Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. ^ Why call an Ethiopian region when it doesn't belong to Ethiopia officialy? Waa loo qaadan karaa inay mukur ama jees jees kaa tahay. Che, Me & others your concern is much appreciated. Brave men & women are giving their lives to ring the freedom. And soon ***** shall be free, with or with out the help of other Somalis. [ October 30, 2009, 01:38 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  2. ^ Dhabayaco sow horta sagaare cune ma aha Originally posted by xiinfaniin: ^^Awoowe i though you were saying that people were handed over to Ethiopia, and this news says they are in custody of the ministry of enterior. Well I stand corrected, awoowe. The minister has repeated only what we have been saying. But it seems it's you guys who are still in total denial of what has happened. This is not the first time, is it? Sow how long can we let this happen?
  3. ^ Bal dadka single story la ordaya ha la waydiiyo? Where could the 5th guy be by now? Xiin were you talking about the news? Could you elaborate on your last point? ,,, Hunguri xiniin istaabasho ayaa meesha taala sheeko marnaba ha ugu soo tala gelin waa iga talo
  4. ^ Waan gartay. In the mean time let me close with this: Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Puntland: Wiilasha Anagaa Hayna Lama Dhiibin Waana Afar. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Maamul Gobaleedka Puntland Cabdulaahi Jaamac Ilka Jiir ayaa Waraysi uu siiyay Idaacada BBC qaybta Afka Soomaaliga ku sheegay in hayaan Wiilasha ka soo jeeda Gobalka Soomalida O'gaadeeniya, Kuwaas oo maal mahanba la Xaqiijinayay in la dhiibay Wiilashan oo Shan ahaa ayuu sheegay inay Hayaan Afar ka mid ah meesha Midkii Shanaadna uusan sheegin Hadaba waxaa Shaki wayn galayay Dadka in kii Shanaad la dhiibay Wiilashan oo Magac yadooda kala ahaayeen, Faseex Cataab Cali, Maxamed Xasan Muuse, Maxamed Sheekh Badri Cabdulaahi Xasan Cali, Cabdi Maxamed Xasan Tareeso. Ayuu Wasiirki sheegay in ay ahayaan Afar Wiil. Waxaa Dhamaan laga Dhawaaqay Dunida Daafaheeda Waxaan Halkaas laga soo wada diray Baaqaq Canbaarayn ah oo lagu diidana Xariga Wiilashaas iyo Arrintoodaba Meel ku Danbaysaba. Maamulka Puntaland ayaa isagu ah maamul hada kahor u dhiibay Laba Mar dad ka soo Jeeda Gobalka Soomalida O'gaadeeniya kuwaas oo ahaa Dad ku nool Gobaladaas Bari. Aminarts on the issue !!
  5. ^The lady delivers brilliant speech with clear & simple language but she is not attractive enough to be watched Eventually it does speak for it self. Maaddeey, you can check around if you're interested to know the ground facts, even the well known anti ONLF websites do have it. Some nabadoons have also been arrested in Bossaso when they tried to speak out.
  6. I've just completed listening to it. Simply brilliant & it rightly fits here
  7. Allah ha u naxiiristo. Samir iyo iimaan.
  8. ^ lol@Awtusbaxle Bal isaga aynu ka war sugno wuxuu ka dhaho arintaas anu waxaan war ku helay in gabayada loo tiriyo dagaalada iyo nasab sheegadka uu balo ku yahay ,,, Originally posted by Gheelle.T: quote:Originally posted by Jafe101: Ninkii dhahay dhabayacadu moral ma leh ma run buu sheegay mise been tolow maxaa daliil u noqon kara ? Answer lies between the title of this thread But it could also be here. And It seems even Human Rights are monitoring the moral of dhabayaco.
  9. ^Puting aside what is occuring in Somalia or for that in Africa, instead of Puntland admin handling innocent civilians to their enemy wouldn't you agree it was better if they were hunged like this in Bossaso: Dare to say!
  10. Ninkii dhahay dhabayacadu moral ma leh ma run buu sheegay mise been tolow maxaa daliil u noqon kara ? Walle A&T isagoo gabay wata aroortii wuu soo toosi
  11. Originally posted by xiinfaniin: Waryee nuune, Jabhad, & Jafe01 aniga Generalku waan isla jeexjeexaynaa waana isku soo dhawaanay if you read last few post ee bal idinku is qabta oo ragga shafka garaacayya pm u dira oo dhaarta joojiya dhaha Xiini, Kolka waxaa hadhsan intuu is giijiyo inuu ku dhawaaqo : LONG LIFE ONLF. Intaas marka laga helo qaalin geela ayaan ku xidhi, ama u loogi
  12. You are joking right @Duke? If the ONLF just said, "Peace Love and Flower Power Baby" you would have been Absynianlly Bytch Slapped and you wouldn't even have the right or freedom to say stup!d stuff like that. Not unless you were granted permission for the dictator. You should thank your lucky stars good men are giving their lives FIGHTING for the PEACE you now enjoy!
  13. Only if Duke would understand basic history of the strugle
  14. ^ Ditto. I guess he is officialy on board now
  15. Gheele.T, That barbaric and shameful act by the Puntland administration which is utterly disgusting and violates international law is not secret anymore. But what have been asked is to bring to justice and get punished. Che, You got it awoowe. Gumaystaha isaga qudhiis tamar noo waayey sidaas darteed buu waxa uu rabaa in awooda ONLF uu ku jabiyo soomaalida midaas waan la soconaa....
  16. lol@ Che. Devide & conquer. That's good one. Laakiin niyow Somalidu way isdili jirtay ismase qaawin jirin maxaa loo qarinayaa nimanka falxumadaa ku kacay? Wallee ninkii soo joog laga waayo soo jiibsao waa laga heli doonaa!
  17. Haadaan arko inta aan dunida ku nolahay nin sheganayo Putland & ama u shaqeeya maamulka Faroole oonan ku jano tagin Jafe ma ihi
  18. Kacdoonka ka dhashay fadeexadii Abu Ghraib ee ka dhacay xabsiga Magaalada Boosaaso ma ahan wax cidina joojin karto. Rag meel kadheshay ayaa laqaawiyey oo lasawirey oo cadow loo dhiibey oo soomalinimadiina lagasaarey O'gaaden marka xigana muxuu filan waa su aal? Anigu waxaan qabaa hadaan leyka celin nimanka waxaas ku dhaqaaqay iney wax kadaran sameyn. Anigu taa ayaan idiin sheegi.
  19. Others should be capable of walking the walk, not just talking the talk.
  20. lol@Che. It's about Garowe and Faroole's adim , koloon kaligay dulaan tago meel aan ka ahayn nasoo celin mayso
  21. I don't take on Duke unless I shall mock him. But today it seems I shall spit on him though I've been warned by admin
  22. Originally posted by MoonLight1: quote: PIS iyo beelalaha cadaystay cadawada ay u hayaan Ummada ku nool Gobalka **** in badan wey ka shalayn. I see some very backword mentalities here, but never expected it from A&T, war heedhe maamulka P'land iyo PIS aan la dirirno waa wax la gartay, but to say we will wage war against the * tribe who's name was mentioned by Jaffe is utterly madness and senseless.I have many friends from the * tribe who are disgusted and hate the PIS and the damage they are cousing to P'lands image. What are you telling us? That PL or the PIS is not run by the sublans of *** tribe? That is more backward mentality and senseless. To attack itself is not bad, so why a person, a group or a clan is attacked is the key. You may try again, Moonlight! [ October 30, 2009, 02:22 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  23. So what that would make Cowke when he wants to see his next Somali city burning? Why jealoucy make a person immature?
  24. Originally posted by *Buuxo*: Somali galbeed markaan dhihi karo maxaa Itoobiya isoo arkey. Roodo ,Ilaahay dartiis aan kuu jeclahay! Maansha'Allah, habo Buuxo. Allah ha ku jeclaado. Waa saad sheegtay habo. Dadka dhahaayo Somalida Itoobiya waa kuwo jilcay oo gumaysiga isku dhiibay, halka kuweena isticmaala Somali Galbeed ama Og'adenia ay u yihiin gumaysi diid. Ilaahay karaamo iyo naxariis waa kuu siiyay!