Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Originally posted by Qudhac: sxb between me and you i think we know cida bakhti ka dheregtay ee walio cunaysa ^ Jokes aside. You said it all by your self. You cannot retreat from it. So Ethiopia being the bakhti now you believe that you need to disect her dead body for your needy & greedy political interest, was that not your point? I am only attacking your message not reer bakhti maqaar xabashi dooli cune Gabaygii ahaa dhiiga xabashidaa ugu macaan weli ma maqashay ?
  2. I was once told that a dadqalkato(vampire or ghoast) used to live there but I didn't know about the goun?
  3. Originally posted by Qudhac: i dont remember ethopian soldiars being invited to run our cities but i most certanly remember them being asked to run muqdisho by SOMALIA GOVERNMENT. They might have been asked to run Moqadisho by the wrong men or some warlords but in the North Western Somalia specially the city of Hargeysa is halaq mareen for them, they need no to be invited. What was that Mr. Godane was protesting the other day?
  4. Perhaps no body is interested. It is time to give it up on NORTH WEST SOMALIA ,,,
  5. Dj, So how is it a good news to you then? You may elaborate it for us ,,,,
  6. Family nick names do exist. But it is not for every family I guess...
  7. Originally posted by Tuujiye: Xiin saaxiib gabar waa gabar ama ha weynaato ama ha yaraato.. run ahaantii ninka raga ahi uma kala saarna gabarta da'dee laakiin wuxuu ku xisaabtamaa ragnimadiisa iyo aboodiisa. Ninka caqliga lehe wuu abood ku leeyahay in uu dhaqdo oo uu nin u noqdo naag ka weyn sidee rabtana ha ugaga waayo aragsanaato.. Ninka doqonka ahi oo meel kaliita ayaa ka carara gabar ka da' weyn maxaa yeelay isku heleyn ma qabo... Tolow Tuujiye ma subag saddex jir ah ayuu caawa soo dhamay? Geesinimo aan caadi ahayn ayuu la soo shirtagay Wareer badanaa
  8. Originally posted by Kool_Kat: Meesha ka kac oo nin yaroo kala xiran kasoo saaro ee isku qabooji... Hello habbo cadeey. Yartu hadday nuur leedahay igu soo hanaani, laabadka iyo luuqa yara soo istaag dheh .. Waan ku salamay cadeey
  9. Why is this a good news if I may ask, Dj? No news is a good news
  10. Goun? I think the word you wanted to refer is 'gun'. Perhaps you might need to correct it ....
  11. Originally posted by peasant: If you ever been to Adisababa. You probably remember those pesky beggars on the street who professionalized the art of begging by aggravating self inflicted wounds, for the soul purpose of getting sympathy and receiving few coins on the way. Well the same thing is true for our secessionist brothers, they just love to aggravate those past wounds from Siyad's regime in order to gain some sympathy. They just dont get it or they pretend not to get it, that Siyad fuccked everyone in an equal manner regardless who you were as long as he perceived you were threat to his seat. Spot on!
  12. Fikirada ama aragtida siyaasadeed ee gobolada PL iyo SL waa kuwo amxaaro soo dirsatay. Meeshii Amxaaro iyo Tigree aan ka leyn laheyn dad Somaliyeed inaan ku dilno yey rabaan. Dilaaliinta, wishaysiga, waxmagaratada, iyo dhamaan gobolada deriska ah ee ku caanbaxay dhibaataynta shacabka islamarkaana ka soo hor jeeda halganka xalaasha ah dibaa lagala xisaabtami. Deriska dibaa lagala xisaabtami. Faroolena farbaa loogu yeedhi, maraan fogayn. JWXO Guul iyo Gobanimo!!
  13. Siyad Bare took his time. Now it's today's men. But could we use our time properly? Time is the keyword, dear lads. Talo keen noqo aan ka ahayn talo aqbal iska noqo, ijiid aan ku jiido iyo isjiid jiid waa in laga baxnaa calaa aqli ,,,, wakhtigana laga faa'iidaysto Hadalka intaas ha lagu soo jaro !
  14. Shai - Come With Me http://www.youtube.com/watch?v=SyxEGjDj0B0&feature=channel
  15. Morgan waa oday ay ka dhamaatay laakiin aan quusanin weli!
  16. Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa baneeyey fariisimo ay ku lahaayeen inta u dhaxeysa Garoonka diyaarada ee Kismaayo iyo deegaanka Cabdilebiroole oo ay ku sugan yihiin ciidamada Xisbul islaam. Maleeshiyadan Al-shabaab ayaa fariisinkooda baneeyey iyadoo uusan wax dagaal halka ka dhicin,waxaana la sheegayaa in dib ugu noqdeen magaalada Kismaayo. Lama garan karo sababta maleeshiyadan ku qasabtay inay baneeyaan goobtan muhiimka ah waloow wararka qaar ay sheegayaan inay meesha isaga baxeen ka dib markii ay ku soo dhawaadeen ciidamadii Xisbul oo kolkii horeba dhufays kaga jiray meel aan saa uga fogeen. Xaalada Jubooyinkan ayaa maalmahan degan waloow uu jiro diyaar garoow balaadhan oo ay labada dhinacba ku hawlan yihiin.