-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
20 ayaa ku dhintay Gaalkacyo Dagaal beeleed ka dhacay magaalada Gaalkacyo maanta ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 20 qof, konton kale ayaa ku dhaawacmay. Dagaalka ayaa waxa uu u dhexeeyay laba beelood oo ka soo jeeda Puntland iyo Galmudug, kaasi oo ku dhexmaray magaalada dhexdeeda. Dagaalka ayaa waxa uu ka bilowday dil saaka dhacay oo daba joogay nin shalay lagu dilay magaalada. Dagaalka oo aad u weynaa ayaa wariyeyaashu ay sheegayaan in la isku adeegsaday hubka culus iyo kan fudud. Dad badan oo rayid ah ayaa ka qaxay magaalada. Dagaalka ayaa waraku sheegayaan in caawa uu iskii u istaagay, isla markaana ay socdaan dadaal lagu doonayo in looga hortago xiisadda.
-
MOGADISHU — Security forces clashed with clan militias in Somalia's semi-autonomous state of Puntland in a battle that left at least nine people dead and dozens wounded, elders said. The fighting took place in Galkayo, a large city straddling the border between the northern state and the territory of Galmudug, which officially falls under the administration of the transitional federal government. "The fighting was the heaviest between the two sides in recent years and caused several casualties," local elder Abdi Mohamed Gele told AFP. "Nine people, five of them civilians who were caught in the crossfire, have died so far," he said by phone from Galkayo. He said sporadic gunfire could still be heard in the city. According to elders and residents, militiamen from the southern half of Galkayo shot dead a Puntland local government official late Wednesday, sparking the anger of the Puntland authorities. "The reason for the fighting is not clear yet but it looks like the clashes are a consequence of the recent incident in which a local Puntland security officer was killed," Husein Yahye, another elder in the town, said. "Around 10 people died today and the death toll could rise because the fighting is ongoing," he said. "I saw the dead bodies of five civilians, some of them killed by a mortar shell that struck in the northern part of the town," local resident Muse Ibrahim said. Galkayo is the scene of frequent tensions between both sides but Thursday's clashes were the worst of their kind in years. Puntland, which declared its semi-autonomous status in 1998, is relatively peaceful compared to Somalia proper, which has been wracked by violence since former president Mohamed Siad Barre was ousted in 1991. Source: AFP, December 24, 2009
-
Originally posted by Thierry.: This Is unnecessary and those two communities have lived side by side peacefully for years, the elders need to get involved and once again restore peace and civility. No one will benefit from war especially now when unity against Al Shabaab is needed. Nobody respects elder's in this side of the world, it's not somaliland.
-
Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Kenya Oo Guurtida Iyo Wakiilada U Jeediyay Warbixin Dheer Oo Aad Looga Guuxay. “Reer galbeedka iyo dalalka shisheeyaha oo dhana ha u qaadanina inay wanaagiina wada wadaan, wanaagiina lama wada rabo” Hargeysa(Ramaas) Dis.24, 2009 - Mudaneyaasha Goleyaasha Baarlamaanka Somaliland ee Guurtida iyo Wakiilada ayaa maanta fadhi wada jir ah oo ay yeesheen waxay warbixin kaga dhageysteen Weftigii uu Hoggaaminayay Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macalin Axmed iyo Guddoomiyeyaasha Guddi Hoosaadyada Nabadgelyada, Dhaqaalaha iyo Horumarinta Baarlamaanka, oo booqasho dhawr maalmood ah dalka ugu sugnaa. Fadhigan wadajirka ah ee labada Gole ay ku yeesheen xarunta Golaha Guurtida waxa Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (C/Raxmaan Cirro) oo ay dhinacyada ka fadhiyeen Guddoomiye Ku Xigeenada labada Gole. Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Kenya, oo fadhigaasi hadal dheer ka jeediyay ayaa Somaliland ku ammaanay nabada iyo nidaamka dawladeed ee aanay wax taageero ah ka helin beesha caalamka. Md. Faarax Macalin oo ka hadlayay ujeedada socdaalkiisa wuxuu yidhi “Anigu hadda kama hadlayo aqoonsigiina iyo aqoonsi la’aantiina awood uma lihi aan kaga hadlo, dawlad baan ka imi dawladuna nidaam bay leedahay, laakiin waxaan u nimi waxa weeyaan inaan aragno xaqiiqda dhabta ah ee Somaliland ka jirta wixii aan idinla qaban karnana aanu idinla qabano. Intaasi waa hadal balaadhan ayaan u malaynayaa. Inaan aragno waxaad qabsateen iyo sida aad u tabaalaysan tihiin oo ay ka mid tahay waddo la’aanta idin haysata dawlad aan la aqoonsanayn garabna aan dibada ka haysan lagama filayo inay adeegyada bulshada wax badan ka qabato.” Guddoomiye Ku- Xigeenku isagoo ka hadlayay qaxoontiga Somaliland ku nool ee ka yimid Dalka qalalaasuhu hadheeyay ee Somaliya wuxuu yidhi “Waxaad u baahan tihiin garab saddex boqol oo kun oo qaxoonti ah ayaa idinku dhex nool waa inaad garab u heshaan, aqoonsi iyo aqoonsi la’aanba waxaanu rabnaa in baanka adduunka iyo caalamka oo dhami ay garab idiin noqdaan, si wadanka nolashiisa kor loogu soo qaado. Dadkana noloshoodu aad u fiicnaato.” Md. Faarax Macalin wuxuu ka hadlay doorashada madaxtooyada ee Somaliland ku soo foolka leh waxaanu yidhi “Waxaan idiin sheegayaa waxa weeye waxa idinku soo fool leh doorasho, ninkaad doontaan doorta idinka ayay doorashadu idin saamaynaysaa, laakiin waxaan idiin sheegayaa ma jirto wax lagu gaadhi karo gacan iyo Colaad, shalay baad ka soo baxdeen burbur iyo Colaad. Burbur waad soo aragteen haddana ha odhanina burburkii ayaanu ku noqonaynaa. Ku adkaysta nabadgelyadiina.” “Reer galbeedka iyo dalalka shisheeyaha oo dhana ha u qaadanina inay wanaagiina wada wadaan, wanaagiina lama wada rabo. Marka nin gaal ahi idiin yimaado oo idin yidhaahdo sidan yeela waxaasi dimuqraadiyad ma ahee waxay rabaan inay idin burburiyaan. Isku tashada ayaan idin leeyahay. Dabayaaqadii 2007-dii illaa bilowgeedii 2008-dii wixii Kenya ka dhacay waad ogaydeen. Guddidii dib u heshiisiinta waxa ku jiray oo wadamada galbeedka ka imanayay oo intay noo yimaadaan ayay Anaga nagu odhanayeen idinkaa sax ah, kuwa kalena waxay ku odhanayeen idinkaa saxa ee halkiina ku taagnaada, waxay sugayeen inaanu is layno, illaa markii ugu dambeysay labadii nin ee ugu sareeyay ay yidhaahdeen waar waynu burburaynaa haddii aanu sidan ku sii socone’e aan heshiino. Waxaana la sameeyay dawlad loo dhan yahay waxaana la badbaadiyay dalkii,”ayuu yidhi Guddoomiye Ku Xigeenka baarlamaanka Kenya. Md. Macalin wuxuu sheegay in Weftigiisu uu dawlada dalkiisa gaadhsiin doono warbixin la xidhiidha xaalada Somaliland waxaanu tilmaamay in shakhsi ahaan aanu waxba ka hagran doonin sidii Somaliland wax loola qaban lahaa. Dhinaca kale, Ku Simaha Guddoomiyaha Golaha Guurtida Sh. Axmed Sh. Nuux Furre, oo fadhigaasi ka hadlay ayaa u mahad celiyay weftigaasi waxaanu sheegay in Somaliland ka filayso Kenya inay wax badan la qabato. Sidoo kale waxa hadal aad u dheer oo uu kaga xog waramayo midowgii dalkii hore la isku odhan Jiray Somalia iyo sidii loogu hungoobay fadhigaasi ka jeediyay Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Guurtida.waxaanu si weyn ugu mahad naqay Weftigaasi oo uu ugu baaqay inay dalkoodii gaadhsiiyaan xaqiiqda Somaliland ka jirta. Ramaasnews Desk Hargeysa
-
just check the news buddy already 10 northern galckayo natives are killed including a top puntland officer , i am yet to see anybody killed from the Galmudug side in this conflict.......
-
war if all the forces of puntland come together i don't think they can break into the land of Baraxley ( home of the warriors ).
-
Puntland Force's got karbashed badly, it's ****** of Faroole to even think he can challenge Galmudug.
-
Somaliland.org out of all the websites? Somaliland.org is kulmiye's mouthpiece to spread propagenda.
-
Delegations from the Kenyan parliament visits Somaliland pics
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
hater's back off. -
Puntland Flag and Coat of Arms approved today by Legislative!
Saalax replied to Fiqikhayre's topic in Politics
looooooooooooooooooooooooooool no offence. -
ThankfulSP , nobody is denying Qardho can be a good spot specially in Puntland, laakinse it's when people cross the line and try to compare it with the pearl of East africa ( Burco )in terms of Climate , women, food, friendliness you name it. it's like me Comparing Berbera to Mogadishu.
-
^^^^^ baal na tuus adiga magalada , i bet it's Desert Bosaso somaha? ma ogtahay magalada dhaan Lami malaha apart from 1 tiny road that goes to Garowe, Galckayo lol? oo hadana aad iyo aad uu jajaban. Bosaso is the real Dafuur sxb meelkase Qaashin-Qub iyo Dhagaxan ba yaala magalada.
-
war anigu meel barwaqo leh baan ku dhashay alhamdullilah. laakinse anigu waan yabay when i have seen this kind of hype about Qardho Village waxan iis iri war meesha Desertka ahayd bii no faaninayan? niyoho Bari oo dhaan ba siida ah trust me , apart from Laag which is kinda nice and has Palm tree's.
-
looooooool Biyo Kulaha istrafullah war niyoho meesha wa desert aniga so arkay biyo meesha mayalan ee daadka lug-goyada iyo beenta ka dhaaf inaar. haa iis ceebayn sxb i have video's of the place and how dry it is. Mugdi Mudug ba la qaata ba.
-
abaarti kulaha maxa Qardho-Desert Qalayl laga doonaaya?? when you got the green landscapes of Sool and Sanaag,Hawd?
-
Che-Guevara, and before you call Burco dusty why don't you check bosaso and Galckayo in the map they are not even clearly visible that is how dusty they are lol no offence. you might fool other's who don't know much about puntland and it's cities but you can't fool somebody who has went to all the places of Somalia.
-
lol what is this hype over Qardho village? Somaliaonline is properly the only place you see people mentioning Qardho , and walahi no offence i have been to that place and you can exit it within 4-6 mins that is how small it is , it's insult to even put Burco the third largest city in somalia/ and the second largest city in somaliland in the same sentence with Qardho. you can put Bosaso and Burco in the same category, bosaso has better buildings , were's Burco has better organized Urban structure and look's like a real organized city instead of some 3rd world african village.
-
Beesha Galbeed-Burco Ee Gobolka Togdheer Oo Si Ba,an Gaashaanka Ku Dhufatay Inaan Gabooye Ku Biiraya Wax-ba Ka Jirin, Burco-16-December-2009(Hadhwanaagnews): Shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen Beelaha Galbeedka-Burco oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan Boqolaal qof oo ka kooban qeybaha kala duwan bulshada ayaa maanta ka dhacay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer. Kulankan oo ay ka soo qeybgaleen Salaadiinta, Cuqaasha, Ganacsatada, Aqoon-yahanada, Culima’udiinta iyo Xubnaha golaha deegaanka Burco(Council) beesha kaga jira ayaa gebi ahaanba gaashaanka ku dhuftay warar beryahanba la isla dhexmarayey oo sheegayey in la kuul-careeyo laguna soo daro beelaha Galbeedka Burco jilibo ka mida beesha Gabooye oo iyana la yidhaahdo ilma KUUL oo loona balamay in lagu ansixiyo shir la sheegay in uu ka dhici doono 21/1/-2010 magaalada Burco in aaney haba-yaraatee waxba ka jirin, beesha Galbeedka-Burco-na aanay aqbaleyn. Sidaa waxa lagu sheegay Warsxafadeed oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska Shabakada Hadhwanaagnews ee Magaalada Burco, warsxafadeedka oo dhameystiran waxa uu u dhignaa sidan: “Haddaba, dood dheer iyo falanqayn ka dib markii laga eegay dhinac walba xagga diinta islaamka iyo xag dhaqanba waxay soo saareen beeshu go’aamadan hoos ku xusan: 1- Ugu horayn majiro shir ay wada yeelanayaan beelaha Galbeedka Burco iyo Gabooye (Kuul) oo ka ka dhici doona magaalada burco lagagana wadahadli doono arinta ah in jilibo ka mid ah gabooye lagu soo biiriyay beel-weynta Galbeedka Burco. 2- Beeshu ma ogola barnaamijka loo bixiyay kuul-caraynta, mana jiro shir hordhac ahaa oo beelaha habaryoonis yeelatay kuna go’aansatay in lagu soo biiriyo beesha gabooye. Waxaana la qaatay go’aankaas ka dib markii la eegay dhawr arimood oo kala ah: Diinta islaamku ma ogala in qof ama mujtamac laga raro nasabkiisii xaqiiqda ahaa loona raro nasab kale. Beeshuna may fahmin ujeedada dhabta ah ee ka danbaysa barnaamijkan kuul-caraynta ah. 3- Waxaanu ogaanay in dadka u ololaynaya barnaamijkan kuul-caraynta In ay yihiin xubno ka mid ah qurbo joogga beesha (diospores). Sidaa daraadeed waxaanu kula talinaynaa xubnahaas in ay ilaaliyaan sharafta reerka isla markaana xaqdhawraan madax-dhaqameedka iyo waxgaradka joogga dalka gudihiisa, kalana tashadaan inta aanay qaadan talaabo masiiriya. 4- Beeshu waxay u aragtaa dhib kale oo loo gaysanayo in ay tahay walaalaha gabooye haddii laga raro nasabkoodii loona raro nasab kale. Sidaa darteed waa in camal kasta oo la qabanayo la waafajiyaa shareecada islaamka. Saxeexa War-saxaafadeedka: Suldaanaka Guud ee beelaha Galbeedka Burco Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar Xubanaha Ka soo qayb galay shirka ee iyana ku saxeexan warsaxafadeedka oo dhamaystiran boqol xubnood. 1 Aadan Max´ud Xayd 2 Aar Saxardiid Ismaaciil 3 Aw yuusuf Max´ed Cige 4 Axmed Aw Cumar Cali 5 Axmed Cilmi Cige 6 Axmed Daahir Cabdi 7 Axmed Gaariye Ismaaciil 8 Axmed Suldaan Aadan Suulcayn 9 C/fataax Axmed Xasan 10 C/laahi Aw Muuse Xasan 11 C/laahi Barre C/raxmaan 12 C/laahi Cabdi Cilmi 13 C/laahi Cumar Cabdi 14 C/laahi Xasan Muumin 15 C/nuur Xusein C/laahi Amaan 16 C/qaadir Muuse Xasan 17 C/samad Daahir Aadan 18 Caaqil Axmed Max´ed Cali 19 Caaqil C/Qaadir Damal Xasan 20 Caaqil C/Risaaq Cumar Aw Diiriye 21 Caaqil Cabdilaahi Cilmi Cumar 22 Caaqil Cali Kediye Jaamac 23 Caaqil Cismaan Jaamac Max´ud 24 Caaqil Faarax Xuseen Gaabuush 25 Caaqil Huruuse Max´ed Gaaxmaal 26 Caaqil Ismaaciil X Max´ed Yuusuf 27 Caaqil Mahdi Jaamac Cumar 28 Caaqil Max´ed Faarax X Jaamac 29 Caaqil Max´ud Caaqil Yuusuf Caaqil Cawed 30 Caaqil Rashiid Cali Cabdille 31 Caaqil Xayd Ismaaciil Jaamac 32 Caaqil Yuusuf Cabdi Diiriye 33 Cabdi Max´ed Cali 34 Cali Axmed Jibriil 35 Cali Cabdi Faarax 36 Cali Max´ed Jaamac 37 Cali Max´ed Qaanbiil 38 Chief Caaqil Baashe C/laahi Ibraahim 39 Chief Caaqil Max´ed Daahir Cabdi 40 Cilmi Maxamuud Saalax 41 Cismaan Ibraahin Nuur 42 Cumar Axmed Xayd 43 Cumar Farax Cabdille 44 Dr Ciise Nuur Liibaan 45 Dr. C/raxmaan Axmed Raage 46 Faarax Yuusuf 47 Ibraahin Cabdi Saxar 48 Ismaaciil Aw Cabdi Cali Gaax 49 Ismaaciil Cabdi Dacar 50 Jaamac C/laahi Xusein 51 Jaamac Sidiiq X Cali 52 Jaamac Yousuf Cali Boos 53 Maax Hogod Xandulle 54 Max,ed Farax Laangadhe 55 Maxamed Axmed X Jaamac 56 Maxamed Axmed Yaasiin 57 Maxamed Cabdilaahi Jaamac 58 Max´ed Aadan Warsame 59 Max´ed Aw Max´ud Xasan 60 Max´ed Ayax Warsame (Faroole) 61 Max´ed Jaamac Waraabe 62 Max´ed Liibaan Xasan 63 Max´ed Xaaji Axmed Diiriye 64 Max´ud C/laahi Axmed 65 Max´ud Firdhiye 66 Max´ud Kabadheere 67 Mursal Aadan X Ismaaciil 68 Muxumed Max´ed Abokor 69 Rashiid X C/laahi X Diiriye 70 Salaan Ayjeex 71 Saleebaan Aw Daahir Cali 72 Shaakir Max´ed Odowaa 73 Sheekh Cali Mahdi Ismaaciil 74 Sheekh Cismaan Ibraahim Faarax 75 Sheekh Khadar Jaamac Mirre (Albayaan) 76 Sheekh Max´ed Cali Yousuf 77 Sheekh Mustafe Aadan Max´ed 78 Sheekh Saleebaan Hadhwanaagnews.com/Office Hargeysa/Somaliland
-
why are puntlanders so sensitive did they learn buufis iyo sensitivity from Cowke?
-
there is nothing wrong with Ex cabbies becoming presidents heck we even have ex school teacher becoming a president in (Somalia).
-
Cowke wrote "I hope farole reads SOL, because that is the solution to this mess." loooooooooooool, you are a big stand up comedian.
-
more like A@T's most hated region.
-
Co-Sign. it's the best move for somalia.
-
great Documentary.
-
Popular Contributors