Kamaavi
Nomads-
Content Count
4,683 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kamaavi
-
Originally posted by Emperor: Ujeedada ka danbeysa imaatinka Tigreega ayaa loo badinayaa iney taageero u yihiin dawladda Sheekh Shariif iyo waliba ciidamada ay hubeeyeen ee ka dagaalamaya gobolada Dhexe sida Maxaas iyo Wabxo. Taaageerida dawlada Mr.Ahmed iyo hurinta dagaalda ka soo cusboondey gobolada dhexe, gaar ahaan Maxaas iyo Waxbo waa mid ka mida ujeedooyink badan ee cadawga. Laakiin ma ku guulaysan doonaan weeyi su'aashu? Originally posted by Emperor: Ciidamada Tigreega ayaa wada qorshe ah iney dagaalka ugu danbeeya isugu dhiibaan Soomaaliada dhexdeeda iyadoo hubeeyey Qabqablayaashii hore uguna magacdaray Ahlu Sunnah Wal Jamaaca". Cadawgaaga oo sidaas oo kale kaaga faa'iidaysto waa guul darada oogu weyn. Hadday tani dhacdo cadawgu wuu guulaystay. Isku jamciyoo qabqable, Ahlusunnah Wal jameeca, Alshabaab iyo Xisbul Islaam iyo dawlada Mr.Ahmed dhamaantood waa caruurtii Somalia kuwii cadawgeeda si wada jir ah ooga difaaci lahaa markaa waa nasiib daro in isla iyagii madxa la isu galiyo, oo cadawgooodu ka faa'iidaysto. Ps. Emeperor, sxb arintu fara laga qaaad in ay noqoto ayaan ka cabsanayaa. Hassa ahaatee bal wixii war ah, eed kolba hesho soo tuur tuur.
-
Waxaa hee? Marba marka ka danbeysa soo shaac baxaya arimo badan oo shacabka madaxa ka jiidhay iyo ujeedooyinka badan ee cadawga Somaliyeed ka leeyahay ciida Somaliyeed. Isla shalay ayey ahayd markii qaar reer SOL ah ku doodayeen in cadawgu uuna taa geerin saaxiibada dawlada Mr.Ahmed madaxa u yahay. Haddaba, ninkii qaba in Ahlusunna Wal Jameeca ayna taageero ka kala helin labada dawladood ee Mr.Ahmed iyo Mr.Melez maamushaan, runtii waa nin xaqiiqyo badan oo wakhti yar gudahood banaanka imaan doona ka indho tiran. Nasiib daro weeye in cadawgeenu qaar inaga mida wato, oo uu sida xun u isticmaalo. Meeye yarkii Recovered Romantic aan digniin siiye? Originally posted by Emperor: Arrintu si kastaba ha'ahaatee Waxaa Marba marka ka dambeysa soo Shaacbaxaya Arrimo badan oo Shacabka Soomaaliyeed ay ku Wareersanaayeen Iyo Ujeeddooyin badan oo Cadawga Soomaaliya uu ka lahaa Deg-degsiimadii loo soo dhisay Dowlad Shacabka Soomaaliyeed Rabitaankiisa aan ku Iman Isla markaana aan lagala tashan Dhammaan Qeybihii ay ka koobneyd Bulshada Soomaaliyeed.
-
I've got one that you may like Sabriya. A stranger was seated next to a little black girl on the airplane when the stranger turned to her and said, “Let's talk. I've heard that flights go quicker if you strike up a conversation with your fellow passenger.” The little girl, who had just opened her coloring book, closed it slowly and said to the stranger, “What would you like to talk about?” “Oh, I don't know,” said the stranger. “Since you are a Negro, do you think that So-called President Elect Barak Obama is qualified for the job?” and he smiles. “OK”, she said. 'That could be an interesting topic. But let me ask you a question first. A horse, a cow, and a deer all eat the same stuff - grass -. Yet a deer excretes little pellets, while a cow turns out a flat patty, and a horse produces clumps of dried grass. Why do you suppose that is?” The stranger, visibly surprised by the little girl's intelligence, thinks about it and says, “Hmmm, I have no idea.” To which the little girl replies, “Do you really feel qualified to discuss President Barak Obama.... when you don't know sh*t?”
-
Originally posted by Recovering-Romantics : Of course we can conclude so because there is no evidence to suggest otherwise. Despite the repeated tantrum by kasha, me and other like-minded deluded teenagers, there is no credible evidence to suggest that Ahlu Sunnah receives support from the Ethiopian regime. Why? Because it is not true. In other words, if you claim the said men do not receive support from the said regime then the pardon is on you to prove it? What are you evidences that the said regime does not support the said men >? You have been asked only to explain the basis of your conclution. All you did is spout nonsense. You're delusional if you can't explain the basis of your conclution. Take a simple course in basic logic and you'll be quick to point it out!
-
Originally posted by Recovering-Romantics : As of now, there is no shred of evidence to suggest that the Ahlu Sunnah guys are being supported by Ethiopia despite the foul cries of Al Shabab and Hizb-ul-Islam. I completely miss the basis for this conclusion. So someone else will have to explain this to me? In the absense of explanation - I will conclude that the poster who made this conclusion is unclear that the only remaining best ally of the TGF is the Ahlusunah men. The TGF and its whole system is also the product of EThiopia. Moreover, Ethiopian troops crosse the border day to day, doing what she is best at, that is aresting the local people of Baladweyne, Hiraan... etc. . Therefore you can't conclude that Ethiopia is not supporting the Ahlusunnas when both of them have common interst of fighting against the Alshabab-HIS. To clarify why this is a fallacy - one only has to note that the Ahlusunas are neither against Ethiopia interference nor any of the policies of the TGF. Instead, Ethiopia, TGF and Ahlusunass seem that they are working together for their common interest. The war bussiness between Ethiopia, and all her allies in Somalia is not that much complicated. The reality is that Ethiopia will go out to reach her Somali allies from north to south to keep them armed and strong even if it is infront of your eyes. I do agree however with the general premise that there is no evidence in our hands right now, but give it time and every thing will come out, why not?
-
Originally posted by nuune: Beentaada hore runtaada danbey u darantahay soo lama oran jirin. Spot on.
-
Originally posted by nuune: ^^^ maxaad Soomaaliya u qaban jaceel ka sokoow Sir, Nuune. I have to say I will try not to let her down, I will try not to divide her. I also have to add that when the freedom bells ring, I'll let her marry to her new model husband, Ogad'enia. Find me some qaraami/qaaci, of her sugaan now.
-
Time will tell.
-
Is Ahlu Sunna Wal Jama'ah the only remaining ally of President Sherif ? What is that making Ethiopia to go back Somalia? Recently, I've been reading some Ethio articles and news about current inter fightings among Somalis and it seems that the Ethiopians are not satisfied with the results of the on going fights. It also seems that Ethiopians wannna go back to Somali lands to put more fights among Somalis, which is the only survival way that can keep her going or alive. No one knows if she will succeed with her ill agendas towrad Somalia and Somali nation but time will tell !!!
-
SOMALIA-I Will Always Love You
-
Afar magac ku caanoow Casaan iyo cagaaroow Xiddig tii cadayd iyo buluugoow Umad waliba caadiyo, dhaqan iyo Caro iyo degaaniyo Sumad lagu cadeeyiyoo, cuud baa u gooniyaaa Cidhifka geeska afrikoow Caynadii somaaloow Dhaxalkii curadada iyo Caano dhiig badalayoow Kaan ku caafimaadee Cudurka iga daweeyoow Cajabtii quraankiyo Duco lagu cashariyoow Calankii dalkaygoow Calankii dadkaygoow Cirkaa sare kawalac dhe Cirka sare kawalac dhe
-
Afar magac ku caanoow Casaan iyo cagaaroow Xiddig tii cadayd iyo buluugoow Umad waliba caadiyo, dhaqan iyo Caro iyo degaaniyo Sumad lagu cadeeyiyoo, cuud baa u gooniyaaa Cidhifka geeska afrikoow Caynadii somaaloow Dhaxalkii curadada iyo Caano dhiig badalayoow Kaan ku caafimaadee Cudurka iga daweeyoow Cajabtii quraankiyo Duco lagu cashariyoow Calankii dalkaygoow Calankii dadkaygoow Cirkaa sare kawalac dhe Cirka sare kawalac dhe
-
Ka daroo maxay dhal ayey ahayd...
-
Never ending games, The enemies play?
-
Kaaley Ikalay Jaceelkeegoo-Haimano t http://www.youtube.c om/watch?v=GdWoR2nrv Eo&feature=related
-
Yaab! http://www.youtube.c om/watch?v=5Xy3IFUWF O8&feature=related
-
Not all Men Are Created Equal, you lilttle kid!
-
The Ogad'en History: Note: The ogad'en Somalis are entitled to the right of self-determination under article 103 of the UN charter and the UN resolution 1514, 1541 and 2625 free Ogad'en/somali.
-
IndaCade switches sides again this time to Sharif Ahmed
Kamaavi replied to General Duke's topic in Politics
Oday jirjiroole oo naftiisa la baxsaday: Ninka sidii oday jirjirooliha is badalka baddan ee Yuusuf Siyaad Indhacade oo xalayto mar kale u goostey dhanka DKMG ah ayaa sheegey in uu difaaci doono dowlada Shariifka, laakiin sida xogta rasmiga ah lagu hayo ficilkiisa kama badna mid uu naftiisa ku difaacayo. Dadka Soomaaliyeed ayaa saakay kusoo baraarugey war maad iyo qosol leh oo ay tabinayeen qalabka warbaahinta Soomaaliya, kaasoo sheegayay in Yuusuf Indhacade uu u goostey dhanka DKMG ah, maalmo ka hor ayay ahayd markii isla ninkani uu la kulmey Sheekh Xassan Daahir Aweys kuna wareejiyey 19 tikniko ah iyo ciidamo baddan, balan qaadayna in uusan taageereynin DKMG ah, waxaa taasi ka horeysey in uu la kulmey SH. Shariif kulana heshiiyey in uu taageerayo. Markale ayuu dib ugu baxsaday xalay dhanka DKMG ah isagoo watta 12 tikniko ah oo uga badbaadey hubkiisii, waxaa hubkani gacanta ku hayay Sh. Maxamed Cameey iyo raggii kale ee garankiisa ka tirsanaa. Maanta ayuu hadlay Indho Cadde wuxuuna sheegey in uu difaaci doono DKMG ah maadaamaa uu ku sheegey in ay tahay dowlad islaami ah. Wararka aan heyno waxay tibaaxayaan in baxsashada Indhacade ey la xariirto talaabo uu naftiisa ku badbaadinayo kadib markii ay xarakada Al-Shabaab wacad ku mareen in ay qoorta ka goyn doonaan Indhacade isla markaasina aysan aamini doonin xittaa haddii uu soo daahiro, waxay sheegeen in Indhacade uusan marnaba daahir noqon doonin wax kasta oo dhaca, sidaasi darteedna uu markasta khatar ku yahay midnimada mujaahidiinta. Saraakiil ka ag dhow muqaawamada ayaa noo sheegey in la heley sirro hor leh oo ku saabsan siriq uu Indhacade maleegayo iyo jariimooyin uu horey oga galay muqaawamada xiligii maxaakiimta, waxaa la sheegey in isaga lagu wargaliyey sirta laga hayo, loona sheegey in aanan la cafin doonin. -
Exclusive (Khaas): Muqaawamada oo dhisaya dowlad Islaami ah
-
War ka daa ,,,,
-
^^ Waaryee soo tan duushay ,,,, shankaroon oo dhaanteyn yaaba indho saaray..
-
Waaryee JB dee diricyada soo badi ,,,, waxan kalena iska dhaaf....
-
Not all Landers are Created Equal...
-
^^Adnaan calanka Jawxo hadaadan jeeni qaarsaneyn, Afjano iyo dhasheeda iska ilow. Intii laguu gabyilahaa niyow kobtaada kob Alla iska joog. Lol, Paragon. Odayga isaga ah sabaaxad niini iyo tabco dhexe waxaan ka ahayn ha ku dayin. Tamuujo, haraati, qoor gooyo, looto iyo hal geesto intaad isu raaciso meel fadhiiso dheh. Shaaha iyo sharaabka anaa qaba meel hadaad saarto odayga...