Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. @Inta badan laakin Muqaaxiyaha Soomalida la ma xidho, way Kacaan. Abtigiis, guusha adaa laha laakiin dhaanyihii garta goyn lahaa,Mr.Sophist, ayey garbo duub u xidheen. Muqaaxidii kacdaba, maal qabeen baa shida. Maanta oo maalin xusid mudan ah, muqaaxidii oday Xiin & reerihii la tolka ahaa ka carareen anay ii furan tahay. Nin alla ninkii gabay hayoow hadda soo gal, shido dabkaaga. Buuxo dumaashi adna dhan kaaga dabka ka soo kulaal Hordhac, iyo xaabadii gabayga shidi lahayd: Sud libaax leh meel bahal salkiyo, saymo la arkaayo Sanqadh tirashadaa lagu maraa, laga ma soo saaro Suryo oodan meeshii surdub ah, suul haddaad geliso Qunyar baa siddaha loo baxshaa, laanta la ma saydho Ninkii maalintaa ka sita een, laga sad qaadaynin Sawd gibin ah baa loo ceshaa, laguma sooyaansho
  2. Originally posted by xiinfaniin: Sharif, the man of the hour
  3. Originally posted by xiinfaniin: Sharif, the man of the hour
  4. Originally posted by xiinfaniin: Sharif, the man of the hour
  5. Ali Maraykan hadaan talaabo sharciga waafaqsan laga qaadin ceebta ka dhalata waxaa dhabarka u ridan doona madax ku sheega sar sare. Soo fiiri!
  6. ^ Ma isgaa ku dhaca. Tan ragbaa toban jiiro oga dhacay. Originally posted by *Buuxo*: I agree Val's somali is sophisticated.If i was a man ayaadan guursan laha Marxaba, Buuxo. Bilaash umanan maagin, qoordheertaan arkay
  7. Adu maxaa Ibti lagaa siiyaa lol
  8. ^ Buuxo & Garaadku way is rabaan, si weyn. Dad xogogaal ah ayaa saas dhahay. Laakiin reerka ay ka dhalatay ayaana weli war ka soo bixin lol Originally posted by Valenteenah: Farancab, Val weykaa weyntahay ma ogid? Val, waxaan isku jaan nahay Mr.Fu baa ka jooga. Ina'adeeray kolaytahay gu iyo laba ka badan ma iga weynide soo dhawoow bal aan is warsanee
  9. Lol, Buuxo. I am reading it now. Eventually not mine but Fabregas's post. It was nice one. Hehehe
  10. ^^lol Adeero A&T, anu Val haday dhankayga soo mari mooyee, Buuxo uma socdo. Sababtoo ah garaadka & ani isku meel inaan ka daaqno laga haboon weeye Iyada uun ha dhaafin kolka
  11. Val, lol. I never knew you are so good & fluent, in writting Somali. Originally posted by Valenteenah: Buuxo wiil yar oo qurux badan ayaa u qalma ee ka bood meesha. Armayna wiil yar diyaar uba ahayn, Buuxo waa marwo degan oday uunbaa dhaqi kara
  12. I know why you are after her, JB. She is cute & dhaylo
  13. Meel wasiir lagu dilay maamula kama jidhee, Allaah haa u naxariisto marxuumka.
  14. You haven't brought that Fujaan for me yet, I await my Fujaan patiently. My patience grows weary. Oh well, too late now. *kills you*
  15. Originally posted by juxa: oh nice, i am working late, so ring me if you are in the vacinity. farancab there is something attractive about men and aprons, dare i suggest you purchase one Ah, I'll never understand women:(
  16. Juxa Alla og jiko diid inaad tahay ayaan qiyaasayey, daandaansi ayeyse iga ahayd Salams Lily!
  17. ^ lol Ibti also beleives that I am A&T