Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Originally posted by Jacaylbaro: Xildhibaanka ayaa sheegay shacabka Soomaaliyeed in ay yihiin shacab isku af ah, Isku dhaqan iyo Isku diin, sidaas awgeed aysan kala go’in Karin Soomaaliya, haddii Caasimada Magaalada Muqdisho xasishana Hargeysa la mid noqonayso Muqdisho. A point.
  2. This song is so good I'm going to have to post it again. http://www.youtube.c om/watch?v=iks1Y9BkJ Qc You have to read the lyrics to really enjoy it, the singer has a really weird way of pronunciation. http://www.lyriczz.c om/lyrics/wyclef-jea n/17168-911/
  3. Very well done, Indhoos. The solution you have posted is perfectly right!!
  4. Jawaabta Indhoos iyo MMA sheegeen waa sax waxaanse doorbidi lahaa in ay noo faah faahiyaan siday ku kala heleen. Xujo?
  5. I heard there are 200 African Self Nominated Kings. But I'm not sure about the Queens of Africa
  6. A song from 15kii Shumeey http://www.youtube.c om/watch?v=iiNJLBhOq Zg&feature=related
  7. Another nice song if you ask me: http://www.youtube.c om/watch?v=J6ahEQZSk 3o&feature=related
  8. M S Tubeec - Jaawo Geel http://www.youtube.c om/watch?v=3nPy-YqV2 Fs&NR=1
  9. Maxamed Axmed Kuluc - Diiggaa habeenkii Nice one
  10. Tiro shimbiro ah ayaa geed hoostii jooga halka tiro kalena ay kor saaran yihiin isla geedkaas. Haddii mid ka mid ah kuwa kor saaran ay ku biirto kuwa hoos jooga, tirada shimabiraha kor saaran waxay la ekaan tirada kuwa hoos jooga. Haddii mid kamid ah kuwa hoos jooga ay sare u duusho kuna biirto kuwa kor saaran, tirada kor saaran waxay ku laban laabmaysaa tirada kuwa hoos jooga. Sheeg tirada shimbiraha ee kor iyo hoos kala joogay? Edit: Originally posted by Indhoos: Wali lama furin xujadii.... Boolon-boolooyinka baliga ku dabaalanaya tiro ka ahan waa saddex
  11. Saynabeey ,,,, http://www.youtube.c om/watch?v=f_ZBZkk_B IQ&feature=related
  12. Translation: Sheekh Ali Dheere Said :"Turki and the Kaambooni camp are our fathers" Sheekh Cali Dheere ayaa wuxuu sheegay in ay Ixtiraam iyo Tixgelin u hayaan Sheekh Xasan Turki iyo Islaamiyiinta kale oo uu sheegay in ay yihiin Aabayaashii Jihaadka sida uu hadalka u dhigay
  13. Waxaa Qeylo dhaan ka soo yeertay kadib Hogaamiye Xasan Turki oo ka mid ahaa Hogaamiyayaasha islaamiyiinta gaar ahaan kuwa Raaskaanbooni’ waxa uuna gaasahaanka u daruuray Maamulkaasi Kismaayo, waxa uuna ku hanjabay in meshaasi ay balo ka soo socoto. Saacado kadib waxaa Saxaafada la hadlay asaga oo arintaasi ka hadlaya Afhayeenka Sheekh Cali Dheere oo goor dhow Warbaahinta Muqdisho qaarkeed la hadlay ayaa sheegay in Shabaab ay diyaar u tahay midnimo ay la gasho Xooogaga Islaamiyiinta ah ee kale. Sheekh Cali Dheere ayaa wuxuu sheegay in ay Ixtiraam iyo Tixgelin u hayaan Sheekh Xasan Turki iyo Islaamiyiinta kale oo uu sheegay in ay yihiin Aabayaashii Jihaadka sida uu hadalka u dhigay "Waan soo dhawaynaynaa Midnimada ka timid walaalkeen Sheekh Xasan waana Mujaahid aan Ixtiraam u hayno, waxaan diyaar u nahay in aan qayb ka qaadano Midnimada Sheekh Xasan noogu baaqay"ayuu yiri Sheekh Cali Dheere. Afhayeenka Alshabaab oo la weydiiyay Khilaafka magaalada Kismaayo ka jiro ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin xalinta arrimaha Kismaayo oo uu tibaaxay inayt diyaar u yihiin inay qanciyaan walaalaha kale. "Way jiraan arrimahaas waxa kaliya oo jira ayaa ah in Wilaayadii Kismaayo ay la midoowday wilaayaadkii kale taasna wax dhib ah ma lahan laakin haddii walaala kale dhibsadeen waan kala hadlaynaa"ayuu mar kale ku celiyay Sheekh Cali Maxamuud Raage. Originally posted by Mr. Somalia: ^^^ First of all-- who the hell are you? Ma seege ma hanbeeye seedigaa weeye qarax hadaad rabto ,,,, Adeer qarax baan ku iri ,,,,
  14. My uncle is better than your uncle miyaa maantana la isku hayaa this is time of age?
  15. Amin is doin quit well ,,,,
  16. Me too I see all of em now. Thanks, Eng.Cadde & Miskiinka.
  17. The pics shows nothing but youngmen praying to their Lord. We need to have limits, at least sometimes.
  18. Originally posted by *Buuxo*: Jafe,Habaryartaa ilkiihi baa laga gurey Lol, Buuxo. I've just read your earlier posts. I wish you a speedy recovery I'A. Baarqab ilko yar yar oo quruxsan kuu gasha isna hawaayin habooy
  19. Buuxo? habo see laguu hayaa lol@sayid waa cawo-caashaq Cawo inuu caashaqay gartaye laakiin waa ina ayo bal i soo xasuusiya?