-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
HARGEISA, 31 December 2009 (IRIN) - School enrolment has risen sharply in Somalia's self-declared independent region of Somaliland since 1991, raising the literacy rate from 20 percent to 45 percent, education officials have said. "School enrolment [in primary and secondary schools] has increased dramatically. In 1991, we had only 1,019 students enrolled in schools but by the year 2009 some 45,223 students were in school," Abdi Abdillahi Mohamed, the director of planning in Somaliland's ministry of education, told IRIN. Somaliland declared unilateral independence from the rest of Somalia in 1991. Ali Abdi Odowa, director-general in the education ministry, attributed the increase to rising awareness and the construction of many primary schools. "Hundreds of schools have been built both in urban and rural areas and adult education has also started," he said. Somaliland, he said, plans to ensure that at least 75 percent of the population is able to read and write by 2015. According to Mohamed, 225,853 students attended primary school and 21,331 attended secondary school in 2008/2009, while 26,156 were in adult education. Some 6,820 students are currently enrolled in technical colleges and vocational schools. "We have also added two social science subjects in high school - business and agriculture - which we hope will encourage high school leavers to be self-employed," Mohammed said. Photo: Wikipedia Commons Map of Somaliland Pastoralists complain However, the ministry had received complaints from displaced persons and pastoralists about school fees and the lack of access by their children to schools. "Somaliland's constitution stipulates that all elementary and secondary education is free; there are no fees paid by students but of course there is what we call contributions paid by parents to support voluntary teachers and teachers' salaries," he said. In remote areas, the ministry has established a pilot project where teachers follow pastoralists and teach in mobile schools. "This project is in Togdheer region... Teachers and the school follow the pastoralists wherever they go, and we pay such teachers more than the others," Mohamed said. "We have also started school feeding centres: Pastoralists' children are fed in boarding schools in villages when their families are on the move in search of pasture." IRIN
-
dude what about those other criminal guys such as Maslax Siad bare & Morgan who took part in the crimes? Waraysi: Gaashaanle sare Ibraahim Bare - Canjeex oo la aaminsanaa inuu ka danbeeyay xasuuqii jasiira ee 17kii July 1989 Waxa waraysiga SDWO u qaaday Abdirahman Jama isagoo jooga dalka Suuriya, Su,aalahana waxa soo diyaariyey una diray C/Raxmaan SDWO oo aanu ka codsanay inuu su,aalahaas weeydiiyo Mr Canjeex maadaama uu sheegayo inaanu xasuuqaas waxba ka ogeyn. Waraysigiina waxa uu u dhacay sidan. 1.Magaca. Gashanle sare Ibrahin Cali Barre ( canjeex ) Email . ibrahimanka@hotmail.com Degen :Dimishiq suuriya 2. Su,aal SDWO- Maxaad wakhtiigaa xukuumadii siyaad barre ka ahayd? Jawaab Canjeex- Taliyaha guutada labaad ee Taangiyada. 3. SDWO - Maxaad se qaabilsanayd?' CANJEEX -Taangiyada. 4. SDWO - Habeenkii xasuuqii jasiira, halkeed ku sugnayd? CANJEEX - Magaalada xamar, xerada Guutada labaad eeTaangiiyada. 5.SDWO - Maxaad u malaynaysaa in laguugu eedeeyay xasuuqan? CANJEEX - Magaalada muqdisho waxaa ka dhacay kacdoon shacbi ah oo weyn oo dowlada lagu afgambinayey 14/07/1989 kii,ciidamada xukuumadu waxay u diyaar garoobeen in ay difaacaan xukuumada , sida anigu aan maqlay wasiirkii Gaashaandhiga,Taliyaha xooga,Taliyaha,hogaanka hawlgalinta,Taliyayaasha Ciidamada sida bada,cirka iyo Taliyah kuliyadii jaallle siyaad. Rag janaraalo ah oo noocaas ah ayaa ciidamada amarka siinaayey. Aniguna gacan ayaan ka jabnaa waxaanan ku sugnaa xerada guutada labaad ee taangiyada. Habeen ay bishu ahayd 17 saacaduna ahaeyd 23:00 waxaa ila soo xiriiray Taliyaha xooga waxuuna igu amray in aan tago huteel Daamay oo agtiisa dhibaato lagu sheegay ,waxaan u yeedhay laba sarkaal 1)Maxamed cabdilaahi Buraale(ina wilad)Habarjeclo-cibraan-reercigaal-reeraxmed. waxaanu ahaa taliyah hawlgalinta guutada ee guutada labaad ee taangiyada. Iyo sadex xadhigllle Maxamuud afrax shunuunac (dudble) ******. Waxaana ku idhi askar inoo soo kaxeeya ,sadex baabuur oo biijiiyayaal ah oo ciidan ah ayaan saaranyahay ayaan kaxeysanay waxaan taganay hutel daamay waxaan lakulanay Dahir Cali Daamay oo Maruursade ah lehna huteelka ,waxaa uu noosheegay in aagan xasilooni kajirto ,waxaan markaa kula xidhiidhay fooniyaha una sheegay in aagani xasiloonyahay oo aanu waxba ka jirin, waxa uu igu yidhi utag gaaska afariyo tobnaad 14aad waana booliis milataariyo ,waxaan ku idhi taliye mahagaagsana in ay is tagaan labadan ciidan oo hubaysani oo isla saacadani ah. Waxaad ku sugtaa ayuu yidhi Tarabuunka abaar 12:30-01:00 waa yimaadeen waxaan tagnay dhamaantayo Buuloxuubay o aan naga fogeyn markaa. Taliyayashii naftoodii ayaa yimid waxay bixiyeen amar ah dhalinyarada reer waqooyiga in la raafo dhanaana la geeyo, markii amarkaais sdiaa ku dhamaadey waxaan ka codsaday taliyaha xooga in aan xeradaydii ku noqdo , waxuuna amar igu siiyey in aan joogo , abaaro labadii habeenimo 2 halkaas ayaa raafkii ka bilaabmay ,qoladii koofiyada guduudu amarkii waa jabiyeen Waxaanay soo ururiyeen saraakiil sare,odyaal ,ganacasato,maadaama aan meesha joogey aniga iyo sarkaal kii ***** ,waxaan diidney in dadkaasi la raafo raga ay soo raafeen waxay ahaayeen saraakiil waxaana ka mid ahaa 1-Gaashaanle sare Ibrahim Ruush, Habar awal ciidamada cirka . 2-Gaashaanle sare Xuseen Kharashyare waa garxajis 3-Gaashaanle sare sumuni musse cabdale 4-Cabdilahi caga dable ,Ciidamada Hangashta, Habaraawal 5.Gaashaanble sare Engineer Food , Habaryoonis badhulbahante. 6-Gaaashaanle sare xuseen dheere Habaryoonis iyo ragbadan oo saraakiil ah oo u badnaa nabadsugida. Raga ganacasatada ahaa waxaa ka mid ahaa. 1-Xuseen faaraxcade xuseen cimraan iyo rag qaraabadiisa ,rag uu dhalay iyo qaar uu adeero u yahay. Ninkaa iyo wiilashiisa sadex jeer ayay soo qabteen ilaa aan markii danbe aan uga dhigey waardiye ina wiilad oo ahaa taliye ku xigeenkaygii. Waxaanan u sheegy in uu joogo guriga oo uu waaridye ka noqdo xuseen cimraan. 2:30 habeenimo aniga iyo saraakishii ila socotey waxaanu ku noqonay xeraydayadii. ciidankii kale ee soo raafay dadka iyo baabuurtiiba waxaa loo qaadey xagaa iyo dhanaane sidii uu amarku ahaa. Raga ciidankaa wadatay waxay ahaayeen labagaashaanle sare:- 1Gaashaanlesare dhagabacayr 2-Taliyaha ciidanka koofiyad casta Diiriye xirsi Xogta aan ka ogahay intaas ayayey ahayd. Bishii august 10 keedii hargeisa ayaa la ii bedeley , intii aan la i bedelin ragbadan oo uu ka mid ahaa ina laxwas ale ha u naxariistee ayaan la kulmay. Nin taliska ciidanka ciidanka asluubta agtiisa maqaaxi ku lahaa oo la yidhaahdo dasaniye DAANIYE oo habar yoonis ah oo ay saxiib ahaayeen cali xaaji gaandi aya yidhi arinta iska reeb inta aanand tegin ka dibna hargeisa ayaan aadey , Hargeisa anigoo jooga ayaa waxaa la yidhi BBC waxaa ka hadley wiilka la yidhi wuxuu ka fakadey xasuuqaa oo yidhi ciidanka canjeex ayaa watey . Sidaas ayaana la iigu eedey . 6. SDWO - Maxaad ka ogayd xasuuqan la sameeyay intii aan lagu dhaqaaqin ka hor? CANJEEX - Wax aan haba yaraatee ka oogaa majirto. 7.SDWO - Hadii ay run kaa tahay inaad magacaaga nadiifiso, ma kuu qorshaysantahay inaad Somaliland tagto oo aad halkaas ka cadaysid, waa ta qudha ee hadii ay run kaa tahay? CANJEEX - Intaan joogey Nairobi waxaan la kulmay ragbadan oo ***** ah , rag ganacsato ah oo uu ka mid ahaa Wardi basbaas ,Dable , Cabdilahi dhakaar, Rgaasi waxay igula taliyeen hategin hargeisa waayo dadkbadan oo dhagaha loo buuxiyey ayaa jira markaa meel adiga kuu amin ah ma aha . 8. SDWO -Hadaba adigu hadii aad leedahay kamaan dabayn xasuuqaas, kolayba nin ciidnka ku dhex jiray baad tahay waanad ogtahay cidii ka danbaysay, markaa si u magaacagu u nadiifoobo yaa ka danbeeyay xasuuqaas? CANJEEX - Taaasi waxaan qabaa maadaama aan sheegey madaxdii sare ee ciidanka oo uu wasiirku gaashaandhiga iyo kuwii la mid ka ahaa ka mid ahaayeen ay amarkaa bixiyeen iyo ragii askarta watey ee amarka fuliyey in ay iyugu ka danbeeyeen. Nairobi waxaan ku la kulmay gaashaanle sare cabdihire guhaad oo markaa joogey halkii amarku ka soo baxay isaga ayaana ii shegey halka uu amarku ka soo baxay isaga ayaana iyaga aqoon badan arintaa waxaanu joogaa minosto , 9. SDWO - Maxaa se maraykanku kuugu diiday inaad dalkooda joogto hadii aan waxa cad lahayn? CANJEEX - Maraykan maanan aadin , waxaanan maray imtixaana [interview] waana lay ogolaadey maalinkiii ay IMS intixaankii u danbeeyey ayaa waxaa qasab ku soo gashay gabadh arab ah si ay u ogato waxaan ku hadlayo sida ay ii sheegn turjumaanadii kale ee meesha mafiyey gabadhaasi waxay warkii siisey rag hargeisa jooga waana raga sawirka iga qadey ee meel walba u ugu direy internett ka. Isla markiiba madaxii IMS ru wuxuu i siiyey diidmo isagoon i waraysan loyer ayaan qabsadey labadiiba waan dacweeyey oo maxkamad sare ayaan geeyey gabadhii loyer ayey qabsatey waanay inkirtey arintii dadkii ii sheegeyna waa baqeen oo waxay yidhaahdeen markhaati hana gelin arintaasi waxay taala wali maxkamada sare ee kenya ninkii IMS ta ahaa 2 jeer oo ay maxkamada kenya ay marti qaadey wuu diidey waayo wuxuu la lahaa duplatic . markaa walaal inka bbc da ka waramay gurigii uu joogey markii uu fakadey ayuu warkan ka heley , waana mu aamarad dowladeed oo anigu laygu sameeyey . waxaa kel oo jirta in dhamaan ragii aan ka sii daayey ay yidhaahdeen canjeex ayaa naga sii daayey . SDWO: Gebogebadii maxaad ku soo gunaanadi lahayd warbixintaada? ANIGOO AH GAASHAANLE SARE IBRAAHIM CALI BARRE waxaan cadeynayaa in aan kiiskaa lug ku lahayan , sarkaalkaa ***** iyo kaa ****** ee ila shaqeynayay ,kaa ***** wuxuu ku jiraa markii iigu danbeysay ciidanka Somaliland ka hawiyena xamar ayuu ku sugan yahay hada. Waxaa kale oo aan arkey kuwa u dooda xuquuqda bani aadamka ee loo soo direy shirka aldored oo la yidhaah MARTINHILL waxaanan u sheegey in ay Eldored ay joogaan 4 qabiil ee soomaliya u waaweeyn iyo kuwa yar yar ee badhka l yidhah iyo ilaa iyo 60 kii wixii madax ka ahaan jirey soomaaliya hal qof oo igu eedeeyey na oo maxkamad ila taga ka raadi oo oo ay ka jawaabaan laba sababood ama sadex in aan anigu bixiyey amarka raafka iyo dilkaba iyo in aan anigu gacantayda ku diley , waxaanse u sheegeyaa nimanka su laahan i soo weydiiyey hadaan anigu wax laynayey waxaan badbaadiyey kuwaa iyo kuwa kale oo badan iyaguna ragbadan ayaa ka nool markaa waxaan idin weydiinyaa sababta aan u laayey dhalinyarada ee aan u daayey saraakiisha ,madaxda iyotujaarta , waxaan kaloo heley intaa Nairobi joogey gudigii xaalada degdeg ah ee dowladii siyaad barre oo ka koobnaa ilaa 11 nin , sadex ayaa ***** ahayd oo wasiiro ku jiraan oo janano leh sida Taliyaha poliska Axmed jamac , habarjeclo oo ku sugan maraykan , iyo nin dhalin yaro ah o wasiir ahaa , habar awalna ahaa, waxaan kaloo maqley in aan dowlad u qabatey 5 nin oo golaha baalamaanka ah oo arintaa iyada ah , markaa meel ay ku danbeysay ma garanay arintaasi. Ka dibna dagaalkii ayaa dhacay muqdisho ayaan ku soo qaxay , waanan ka sii qaxay muqdisho intii aan joogey keniya waxaa ka fakadey ilaa 5 shirqool. 1993 xerada qaxoontiga ee kaakuma ayaan ka tegey waxaanan tegey Nairobo waxaan seexdey hotell ku yaala xaafada isley Nr 5 . oo uu leeyahay nin mustafe la yidhaah oo *********** ah 2 habeen ayan seexdey waanan ka tegey, habeenkii aan ka tegey waxaa yimid askar waxaanay toosiyen dadkii oo dhan iyagoo raadinaya canjeex meeyey ana maan joogin ba nairobi oo waxaan ku laabtey xeradii qaxoontiga , 1994 waxaa shirey rag isaaqa oo nairobi joogey waxaa la ururuiyey ilaa 2000 $ si la iigu dilo lacagtaa waxaana loo dhiibey lacagtaas nin la yidhah Cabdi haybe oo Hbaryoonis ah - isxaaq , ka dib baana la yidhi lacagtaa ninkaa ku khaarajiya ,waxaana meesha yimid nin la yidhah sheekhul jabha oo sheekha ceerigaabo ah , wuxuuna weydiiyey oo uu yidhi ilaahay ka baqa oo hubsada arinta , arintii way hubsadeen in arintaasi shirqool ahayd ayaana u soo baxdey arintaasina waxaa ii sheegey ninkii loo xilsaarey ee cabdi haybe oo yidhi ilaahay waxuu kuu soo direy sheekha reer ceerigaabo waxaana lacagtaa iga baxdey 800 shilin oo ku baxdey baadhitaan intii kalena waan celiyey , 1994 waxaa uu ii sheegey ninka la yidhaahdo BLACKI oo ah habarjeclo /adam madoobe oo ah nin siyaasi ah kenya ah. Waxanu qorshaynay anagoo isticmaalaynaya askarta kenya in baabuur aan taariko lahaynkaagala baxno guriga irbad suuxiso ahna kugu dhufano halkaa dayuurad kaa saarna hargeisa kaa dejino, hada laakin si ilaahiye ayay ku baaqatey Markaa waxaa ila joogey maxamed farax gawamle oo ********* ah. Isla sanadkaa 1994 kakumo qoladii reer miyiga ahayd ee isaaqa ahayd ee deegaanka ahayd ayaa qorshasay in la ururiyo lacag dabdeedna la I dilo. Arintaasna waxa is hortaagay nin nabad doon ah oo habaryoonis ah oo la yidhaahdo CABDILAAHI, arintaa waxaa ii sheegey nin ********* ah oo hooyadii habar yoonis tahay oo la yidhaahdo daahir shire. 2001 aya wargeyska jamhuuriya Volume 11 cadadkiisii 1511 ee soo baxay 8 bishii 5aad , wuxuu joornaalkaasi qorey eedeyn been ah isgoo magac been aha adeegsanaya isla markaan nin kii qorey magaciisa ma shegin , isla sidaas oo kale joornaalka maandeeq ee xukuumadu , s4aad cadadka 659 oo soo baxay 01.07.2000 , taasna waxay xaqiijisey in wiilkii sheegey in koofiyad cas ay soo raaftey taasi waxay tusaysaa in aanan anigu ku lug lahayn. Maalimihii itixadku ka dagaalamayey Gedo ayaa nin itixad ka mid ahaa oo la yidhaah farx xaashi , oo ******** ah hada Norway jooga ayaan waaan ku idhi maxaad dadka masaakiinta ah ee reer miyiga ah aad u xasuuqeysaan wuxuu igu yidhi adiguba xasuuqbaad samasay waxan ugu jawaabay nin walba danbigiisa ilaahay ayuu la hortagayaa waxanay ahayn 1996, 1998 anigoo xabaalayna nin Nairobi ku dhintey ayaa waxaa ka sheekeeyey arintii jasiira laba nin oo goobtii taagnayd ilaahay arinkii ayey si waadaxa uga sheekeeyeen waxaana u yeedhey faarax xaashi oo goobjoog ahaa , waxaan ku idhi si fiican u dhagayso , si fiican ayuuna u dhagaystay waxaan ku idhi ka waran arintii aad igu tidhi 1996 , raali iga ahow ayuuna yidhi ilaahay ayaad la hortagi ayuuna iigu jawaabey . Wuxuun yidhi diyaar ayaan u ahay wixii danbe ee suu,aalo ah hadii aanay arintu ahayn qabiil iyo wixii xunba ninkaad necebtahay dusha ka saar. Dimishiqna looyar ayaan ku leeyahay Waxaa soo waraystay abdirahman jama du,ale email- abdirahmanj@hotmail.com Norway Xigasho:http://www.angelfire.com/tn3/sdwo/news79.htm Soo Bandhige: Fu,aad Bahda Mreegta Farshaxan
-
Ceerigaabo=Dayax-Madoobaad La-kowsadey sannadka cusub ee 2010-ka. Written by Qarannews Dec 31, 2009 at 04:11 PM Ceerigaabo(Qarannews)-Abbaara 10:00-10:10 habeennimo ee caawa oo ah habeen Jimce soo gelayo kuna began 15-ka bisha Muxarram, sidoo kalena saacado yar uun kaddib uu kow noqonayo sannadka cusub ee 2010-ka ayaa waxa kusoo beegmay Dayax-madoobaad si weyn looga dareemay magaalada Ceerigaabo. Kaasi oo sababay muddo ku dhow hal saac in uu dayaxu ahaado mid madow, iyo in dhulku ahaado meel mugdi ah. Dayax-madoobaadkan ayaa bulshada reer Ceerigaabo markii ay dareemeen waxa masaajiddada lagaga baaqaya in lay sugu soo boxo salaadda la tukado marka mucjisooyinka noocan oo kale ahi lasoo dersaan bulshooyinka muslimka ah, iyadoo dhawaaqa (Assalaatu-Jaamica) masaajiddada ka baxayey laga maqlayey dhammaan daafaha magaalada Ceerigaabo, halkaas oo iyadoo loo deg degayo culimada iyo cuquusha kaleba masaajiddada isugu tageen oo si isku mid ah dhammaan masaajiddada Ceerigaabo looga Oogey salaaddaas, ilaa iyo intii iftiinka dayaxu ka ahaanayey mid kusoo noqda sidii uu ahaa ka hor intii aanu madoobaan. Waxa xusid mudan sida uu qoray Wargeyska Maalmaha caddadkiisii 360-aad ee soo baxay Isniin 28-December 2009 in Xarunta Cilmi-baadhista Hawada Sare gaar ahaan xarunta mashruuca la socodka Dayaxa ee islaamiga ahi sheegeen in dayax-madoobaadkani habeenka Jimcaha ee ku began 01-January 2009 uu ka dhici doono meelo badan oo ka mid ah Qaaradaha Africa, Eeshiya iyo Yurub oo ay dadku arki doonaan dayaxa oo qaybo ka mid ahi madoobaanayo, haddana yara caddaanaya, haddana ku noqonaya madow, ilaa uu mar danbe ka baxayo madowga. Sikastaba ha ahaatee arrintan ayaa ah mid la kowsatey sannadka cusub ee 2010-ka sida dhaqanka Soomaalida eek u xisaabtama taariikhaha facoodu weyn yahayna loo arki karo isbeddel dadka qaarkiis ku sababayn karaan arrimo sannadkan u gaar ah. Cabdullaahi Xuseen Darwiish Qarannews Ceerigaabo http://www.freeimagehosting.net/uploads/10ff7172c5.jpg http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=6878&Itemid=62
-
Dayax Madoobaad Laga Arkay Gobolada Somaliland Gaar Ahaan Caasimada Hargeysa iyo Salaad, Ducooyin Alle Lagu Waydiisanayo Dambi Dhaaf iyo Naxariis Oo Laga Bilaabay Masaajidada 31 Dec 2009 Hargeysa (OWN)- hadda oo ay saacada Geeska Afirka gaar ahaan Somaliland tilmaamayso 10:40 min, ayaa waxaa laga war helay dayax oo qayb ka mid ahi madoobaatay waana amuur llaahay wax ku tusayo bina’aadanka uu abuurtay. Sii Akhri http://oodweynenews.com/display_page.php?articleid=13422
-
Originally posted by Mr. Red Sea: ^That site is useless junk. They should talk more about Kulmiye policies and how they differ from Udubs'. Their message seems to be undermining the whole establishment by misleading people with daily lies.I oppose ruling party myself and think they are incompetent bunch, but I can only go so far. The very fabric and policies of Somaliland are non negotiable and irreversible. Sxb i really don't mind that much if they post things trying to criticise the current somaliland government policies but not the whole somaliland itself, but what they don't realise this time is they crossed the boundaries by trying to damage the whole somaliland's image in the process of trying to make the ruling party look bad. I also noticed somaliland.orgy clannish ways and cugdad ridden ways, it reports unreliable things about other somaliland clans and trying to instigate unnecessary hatred and conflict between the peace loving people of somaliland. somaliland.orgy site has no shame nor boundaries, they think by producing propagenda it will get them anywhere they are just making themselfs look like clowns with Cugdad & Envy as high as the eiffel tower - that they would even go as far as making propagenda and trying to score cheap points about a Dead hero Fagadhe AUN's burial, once again unacceptable behaviour by the Siilaanyo website worshipping lunatics.
-
i recognised Somaliland.orgy is kinda anti government and somaliland it should be renamed antisomaliland.orgy,what a absurd site.
-
Originally posted by AYOUB: ^ These days, it seems everyone can issue Fatwa declaring another person "is not Muslim". so true.
-
Originally posted by Jacaylbaro: I love when Cowke and Xaaji-Xunjuf preach about Islam ,,,,,
-
I really think Edna Adan should stick to the best jobs she is best at.
-
looooool@ meesha rabsha ka dhacday baas naga dhaafa edna adan her position will be cancelled due too many somalilanders being against her running for the Golaha Guurtiida job.
-
Erigavo has it's own 1 i am sure it will do it fine.
-
^^^^^ Now that is pushing for it.
-
Xaji_Xunjuf, i actually think Edna Aden is a great lady who deserves those kind of responsibilities but hey look at the bright side? she is a fair lady and not corrupt. I personally think hablaha duriiyaada should have more say in what goes on on somaliland. :cool:
-
i heard she want's to be the next head of Golaha Guurtiida seems - Salebaan gaal got some challenge.
-
Originally posted by Qudhac: looooooooooooool looooool. Jaabkii bugland.
-
Hargaysa :Secessionist quest for recognition, progress indeed
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
total control of the city kulaha? who are you kidding you can't even past the Suuq. while somaliland maintains total control over Las anod , you are struggling with Galckayo. -
Hargaysa :Secessionist quest for recognition, progress indeed
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
i see puntland is once again frustrated by the recent karbash of Galckayo. -
Halyeyadii Huriyey Hawl-galkii Inqilaabka ee 1961-kii Qaybtii 2'aad Written by Qarannews Dec 29, 2009 at 06:48 AM Inkastoo aynu ka soo sheekaynay ujeedada iyo darreenka dhabta ah ee uu ka turjumayey inqilaabku, hadana waxa dad badani isweydiinayaan ilaa xadka ay le'ekayd dhibaatada keliftay in kooxdaasi ku dhaqaaqdo hawlgalka, maadaama waqtigii markaa laga joogay Midnimaddii dhex martay Somaliland iyo Koonfurta Soomaaliya uu aad u yaraa. Haseyeeshee, Wasiir Cawil oo aanu arrintaa wax ka weydiinay, waxa uu sheegay in haba yaraatee aanu jirin damac siyaasadeed oo kooxdooda ka hayey hoggaanka dalka, balse uu damiirkoodu siin waayey inay u dulqaataan damac siyaasadeedka indhaha la'aanta ah ee hoggaamiyeyaashii Koonfurta Soomaaliya kula kaceen siyaasiyiintii Somaliland. Weli waxa aynu ku gudo jirnaa qormadeenii aynu kaga hadlaynay curashada hindisaha Inqilaabkii dhicisoobay ee Somaliland ka dhacay 1961-dii. Haddabaa, markii kooxdii saraakiisha ahayd ay isla oggolaadeen fulinta inqilaabka, waxa kale, oo ay si wada jir ah uga munaaqishoodeen waqtiag iyo goorta uu munaasib ku yahay hirgelintiisu, rog-rog fara badan ka dib-na waxa ay isla qaateen in hawlgalkaas dhaqaajintiisu ay ku haboon tahay 10th December 1962-dii, waqtigaasoo ku beegnaa Sannad ka dib markii Midowgu dhex maray Labadii Gobol ee Soamliland iyo Koonfurta Soomaaliya. Haddabaa, markii halkaa xaalku marayey, ayaa sida uu Wargeyska Yool u xaqiijiyey Md. Xuseen Cali Du'caale (Cawil), waxa ay xubnihii Saraakiisha ahaa dareemeen dhaqdhaqaaqyo faro badan, kuwaasoo badankoodu iftiiminayeen inay suurto gal tahay in si dhib yar looga war helo qorshahooda inqilaabka. Tusaale, ahaan waxyaabaha ugu waa weyn ee kooxdaa Saraakiisha ahayd ay ka dideen, waxa ka mid ahaa: Xidhiidhkooda dhinaca isgaadhsiinta oo ahaa mid aad u liitey, maxaa yeelay, waxa waqtigaa dalka laga isticimaali jirey AARTII, kaasna, waxa ku hadalkiisa awood u lahaa Kornaylka oo keliya. Sidaa darteed-na xubnaha Saraakiisha ah ma uu jirin mid qudha oo gaadhay derejada Kornaylka. Xasan Faarax (Xasan Fidhato) oo markii hore ka mid ahaa Saraakiisha ku heshiisay qorshaha inqilaabka. Haseyeeshee markii dambe ka cudur-daartay ka qayb qaadashada hawlgalka inqilaabka. Arimahaasoo dhammaantood noqday kuwa dareeno shaki leh ku abuuray intii kale ee xubnihii Saraakiisha ahaa. Waxa kle oo iayduna xusid mudan goobaha ay kala joogeen oo aad u kal foggaa. Tusaale ahaan haddii aynu wax ka iftiimino goobihii ay ay waqtigaa ku kala sugnaayeen Sagaalka Sarkaaal iyo mid walba cidii xukumi jirtay, waxa ay ahayd sidan: 1. Xasan Cabdule Walan-walan (Xasan Kayd), Cabdilaahi Siciid Caabi, Siciid Cali Giir iyo Xuseen Cali Du'caale (Cawil), waxa intoodaasi joogtay Magaalada Hargeysa, waxaana qaybtooda Kornayl ka ahaa Cornal Cismaan Sabriye oo ahaa ****** Xawaadle. 2. Maxamed Cabdulaahi (Muxumed Awr), waxa uu joogay Goraya-cawl, halkaasoo uu Kornayl ka ahaa Cornal Nuur Cadow oo ahaa ****** Xawaadle. 3. Cabdulaahi Aadan Koongo iyo Faysal X. Jaamac, oo iyaguna joogeen Magaalada Burco, waxa Kornal u ahaa qaybtooda Cornal Cabdilaahi Yuusuf ********** *******. Taliyah Guud ee Ciidamadii Xooga dalka Soomaaliya, waxa waqtigaa ahaa Maxamed Caynaanshe, oo isaguna dhalasho ahaan ka soo jeedey H.Y - Isq, balse ku kacaamay waxna ku baratay Koonfurta Soomaaliya. Kala soco Caddadka Dambe wargayska Yool http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=6843&Itemid=62
-
Garoodi thanks for explaining where Garoodi starts from.
-
dude ^^^^ Midhisho District is run by SNM - X.Turwaa mandem iis ilaali.
-
^^^ wrong infact Erigavo- Region has 1 of the highest rain annual fall in somaliland. and Erigavo district has many farms such as Midhiso , Kulmiye , Midish, Xamas, Cabaydh , Karin Turwaa those areas etc. Erigavo has more Annual Rainfall then Hargeysa region or burco. the whole sanaag region specially the North is very blessed mashallah.
-
Illahay uu Naxaristo oo janada fardowsa ka warabiyo amiin.
-
The Zack , Somaliland is for Somalilanders end of discussion.
-
Popular Contributors