Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. ^ Odeygu mataano inaad xambaarto amuu kuugu bishaaraynayaa Originally posted by Kool_Kat: Jafe, bal waatehee, hadaad badasho kana ila soo socodsii... Sure. You will be informed timely !
  2. Originally posted by Kool_Kat: Farancab, what's with the name change? Nagadaa habo, dad aan ogahay hanagu noqonee... Lol, habo. Jafe aa hadda shaashada ku jira, laqabso. Faran waa ku nasanooyaa
  3. It's good to see Marx ix still breathing. I had voted for him and Koolkaat cause I thought they need it more than any one. Habo koolkat wiilyar haddad u baahato anaa kuu jooga, booska aad inoo hayso xaji baan ku dhahay. Finally, it's nice to see both of you around
  4. ^ Habo Val bal dabka holcaya wax ka dami, taraq baaskana iska dhig. Waa iga talo
  5. Originally posted by NGONGE: But then again, Somalido waxay tidhahda: A&T waa bila saaxiib. Maalin kale mooji laakiin maanta A&T bilaa saaxiib ma aha, wax kale sheeg adeer. Yarkii Marx ahaa amaad ku qaldaysaa
  6. Originally posted by BARWAAQO: ^ He removed it, ee adigu maxaad usoo celisay? Ma rabin in aan sawirka soo celiyo, raali ha laga ahaado. Ibti fufu maxaad ku haysataa ooo uu kaa biiyey?
  7. ^Faheema is talking about your topic niyow @JB?
  8. Originally posted by Jacaylbaro: This would do: Gabar qaawan ayaad meesha soo dhigatay maxaa kaa si ah adeer?
  9. A&T inta uu damaashaadka ku jiro ee uu mashquulka yahay ama soo dhisaayo dawladiisa wixii dhaliil ah eed u haysaan odey Jamaal ha lagu hagaajiyo Meel ka dhaca ay raga qaarkii wadaana ha dhaafan
  10. Originally posted by nuune: Farancab, awoowe, wey fiicnaan laheed labaduba hadey single ahaan lahaayeen, waayo anaa meherka ku dhufan lahaa War adi habo Koolkaat aanba ku aqbasheen, iskaba dhaaf A&T. Habo cadeey hambalyo markale
  11. Originally posted by *Ibtisam: Congrats and Hambalyo to Kool Kat and A&T Once I read this ^^ part & the title of the thread I thought in meesha aroos weyni ka jiro ,,, ileyn waa doorashadii qaranka Hambalyo akhyaarta
  12. Originally posted by Oz: quote:Originally posted by Abtigiis & Tolka: There is news that a black young man, clean shaved, has committed suicide in London. Marx is survived by his Jamican girlfriend and a cat. Thank God he didn't win, He would've told the whole world about his SOL Award on youtube.
  13. If you believe policy determines politics, there is a difference. But if politics determines policy, they are same.
  14. Maakhir lady waa loo baahnaa qalanjo firfircoon, markaa si dhiiranaani ku jirto usoo dhawoow. Shaah mise sharaab, waa midkee?
  15. ^War ha belo layne ninka qalaad intuu qabasho leeyahay ha la waabiyo. Ani falaasta shaaha iyo wixii soo wada ayaan ku haystaa, isbaaro lumbar 16 ayaaa ii taala. Xaaji zinki, Soo dhawoow saaxiib.
  16. Madaxdii Maamulka diidan xilwareejintii lagu balansanaa ee Kismaayo ayaa kasoo laabtay magaalada Jamaame oo ay u baxeen maalmo kahor, tani waxay ka dambeysey markii uu baaqday dagaal la filayay, lana bilaabay dhexdhexaadin, dhanka kale Khilaaf lacag ku saabsan ayaa soo ifbaxaya Shir Jaraa’id oo uu manta Kisaayo ku qabtay Afayeenka maamulka Islaamiga ah e Kismaayo Sh. Xassan Yacquub ayaa sheegey in ay magaalada joogaan, wuxuuna dafirey in ay magaalada ka baxeen, hase yeeshee waxaa la sheegey in ay magaalada uga baxeen dhanka Jamaame oo ay haatan kasoo laabteen. Soo laabashadooda ayaa waxay ka dambeysey markii uu baaqday dagaal si weyn looga cabsi qabay in uu magaalada ka dhaco, iyo waliba waanwaan socota meel wanaagsana maraysa. Dhanka kale illo xog-ogaal ah ayaa noo sheegey khilaaf u dhaxeeya xubnaha maamulka oo ku saabsan lacag dhan $57 kun doolar oo mas’uul ka tirsan maamulka uu u direy meel Soomaaliya dhexdeeda ah, shati ama waraaq qaansheeg ah oo laga heley mid ka mid ah xawaaladaha ayaa muujineysa magaca qof ay walaalo yihiin mas’uulka lacagta direy oo ku nool halka lacagta loo dirrey. Dhaqaalaha kasoo xaroodo dekeda iyo garoonka Kismaayo waa waxa salka u ah khilaafka haatan ka taagan Kismaayo, iyadoo koox kasta ay dooneyso in ay iyadu maamusho, taana waa xaqiiq aanan laga gaban Karin keenteyna in cid kasta oo xil loo magacaabay ay diido in xilkii laga badalo
  17. Darsano ciidamo ka tirsanaa maamulka diidan xilwareejinta ee Kismaayo ayaa la sheegey in ay caawo kusoo biireen kuwa Xisbul Islaam ee degen Xerada Congo ee Kismaayo. Tani waxay ka dambeeysay khilaaf la sheegey in uu tan iyo horaantiiba ka dhexjirey taliska iyo ciidamada maamulka, markii hore waxaa la’isku khilaafay dagaal looga hortagi lahaa Sheekh Axmed Islaam oo magaalada soo galayay. Walow aysan jirin cid si rasmi ah uga hadashay arrinkani ayaa hadane waxaa naloo sheegey in ay tani dhacday kadib hadalkii sida weyn warbaahinta u faafisey ee Sheekh Axmed Islaam oo Kismaayo looga dareemey si ka duwan wixii laga filayay ama fikirkii laga qabay ee horey looga faafiyey, ayna faafisey idaacada Andulus.
  18. Fighters loyal to Somalia's Islamist faction Al Shabaab have withdrawn from the important southern port of Kismayo, Radio Garowe reports. Fighters loyal to Ras Kamboni Brigade and Anole have poured into Kismayo, forcing the bulk of Al Shabaab guerrillas to peacefully leave the port town overnight Saturday, local sources told Puntland-based Radio Garowe. Some Al Shabaab elements are still in control of the police station and the city is calm, the sources added. Al Shabaab fighters have regrouped in the agricultural town of Jamame, located north of Kismayo, but also in Lower Jubba region. Ras Kamboni and Anole are part of four factions that merged to form Hizbul Islam in Feb. 2009, with Sheikh Hassan Dahir Aweys as chairman. Sheikh Hassan "Turki" Abdullahi, the leader of Ras Kamboni, is the deputy chairman of Hizbul Islam faction. Sheikh Ahmed "Madobe" Mohamed, a key ally of Sheikh Turki, led Hizbul Islam fighters into Kismayo and seized control of key locations of the town. In recent days, Sheikh Turki has publicly opposed Al Shabaab's declaration of an administration in Kismayo that excludes other powerful groups, namely Ras Kamboni and Anole. Both Ras Kamboni and Anole represent local clans, who fought alongside Al Shabaab to overthrow warlord Barre Hirale in Aug. 2008. The U.S. and Australian governments have blacklisted Al Shabaab as a terrorist organization. On Sep. 17, Al Shabaab suicide car bombers killed African Union peacekeepers in the Somali capital Mogadishu, killing 21 people
  19. Waa masalo diini ah una baahan in adoo degan ka shaqayso. Abaal gud sare ayaad Sol ka mudan tahay haddii aad xaliso masaladan
  20. Originally posted by Cowke: Xaalada Magaalada Kismaayo ayaa xilligan maanta ah degan mana jirto cid ku kala dhex jirta dhinacyada is maandhaafsan oo ku wada sugan Magaalada Kismaayo. Magaaladu inay degantahay garaneye laakiin xaa loo waayey cid kala dhex gasha?
  21. Originally posted by Aaliyah416: good song ....can motivate you whenever you feel discouraged or just gloomy I can feel da music when they sing, celine is simply the best.