Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kamaavi

  1. Balaayo ka hor tag mooye ka dabbo tag maleh
  2. Originally posted by NGONGE: Stuff and nonsense. The reason being, Ngonge?
  3. Originally posted by Abtigiis & Tolka: I misunderstood nothing. What I agreed with good old Oodweyne is a common working framework on issues of common interst while at the same time agreeing to disagree on the fundamental beliefs we hold with regard to the Somaliweyn issue. I think it is a workable arrangement, and hence there is no need to break the so far thriving relationship. That statement must have been like a bullet to aoowe xiin but it seems he resisted
  4. Nin la sheegay in uu ku dhintay qaraxii ka dhacay Hotel shaamow oo deganaan jiray Danmark Posted to the Web Dec 07, 22:54 Copenhagen:Waxaa caawa saxaafada dalka Denmarka gaar ahaan Tv-yadu ay shaaci yeen in qof Soomaali ah oo deganaan jiray dalka Denmark uu ka mid yahay dadka ku dhintay qaraxii ka dhacay Hotel Shaamow ee magaalda Muqdisho oo ay ku nafwaay een 23 qof oo ay ku jiraan 3 wasiir oo ka mid ah DFKM. (PET har ikke endelig fastslået identiteten på den selvmordsterrorist, der gennemførte angrebet (...), men PET formoder, at der er tale om en somalisk statsborger, der tidligere har opholdt sig i Danmark."). Tv2 dalka Danmark oo xiriiro kale duwan la sameeyey dad Soomaali ah ayaa waxaa ay ka soo xigteen in nin ku dhintay qaraxii ka dhacay Hotel Shaamow uu deganaan jiray dalka Danmark ,ninkaan qarax ku dhintay ayaa waxaa da,diisa lagu sheegay ilaa 20 jir waxaa ay idaacaduhu sheegeen in uu isagoo 5 sanno jira uu yimid dalka Danmark familka wiilka dhintay ayaa waxaa ay ku nool yihiin caasimada dalka Danmark ee Copenhagen. Tv-yadda oo waraystay Soomaali xog badan ka aruuriyey dad Soomaali ah iyo jaraaid badan oo ka soo baxa dalal afrikaan ah ayaa waxaa ay soo xigteen in ninkaan dhalin yarad ah uu 6 bilood ka hor ka tegay dalka Danmark isaga iyo xaaskiisa. Idaacadaha iyo Tv-yada dalka Denmark ayaa bilaabay in ay ka hadlaan qaraxii lagu dilay 3 wasiir oo ka tirsan DFKM , dhaqaatiir , Macalimii iyo arday , fal danbiyeedkaan ayaan ilaa hadda aysan jirin cid sheegtay. Waaxda sirdoonka dalka Denmarka ee PET ayaa ilaa hadda si rasmi ah weli u shaacin xaqiiqda dhabta ah balse maalmaha soo socda ayaa la filayaa in ay saxaafada la hadli doonaan. Source Tv2. Halgan.net
  5. Saxaafada Soomaaliyeed ayaa maalmihii ugu dambeeyey tabinaysay in qaraxii lagu halaagsamay ee ka dhacay Hoteel Shaamoow ee magaalada Muqdisho uu ka dambeeyey nin magaciisa lagu sheegay Maxamed Khaliif oo 38 jir 2 xaas leh iyo 5 caruur ah.Hadaba waxaa caawa nala soo xidhiidhay waalidkii dhalay ninka loo saaray inuu ka dambeeyey qaraxii iyagoo sheegay baadhitaan dheer ka dib inaysan ilaa iyo hada jirin wax cadayn ah oo xaqiijinaya in qaraxa uu fuliyey Maxamed Khaaliif balse uu kamid ahaa dadkii meesha ku dhintay, waxayna waalidka Maxamed Khaliif noo sheegeen arimahan soo socda. Waalidka Maxamed Khaliif ayaa marka hore sheegay inay aad uga xun yihiin dadkii muslimiinta ahaa ee ku geeriyoodey qaraxii Shaamoow.Waxay xuseen in ka waalid ahaan ay ayaga ku dhacday 2 geeri oo ah in wiilkoodii uu meesha ku dhintay isla markaana loo saaray inuu ahaa ninkii ka dambeeyey qaraxii. Waalidka Maxamed Khaliif ayaa waxay sheegeen inay la xidhiidheen saaxibadii Maxamed iyo xaaskiisii waxayna sheegeen in Maxmed Khaliif xafladii Hoteel Shaamow ay ku casuumeen 2 wiil oo saaxibadii ah oo ka mid ahaa ardeydii ka qalin jabisay Jaamacada Banaadir, Maxamed Khaliif iyo labadii wiil ee saaxabdii ahaa ayaa waxay ka mid ahaayeen dadkii soo xaadiray xafladii Shaamow markii uu qaraxii dhacayna Maxamed iyo mid kamid ah labadii ayaa goobta ku dhintay halka kii kalena uu ka bad baaday. Waalidka ayaa waxay kaloo sheegeen in maydadkii meesha yiilay la kala qaatay balse Maxamed la garan waayey sidaa darteedna loo maleeyey inuu ahaa ninka qaraxa fuliyey. Teeda kale waxay kaloo sheegeen in macluumaadka saxaafada lagu faafiyey ee ku saabsan Maxamed Khaliif laga been sheegay, waxay saxaafadu Maxamed ku sheegeen in 35 jir yahay, laba xaas leeyahay iyo 5 ciyaal ah balse waalidku waxay sheegeen in Maxamed uu ahaa 24 jir hal xaas leh iyo hal cunug.Waxay kaloo noo sheegeen in dadkii ay wareysteen ay yaqiinay Maxamed ay sheegeen inuusan shuqul ku laheen arimaha noocaas oo kale ah. Si kastaba ha ahaatee marka la fiiriyo dooda waalidka iyo macluumaadka isburinaya ee saxaafada Soomalidu baahisay iyo iyadoo aysan jirin cid sheegatay in Maxamed uu ka dambeeyey qaraxii Hoteel Shaamow ayaa waalidku waxay leeyihiin waxaa haboon in arintaas lasoo cadeeyo si loo ogaado xaqiiqda balse intaa ka hor aysan haboonaynin in mayd ka mid ah maydadkii meesha ku dhintay arinta loo saaro.
  6. Dagal markale kadhacay Dhoobleey iyo Kooxda Alshaabab oo soo sartay bayaan calaacal & goodi isugu lifaaqan. Dgaal ayaa markale ku dhaxmaray Ciidamada Alxizbul islaam & Kooxda Alshabaab Meel u dhow degmada Dhoobleey. Dagaalkan ayaa dhacay Shalay maqribkii kadib markaay isku deyeen Kooxda Alshabaab inaay weeraraan fariisin ay ku lahaayeen ciidamada Alxizbul islaam meel u dhow magaalada Dhoobleey islamarkaasna dagaal ku qabsaday intaayan gaarin fariisimihii Xizbiga. Ciidamada Alxizbul islaam aya sida muuqata ka war helay weerarka kadibna cmilgal sameeyay. Ilo madax banaan oo ku sugan aaga degmada Dhoobleey ayaa K.times.com u xaqiijiyay in kooxda Alshabaab lasoo guryanoqdeen 9 meeyd ah islamarkaasna caro aad u kulul laga dareemayay wejiyadooda. Weerarkan ayaa u muuqda inaay Kooxda Alshabaab ku doonayeen inaay usoo aargudaan maleeshiyo badan oo looga laayay qaar badanna looga dhaawacay weerar gaadmo ah oo dhacay habeen afaraad kaasoo lala beegsaday Sedex Xarumood oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadkooda Lama oga waxa xigi doona weeraradan gaadmada ah ee ay is dhaafsanayaan laba Kooxood & waxa ku soo beegay xiligaan waxaana laga warqabaa in ciidamadii la dagaalamay Koxxda Alshabaab ay bed qabaan iyaga & hubkoodii kuna suganyihiin daafaha magaalooyinya Jubadahoose. Dhinaca kale Kooxda aya soo saartay bayaan isburinaya ay ay ka buuxaan hadalo iskhilaafsan. Bayaanka ayaa sida muuqata loogu talagalay in lagu macneeyo dagaalkii lagu wareeray micneeyntiisa waxaana lagu celceliyay oo keliya hadalaadii ahaa Sh. Ahmed waa murtad & qabiilbaan ladagaalameeynaa, waana hadalo daashaday dhegaha shacbiga Soomaliyeed. Kooxda ayaa ku andacootay inuu Sh. Ahmed u dagaalamayo qabiil iyo gaal u gargaarid, laakiin iswyydiintu waxaay tahay Sheekha lagama maqal asagoo dhahaya qabiilbaanu nahay Alshabaabna qabiilbaanu kula dagaalameeynaa, & gaalaan u gargaareynaa, taas bedelkeedana waxaanu ka haaynaa kooxda Alshabaab inaay ku dhawaaqeen 1.dagaal ka dhan ah Beel kamid ah Beelaha Soomaaliyeed 2. inaay hubeeyeen maleeshiyaad beeleed kuna goobaabiyeen inaay ladagaalamaan Beel islamarkaasna ka difaacaan magaalada. 3. waxaakaloo lagamaqlay afkooda Tuulooyinkaanu idinku gubeeynaa, waxaa isweeydiin mudan Sh. Ahmed Gobolka hal guri ayuu ka deganaa Tuulooyinka SHAhmed miyaa iskaleh!! 4. Ayagoo doonaya inay qabiil ubedelaan dagaalka ayaay ku andacoodeen inaay ONLF ladagaalamayaan oo ay ula jeedaan ONLF waxaaa u badan beesha ******. Waxaa kaloo bayaankooda ay ku sheegaan in ururka Kambooniyiinta uu yahay urur qabiil uuna burburay wasidaay hadalka u dhigeene. Halkaas waxaa ka muuqda in Kooxda Alshabaab ay iyagu yihiin Kooxda qabiilka wada hadii qabiil lagahadlayo. Kooxdan oo kusoo barbaartay taagerada shacbka soomaaliyaad aya lumisay taageeradii shacabka, waxaana ugu dambeeyay Gobolada Jubooyinka, waxaana gabi ahaan geyiga Soomaliyeed la wareegay naceeybka loo qabo Kooxdan mayalka adag ah markii la fahmay waxa ay yihiin iyo inaay halaag u horseedayaan Umada Soomaaliyeed. Beder Haji Wararka Jubbooyinka Kismaayotimes.com
  7. Originally posted by Cara.: This made my day. I would be afraid to go against these ayeeyo Heheheh. awoowe must be hiding in somewhere now
  8. hahahha! you're right, its funny tho!
  9. Ina Godane and Shangooli are the main factories who produce suicide bombers Need to find and take out before they brainwash more homicidal murderers into a living bombs.
  10. December 06 2009 22:45:41 O.N.L.F Statement On Mogadishu Bombing The O'gaden National Liberation Front (ONLF) strongly condemns the cowardly bombing of a medical student graduation ceremony in Mogadishu on 3rd December 2009. This attack against medical school graduates, their parents, instructors, and government officials was nothing less than an act of terrorism aimed at squashing the aspirations of those who intended to dedicate their lives to healing their fellow Somalis. This attack is indeed a national catastrophe for the people of Somalia and the ONLF extends its deepest sympathies on behalf of all the people of O'gaden to the families of all the victims of this evil act. The perpetrators of this act are clearly enemies of the Somali people their way of life and their hopes for a better future. They are enemies of the reconstitution of a strong Somali State, national reconciliation, peace, progress and democratic governance. The ONLF stands in full solidarity with the people of Somalia during this difficult period. O'gaden National Liberation Front (ONLF)
  11. Run sheeg Waa rabbii yaqaan.
  12. Mr. Somalia wrote: To Moonlight : War ninyahow nac-nacda meesha kalatag. Munaafiqiintaanu qabiil shaqul kummaleh, cid ey badbaadinayaan majiro. He made a point against the poster. Originally posted by Mr. Somalia: The fact that you had the audacity to defend the criminality of those ONLF riffraff in the northeast--solely because of your tribal solidarity, and now, when all of a sudden, proof has surfaced suggesting that the hell-hound terrorist who blew himself in the midst of all those innocents at Hotel Shaamow was also a close cousin of yours and YES, a bloodthirsty criminal as well from your neck of the woods, despite your repeated attempts to distance yourself from him, is indeed the stuff of melodrama: But here he seems confused, I have no clue what he is mumbling about. Dumb and even dumber above.
  13. Hunguri saxiib qabyaalad kama wadin lakiin ninkan ina adeerkeen ah ee meesha la soo istagay odayaal baa janaazo aan loo dirsanin tukaday uun baan ducfi nimadiisa tilmaamayey. Tan magaca reerka la xidhiidha, raali halaga ahaado.
  14. Originally posted by Rahima: Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Shocking to say the least. May Allah have mercy upon the deceased. More and more i'm starting to believe the conspiracy theories. Some of the conspiracy theories make sense. But it's hard to take claims saying it was Somali planned. Allah knows the best.
  15. Xiinkii xiiqsanaa tolow yaa goorahan arkay
  16. Originally posted by Jacaylbaro: it is sii soco soo soco thing .... I thought the guy is kinda heavy weight as some were putting it here on SOL ,,,,,,
  17. Originally posted by Mr. Somalia: Odayaashaan janaazada aan loo dirsanin tukanaya, ma garan waayeen iney caruurtooda iyo dadkooda kala baxaan Urur kusheegyadaan maati leyska ah? ************** [ December 05, 2009, 04:41 PM: Message edited by: Admin ]
  18. http://www.youtube.com/watch?v=n7Z4cr4s7GM&feature=fvw
  19. Love the heart that hurts you, But never hurt the heart that loves you.
  20. Nin bakhtiyey intaad daba yuruurto Fu'aad Shagooli -Putlander iyo Godane oo laguu yaqaan oo nool ayaa kuu baahan ka hor intayna Boosaaso kugu qabsan. Salax nag ah intaadan ku dhagin indhaha kala qaad awoowe. Originally posted by who-me: Lakiin hadii la xiri laha oo laga hortigi lahaa axadkaas qabiil buu yeelan laha sow maha? quote: Originally posted by Nogobi: The man who did the terror act could be from any clan. But his leaders are known. They are from Somaliland and Puntland. Fu'aad shangoli and Godane, are bussy to brainwash many more Somalis to do worse terror acts in any village in Somalia. Open your eyes people wide enough, and see the real danger.
  21. Originally posted by Mr.Paragon: quote:Originally posted by xiinfaniin: ^^Maadeey nin bay is hayyaan and he needs no defense awoowe It's not about him actually. I second that.