Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,382
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. [Xaasaasi:-] Shaqaalihii Dawladda Oo Mushaharkii Laga Handaraabay Iyo Xukuumadda Oo Tahlikari weydey Bixinta Mushaharaadkii. Monday 18th February 2019 08:49:18 Hargeysa(Karin News)- Xukuumada somaliland ayaa tahli kari wayday inay bishan Feberuary bixiso mushaharkii shaqaalaha dawladda, Waxaana shaqaalihii dawladda la kowsadey handaraabkii xukuumaddu saartay dalka Shaqaalaha dawlada ee ka hawl gala hay’adaha kala duwan ayaan ilaa hada qaadanin mushaharkii bisha Feberuary kaas oo aan la garanayn sababta keentay dib u dhaca mudada qaatay eeku yimid.waxaana isqoorsadey catowga shaqaalaha dawladda waxaaney ilaa hadda fasiri karila yihiin sababta uu udabran yahay mushaharkii shaqaalaha dawladda oo muddo dhaaf ku dhaw walina xukuumadda Somaliland arrintan kamay hadal waxaana wer-wer iyo walaacow soo food saaray shaqaalihii dawladda oo iyagu ka cabsi qaba sidii ay usii shaqayn lahaayeen, Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa xukuumada si adag ugu dhaliilay inay bixin kariwaydo mushaharkii shaqaalaha dawladda. Afhayeenka xisbiga Waddani oo ka hadlaya mushaharka maqan ee shaqaalaha dawlada ayaa waxa uu yidhi "Bishu maanta 17 ayey ku socotaa, shaqaalihii dawlada ee qaranka u shaqaynayey badankoodu wax mushahar ah may qaadan, waana waxyaabaha cajiibka ah ee aanu caqliga dadku liqi karayn.” Xukuumada somaliland ayaan ilaa hada faah faahin ka bixin sababaha keenay inay bishan bixi waayaan musaharkii shaqaalaha dawlada, iyada hawl wadeenada ka shaqeeyaa laamaha dawladuna ay wali dhawrayaan inuu soo gaadho mushaharkii ay xaqa u lahaayeen. Sources Wargeyska SAHAN [Xaasaasi:-] Shaqaalihii Dawladda Oo Mushaharkii Laga Handaraabay Iyo Xukuumadda Oo Tahlikari weydey Bixinta Mushaharaadkii. KARINNEWS.NET [Xaasaasi:-] Shaqaalihii Dawladda Oo Mushaharkii Laga Handaraabay Iyo Xukuumadda Oo Tahlikari weydey Bixinta Mushaharaadkii.
  2. Abtigiis has the go ahead from the Somalia Gov so that is what matters. Madaxwaynaha DDSI Oo Si Kadisa Loogu Dhex Arkay Magalada Wajaale Ee Dhinaca Somaliland
  3. Golaha Guurtidda Somaliland oo Si Adag uga Hadlay Wasiiro Iska Dhiibay Soomaaliya
  4. What era were they here? early 2000s, 90s?
  5. That is too late for that. Now majority of reer Mogadishu believe reer Somaliland region hate them due to decades of hate slurs. Marka "Ya irir Samaale" ma shaqaynayso mar dambe. Cardkas wu gubtay.
  6. It is more than group thinking a lot of Somaliland region kids as young as 5 are raised to hate what they call "Wanlaweyn" so when you are raised with hate for a particular group at such a young age despite the facts that is all you will know unfortunately it is called brainwashing aka the ictiraafdoon brigade.
  7. Maye it is a genuine question. I believe the obsession with reer Mogadishu or what they term "Wanlaweyn" is unwarranted. Few months ago while in Mogadishu I was talking to this chick who asked me why do northerners hate us. Waxan ku jawaabo baan garan wayay aan ahayn daadka qarkood ba iska maskax liita oo brainwashing lagu sameeyay (Jeegaanta) .
  8. Many delusional secessionists are fed that reer Mogadishu are their "enemy" from birth all the time and celebrate every time a bomb goes off in Mogadishu in the hope of gaining the never coming "ictiraaf" on the blood of reer Mogadishu on what they call "Wanlaweyn" ayado la ogyahay ragii xasuuqay inay ahayeen General Morgan, Colonel Tuke, Salebaan Dafle, Gaani to name a few . Ahmed Mohamed Hassan is a honorable man.
  9. Funny thing is the opposition is the likes of Abdishakur who tried to sell the South Jubbaland sea to Kenya. The former government was much worse than this one.
  10. Many areas are missing in the data though such as Somaliland region and south Jubbaland. Expect many people to move to Puntland and Galmudug now and buy plots of lands in the coastal areas.
  11. Apparently Puntland federal state has the most offshore oil in Somalia while Galmudug & Hiirshabeele have the most Gas. Those are the findings presented so far.
  12. I didn't start anything it was a open goal. >Remembers Siad Bare massacre against civilians in Waqooyi galbeed but denies the deaths of other civilians in Awdal region.
  13. War @galbeedi meeshii yareed ee qoysland wayba walatay kooxihi Abdi Iley ba ka dilaacay.
  14. The worse part is the youth who remembered their killed relatives were arrested. Does that even make sense? they are basically saying our dead can be remembered but not those of the Awdalites. That is a disrespect.
  15. Borama MP condemns youth arrested for remembering the Borama & Dilla massacre in Somaliland region. DAAWO :-"Maalinta la Joojiyo Xuska SNM Ayaa la Joojindoona Xuska Xasuuqii Ay Ka Gaysatay Boorama Iyo Dila". Sidaas Waxaa Yiri Xilibaan Xayte Oo Si Adag Uga Hadlay Dhalinyarada Xukuumada Muuse Biixi Ku Xidh Xidhay Borama.
  16. Apparently the youth got arrested. :Muuse Biixi oo Ubadkii Boorama Ee Uu Agoomeeyay U Raaciyay Xadhig? http://khaatumonews24.com/2019/02/05/deg-degmuuse-biixi-oo-ubadkii-boorama-ee-uu-agoomeeyay-u-raaciyay-xadhig/