Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. ^Inay haa ku dhahdo maad ka sugi lahayd? War waxaa la dhahay quruxdeeda Zakina wax lamida ma jirto sahan culus baase iigu maqan
  2. Your list may make sense if you exclude no.4? Care to elaborate.
  3. Nin wadankiisii dagaal ooga soo cararay dagaal wadan shisheeye ka socda ha galo waa ta iga daadegi la Bal aan dhowrno hadduu jiro qof arintan u kuur galay ,,,,
  4. ^lol Originally posted by Malika: Congrats! A&T and KK!..Now,where is the party? I am in the mood to dance. Yeah, I feel you Malika. Soon it will be at A&T's place I hard everyone's going and its going to be the best party of the year.
  5. Somalida dagaalka ku jirta kuwo la qasbay miyaa tolow ,,,
  6. Gheelle.T, I used to support peace caravan, but since it has been armed caravan I am in the waiting list for the winners, to support. In other word only good time winners deserve a big support. Originally posted by xiinfaniin: ^^He supports Adeer Sheekh Adan Madoobe Xiin, Lol. Only if Madoobe becomes among the winners, then I might think of lending my full support. Adeer ku noqo xisaabta sidani kaa dhab maahe
  7. Originally posted by Castro: quote:Originally posted by MoonLight1: Shariif's main points of his speechs at the UN. 1) Lift the arms embargo. 2) Somalia is becoming a terror hotbed. 3) We need more peacekeepers. Yeey's main points of his speechs at the UN. 1) Lift the arms embargo. 2) Somalia is becoming a terror hotbed. 3) We need more peacekeepers. Can anyone spot their difference, other than their clans Same sh*t, different a**hole. Spot on.
  8. Wararka saaka ka imaanaya magaalada xeebta ah ee Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in maanta magaalada lagaga dhawaaqi doono maamul cusub kaasoo lagu wado inuu ka arimiyo Kismaayo iyo guud ahaan Gobolada Jubooyinka. Ilo wareedyo ka ag dhow madaxda Xisbul islam ee ku sugan magaalada Kismaayo oo saaka u waramay Warsidaheena ayaa sheegay in madaxda Xisbigu ay maanta u fadhiyaan shir ay kaga arinsanayaan maamul cusub oo la filayo in galabta lagaga dhawaaqo magaalada Kismaayo. Isla ilo wareedyadan ayaa noo sheegay in madaxa Ururka Xisbul islaam ee gobolada Jubooyinka Axmed madoobe uu shalay la shiray qaar ka tirsan madaxdii ciidamadii Xisbada ee Kismaayo kaasoo ilaa iyo hada aan la ogeyn wixii ay ku wada hadleen. Dhanka kale waxaa lagu soo waramayaa in madaxdii maaulkii magaalada Kismaayo ee dhawaan isaga baxay magaalada aysan dib usoo noqon ilaa iyo hadana aan la ogeyn halka ay ku sugan yihiin. Ciidamadii cuslaa ee magaalada mashaqeeyey ayaa dadweynihii magaalada Kismaayo u sheegay inay is dajiyaan islamarkaana aysan jirin cid duulaan lagu yahay. Warar hoose oo nasoo gaadhay ayaa sheegaya in madaxdii maamulkii Al-shabaab ee dhawaan magaalada ka baxay aan loo ogolaan doonin inay dib ugu soo noqdaan magaalada Kismaayo. Maanta ayaa waxaa saxaafada ka hadlay afhayeenkii maamulkii Al-shabaab ee magaalada isaga baxay C/casiis Xasan Yacquub oo sheegay in wax isbadal ah uusan ka dhicin magaalada isagoo ku eedeeyey Sh.Axmed madoobe in magaalada uu soo geliyey ciidamo aad u fara badan.
  9. DKMG ee soomaaliya ayaa sheegtay inay soo dhaweynayso isbadalkii ka dhacay magaalada Kismaayo ee lagaga saaray madaxdii maamulkii Al-shabaab ee magaalada ka arimin jiray. Wasiiru dowlaha arimaha gudaha ee DKMG C/rashiid Xidig ayaa sheegay in dowladu ay soo dhaweynayso isbadalka islamarkaana ay shacabka Kismaayo ugu baaqayaan inay xoojiyaan nabada iyo xasiloonida magaalada. Wuxuu sidoo kale wasiirku xusay in maamulkii kasoo horjeeday DKMG ee magaalada ka talin jiray ay meesha ka baxeen. Hadalka ka soo yeedhay wasiiru dowlaha ayaa ku soo beegmaya iyadoo maamulkii ka arimin jiray magaalada Kismaayo ay magaalada isaga baxeen kadib markii ay magaalada soo galeen ciidamo lixaad leh oo aad u hubaysan oo uu horkacayey Madaxa Ururka Xisbul islaam ee Jubooyinka Axmed Maxamed Islaan(Axmed Madoobe).
  10. ^lol Ku yar oo aan xigto nahay aan rabaa inuu meeleeyo.
  11. What an incredible accomplishment. I congratulate the grandson of fat stone city A&T and habo Koolkaat on a great victory and an inspiring campaign. Running a Sol award campaign is difficult and incredibly complex. The A&T campaign was one of the most well organized campaigns in the history of Sol. Since he burst onto the Sol scene a year & half ago, A&T has energized all that he has touched. I wish Sol best man-Elect A&T all the best and I lend him all of my support and my prayers as he leads our Sol cyber generation.
  12. Nin ayaa sideed kiilo subag ah ku soo shubay weel sideed qaad ah una keenay labadiisa xaas oo meel baadiye geed hoostii jooga. Mid ayaa waxay sidataa weel shan qaad ah halka ta kale ay la timid weel saddex qaad ah. Wuxuu rabaa inuu si caadalad leh ugu qaybiyo labadiisa xaas. Shay kale oo uu wax ku cabiro meesha kuma hayaan haddaba suuro gal ma tahay in si isle'eg loogu qaybiyo labadiisa xaas, seebaaadse u qaybin lahayd adu?
  13. Originally posted by Libaax-Sankataabte: Axmed Madoobe is a worrying individual awoowe. That he has been pushing for a clan hegemony in diverse Kismayo ( A city that has moved on from clan disputes ) is well recognized, and for a period godfather Turki has been all but ignoring this man’s clan wailing. Madoobe was in Ethiopian dungeon for some time and many believe he may have been "reformed" in detention and was sent to undermine the movement and destabilize this peaceful city. Libaax, Sheekha waad ku fogaatay saaxiib. Waxaad ula hadhay ma leh. Inta aad ku sheegi kartayna waad ku sheegtay,laakiin isla imika haddii lagu oran lahaa nolol taariikheedka iyo waxqabadka dhaq-dhaqaaqa wadaada ee uu sheekhu u lahaa soo bandhig, tolow maxaad ku jawaabi lahayd? Nin walba suu rabo hadalka waa u gani karaa laakiin marka dhabta loo laabto xaajadu waji kale ayey yeelataa, badanaaba. Originally posted by Libaax-Sankataabte: We shall see where his project ends. Alle mahadii dagaal ma dhicin mana dhicidoono, Insha'allah. Xasaradka hadda muqda wuxu dhex maray Kambooniyiinta iyo qolo ka baxday Kambooniyiinta/Caano ole, Shabaabku iyagu lug kuma laha. Apparently if my sources are correct, expect Kambooni and Canoole to merg with Shabaab soon Insha allah.
  14. Waxaa caawa fiidkii magaalada Kismaayo soo gaadhey cutubyo ciidamo ah oo galbinaya Sheekh Axmed Madoobe kaasoo kasoo kicitimey magaalada Dhoobley ee ku taalla xadka Kenya iyo Soomaaliya. Ciidamadan lasocdey Sheekh Axmed Madoobe oo ka tirsan xooggaga Xisbul Islaam ayaa sida aan wararka ku heleyno magaalada ka dagay meelo loo sii diyaariyey xilli ay magaalada ka jiraan xasarad udhaxeeysa xarakooyinka meeshaas ka arimin jiray. Ciidamadan lasocda Sheekh Axmed ayaa lasheegayaa iney ku hubeysnaayeen gaadiidka Tiknikada loo yaqaano oo badan base ay adag tahay in la ogaado tiradooda maaddaama oo ay habeen tahay. Warar hoose oo aan ka helney ila ku dhawdhaw Xisbul Islaam ayaa sheegaya in maalinka barito laga yaabo iney ku dhawaaqaan maamul cusub oo Xisbul Islaam ay usameeynayaan gobolada Jubooyinka. Magaalada Kismaayo waxaa kusugan wafti sare oo ka socota Xisbul Islaam kuwaasoo sheegey iney u yimaaddeen iney dhidbaan maamul ay leeyihiin Xisbul Islaam oo ka arimiya labada Jubbo.
  15. ^ Yes, he could be among the "key" indivituals who are in dialogue with "your" PM but isn't completely mad when someone whose surname is President wonders what's going down in his state.
  16. Sheekh Axmed Madoobe oo la wareegay gacan ku haynta magaalada Kismaayo War deg deg ah oo eega nasoo gaadhay ayaa xaqiijinaya in ciidamadii uu horkacayey Sheekh Axmed Madoobe ee xalay seqdii dhexe magaalada soo galay ay gebi ahaanba la wareegeen gacan ku haynta xarumo muhiimka ah ee magaalada Kismaayo sida dekedda, garoonka diyaarada, saldhiga Booliska, madaxtooyada iyo dhamaan goobaha muhiimka ee magaalada. Illo xog ogaal ah oo noo waramay ayaa sheegay in ciidamadii magaalada xalay ay ka soo galeen labo jiho oo kala ah wadada laamiga iyo dhanka Joorey iyadoo ay halkaa horay ugu sugnaayeen ciidamo ka amar qaata Xarakada Al-shabaab. Wararku waxay intaas ku darayaan in ciidamadii Al-shabaab ee ku sugnaa wadada laamiga ah iyo dhanka Kontoroolka magaalada ay gacanta taageen sidaa darteedna la soo dhaafay oo aan wax xabad ah lagu ridin halka lagu soo waramayo in madaxdii maamulkkii Al-shabaab ay magaalada isaga baxeen iyadoo aan la garanaynin halka ay jaan iyo cidhib dhigeen. Isku soo duuboo ciidamadii Xisbul islaam ayaa Kismaayo kula wareegay iyadoo aysan wax xabad ah qash dhihin, lamana oga sida ay xaaladuhu ku dambayn doonto.
  17. Originally posted by Libaax-Sankataabte: Turki is the architect of the armed Islamic movement in the country. The Al-shabaab boys will steer clear of antagonising this old man. You are correct that AS boys will steer clear of challenging Turki. And it could be the reason they have left the city peacefully. It was known AS breaking promise to Kambooni( & other Islamists) could cause someone harm. They shouldn't have done that, in the first place. But from now on lets hope they learn from their miscalculated mistakes and never ever break another promise.
  18. Warar si xoogan la’isula dhexmarayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in mas’uuliyiintii maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo ay ka baxeen magaalada, dhanka kale waftigii Sh. Axmed Madoobe ayaa la kullansan madaxdii Xisbul Islaam ee Xamar ka timid. Hubanti la’aan ayaa ka jirta halka ay ku dambeeyeen mas’uuliyiintii maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo ee kazoo jeedey Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin , iyadoo aysan ku sugneyn goobihii maamulka looga talinayay, dadka magaalada ayaa si weyn isula dhexmaraya in ay magaalada isaga baxeen, wararka qaar ayaaba tibaaxaya in xalayto afayeenkii maamulka Sh. Xassan Yacquub uu kasii gudbayay magaalada Jillib, balse ma jirto cid KismaayoNews warkaasi u xaqiijisey oo madaxbanaan. Dhanka kale waxaanan muuqan warar aroortii soo baxay oo sheegayay in manta fagaaraha berta Xoriyada lagu qaban doono isu imaatin balaaran oo looga dhawaaqi lahaa maamul goboleed Xisbul Islaam hoos taga. Illo xog-ogaal ah oo aanu dhawaan la xarirney oo aad ugu dhow Sh. Axmed Madoobe ayaa KismaayoNews u sheegey in waftiga Sheekha uu manta la kulansanyahay mas’uuliyiinta Xisbul Islaam ee Xamar ka timid e Kismaayo ku sugnaa, mar aan weeydiiney suurtogalnimada in ay maamul ku dhawaaqaan ayuu yiri “uma badna, waxaan fileynaa in ay ku dhawaaqayaan maamul Xisbiga ah oo labada gobol ah, hase yeeshee tan ku saabsan maamulka Magaalada ma ahn arrin hadda miiska saran”. Mar aan sidoo kale wax ka weeydiiney waxa ka jirra warar sheegayay in xoogaga Xisbul Islaam ay la wareegeen goobaha muhiimka ah sida dekeda iyo Garoonka ayuu yiri “Garoonka waa ay soo mareen, lagana yaabee in ay ciidamadooda fadhiyaan laakiin dekeda meeysan gaarin ogaanteey, mana jirto wax xiisad ah oo taagan”. Ayuu yiri mas’uulkani oo ka gaabsaday in la shaaciyo magaciisa. Dhanka kale KismaayoNews waxay fahamsantahay in magaalada ay xasilantahay, ganacsigana uu si caadi ah u socdo. Waxaan kaloo fahamsanahay in uusan jirin wax wadahadal toos ah oo ka dhaxeeya labbada dhinacinaba ha yaraatee. Waftigii iyo ciidamadii xalayto soo galay lama uusan socon Amiir Sh. Xassan Turki, waxaana naloo xaqiijiyey in uusan safarka soo galin markii horaba sida warbaahinta ay faafisey markii hore. Ciidamo maamulka Kismaayo uu leeyahay oo shalayto gudoomiye ku xigeenka maamulka Sh. Cabdiqani Kabojacel iyo taliye ciidan oo lagu magacaabo ay ka saareen magaalada ayaa la sheegey in aysan wax dhibaato ah geeysan sidii markii hore la filayay, sababta ayaa wararka qaarkood ku sheegayaan in ciidamada ay amar diideeyeen.
  19. Originally posted by Che -Guevara: Then Jangeli was busy here. So, where's Mrs Sharif, the first lady. Perhaps it could be that Mrs Sherif had busy day meeting tolka & the elders