Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Adeer A&T maxaa lagaa siiyaa? Ninka ka fuq ha kaa baashaale.
  2. Xaajixanjuf iyo asxaabta Godane u samaysa gabayada jacburka ah ayaan u jeedaa adu wiilow A&T iska gar gaaraco
  3. The man who did the terror act could be from any clan. But his leaders are known. They are from Somaliland and Puntland. Fu'aad shangoli and Godane, are bussy to brainwash many more Somalis to do worse terror acts in any village in Somalia. Open your eyes people wide enough, and see the real danger.
  4. This is for Ibti http://i50.tinypic.com/szvjih.jpg
  5. Qoramadani waa midii oogu horaysay ee bogga Xaajo uu wax kaga qoro arimaha Somalia ka dhacaya: Sept 11-tii Somalia oo Moqdisho ka dhacday
  6. Why students? Why doctors? Why the intellectuals who provide future for their country have been massacred( people with skills)? This is so disappointing.
  7. Balaayo ka hor tag mooye ka dabbo tag maleh ,,,
  8. Next could be the Admas college in Hargaysa, ka cabso adeer..
  9. Originally posted by Siciid1986: Haweenka Tacadiga ay u gaysteen Ciidamada Jabhada ONLF, oo tiro badnaa, ayaa la sheegay in jabhadu ka gubtay ilaa 10 god oo kuwa dhuxusha lagu sameeya ah, waxaana la sheegay in ay khasaareen ku dhawaad 20 Milyan oo lacagta Somaliland ah. Boraartu orgiga ka weyne islaamahu ma gibirkii( canshuurtii) ayey bixin waayeen...Agah!
  10. Intay goori goortahay Somalidu ha is raacdo, aan ka ahayn waa caadadoode ha is xagxagtaan sidoodi.
  11. Falkan ma aha fal muslim, sidoo kalena ma aha fikir Soomaali.
  12. Taariikhdu waa ma guurto.
  13. Cidii falkaa waxashnimada iyo bahalnimada ah geysatey Illaahay ummadda ha ka qabto.
  14. Ardayda geeriyootey barito ayay ka shaqo bilaabi lahaayeen isbitaalada dhaawaca la ciirciiraya ee Xamar kuwassoo aysan joogin dhaqaatiir iyo kalkaaliyeyaal caafimaad oo ku filan Ilaahow umadaada u gargaar. Intii dhimatayna u naxariiso.
  15. Caqligaasu waa kaad "father of Somali music" u gaysay politics section.....
  16. Maxammed Siyaad aaya Bosaaso port u dhisay pirateland maantana isagay ugu necebyihiin Ilaahay ha u naxariisto wuxuu ahaa halyey wadani ah halka Cawke nimankuu sheegi ahaayeen mahbar xabashi ku soo wada caro Somaliyeed Intan yarta ah ee takada ah iyadoo weliba geeska Afrika daganeyn ayey wax is moodeen
  17. Dee caafimaadku is main part of waxbarashda but to be sure you could ask Xidigo or Ibtisaam to find mother of all mothers
  18. It could be Edna Adan Ismail, simple as that
  19. Warar ka imanaya Deegaanka Soomaalida O'gaadeeniya ayaa sheegaya in baabur dhan ilaa 76 oo ka yimid Maamulka Puntland ay Ciidamada Itoobiya la wareegin kuwaas oo meel ay la aadan aan ilaa hada aqoon, Waxaa Hadaba Maanta Idaacada BBC Waraysi kala Yeelatay Caawo Darawaladii Baabuurtaas oo Xaalada Baaburtan laga Warsaday. Baaburtan ayaa laga kaxaystay meel ah Jibriga kaas oo aan la magacabin, Maamulka Kililka ayaa Darwadalada Baaburtani u dacwoodeen ayaa waxba idin ma qaban karno ay oogu Jawaabeen, Iyagoo hadalka ku sii daray in Baaburtan Ciidamada Dowlada Qaateen. Jibrigana ay Iyagu Mamulaan. Darwadaladan ayaa Ka Codsanaya in Maamulka Puntland arrinkan soo guda galo oo baaburtaan la soo daayo iyadoo ilaa haatan aan la qoon sababta dhabta ah ee keentay. Balse dadka ku nool Magaalada Jigjiga ayaa sheegay Xanaaq Ciidamada Itoobiya ay ka qabaan Dagaaladii oogu danbeeyay Darteed ay arrinkan ka danbeeyso. Dhanka kale Warar Madax Banan sheegaya in Xukumada Addiss Ababa ay rabto inay qodobo Hordhigto Maamulka Garoowe, balse lama oga waxay ku danbayn doona iyo waxay yihiinba. ******today. Jigjiga
  20. And who were the mothers of Somali music and waxbarashada, not in refer to JB's claim?