to strengthen the people’s camp is a wholly idea and wholly act - has to be genuine though. I think initiatives like that of Abtigis and Tolka's need to be encouraged, not to be thrown at years back dust, to strengthen his optimistic initiation and encourage others to do the same. Blatantly denying and blaming those who belong to groups of their choices is what kept dragging us and put us in the current mess. Qalbi Adeyg questioned ONLF's past to blame what Abtigis and Tolka have to say for the current situation. He also noted ''ONLF should be building alliances with OLF and other somali's, but instead they are interested in clan pride and hegemony like typical somali's ” If this is true I invite the poster to read what ONLF has done, on it’s website and come up with a better comment. No party can carry responsibilty of leading a struggle with out making mistakes. And this group has admitted the mistakes of the past, made the changes according to the situation of the time, apologized and still in course to be on the side of the people. If WSLF did stay away from Bare's regime, if Bare's regime was willing to accept the will of the people if…it would have been a different story. This time should be a time of re-grouping, a time of reconciliation, a time of healing for those who support the struggle for equality, unity and freedom. The past is just reference not to be repeated and keep blaming each other and confusing people with it is not a progressive idea, but destructive.
-
To all members, Please! When you posting your comments, try not to use abusive and derigatory words which can make you look smaller. If you want your message to be adressed properly make no mistake and try not say and write in anger. If and when you do, you get not your point straight. Try to be lil more objective, get to the target and always think about what you want to say before you start hitting the keyboard. And even, it would be more interesting if you could go further to gather some more relevant informations that may add up to your sayings. All in all, try to communicate in a decent way. And I am member too therefor that go for me too without saying. Now, my final point about Mujahid Dr. Dollal, I want to add only one more comment wich is Dr. Dollal will be remambered by generations to come as such hero who fought the rights of Ogadeens to either become free from Ethiopia or enjoy with Ethiopia in justice. He was one of those few men among highly educated Somalis whom the Tigres could never have used. He was a dedictad freedom fighter with glittering credentials. We salute the hero, who I think was true to the cause at heart, God has rewarded him with this memorable martyrdom. If he lived longer, he may not have gone into history books kindly.
-
Luxury Get Away For Kuwait’s Royal Family in Somaliland
Kamaavi replied to Jacaylbaro's topic in General
Originally posted by nuune: JB, adiga waa suu Ngonge yiri "wax kastoo magaca Somaliland wato ayaad soo xamaali " Haha, so true. -
Today truly sucks. If my legs could cry, they would.
-
Eedo dhuubo, May you come and hang out with us.
-
Originally posted by Malika: Farancab you got engaged? Congratulations! miyaad soo noqoote? Not really but I'm not really sure I want to come back either, hehe. *Waves from Farjano hotel, Ogade'nia.*
-
You were told about my engagement ?
-
Dude, my hair is officially crazy.
-
To pass a suicide course in which either the Alshababs or the Habasha could get a reason to get the elected president down. It is a suicide course If he steps in to Adisaba's door before he does Xamar's one.
-
In simple words: there are no Ethiopians in Somalia so build your country. Wadanka dhisidiisa in laga shaqeeyo waa arin quruxsan. Waxaa kaloo iyadna quruxsan in wixi dadaalka iyo samirka shacabkeena cimri degdeg ku keeni kara oo dhan iyadna laga foojignaado.
-
Farancab, ka har taada wey badatee are you getting at something here? Inteyse ila galee sheekada? Bal allaha kuligeen jidka saxda ah hana wada tuso...Aamiin... Habo cadey, buuqa iyo dhibka aan kaaga ba'aayey. Meel aan ka ahayn shabaabka oo gurigaaga isku soo qaada oo adi iyo gabadhaada quruxda badan idin yara dhagaxeeya ma kula galayso. Kaftanka ka sokow, ducooy aamiin. Awliyo ducaysay wax ka qiimo badan ma leh. Awliyi in aa tahay Nuunka aan ka soo xigtay. Al-shaabka, Al-waaweynka iyo Al-dhamaanteenba Alle ha inagu wado anfaco ducadaa qimaaha badan eed kaga dhawaajisay. Inta ay ka dhamanaayso labada usbuuc ee Ina Sankataabte inoo qabtay, Hadal iyo faalada qusaysa shabaabka intaas ayuu ku jaranyahay. TheZack,laba usbuuc ka dib soo noqo.
-
Forget about the man If he steps in to Adisabab's door before he does Moqadisho's.
-
Influential (historical)people you would have loved to met
Kamaavi replied to Che -Guevara's topic in General
Sisterns: 1.Maalika 2.Haneefa 3.Bishaaro 4.Aaliyah 5.Rahima Brotherns: 1.Nuur 2.Nuune 3.Xiin 4.Baashe 5.Abtigiis -
It is in vain, sir, to extenuate the matter. Gentlemen may cry, peace, peace -- but there is no peace. The war is actually begun!
-
President Sharif Ahmed first visit to Addis Ababa
Kamaavi replied to General Duke's topic in Politics
Everytime a new Somali president got elected the wrong course is all he takes. Some people are too ignorant to bring peace and unity among their native nations. Even the most prominet ulemas, nabadoons and waxgarads have turned their back on him. He gets lip service and a few crumbs. -
Habo cadeey kolka bahasha yara jilci. Meelo kale inta ayna kula gelin halkaa ooga har.
-
^Maxaa laka dhacday, ma canjeero widii aa ka soo dharagtay,,, Malika, buraanbur ka qiimo badan indhaha ma saarin. Gabartaa aad u tirisay waa in laga war doonaa maadaamoo aad cadaysay in aysan ahayn wax laga dhargi karo.
-
Originally posted by Tuujiyee: Somali specialy Xamar 18 years ayaa ugu danbeesay wax la yiraahdo peace iyo nolol waayo aragnimo iyo wax barasho. 90% of the teens in Xamar iyo aga gaarkeeda wiligood ma arag nololkale aan ahaan qurunka socday ilaa iyo waqtigaas. Wara Abutuujiye yaad u duur xulaysaa? Maanta iyo Somali, dadka ugu waayo arag badan waxaa la dhihi kara waa dhalinta naqiiska ah ee qaaca baaruuda iyo baasuukaha la abtirsada wadaniyada iyo geesinimaduna u sii dheer tahay. Saxiib xamar waa xorowday ee hurdada ka toos oo xafaddii aad 30 sanno ka hor ka soo dhuntay soo fiiri wax nool oo socda iska dhigoo. Diridhaba iyo Harar oo maanta amxaaradu ka siiban lahayd, ma anaa muraayadan kaa garab dhawaaqi lahaa? Caku iyo mujaahidiin lagu qasaaray oon taariikh laga qorin! Saxiib shabaabka da'da yar intay awoodeen waa soo wadeen bahasha, indinka shacabka ah iyo shabaabka duqoobay aa looga baahanyahay in ay shabaabka naqiiska ah u mahad celiyaan kana sasabtaan qoriga iyo miinada xudunta loogu xidhay. Wadanku waa nabad mahadeedana waxaa iska leh shabaabka naqiiska ah laakiin horumar aa hadda loo baahanyahay cidii ku soo dabaali lahaydna waa adi, nuune iyo habo qoolo dad kale ha raadin. Haddii taarabuunka dhaqan celiska waayeelka aad furan iyo haddii aad jaamacada waayeelka dhisi iyo haddii aad cooshad lagu gado jalaatada iyo xalwada aad furan, maanta xamar xorowdaye oroda oo is xoreeya oo iska xoreeya qaxoontinimada lafaha idin ka gashay dadkiinana wax u qabta. Wakhtigan waa wakhtigii naqiiska qoryaha laga nasin lahaa ee geelka iyo ariga loo logi lahaa iyadoo marka ay seexdaan wadanka iyo caruurta kale loo talin lahaa. Haddii ay taasi dhici waydo, oo shabaabka naqiiska ah geela iyo adhiga loo qali waayo inta ay qoriga ku sasaan ayey intii ka hadhay xaafadiihii aa ka soo dhunteen ay dhamaan ku toog baran doonaan iyagoomoodi amxaar meesha taagan. Nimanka yaan jaanis la siinin oo hala garab galo oo qoriga ha laga nasiyo oo ha la shafro, weyna ahayn ubaxii soo baxaba dubaha iyo qoolka ha lala kortaagnaado.
-
Old farts(for i.e arguments), I hate them for being smelly.