Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,382
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Booliska Somaliland ayaa Hargeysa ku xiray wiil ku labisnaa funaanad iyo surwaal midabka calanka Soomaaliya ah.
  2. Muuse Bixi Walaalki Ayaa Naga Raraya Dhulkanu Deganayn..Shacabka Xafada Buurta Kala Jeexan
  3. Prof Samatar 18ka May Ma Soconayso Ee Yaan Lagu Sakhraamin
  4. The good Xildhibaan got arrested tonight for speaking the truth. Deg Deg:Ciidanka Somaliland Oo Hada Xabsiga Dhigay Dhakool Iyo Jidh Dil loo Geestay. Hargaysa{ khaatumonews }Ciidamada booliska maamulka Somaliland ayaa caawa xabsiga u taxaabey xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland. Xildhibaanka ayaa shalay warbaahinta ka sheegay in maalinta 18-May ay tahay maalin u gaar ah beesha SNM. Xildhibaan Dhakool ayaa ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Somaliland ee kasoo jeeda gobolka Sool. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in maleeshiyaadka snm ee xidhay dhakool ay jidh dil u geesten xiligii ay qabanaayen. https://khaatumonews24.com/2019/05/09/deg-degciidanka-somaliland-oo-hada-xabsiga-dhigay-dhakool-iyo-jidh-dil-loo-geestay/
  5. Wa contradiction socda. Ta labaad all people from Somaliland region in Turkey are using Somalia passports in Turkey, Turkey ma aqoonsana wax la daho Somaliland.
  6. They were a easy target. They couldn't fight other communities so they slaughtered two innocent Awdalites.
  7. Somaliland oo ka hadashay Sababta Dowlada Turkigu u diiday in 18 May laga Xuso Ankara
  8. Istanbul,(Qaran news)-The Turkish government has banned the Somaliland community in their country from celebrating the 28th anniversary of the reclamation of sovereignty on the 18th of May. The Somaliland community in Turkey have always gathered together to celebrate the 18th of May in the past in many of the major cities, such as Ankara and Istanbul, but according to the Somaliland community, pressure on the Turkish authorities to ban the celebrations this year came from the embassy of the weak federal government of Mogadishu. The ban comes at a time when Turkey wants to be seen as a fair arbiter in any future Somaliland-Somalia talks. Somaliland: Turkish Government Bans 18th May Celebrations | Qaran News QARANNEWS.COM
  9. The planned execution didn't happen in Sanaag but Sool somewhere between Oog and Yagoori called waxari Kaciday. So this is a excuse by Muse Bixi to increase tensions in the region.
  10. Unfortunately he became prepaid tool for Muse Bixi. Him and his party are not a real opposition.
  11. It is true. They went there to lessen the UAE interference in Sland region politics.
  12. Taliyihii Xabsiga & Ku xigeenkii Booliska Gar adag Oo La Dilay https://www.youtube.com/watch?time_continue=3&v=9IeM0-_MyaM
  13. Deg-Deg-Taliyihii-Xabsiga-Gar-Adag-Iyo-Taliye-Xigeenkii-Booliska-Degmadaas-Oo-La-Dillay-Xaaladii-Ugu-Danbaysay https://burcoonline.com/articles/84743/Deg-Deg-Taliyihii-Xabsiga-Gar-Adag-Iyo-Taliye-Xigeenkii-Booliska-Degmadaas-Oo-La-Dillay-Xaaladii-Ugu-Danbaysay
  14. one hailed from Borama and the other Gabiley. AUN. @galbeedi
  15. Taliyihii policeka iyo taliye ku xigeenkii police eeDeg Gar.adag ayaa lagu dilay Oog iyo Ceel Afweyn dhaxdooda halka dhawac soo gadhay danbi badhihi degmada gar.adag iyo wiil dhalinyaraa oo kaso racay ceel afweyn Labadan taliye ayaa kaso jeeda Gebilay Iyo Boorame Labada taliye ayaa dilkoodu la xidhiidha kadib markay ku qabteen degmada gar.adag alle hawnaxariiste Cali Ciid oo ku geeryooday jeelka ceerigaabo
  16. One of them is the same jufo from before and a new one.
  17. Xildhibaan cali ciid Oo ka Tirsanaa degmada Garadag Ayaa Ciidamada Boolisku si Qorshaysan ugu dileen saldhiga Ceergaabo Illahay ha u naxariisto Marxuumka
  18. 29 sano ayaa lagu fashilmay aqoonsiiga iyo lafaha mariyal ee laso fagayo sii aqoonsii loga helo , markasa nin kale ku ledahay siyaasadadu como ku jirta. You have a lack of self awareness abaayo. :D
  19. Lafaaha qaraabadiina wa lagu wayay aqoonsii 29 sanadood wax iska bedelayana ma jiraan ama sii waasha oo ku haya "Somalia ba na xasuuqday" wa halkeedi. :D