Kamaavi
Nomads-
Content Count
4,683 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kamaavi
-
Canjeex I'm feeling u she got style man.
-
Originally posted by Fu-Fu: Alla gabartan dabeecad xuma, ma guri dambeesba lol Was thinking same thing. Waa guri danbeys macno daran
-
Nuune kobtan ayaan kuu fadhiyey laakiin waad iska shaah tagtay Abti waan ku waday in aad ka heli doonto Canjeex, Sheekadu waa mid dhacay, wakhti fog dabcan.
-
Originally posted by Kool_Kat: kadambeeyaa...Oh how people hated when I had it a ringtone... ^^^ The only song that's been posted here that I like.
-
^^ Aw-muuse & Issariyole beleive that Pakistan copied from Puntland lol
-
Raamsade again read it then use your own common sense and stop waiting on some one to spoon feed everything to you. Your questions have been addressed in that thread, try to catch up. Have a good day mate!
-
Gabar aad uu qurux badan oo aan far la saarin ayaa fanaan weyn oo caan ah oo lacag badan lahaa jeclaatay. Waxay ka dul wareegtaba maalin maal maha ka mida ah ayuu qoor sagaaro ku qabtay wuxuna la tagay gurigiisa. Markay albaabka hore ee guriga laga galo joogaan ayaa gabartii waxay indhaha ku xaday sawir gacan ku samays ahaa oo odey bidaar weyni ku sawiran yahay oo meesha kabaha la dhigto yaala. Fanaanka ayaa ka hor maray gabartii isagooo si caro leh kabaha oogu tir tiranaya sawirkii. Gabartii iyadoo yaaban laakiin maskaxda ku haysa in ay waydiiso sababta uu saas u yeelay ayey hore hore usii gudubtay! Sacaado ka dib iyadoo sheekadu meel dhexe u maraysa cashadiina laga faraxashay oo ayna ka qasneyn ayaa gabartii waxay fanaanka su'aashay sawirka uu kabaha ku tirtiranaayey cida uu ahaa iyo sababta uu halkaa u dhigay. Isagoo ka jawaabaya ayaa fanaanku wuxuu dhahay sawirka aad aragatay waa duq qoyska ka mid ah oo aan xarash u haayo markuu intaas yiri ayaa gabartii oo naxsan ku tiri haddii aan hawl qoys galay fadlan ka raali noqo oo sheekada noo badal. Isagoo hoosta ka dhoolo cadeyn ayuu gabartii ku dhahay arinta aan caawa kuugu yeeray ayaa ah in aan is kaa baro oo shaqsiyadeyda dhabta ah kaaga waramo isagoo hadalka sii wata ayuu wuxuu raaciyey in odaygaasu uu baday ciil badan oo ah in uu bilaa raasaas yahay. Gabartii naxdin iyo amakaak, ayaa ka soo hartay! Isagoo sheekada sii wata ayuu wuxuu si degan ooga sheekeeyey qisada dheer ee uu ku waayey rasaastuu ku shaqaysan lahaa. Qisada ayaa sidan u dhacday, waxayna ahayd in isaga iyo aabihii oo wada socda in ay qabteen qabiiil markaa dhaqan xun lahaa oo marka ay guursanayaan raga ay soo qabsadaan ka soo jara qoriga iyo qasnadiisa labada boodyo dhexdooda ku rakiban. Fanaanku wuxuu goorahaas ahaa 14 jir! Odeygii aabihii ahaa ayaa waxaa loo bandhigay in uu kala doorto isaga iyo wiilkiisa midkooda laga jari lahaa. Odeygii ayaa mar uu aad u fikiray ka dib Ileyn waa nin dareen ku sii haraye wuxuu go'aansaday in uu wiilkiisa dhiibo isna uu saa ku badbaado. Fanaanka waagaas ayaa hubka laga dhigay. Si fiican markuu u caqliyeestay ka dib ayuu magaalo kale u haajiray wuxuuna galay dugsi lagu barto fanka iyo sugaanta oo uu isla markiiba ka mid noqday ardayda loogu jeclaa ooguna firfircoonaa. Markuu habeenkii intiisa badan tagay gabartiina ay is leedahay ninku waa fanaan oo wuu ku sarbeebayaa yuunan hadal kaa dhicin ayaa waxaa si lama filaan ah dhagaheeda oogu soo dhacay su'aal uu fanaanku soo tuuray oo dhahaysa bilaa rasaas ma laga yabaa in aad nin ku raaci lahayd. Su'aashu sibay oogu soo deg degtay ninka uu ka hadlina waa isla naftiisa hase ahaatee isla markiiba way ka jawaabtay iyadoo muujinaysa sida ay ooga xuntahay musiibada xanuunka badan ee heshay ninka ay jeceshahay waxayna ku andacootay in ayna go'aan degdeg ah ka qaadan karin arin noocaas oo kale ah. Adu isla maalintii xigtay ayaa fanaanka oo ahaa nin fahmo badan wuxuu curiyey hees caan ah oo ka hadlaysa sida uu jacaylku ooga xoog badnaan karo daruufta uu qofku ku suganyahay ha ahaato indho'laanta, dhago la'aanta ama baahida guud ee shaqsi ku dhici karta wuxuu isla heestaas ku xusay in xitaa ninkaan alaabta iyo hubka wax la iskaga dhicyo lahayn uu dareen iyo kalgacayl ku dhici karo. Qisadiisa oo ahayd mid isagoo yar ku dhacday isla markaana xanuun badan oo hami iyo hawadii uu dumarka u qabi lahaa wax u dhintay ayaa habeenka uu heesta samaynaayey wax yaalo badan oo qoto dheer in uu kaga hadlo u suurto galisay. Isku soo wada duuboo gabartii iyo fanaankii ayaa is yara fahmay mudo dheer dabadeed. Calashaan way is la keeneen iri haa. Fanaanku hub uu iskaga difaaco taysadara iyo finiinka xaga gabarta ka soo dhaca ma uusan hayn laakiin laba qof oo si raaxo leh u wada nool ayey ahaayeen. In loo tumi jiray iyo in uu isagu si kale u tumi jiray midna lama sheegin lakiin bilaa rasaas ayuu ninkaasi ku baashaali jiray. Sawirkii odeygii aabihii ahaa isna sidii buu meesha u yaalay iyagoo ku joogsada marka ay galayaan iyo marka ay kasoo baxayaan gurigooda raaxada badnaa.
-
Hehehe.
-
Sabriya maanta jameecaadka salams ma aadan dhihin Salaam
-
Waxaan baryo la yaabanaa nin suuqa bartankeeda suul yaraha lugta gacantiisa isaga jaray kan intiiba gam ka dhigay wixiisu waa....
-
Loool, Ina Dalmar hadaa iigu horeysa. Ninku waa ii dhuuntay!
-
Safar salaama saaxiib.
-
Taas igu ogow, adeerkiis. Hawlaha halganka waxan ka ahayn dhiigu iigu maba diiro.
-
Mogadishu: Heavy fighting Sharif loses Yaqshid again, death toll rises
Kamaavi replied to General Duke's topic in Politics
Ninkii roon reerka ha u haro!! -
Originally posted by Raamsade: What exactly are they fighting for? They are fighting for the truth. They are fighting for justice. They are fighting for what we are fighting for, to acheive freedom. Read this, as it may helps you.
-
Originally posted by Aw-Muuse: That flag alread exists, in that form. This is not accurate.[The flag of the] Somali state is a green-white-dark red horizontal tricolour with a light blue triangle at the hoist charged by a white star. Originally posted by Aw-Muuse: The ingenious and brilliant ONLF already plaigrised it from the Somali National Regional flag, lol! This is not accurate. Actually the ONLF adopted its flag much before [the flag of the]Somali state was adopted. One has to see the adaption dates and years! Originally posted by Aw-Muuse: Look: Your make over of the Somali Regional State Flag False statement. Originally posted by Aw-Muuse: ONLF'S make over of the Somali Regional State Flag False statement. Originally posted by Aw-Muuse: Show's you how original and ingenious the ONLF and Farancab are, lol! Be more consistent and we will begin to take you seriously... [The flag of the] Somali state: Emeperor's flag doesn't exist and Puntland can adopt it.
-
Qadiija Qalanjo I think you will like this one
-
Originally posted by Kool_Kat: Issoow ina hooyo, gabadhii Val eheed hadalkeeda meel maku soo xirtay? Waxaa igu maqal ah in shaqo guri oo loo diray dayrtii hore uu ka soo bixi waayey. Inuu is dhiibey ayaa iyana igu maqal ah
-
Not bad but it seems that design of those flags were copied from Pakistan's national one?
-
This song is so good I'm going to have to post it again. (This is stuff I listening to right now )
-
Axmed Yasin Digfeer Allow kuu naxariiso wuxuu ahaa fanaan ka heesa qisooyin si dhab ah u dhacay. Waxaan maqlay qisada heeskaasi inay isaga ku dhacday oo qoftiisu isticmaali jirtay kiniinka looga hortago uurka. Paragon, salaan sare Abti.
-
Digfeer - Beer iyo Dheylo http://www.youtube.c om/watch?v=dk1YKsitV IA&feature=related