Kamaavi
Nomads-
Content Count
4,683 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kamaavi
-
Originally posted by General Duke: ^^^Jef101: Adeer you are conradicting yourself again, five men were arrested and you are turning it into a clan targeting scheme. Among the five one was handed to an Agame, one was killed today, and the other three have no gruntee that they will be brout to justice, or court. You cannot prove that they were threat to you except for belonging to a certain clan not to mention that Faroole is doing favour for Melez, not for PL. They were targeted for clan reason and that is how every one sees, except the old duke. How would you prove that ONLF has stations in PL, except the clans men that you have been targeting last decade? Try harder mate, try more hard!
-
Originally posted by General Duke: quote: Originally posted by Jafe101: Bile I am just saying it, no baala xuufto from my side. However, it's clear there is no ONLF organization in PL nor in SL, but an .. For every action there is a reaction, and in this case, Bosaaso must be freed first! Jafe101: Adeer you are making no sense, How would you suppose that incomplete, misqouted pharase could make sense? Must you edite my post? Poor thing! Originally posted by General Duke: how many of your clan reside in Puntland? How many were arrested? Simple logic and children would refute your above utterance. In number they could be few or more, but what I've said must went over your thick skull. Simple logic will tell you that a misqouted, twisted, and selected pharase won't read good. Originally posted by General Duke: For if five men = the population of that clan in the state? If you hurt one man, it is equal to as if you hurt all minkind. So I am sure now you got the point? If not, then I guess you are just a jerk. Originally posted by General Duke: This highlights how hyped up and the fraud your story is based on. Yes. It says more of who is jerk. As for the story, it stands for it self. But it's up to you to accept or reject, no body will force you to swallow it. Originally posted by General Duke: As for liberating Bossaso? Don’t make me laugh adeer, this story will be forgotten in a few weeks time. You might laughing now but like my saying says who laughs last will laugh better. Let's see if it'll be forgeten or not, ...Future! Originally posted by General Duke: Again my advice, this ONLF organisation need to leave Puntland more will be arrested, specilaly since the reaction and threats have increased There is no ONLF in your desert but there are threats now. Today's unjustice of Bosaaso is eating your stomach , and you have realized that it will hunt you ever. Note: Never throw stones when you are spinelessness!
-
C/laahi Xassan Cali oo dannab (koronto) lagu dilley xabsi ku yaala Puntland 2 November 2009 Mid ka mid ah dhalintii Puntland ay doonida kala degtey ayaa ku geeriyoodey gacanta maamulka kadib markii dhowr maalmood lagu hayay maraanmarid iyo xabsi, loona diidey in isbitaal la geeyo Cabdulaahi wuxuu ka mid ahaa 5 dhalinyaro ah kuwaasoo kasoo jeeda gobolada Soomaali Galbeed (********iya) oo Yemen ka timid oo illaalada Madaxweyne Faroole ay kala dageen dooni ay ku safrayeen oo baroorsinka soo dhigatay dekeda Boosaaso, isaga si gaar ah ayaa loo hayay, wuxuuna ahaa ninka lagu heystey tuhunka ugu weyn. Muddo dhowr maalmood ah ayaa lagu hayay xarun sirdoon oo qarsoodi ah oo lagu maraanmaro dadka maamulka heysto , wararka ayaa sheegaya in Cabdullaahi uu xanuunsaday intii uu ku jirey gacanta maamulka balse loo diidey in wax isbitaal ah la geeyo, kadibna uu ku geeriyoodey xabsigii. Ciidamada ayaa rug caafimaad geeyey isaga oo meyd ah kadibna sheegey in uu isbitaalka ku dhintey. Shaqaalaha caafimaadka rugtaasi oo dabcan cadaadis weyn heysto ayaa sheegey in jirkiisa uusan ka muuqan wax dhaawac jirkiisa ka muuqday kaasoo iftiimin lahaa in dhimashadiisu ay lug ku lahayd jir dil xun oo loo geystey. Maamulka ayaa si xusul duub ah ku aasay Cabdullaahi iyadoo lagu duugey qabuuro ku yaala Biyo Kulule, si aan fursad loogu helin aragtida jirkiisa. Arrintani waxay argagax galisey dhamaan dadkii u doodayay siideynta ninkani oo qorshuhu ahaa in gacanta loo galiyo maamulka Xabashida. Maraanmarista ninkani oo ay ka qeyb qaateen saraakiil xabashi ah ayaa la fahamsanyahay in loo adeegsaday dannabta korontada iyo biyo quusin “hafin”, garaacis iyo saqaf kasoo raaricin
-
Cabdulaahi Xasan Gali Inshalah Janadii Fardwasa ayuu ku danbeyn waayo Dal ama caro muslim dhexdeeda ayuu cadowgu ku dilay Arintana waxay u talaa qofkasta oo islaam ah, waa ONLF inta la dhaho looga hari maayoo
-
Milestone - I care 'bout you (1997) ( sorry the vid was removed )
-
Bile I am just saying it, no baala xuufto from my side. However, it's clear there is no ONLF organization in PL nor in SL, but an avarage men and women who unfortunately happen from certain clans. Duke is just hiding under the organization's name, but it is clear what he meant. For every action there is a reaction, and in this case, Bosaaso must be freed first!
-
^ Aaamiin Hubiya halgan waa jawxee hagar maxay sheegi
-
^Clear as the sun!
-
As far as I know there were no ONLF organization in Puntland ever. But I guess Duke meant the avarge O's and that is not in his hands nor Faroole's. It will be over the good citizens of PL and hopefully they will take the matter in their hands, the sooner the better. O'gadenia to be free, Bosaso should be freed first. Strategic 101!!
-
Cabdullahi Xasan cali Alle ha u naxariistee waxa lagu dilay ficil fulay nimo leh Waa mujaahid waa nin cadow dilay waxuuna lamid yahay mujaahidinta maalin walba shiida Ilaahay ha ka aqbalo, eheladii iyo qarankii uu ka shahiidayna samir iyo iimaan ha ka siiyo
-
War Deg-Deg ah oo naga soo gaadhay Magaalada Boosaaso ayaa sheegay in maanta lagu dilay muwaadin u dhashay O'gaadeenya oo ku xidhnaa xabsiga ku yaala magaalada Boosaaso, Marxuumka oo lagu magacaabi jiray allaa ha unaxariistee Abdullahi Hassan Ali oo kamid ahaa wiilashii todobaadkan laga qabtay Boosaaso mid kamid ahana loo gacan galiyay gumaysiga Itoobiya. Wararka aan ka helayno Boosaaso ayaa sheegaya in marxuumka la dilay loo gaystay jidhdil aad u badan jidhkiisana aysan jirin meel aan bur-bursanayn waxaana maata lagu aasay xaabalaha maagalada Boosaaso. Waxaa baryahanba socday oo isa soo tarayay warar dhiilo xambaarsan oo loo gaysanayo muwaadiniinka ka soo jeeda O'gaadeenya ee ku dhaqan gobalada bari ee Soomaaliya ee maamulo Faroole. Arinta oo ah arin aad looga xumaado ayuu Saaladii Jamhaca ee la soo dhaafay uu Faroole u hanjabay dadka ka soo Jeeda O'gaadeenya & NFD in aysan ahayn dad Soomaaliyeed difaacayana danaha Itoobiya una dulqaadanaynin cid cadaawad u haysa Itoobiya in aysan ku noolaanaynin gobaladaas uu Faroole maamulo waa sida uu Faroole kaga khudbeeyay masaajidka Al-huda ee ku yaala magaalada Garawe & Idaacadda VOA qaybteeda Af-Soomaaliga. Bogga Waraahinta Qorahay Online waxaan halkan tacsi uga diraynaa dhamaan eheladii uu ka geeriyooday marxuunka xaqdarada uu Faroole ugu dilay Boosaaso.
-
War hada soo Gaaray Shabadaka O'gadentoday ayaa sheegaya in Wiilasha Jeelka Boosaaso lagu hayay Mid ka mid ah oo lagu Magacaabo Cabdulaahi Xasan uu Maanta u Dhintay Jirdil loogu Gaystay Jeelka Waxaa Arrintaas Masuuliyadeeda Qaadaya Faroole oo ah Hogaanka Maamul Gobaladkeedka Puntland. Aaska Wiilka ayaa Loo diiday Dadka Shacabka ah ee soo Jeda Gobalka Soomalida O'gaadeniya Waxaana Goobtaas Yimid oo Joogay oo kali ah Ciidamo ay Wateen G/Sare Cali Nuur iyo Axmed Taraan iyo Duqa Magaalada Boosaso C/risaaq Xareed. Wararka aan ka helayno Boosaaso ayaa sheegaya in marxuumka la dilay loo gaystay jidhdil aad u badan jidhkiisana aysan jirin meel aan bur-bursanayn waxaana maata lagu aasay xaabalaha maagalada Boosaaso. Jirdilkan ayaa waxaa gaystay Xubnaha Maamulka Boosaaso ee PIS iyo Xubnaha ka socda Sirdoonka Tigreega kuwaas si wada Jir ah su,aalo u waydiina Wiilasha. Warhaabinta O'gadentoday Waxay Tacsi Guud u Diraysaa guud ahaan Ummada Soomalida O'gaadeeniya oo magaca Cabdulaahi Xasan u Dhintay iyo Gaar ahaan eheladii iyo Qaraabada Cabdulaahi Xasan. O'gadentoday Boosaaso
-
War deg deg ah oo goor dhaweyd nasoo gaadhay ayaa sheegaya in mid ka mid ah dhalinyaradii shanta ahaa ee u xidhnayd maamulka Faroole uu maanta geeriyoodey kadib markii sida la sheegay ay jidhdileen sirdoonka Ethiopia iyo askarta maamulka Faroole. Maxruumka geeriyoodey ayaa magaciisa naloogu sheegay Cabdullaahi Xasan Cali oo kamid ahaa dhalinyaradii laba isbuuc kahor lagala dagay doon ku soo xidhatay dekkada magaalada Boosaaso. Wararkii ugu dambeeyey ee la xidhiidha dhimashada marxuumka ayaa sheegaya in durbaba la aasay iyadoo aan baadhitaan madax banaan lagu sameynin asbaabihii uu u geeriyoodey marxuumku. Arimahan foosha xun ee maamulka Faroole u geysanayo muwaadiniinta ka soo jeeda gobolka O'gaden ayaa ah kuwo soo noq noqday isla markaana u dhacaya habab qorshaysan,waxaase la yaab noqotay sida Faroole uu ugu jees jeesayo umada ehel mooday ee usoo qaxday. Dhanaan.com
-
Nice story, Abtigiis.
-
The music's fantastic, but not sure about lyrics! (If farxiya is a member, can she hear us..)
-
Somaliland's Move To Arrest Terrorist in Buuhoodle
Kamaavi replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Who are the JNM and what is their cut? -
Knowing Ethiopia's politics in the horn, prolly it could be her. But it's too early to make a conclution.
-
Somaliland's Move To Arrest Terrorist in Buuhoodle
Kamaavi replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Was it Ina Godane's shabaab ? I doubt so -
I knew that xiin's single story mission will backfire sooner or later, ( ofcource with Poetry )
-
Xalay Sallaze boqorki xabashida yaa qudbud dheer ka dib wuxuu ku dardaaray xabashida inta ay guri Somali ah lagu seexdo caafimaad, iftiin iyo midnimo inuuna guri xabashiyeed caafimaad lagu joogi doonin. Marka waa marag ma doonto in Somalidan madaxa la isku gelinaayo ay xabashidu ku hubinayaan jiri taan kooda . Alle umadiisa ha u gargaaro, indeed.
-
^Ather ONLF was found after Siyad Bare's WSLF startegy couldn't ring permanent victory. The ONLF was there before Isseyas, Melez, or Faroole came to exist. And no body is riding the brave men and women of ONLF but just exercising to gain their right to self determination. In the case of who is riding who, Faroole is being owned by an Agame now. He is not fighting his fight bu he is doing for his new cousin, Melez. Don't bark but just bite.
-
@ Hooyo difooso koow u ahayd ONLF. Laf dhabarta nolosha ayaa waxkale ahayn, sidoo kale halganka macnihiisu waa hooyo la dhibaateeyay difaacideeda. Hooyo la'aan waa baabah. Hooyo hadday qaaranka dhiibtay dee wiilkeeduna mar aan fogayn qoriguu degta suran Kaftanka ka sokow go'aana hayne imisaatan hooyo yaa ku dhibtootay gacan amxaar? Imisaatan hooyo yaa ku dhashay jeel si xaq daro ah loogu xiray? Mayiyna waajib nagu ahayn inaan hooyooyinka xorayno amase aan difaacno? Allow hooyo noo daa, ONLF ka yeel kuwii guulaysta
-
Mar Itoobiyaan baa qabsaday ayaad maqli , marna dawlad, markalena Hisbi , mar kale Alshabab tani ciyaar way dhaaftaye jah wareer dheh ,,,
-
Popular Contributors