Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Where is somaalialbeed yaa nuune? show me from the map
  2. Dammit! I had the answer to this one, but then I forgot it again!!!!
  3. Very well done! Your answer is perfectly correct. You have made a good reasoning.
  4. Waxaa jira warar la isla dhexmarayo oo sheegaya in caawa qarax uu ka dhacay magaalada Kismaayo.Hadaba si aan u ogaano dhab ahaanshaha warkan, ayaanu daba gal ku sameynay warkan,waxaana soo ogaanay inuusan jirin wax qarax oo caawa ka dhacay Kismaayo balse ay jirto dhawaaqa madaafiic ka dhaceysay qoryo waaweyn oo la tijaabinayey. Dhanka kale xaalada magaalada Kismaayo ayaa ah mid degan marka laga reebo ismari waaga siyaasadeed ee ka jira magaalada.
  5. Congrats ladies, & good luck as well!
  6. Anu sharaab qabow ayaan yarta kusoo dhaweeyay idina hadal qalalan baad meesha la fadhidaan M.lady, you are welcome walaal.
  7. Originally posted by Malika: ^LOL..I am sure their matured enough to know am joking habo,hadhi kale will have to bribe them with lollypops..lol See how my generous & humble eedo smile whilest she lost to habo koolkat. Gob weeye eedo maalika sanadka danbe ha loogu shubo
  8. Originally posted by Kool_Kat: Farancab, habo waan kaa gudoomay...Wax baan ka iloobay inaan kudaro my reply, hadana waan iloobay wixii wexey ahaayeen... :mad: Habo waan helay, in your other pm, if it was about the exam. Thanks for the concern:)
  9. Originally posted by Malika: @ KK, iska kaay daa aan baroortee,xitaa kuwii sijuiga let me down..ciil badanaa.. Don't worry eedo. You are the only true Sol star. Koolkaat knows and every body else know. Keep the spirit high & don't let the sijuiga feel they were missed
  10. Adeero xiin waa war doon laakiin cid uu kaashado ayuu garan la'yahay
  11. ^^ Habo Good nite to you as well. I've sent you a PM.
  12. ^ Godey aa? War ma reer hebel baad ahayd lol Kolka ma kala fogin ee saas ula soco niyow. Good night tooo Zack.
  13. Yaboohi awoowe kolay mid ay wax isku yihiin ama yaqaana melahaas laga waayi maayee Maalinta aad gacanta ku dhigto reer Sol waa inaad ka farxisaa, taas ha iloobin
  14. Malika bal A&T garanaye laakiin ayaantan adaaba bilaa saaxiib kale ah, see lagaaga badiyaa?
  15. Hadda ma kaa dhabaa awoowe? Kolka adoon nina isooga sheegin hoosta ka raadso, waa talo markan, intii hore waan iska kaa toocsanaayey.
  16. Adeerow intii hore meela kale inaad ka timid ayaan kuu haystay, haddase nin reer Kismood oo reer gaarisa ah ayaad ii tahay. Sidoo kale igu salaan xaafada, kolka waan sii baxayaaye.
  17. Zack! Adna ma reer Garisa ayaad ahayd. Iga walle marna isma oran lahayn. Dhowr baa jamacada ila dhigtase. Ilma ooge ay ka mid ah, inkastooy iyagu Wajeer sheegtaan. Hatu mise hutu ma wiilbaa?
  18. ^Adi horta reer Garisa yaad ka tahay? Mean!
  19. Hooge yaraantu sawta Val i dhaafsiisay ma aha, ha igu soo sheegin saaxiib.
  20. Taydu waa tu farsamaysan, saxiib. Bal isku day inaad adu habo dhahdo oo yaan kab lagugu soo tuurin
  21. Xiinow halkaas ha isku daalin hortaa baa lagay, inaad bussinnes matter u jeedo mooyee, ka har baan ku iri awoowe.
  22. Originally posted by Juxa: runta runta runta kugu ogahay:) What ever that stands It's always good to depend on your own art of reality checks, and ofcource reconsider Castro's medical advise. Good luck again, habo.
  23. Originally posted by maakhir_ladyuk: quote:Originally posted by Jafe101: quote: Originally posted by Aaliyah416: good song ....can motivate you whenever you feel discouraged or just gloomy I can feel da music when they sing, celine is simply the best. awww you like Celine you seem romantic Jafe101 Aww thanx..lol