Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Kamaavi

    Dhac iyo Boob

    Originally posted by Dhubad.: Laakiin dhinaca Xizbul -Islaam iyo Ahmed Madoowe shaki iigama jirin inay qabiil ahaan wax ku wadaan!! Sababta aad u mudayso Xisbul Islaam ama Madoobe yaan ka baxsanayn qabiil dartiis. Weligeed Somali way isu qoonsan jirtay ilaha dhaqaale iyo kursiba, wax cusub ma aha.
  2. Kamaavi

    Dhac iyo Boob

    Maleeshiyo beeleedkii ka bar bar dagaalamay Al-shabaab oo dhac iyo boob ka bilaabay Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in maleeshiyo beeleedkii ka qeyb qaatay dagaalkii khamiistii ka dhacay Kismaayo ay bilaabeen inay u dhacaan dukaanada iyo Guryaha dadkii taageersanaa Ururka Xisbul islaam iyadoo lagu soo waramayo in dukaan ku yiilay isgooyska Warshada hilibka ay ka dhaceen qalab xafiiseed iyo hanti gaadhaysa 30.000 oo doolar. Wararku waxa ay intaas raacinayaan in maleeshiyada dhacan iyo boobka geysanaya ay yihiin maleeshiyadii ay Al-shabaab hubka u qeybisay maalmo ka hor intuusan dagaalku dhicin. Dhanka kale warar goor dhaweyd naga soo gaadhay magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Xarakada Al-shabaab ay lacag abaal marin ah u qeybisay maleeshiyo beeleedkii ka bar bar dagaalamay iyagoo calaa shaqsi siiyey $50 doolar. Waxaa nasiib daro ah in Al-shabaab ay dadka fikir ahaan kasoo horjeeda ay qabiil ku duraan iyaguna ay si xun u adeegsanayaan maleeshiyo beeleed aysan xataa ka muuqan calaamad diimeed.
  3. Warar aan ka helay Dad aan kula xariirnay Khadka Isgaarsiinta ayaa noo xaqiijiyay in uu Dagaal Xoogaan ka socdaa Duleedka Magaalada Kismaayo kaas oo Bilaambay Abaarahii 9:30 Fiidnimo Ilaa haatana uu Wali Socda, Waxanaa la isku Adeegsanayaa Hubka Culus iyo Kan Fudu Ilaa haatana Macada Khasaara labada Dhan soo kala Gaaray ee Dagaalku dhex marayo oo kala ah Xisbul Islaam iyo Alshabaab. Wararka ayaa waxay intaas ku sii darayaan in Kooxda Shabaab la Baacsanayo meesha Weerarka ay iyagu bilaabeen in kastoo wali aan la sheegi karin Wax Dhabta ah ee Dagaalka ku danbayn doona Ayuu noogu sheegay Muwaadin Dadka Deegaanka Kismaayo ah. Waxay ahayd Maalinimaadii Shalay Markii Xibul Islaam laga soo saaray Magaalada Kismaayo kadib Markii ay go,aan sadeen in Dagaalka ay dib u habeeyaan, Isla Caawo ayaa Maamulka Sare ee Xisbul Islaam Madax u hadashay sheegeen in Hadalka Alshabaab ka soo yeeray ee ah Axmed Modoobe oo shaqsi ah ayaan la dagaalan sanahay uu san noqon Cudur daar iyagoo markaas sheegay in Dagaalka Axmed Madoobe lagu qaaday yahay Dagaal Xisbul Islaam lagu soo qaaday.
  4. Indhoos, Rida ayaan u horqaadi. Webiga daantiisa kale ayaan ooga iman. Cawska ayaan ku xijisiin anoo dib usoo celinaya rida. Shabeelka ayaan talaabin anoo usoo noqonaya rida. Ugu danbeyntii ridaan talaabin. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Toddobaatan {70} moos uu ku bilaabay. Yaa cuni karo toddobaatan moos laakiin. Yac. ^ qiyaastii toban wax ka yar ayuu ka bilaabay, laakiin tirida saxda ah adaa la gaa rabaa. Mar kale isku day
  5. Tafaasiil Dheeri ah ayaa kasoo baxaysa dagaaladii Maanta magaalada Kismaayo ku dhaxmarayay Xoogaga Maamulka Kismaayo iyo Sheekh Axmed Madoobe oo katirsan Xisbul Islaam. Khasaara aad u xoogan ayaa dadka Rayidka ah kasoo gaaray dagaalkii maanta oo idil ka socday magaalada Kismaayo, Cisbitaalka weyn ee Magaalada Kismaayo ayaa la jiifiyay ku dhawaad 50-qof oo u badan dhinacyadii dagaalamayay. Agaasimaha Cisbitaalka Kismaayo Dr.Cali Xasan ayaa Idaacadda BBC-da u sheegay in xaalada Bukaanadu ay caadi yihiin marka loo eego shaqada ay Dhaqaatiirtu u hayaan Bukaanada. Cisbitaalka weyn ee magaalada Kismaayo oo uu Gacanta ku hayo Maamulka Kismaayo ayaa waxaa ka shaqeeyo dhaqatiir aqoon leh. Dhaawacyada Cisbitaalka Kismaayo la dhigay waxaa kamid ah Haween iyo Dad Da'ah oo ay Rasaas kusoo haleeshay xaafadaha kala gedisan ee magaalada Kismaayo. Shacabka ku dhaawacmay dagaalada iyo kuwa dhintay ayaa aad u yar marka loo eego Cadadka dhinacyadii dagaalamayay, Wararka ayaa intaas ku daraya in Cisbitaalka ay isla jiifaan Dhaawacyo labadii Garab ee ku dagaalamay magaalada Kismaayo. Howl-wadeenada Cisbitaalka magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dawa yari ay jirto balse maanta ay Hay'daa Bisha Cas Cisbitaalka soo gaarsiisay Dawooyin ku filan Bukaanada. Dhinaca kale Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa degan kadib markii ay maanta dagaallo ka dheceen, Ciidamada Maamulka Islaamiga ayaa Gaaf wareegaya xaafadaha magaalada Kismaayo waxaana caadi kusoo laabtay Ganacsigii magaalada. Si kastaba ha ahaatee Waxaan la ogayn sida ay noqo doonto xaalada Kismaayo maadaama ay ka maqanyihiin Maleeshiyaadkii Axmed Madoobe oo Mucaaradsan Maamulka Jubbooyinka.
  6. Wararka deg dega ah ee laga helayo magaalada istaraatijiga ah ee Kismaayo ayaa waxaa ay xaqiijinayaan in saaka waaberigii uu dagaal culus ka qarxay gudaha magaalada Kismaayo kaasoo sida lagu soo waramayo ay soo qaadeen ciidamada Al-shabaab. Dagaalka ayaa sida lagu soo waramayo ku fiday dhamaan xaafadaha magaalada wuxuuna si aad ah u saameeyey xaafadaha ay danyartu degan yihiin iyo xaafada Calanleey. Ilaa iyo hada lama garan karo khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkan oo si weyn la isugu hurgufayo hubka cul culus.
  7. Breaking News Headlines & Free Headline news by Qosol Jecel. 30 september Q.jecel news index including other news & rumors. Alshabaab turned out to be Alsomaal, & Godane wears no more burqa's. Hisbu Islaam became Hisbul Somaal, & Dahir Aweys is expected to be the second Sherif. Ahlusunah says they are Ahlu Somaal, goind back to their xadro, & other habits. Alsomaal accuse Hisbul Somaal of being armed by Kenya. Alsomaal are running to Baidobo, Bosaaso, and Burco. Ahlusomaal are taking a long nap, while Alsomaal & Hisbul Somaal are at each other's throats over who should rule Kismaayo. [Qosol Jecel] 24 hour news headline presented in 30 minute cyclic format!
  8. ^Your inbox is full, Cara. Please clear some old messages. Thanks.
  9. Originally posted by Gheelle.T: Sheekadan waa ma socon karnee ma oradnaa.
  10. Originally posted by Ducaysane: Gabadh soomaaliyeed baa waxay ku maah maahday meel aadan ka uunsan jirin hadaad ka uunsato, meel aadan ka guban jirin baad ka gubataa Question is why would Ahmed Madoobe attack a peacefull city. Kismaayo has never been as peaceful as today. Madoobe will be responsible for any blood shed. I am afraid in aadan la socon sheekada dhan ama aad iska indha tirayso. Laakiin Axmed Madoobe simply stated that shabab have attempted a coup on the administration which was agreed earlier that it would be shared equally, and he went there only to enforce the terms of the condition. Axmed madoobe is not responsible in any form, and he didn't attack the city as you would like us to believe.
  11. Originally posted by Libaax-Sankataabte: Godane, Mansuur, Shangoole, Yacquub and others don't have a clan agenda in the grand scheme of things. Axmed Madoobe does. Raaskamboni/Caanoole in its raw package is a loose collection of clan-oriented trailblazers, and is more susceptible to the whims of the clan grievances. The end goal for Al-Shabaab is not to get the better off clan this or that. Theirs is rather more principled, more focused agenda based on common conviction, me thinks. Libaax, Ras kamboni is just trying to regain its rightful position in kismayo they are not fighting for clan. Rather, its Shabab who have been distributing weapons to the local favourable clans. As for Madoobe, bal noo sheeg, markii ay gaaladu bada, cirka iyo dhulkaba ka soo weerartay ee tobaneeyo xabo dhabarkiisa ku dhacaysay clan agenda miyuu lahaa? Mujahdeenta kolkeey soo jabeen ee uu dhulkiisa keenay to save guard them even if it meant beshiisa oo la carpet bomb gareeyey ma clan agenda ayuu lahaa? When shabaab were infants crowling around and he took them in and trained them with his own weapons and wealth ma clan agenda buu lahaa? Saaxiib nin weyn oo hadal ka dhacay waa geed qolof ka dhacday. Markaa waxaa ila quman inaadan ku degdegin, sheekhan ku danbaabin.
  12. Originally posted by xiinfaniin: Today's alshabaab announcement of an ad hoc admin shows two things: 1. They are politically immature--- a characterization that runs contrary to their previous reputation. 2. They are ready to jihad on Xizbul Islam --- this will be a desperate move and will expose their shaky Keligii Muslim theological basis even more clearer Talaabadan cusub ee shabaabku ku dhaqaaqeen waa mid aan sinaba waxba u soo kordhinayn isla marka u badan in ay tahay odhaahdii ahayd socon weyne aan cararno, what ever that means?
  13. Ciidamo ka tirsan Al-shabaab oo kacdoon sameeyey iyo xaalada Kismaayo oo kacsan Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaadha magaalada istaraatijiga ah ee Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamo ka tirsan Ururka Al-shabaab oo ku sugnaa gudaha magaalada Kismaayo ay hubkoodii tiiriyeen iyagoo si buuxda ugu gacan seydhay dhawaaqii ka soo yeedhay Sheekh Xasan Yacquub. Ilo wareedyo xog ogaal ah oo u waramay warsidaheena ayaa sheegay in 40 ka mid ah ciidamada Al-shabaab ee ku sugnaa gudaha magaalada Kismaayo ay hubkoodii tiiriyeen kuna war geliyeen Sheekh Xasan Yacquub inaysan u dagaalameynin. Wararku waxay intaas ku darayaan in ciidankani uu kacdoonkan sameeyey ka dib markii saaka uu Yacquub iclaamiyey dagaal ka dhan ah Ururka Xisbul islaam. kacdoonka ay sameeyeen afartkan nin ayaa ku soo beegmaya iyadoo maalintii shalay ahayd ay ciidamada Xisbul islaam ku soo biireen 60 ka mid ahaa ciidmadii amniga ee maamulkii hore ee magaalada Kismaayo. Isku soo duuboo waxaad moodaa in ciidamadii Al-shabaab ee ku sugnaa gudaha Kismaayo ay soo wajahday kala daadasho ka dib markii ay ku qanci waayeen dagaalka la iclaamiyey ee la doonayo inay la galaan walaalahooda Xisbul islaam. Dhanka kale waxaa lagu soo waramayaan in qeybo ka mid ah shacaabka magaalada Kismaayo ay bilaabeen inay isaga baxaan magaalada iyagoo ka cararaya dagaal laga cabsi qabo inuu wakhti kasta ka qarxo gudaha magaalada Kismaayo.
  14. Cara, Lol. In a minute I could calculate the little legs of all the cats( including the girls ) but I knew that was not the answer to ayeeyo's xujo Now let me put the next xujo: Nin ayaa wuxuu ka saaray 100 xaboo moos ah 5 beri gudahoodd, maalin walba wuxuu cunaayey 6 ka badan inta uu maalintii hore ka saaray. Imisa xaboo moos ah ayuu ka saaray maalintii u horaysay? Edit: Xujo dhaq, Indhoos.
  15. Nuune, I was only pulling your leg when I said Kildhiga shanaad but I prefer to call by its international name Ogad'eeniyaaa ,,,, the galbeed name is also fine with me Che, stick to your Qaloocan. This is about country, not tuulo
  16. In Sol kismaayo waxaa iska leh Ducaysane. Laakin in reality Kismaayo waxaa iska leh Sheekh Bob. Inta rabta inay guri ka dhisato Bob ha la xiriirto
  17. It is only a war on the media so far ,,,
  18. Dee kildhiga shanaad, aka Ogade'nia
  19. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Farancab, xaalka Kismaayo hurdada kaa soo kicisee maxaa jiro? Tolka are in the conflict miyaa? MM, my tolka are in peace. And I slept well much. As for Kismaayo, I hope it won't be like Xamar
  20. Originally posted by nuune: Farancab, haye Somaligalbeed markaan dhahay maa dhiiga ku kareyna Dhiiga ima karine, wax i tus baan ku iri. Magaca kale maxaad ku diiday inaad oogu yeerto
  21. Cara, Lol. Runtii meel aan u raaco ayaan garanwaayey mar waxan ku fikiray waa jawaabtii xujadayda, haddana waxan is iri malaha waa xujo kale. Jawaab: Awrka wuxuu leeyahay ama aan ka tiriyey afarlugood. I liked that xujo of your ayeeyo