Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. The same Jowhar also reports: http://www.jowhar.com/main/news.php?readmore=1585 Dagaalo saacado badan socday oo ku dhex maray duleedka Hiiraan Ahlu Sunah iyo Shabaab?
  2. Originally posted by Maaddeey: Af-carbeed, ma lagu soo qori karaa halkan? Adeer kobtan somaal iyo afka qalaad uun baa looga hadlaa laakiin carabigoo turjumaadiisa lagu daray suuq u waayi maysid Somaliga luuq maa kaaga jira mise waad saluugsantahay?
  3. Originally posted by Jacaylbaro: where is A&T when u need him ........... Adeer! A&T inuuna saqiir laaye ahayn waad ogtahaye maxaad usoo kicin? Cawke iyo Somalia waa saqiir suuqa lagu soo daayey waxoodu wax kasoo qaad maleh ,,, in loo jawaabana uma qalmaan. Haku taagnaato !
  4. Yarku meeshii dhaneydba wuu qabsaday ,,,, wax waanbiya miyuu waayey?
  5. weligay nin ka qashin uruursi badan ma arag *agah*
  6. Waan soo noqday iyo waxba ma hayo ma caqli baa?
  7. Qabiilkiisu waa ba majiiro ayey dheheen carab ayaa kal hore geeloodii ka laysay ,,,
  8. ^ Yes! She is not Somali, if she is Somali then she is from either Qardho or Burco. I have no doubt in my mind that she could be from Burco Originally posted by Poker: Uraago is just the name my boys and I used to call these Somali catz from xabahi land who couldn't speak a word of Somali. When did Gurage became Somali when they are not even Kushetic race?
  9. War naga soo gaaray dhanka koonfur galbeed ee magaalada Kismaayo tuulada lagu magacaabo Buulo-Xaaji oo Kismaayo u jirta qiyaas ku dhow 45Km ayaa sheegaya in ciidamo Al-shabaab ahi ay weerareen Ciidamada Xizbul Islaam. Ciidamada la weeraray ayaa la sheegay inay yihiin Kooxda Caanoole iyo Ciidamo deegaanka Joorey kuwaasoo hoostagta Xizbul Islaam kana mid ahaa kooxihii ku dagaalamay gudaha Kismaayo ee laga itaal roonaaday. Dagaalkaas oo makhribnimadii dhacay ayaa la sheegay in ay is-difaaceen ciidamada Xizbul Islaam ee buulo Xaaji fadhigoodu yahay kana soo eryeen kooxdii Alshabaab oo la sheegay inay kusoo noqdeen dhanka Kismaayo. Kooxaha Kaambooni iyo Caanoole ayaa ku mideysan magaca Xizbul Islaam waana laba kooxood oo ku mideysan aragtida siyaasadeed iyo maamul ee magaalada Kismaayo waxayna si wadajir ah ula wada dagaalameen Al-shabaab gudaha magalada Kismaayo inkastoo loo itaal sheegtay oo labada Kooxoodba laga saaray Kismaayo.
  10. Dhulkaaga Hooyo ,,, Nice wadani song !!!
  11. Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegay in weerarkii xalay ay qaadeen xoogaga Al-Shabaab ay ku soo jabeen waxaana ka dhaawacmay ilaa 4 askari oo uu ku jiro sarkaal ka tirsan Maamulka Kismaayo ee Al-Shabaab una qaabilsanaa arimaha Bulshada waxaana magaciisa la yiraahdaa Farxaan Daahir Warsame. Farxaan Daahir Warsame ayaa waxaa uu dhaawacu ka gaaray feeraha waxaana loola soo cararay Isbitaalka magaalada Kismaayo isaga oo haatan lagu dabiibayo. Xoogaga Al-Shabaab ayaa haatan waxay isku uruursanayaan meel u dhow Cabadala Biroole iyaga oo qorshaynaya in ay weerar ku qaadan fariisimaha Xisbul Islaam uu ku leeyahay Buula Xaaji. Dhanka kale waxaa soo gaaray Buula Xaaji Ciidamo gurmad ah oo ka tirsan Xisbul Islaam kana yimid Buurdhuubo ,Ilaa haatan ma jiraan saansaan muuqata ee ku aadan in loo dhaga nuglaan doono baaqyada lagu joojinayo dagaalka u dhexeeya labada kooxood . Halgan.net
  12. Degmada Afmadoow ee gobolka Jubbada Hoose, magaaladii laga dhisey Kismaayo ee aan iyadu dhismin, marna ah xarunta dhaqanka ee deegaankii lagu isku oran jirrey Jubba ama Waamo, laga bilaabo Garraska Boorame illaa Gaarisa. Barisamaadkii waxaa jirtey xilli dhulka ka hooseeya wabiga Jubba illaa iyo Wabiga Tanna ee Gaarisa dusheeda mara aysan jirin wax nolol ah ama biyo ah oo u dhexeeya Afmadoow iyo Wajeer, oo aan ka ahayn biyaha wabiyada aan soo sheegney. Afmadoow waa furdad ama magaalo deked leh hadba sida loo yaqaano, waxaana laga yaabaa in maankaada ay kusoo degdegto weeydiinta ah “badba ma marto Afmadoow ee sideey furdad ku noqotey?’, waa su’aal xiiso badan, laakiin jawaabteedu sahlantahay. Deegaan dadka ku dhaqan mudo hada laga soo wareegey 10 sanno ay noloshooda 90% ku tiisanayd xoolaha nool, walina 50% ay ku tiisantahay, meesha durdurka biyaha lagu sheego waxay u tahay dadka degen “Furdad” . Afmadoow waxay ahayd udub dhexaadka nolosha dadkaasi, xilli kasta ah oo abaar ah oo la gallo waligeed taariikhda ma dhicin in ceelasha maaxda ah ee magaalada laga waayo biyo, waxaa intaasi usii dheeraa in jiilaal kasta oo la gallo ay magaalada waraabiso xoolaha ka yimaada Gedo illaa Gaarisa oo boqol kun ka baddan. Mana jirto magaalo koonfurta ku taala oo doorkaasi la wadaagta, Xiliga jillaalka ee xoolaha ay ceelka usoo waraab doontaan waa marka dhaqaalaha ugu baddan uusoo galo dadka magaalada, ganacsi kasta oo halkaasi ka jirana uu noqdo mid si weyn looga macaasho, xitaa haweenka shaaha ku karinaya cooshadaha Magaalada waxay xarun u ahayd walina u tahay xeerka dhaqanka Soomaaliga ee gobolada Koonfurta Qaarkood, tan iyo intii dalka uu ka dhashay nidaamka dowliga ahna iyo wixii ka horeeyeyba magaaladu waxay lahayd saameynteeda gaarahaaneed. Waxaa lagu doodi karaa in Afmadoow ay tahay magaalada dhistey Kismaayo , barmiilka subbaga ah iyo Neefka xoolaha ah ee Afmadoow ka safra ayaa Kismaayo ka yagleeley seeylad ganacsi oo dhidibada u aastey tiirarka dhaqaalaha magaalada iyo dhismaheeda, tanina waa xaqiiqda taariikhdu xuseyso. Magaaladu waxay in baddan ahayd miyi xigeen iyadoo dhamaan dowladihii soo maray ay gacan bidxeeyeen, darsan dhismooyin dowladeed oo ku jiraan dhismooyinka dugsiyada hoose/dhexe /sare ayaa magaalada wali kusii yaala, mana lahan wax wado laami ah oo soo gala. Laakiin sanooyinkii burburka magaalada waxay ku hanoqaaday nabad iyo xasilooni, taasina waxaa ugu wacnaa in dadku magaalada diideen nidaamkii qabqablayaasha dagaalka iyo abaabulka maleeshiyaadka qabiilka ee duulaanka ku qaada deegaano ay dadyoow kale degenyihiin. Waxaa kusoo qaxay dad farabadan, waxaana laga dhisey dhismooyin sii kordhaya, ganacsigana wuxuu noqdey mid ka furfuran sidii hore, magaalada waxay xarun u tahay ganacsatada ugu waaweyn ee xoolaha u iib geeya seeylada xoolaha ee geeska Afrika ugu weyn ee Gaarsia ee loo yaqaano “Arbacaaleey”, sidoo kale magaalada waxay saldhig u noqtey gaadiidka xamuulka ee badeecooyina daabula ee gobolka iyo wabilaba gaadiidka dadweynaha, marka laga soot ago Kismaayo oo magaalo weyn ah. Taariikhda waxaa lagu hayaa in warigeed hal mar weerar lagu soo qaaday markii xigtey ay ahayd 6dii Oktoobar, 2009 kii. Weerarkii dhawaan ciidamo taabacsan Al-Shabaab ay kusoo qaadeen magaalada wuxuu ahaa kii ugu farajaca badnaa ee dadku magaaladu arkaan, waxaa naloo sheegey in xitaa oday 90 jir ah oo ah dadka ugu weyn magaalada lagu qaaday gaarogacan isagoo qori wata si loo geeyo jiida difaaca heerka ay dadku ka gaartay in ay magaalada difaacaan, waxaa xitaa dagaalka galay si toos ah iyo si dadbanba dumarkii magaalada. Waligeed caadifadaasi iyo kacdoonkaasi masoo marin magaaladani yar ee xasiloonida ku caanbaxday Wali Afmadoow waxaa jirta halis xoog badan oo ah weeraro qorsheeysan oo kaga yimaada dhanka Xarakada Al-Shabaab oo mas’uul; ka tirsan uu ku hanjabay “tuulooyinkiina ayaan idinku gubi doonaa”, taasi dadka deegaanka waxay dareensiisey in iyaga duulaan lagu yahay halkii ay filayeen in labbo koox ay isheystaan, shacabkuna aysan shaqo ku lahayn waxa socda, tani waa natiijada ka dhalatay fahamka laga qaatey afayeenada aan hadalka u fiirsan ee maamulka Kismaayo ee hoostaga Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin. Magaaladani waxay ahayd tii dayuuradaha Maraykanka ay duqeeyeen (Jiiro) sababtuna ay ahayd iyadoo la raadsanayo hogaamiyeyaasha Xarakooyinkii Jihaadka ee hadda kala firqoobey, haatana waxay magaalada saqiir iyo kabiir heegan u tahay iska difaacista duulaan kaga soo socda isla mujaahidiintii shalay dartood loo duqeeyey caruuskii iyo caruusadii aqalgalkooda ay kasoo xaadireen boqolaalka qof ee dayuuradaha ay duqeeyeen. Ma jirro qoys magaalada ku nool oo xubin ka mid ah uusan ka xaadirin dagaaladii Baydhabo xabashida lagu qaaday iyo kuwii Xamar
  13. Xiin awoowe gartan adoo xiimaya aad is leedahay goo ka dhaaf, bahasha u fadhiiso oo salka dhulka saar Gogoshana Doodwadaag Section inoogu qaada
  14. Adeer all those things you have said is the result of colonization, and the failure of the republic. Spying bussiness is every where (in and outside the administrative borders) but the people that have been arrested or killed in Puntland had nothing to do with the war bussiness that is going on in the region. They are hardly ONLF, and even if they are ONLF they are not causing problem to you. But they are fighting with Ethiopia. Why Puntland should transfer civillians or a simple bussiness men to Ethiopia ? Is it cause Puntland is the weak link or is that Puntland is enemy of Ogad'enia. Is every O man an ONLF freedom fighter to Puntland? Is there a rule saying O people shouldn't cross the border? What is your real policy toward the bilateral movement of the people in the two lands? Forexample, what happens in Somaliland is understandable cause they are just like that, another antifreedom enemy. But what I don't understand is what the hell is wrong with my planders? Sometime you need to have the diginity and manly feelings to say no to humilation which is happening infront of your yard. But what is there for you to speak off when the Ethios are passing the adminstartive border till Galkacyo just to abduct and kill an innocent merchant men in your very house. You never know what can happen next time in your yard cause they could attack your same leaders as well.
  15. Originally posted by NGONGE: Jafe, anago dacwa ku jirno ayaad mid cusob fortay, saaxib. Ka joog adigu. Nassir iyo qaar kale hadi ay offside galeen dee meeshano referee iyo linesman way leedahay, wana la arka waxay raggan sameenayan. Ngonge, Adeer offside gale waa lawada arkaaye xeerka ha lala beegsado, mise xeerku A&T uun buu qabtaa? Garyaqaan(referee) iyo xeerbeeg(linesman) inta ay meesha joogaan anu waan fadhiistay, raga offsite-ka ku jira ama geli doona yaan lagu dhaafin. Sii wata adeer!
  16. It reads unidentified gunmen how did you come to the conclution that it is Shabab? You know it could be the TFG who did it ,,,,
  17. Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by Jamaal11: Same shxt is happening in Northern kenya. CIA using local politicians/personnel to carry out secretive projects. Same in Pakistan and other countries too ....... But what has happened in putland is not comparable to what is happening in other countries. It's more like Ethiopia has attacked puntland, if Puntland is not considered another woreda of Ethiopia. Tan hadda dhacday waa tu ka weyn shaqsiyaad la dhibaateeyay waana wax keeni karta awaaqib xumo aan cidna dani ugu jirin
  18. Sargaalka la dilay wuxuu gacanyare u ahaa Xasan Dahir ,,, AUN
  19. ^ Meeshan gar beeneed ayaa lagu hayaa laakiin weli cidii garbeeneedka xiitaa qaadi lahayd lama hayo kaaga darane dadbaa dad kale si macno daro ah ugu aflagaadoonaya. Ninka Nassir la dhaho ee reero aan waxba galabsan af xumeeyay ayaan rabaa sababta odayga garta orodka ku gooyaayi u dhaafay? * Haduu dhihi doonaaa tani A&T iyo hunguri ayey ka dhaxaysaa *
  20. Sarkaal ku sugan degmada Afmadow ayaa noo xaqiijiyey inay ka warhayaan maleyshiyo ay Alshabaab kasoo abaabushay gobolka Bay oo kasoo gudbey Bu`aale. Sarkaalkan ayaa sheegay in maleyshiyo taageersan Alshabaab aysan waxba kusoo kordhin doonin colaadda ka jirta gobolada Jubboyinka dalka Soomaaliya, wuxuuna ku tilmaamay kooxdaas kuwo lasoo marin habaabiyey. Lama oga halka ay ku wajahan yihiin kooxdaas, hase yeeshe waxaa la tuhunsan yahay inay shabaab ugu talogaleen mashquulin maadaama ay Kismaayo noqotay meel go`doon ah oo ay loodin waayeen weeraradii Shabaab-ku qaadayeen kooxda ay ishayaan. Dhanka kale, maanta waxaay xsilooni ka jirtaa duleedka magaalada Kismaayo goobihii ay ku dirirayeen Xizbul Islaam iyo Shabaab.
  21. ^Adaa mudan, Dhubad. Warka aad rabtay waxaa soo xigtay Cowke wuxuuna ka dhacay Janey Cabdalla laakiin dhoobley website-ka magaciisa inuu ahaa ayaan u fahmay. Iska bashaal awoowe,
  22. Reer adeerkay kol iyo labo ma aha inta ay falal xumada noocan oo kale ah kula kaceen dad rayid ah oo dhalosho iyaga ugu xiga waana ogsoonahay in shacabku ka so horjeedo xaqdarada lagu hayo dadka shacabka ah ee dagaalada ka soo cararay amaba halkaas u jooga hawlo ganacsi laakiin maamul ku sheega outland ayey u badantahay in ay arintan ka danbeeyaan si ula kac lehna u fuliya danaha guruxan ee looga danleeyahay in labada shacab la iskooga horkeeno. Shaqsiyaadkii falkan ka danbeeyay waa in la keena maxakamada wayna aheyn maamul ku sheegu ha qaado masuuliyadeeda haddii kale jwxo waxay ku qasbantahay inay ka bixiso jawaabta mudan ,,,