-
Content Count
10,382 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
XOGO DHEERAADA OO LAGA HELAYO QARAX WALAXEED KA DHACAY MAGAALADA WAJAALE OO SOBOBAY DHAAWACA HAL QOF! TOG WAJAALE(W,N)-Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Ee Gobolka Gabiley ayaa Shalay Galinkii Danbe waxaa ka dhacay Qarax ka Dhashay Walxo aan la aqoonsan oo dhawaaqooda laga Maqlayay qaybo ka mida ah Magaalada Tog Wajaale. Dhawaaqa qaraxan ayaa amakaag ku noqday bulshada ku dhaqan magaalada Tog-Wajaale oo inta badan ku soo xoomay goobtii qaraxu ka dhacay. Inkastoo aan wali war rasmi ah ayna ka soo sareen Maamulka gobolka iyo ka degmada iyo ciidamada amaanku hadana waxay sheegayaan wararka ay wajaale news ka helayso ilo xog ogaal ah oo ka ag dhawaa goobta qaraxu ka dhacay; in qaraxani ka dhacay guri sandaqad ah oo ku yaala badhtamaha magaalada tog wajaale,isla markaana ka dhashay aalad la furfurayay oo wararka qaar ku sheegayaan inay ahayd macdan qaarna ku sheegayaan inay ahayd banbo. Waxay wararku intaas ku darayaan in ujeedada aaladan loo furfurayay ahayd in laga soo saaro alaabo ku jirta oo laga ganacsanayay balse ayna ahayn mid lagu diyaarinayay aalad lagu qarxiyo wadanka Somaliland. Ciidamada amaanka ayaa arintan u xidhay laba nin oo mid yahay farsamo yaqaankii furfurayay oo isagu ku dhaawacmay,oo gacan ka go,day lug na ay dhaawacan tahay ,oo hada xaaladiisa caafimaad lagula tacaaalayo dhakhtarka hargaysa, iyo nin kale oo isagu dilaal ahaa iyo gabadhii lahayd guriga uu qaraxu ka dhacay. Waxa kale oo iyagana baadi goob loogu jiraa sedex nin oo baxsad ah oo hawsha qayb ka ahaa. Masuuliyiinta degmada Tog wajaale iyo gobolka gabiley oo aan la xidhiidhnay si aan arintan wax uga waydiino ayaa ku gaabsaday inay baadhis socoto oo ayna ka hordhici Karin. Si astaba ha ahaatee inkastoo wararka xaqiiqada ugu dhaw sidaa sheegayaan hadana waxaa laga wada dhur sugayaaa natiijada baadhista ay wadaan ciidamada amaanku ay ka soo saaraan. Wixii Warar Dheerada ee kasoo Kordha Qaraxan Bom Gacmeedka ka ah kala soco Wajaalenews.net TOG WAJAALE OFFICE https://www.wajaalenews.net/?p=98653
-
Somaliland region investigative reporter says it is a false flag and Sland region itself is behind it. https://imgur.com/vj8aLhz
-
reerkayga wa kuwa baakhtiigaga wadhay Ceel Afweyn ka dhibna aad aarsan wayday siida odaygii Jaamac ee tuulaada Ceeryaan 3da wiil uu dhalay loga dilay. Marka nin ficil la'an lagu sheegi karo ma ihi. :D Now back to the topic about the explosion in Wajaale.
-
Daawo: Faah Faahin Kasoo Baxaysa Qarax Laga Maqlay Magaaladda Wajaale oo Ku Taala Xadka Somaliland iyo Itoobiya. https://www.facebook.com/saabtv/videos/427871291333538/
-
Colaada Markale Ka Soo Cusboonaatay Deegaanka Gobolka Sanaag Iyo Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca Inta Uu Yahay Hargeysa (Ilays-News):- Laba qof ayaa ku geeriyooday hal qofna dhaawac culus ayaa soo gaadhay ka dib Colaad markale ka soo cusboonaatay deegaanka gobolka Sanaag https://www.ilaysnews.com/colaada-markale-ka-soo-cusboonaatay-deegaanka-gobolka-sanaag-iyo-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-inta-uu-yahay/?fbclid=IwAR1BPHbd5_7C91__16SrDyzZrj1C9OjrHzfVpfoD8WcIeiX7DKFuyhKSJgY
-
Meeshu wasakh badana?
-
Where did I accuse them? it is their own sheikhs that are raising the alarm for the raise of Christianity in Sland region. It is true there is a large number of non Muslim Somalis behind the curtain and that is to raise in the future.
-
Wa ruun ariintas.
-
Governor Bixi seems to be lost and alone in UAE. Odaygii ma khatka ka dhamaday?
-
It is unlikely for that to work for now. Deni doesn't have the same connection Gaas had with the other mamuul goboleeds.
-
It is actually about Bosaso. Deni was selected for Puntland federal state not mainstream Somalia politics.
-
It is not fake news. Even a lot of Somaliland region journalists are reporting it. Deni already met with high officials of DP World, is that something to brag about.
-
He is also going there for health check up. Writen by Qaran News | 9:42 am 18th Apr, 2019 Muuse Biixi oo hawlo caafimaad ugu baxay Imaaraadka Iyo dalkaasi oo wada hadashiinaaya Puntland Iyo Somaliland Muuse Biixi ayaa saaka si dhuumasho ah uga dhoofay magaalada Hargeysa isaga oo u kicitimay dalka Imaaraadka oo aan la sii shaacin. Wararka laga helaayo Imaaraadka ayaa sheegaaya in madaxweyne Biixi uu martiqaad dedeg ah ka helay dawlada Imaaraadka kaasi oo dalka ku haya wada hadashiinta Iyo dhex dhexaadinta maamulka Puntland Iyo xukumadda Muuse Biixi oo labadooduba ay la ganacsadaan dalkaasi. Madaxweynaha Puntland ayaa todobaadkani a ku sugnaa dalkaasi. Ma jirto wax faah faahin ah oo ay madaxtooyadu ka bixisay socdaalka Mr Biixi, waxana Jira warar kale oo sheegaaya in madaxweynahu uu xagaasi si Deg Deg ah ugu dhoofay hawlo caafimaad https://qarannews.com/dawlada-imaaraadka-oo-wada-hadashiinaysa-muuse-biixi-iyo-diini-iyo-hawlo-caafimaad-oo/
-
Ictiraafkii ba yimada xiligas marka la gaadho.
-
The secessionists can't help themselves. In every topic they try to get personal after losing arguments.
-
Waxa kaga daraan waxay laso taganyihin "DP World created jobs for us" yes... for Indians.
-
I was about to post it. Instead of creating jobs for Somaliland region residents it actually resulted in many of them losing jobs in Berbera.
-
Did you take part of the annual grave digging in West Hargeisa/Gabiley for ictiraaf raadis?
-
Popular Contributors