Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Wufuudii ugu cuslayd ee xisbiga UDUB ka socota oo maanta Soo gaadhay Burco,DAAWO SAWIRADA Burco: (Qaran news)- Xoghayaha guud e xisbiga UDUB Jaamac Yasin Faarax iyo Guddomiyaha Ololaha Doorashooyinka ee Xisbiga UDUB, ayaa maanta abbaaro 11:kii subaxnimo soo gaadhay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, Jaamac yaasin faarax iyo wefdigan uu horkacayey ayaa waxa si ballaadhan ugu soo dhoweeyey duleedka bari ee magaalada Burco masuuliyinta gobolka Togdher, heer degmo illaa heer gobol, masuuliyiintan soo dhoweysay xoghayayha iyo wefdigiisa waxa ka mid ahaa Badhasabka Gobolka Jaamac C/laahi Biin , Badhasaab xigeenka Gobolka Tog-dher Guuleed Dahir samatar ,maayarka magaalada Burco Maxamud Axmed Xasan Dhegolaab iyo sidoo kale masuuliyin sar sare oo ka tirsan xisbiga Udub, sidoo kale waxa isna soo gaadhay Burco oo ay isku mar soo galeen wefdiga Xoghayaha wefdi kale oo uu horkacayay Guddomiyaha Ololaha Doorashoyinka ee Xisbiga UDUB Mr. Cisman C/lahi Cigaal CISMAN HINDI, oo isagana ay soo dhoweyen madax sarsare oo ka tirsan xisbiga waxana labada wefdiba lagu so dhoweyey xarunta Xisbiga, wufuudan oo masuuliyiintii so dhoweyey ay ka mid ahayeen Guddomiyaha Xisbiga UDUB ee Gobolka Togdheer Mr.ayaanle ,Guddomiyaha Garabka Haweenka ee xisbiga Marwo Sahra Dubad ,iyo weliba Guddomiye waaxeedyada kala duwan ee xisbiga UDUB. Xoghayaha Guud ee xisbiga UDUB mr Jamac Yasin Faarax oo ka soo galay dhinaca bari ee magaalada Burco kana soo kicitimay saaka magaalada Caynaba ayaa soo maray Gobolo,Degmooyin iyo tuulloyin badan oo Bariga ah, waxanuu safarkiisan uu Burco ku yimi u muuqdaa kii uu ku soo gebogabaynayay safaro uu ku gaalaa bixinayay deegaanadaas Hadaba waxa xarunta xisbiga UDUB Hortiisa oo loogu talo galay in wefdigu uu kula hadlo tagerayaasha xisbiga ka hadlay Guddomiyaha Xisbiga UDUB ee Gobolka Togdheer mr. Ayaanle wuxuuna ka dalbaday taageryaasha inay si weyn ula soo dhoweyaan labada wefti isagoo gaadhsiiyey salaan ballaadhan iyo hambalyo Xoghayaha Guud ee xisbiga iyo Guddomiyaha Ololaha Doorashooyinka ee Xisbiga UDUB Cisman Hindi, intaas ka dib waxa halkaas isna hadalo kooban uga soo jeediyey taageeryaasha xisbiga Udub Guddomiyaha Ololaha Doorashooyinka ee Xisbiga UDUB MR.Cisman Hindi, kadib waxa mikirrifonka la wareegay xoghayaha Guud ee xisbiga UDUB Mudane Jamac Yasin Faarax, wuxuu taagerayaashii iyo shacabki tirada badnaa ee hor tubnaa BARXADDA hore ee xarunta xisbiga UDUB ee gobolka togdheer u sheegay ujaadada safarkooda, isagoo ka dhawaajiyey in safarada ay ku marayaan gobolada iyo degmooyinku aanay ahayn ololihi ee ay yihiin xog ururin iyo indho indhayn Guud oo ay ku samaynayaan shacabkooda ku kala firirsan gobolada dalkoo dhan, wuxuuna sheegay in ay laba wefti u kala baxeen oo weftina loo diray Galbeed weftina loo diray Bari maantana ay labadi wefti goobtan wada joogaan oo ah Burco. Waxa iyaguna madashii soo dhoweynta wufuuda xisbiga UDUB ka hadlay Badhsaabka Gobolka Jamac C/laahi Biin iyo masuuliyin kale. Sidoo kale waxa madashii soo dhoweynta Hadhuub Caano ah lagu Guddonsiiyey Horkacayaashii Labada wefti waa Mr, Cisman Hindi iyo Jamaac Yasin Faarax e, waxaana halkaas ku Guddonsiisay hadhuubka caanaha ah Guddomiyaha Cusub ee Garabka Haweenka ee Xisbiga Talada Haya ee UDUB Marwo Sahra Dubbad Axmed oo dhowr iyo tobankii bishii Hore lagu caleemo saaray Hotel Cigal ee magaalada Burco . Soo dhoweyntan qiimaha badnayd ee loo sameeyey weftiga Xoghayaha Guud iyo weftiga Guddomiyaha Ololaha Doorashooyinka ee Xisbiga UDUB ayaa ahaa mid maalmihii u danbeeyey ay u dhegtaagayeen taageryaasha xisbigu, waxana markii munaasibadu dhammaatay loo gelibbiyey wufuuda dhinaca HOTEL IGAL oo badanaa wefdigu marku yimaado ay degaan, isagoo intii aanu madasha ka dhaqaaqina xoghayuhu sheegay in uu joogi doono maalmo kooban lana kulmi doono madax dhaqmeedyada iyo shacabka Gobolka.
  2. Originally posted by Maaddeey: Ina Cali Shire was exiled to Seycheles, markii dantiisii laga gaaray! farcankiisii oo gaalo ah ayaa jaziiraddaa jooga!, waa natiijada gumeysi raaca iyadoo Saldanad la raadinaayo! my thoughs exactly.
  3. Xiinfaniin , sxb i hope you are satisfied now that you seen the truth.
  4. ^^^ apparently the letter has grouping names and can't not be posted here but i will send you the link if you want.
  5. Originally posted by Xaji_Xunjuf: sacad ina cali shire wiil u awoow u yahay ba hargeisa jooga. Muxu duke ka sheekenaya. Ina cali shire boqoradi ingreeska Billad sharaf ah ku siisay cadan Yaman. dee my thoughs exactly anigu waxan leyahay uun ninka iyo engriiska were friends before they got bored of him and got disposed of him in seychelles, the problem with people like xiin is they are trying to cover tha t Ina Cali Shire was a close friend of the british , there is even a letter of him and his community in las qoray that they wrote to the british after the darawish attacked them in las qoray , and they plied with the british to send ships arguently and quickly to help them walle siidi uu farxeen uu ma malaynaysiid when the british ships arrived lol , there was even pictures from what i heard , but i have the letters. In Conclusion the people of Maakhiir were pro british and anti darawish.
  6. ^^^ correction sxb Cali Shire was a Defeated "Loyal" king to England who though england were his true friends but sadly it turned out to be his worst nightmare he should have listened to the warnings of Sayyid Mohamemd abdullah.
  7. Originally posted by General Duke: Suldan Mohamoud Ali Shirre's dynasty still exists today, I have never heard of anyone from Hargaysa even comparable in stature to the late kings of the North East and the Sayid.. Hey but we have ina Gare, and NGOONGE, no doubt.. how does it exist? since there is no such mamuul called makhiir anymore it's reduced to a region called badhan lol that is part of somaliland at times and at times allies themselfs with puntland.
  8. Xiinfanin, they both worked with the british , laakinse that is not the point the point is what legacy did they leave behind? well Ina Gare was known for raiding opposition groups and liberating Hobyo that was his part of great legacy were's Cali Shire spent his last days jailed in seychelese all alone and sad. :cool:
  9. ^^^ war heede Cali Shire ba dee Engriis dhaga nugaal bu aha until they got bored of using him and got disposed of him to seychelese.
  10. Xaji XunJuf , did you also knew Ina Gare was the nephew of ina Cali Shire lol? they also seemed to be related. Remember when the british has asked Ina Gare to get and arrest ina cali shire first wu ka xiishoonayey abtigisa he told him iis diib ( surrender ) yourself and then when he tried to escape then that is when he was catched. The British could have never catched Cali Shire without the help of Ina Gare since he knew sanaag region very well and had many supporters among him.
  11. Xiinfanin, well atleast we can say cali shire had better fate then atleast Boqor Cusman the 1 that was toppled from the empire with the work of Haji Muse Farah ( Ina Gare ) and the italians the hobyons were finally free we can atleast say Haji Muse Farah ( Ina Gare ) has done good and justice for some communities that we will forever be remembered with , we should build statues in Hobyo for Ina Gare .
  12. Originally posted by General Duke: ^^^Adeer the Garad had more than 70 children in his life time, and today they are a huge family, thus spare us the nonsense, the British defeated him and no one else. well it's true some desends of his grandchildren and children have assembled the seychelian identity and are married to seychelians just go and check makhiri websites you will see it, thus we can safely say they mostly lost their identity.
  13. Xiinfaniin @ lol Jasiirad keligii lagu xiray that is not something to boast about, the worst thing is being put in a jail far away from home, i have seen some of his descends who turned out to become seychelians in some maakhiri website talk about losing their identity that quickly.
  14. oo horta waxan maqlay Ina Cali Shire waxa so xiray Haji Muse Farax kadib markii Seylechees lagu jiidaay oo xagaas lagu xiiray mar labadna waxa la keenaay somaliland markas ba Xaji Muse Farah ( Ina Gare ) lo diibaay laakinse ma hubo wuxu Ina Gare Ku Samayey Cali Shire.
  15. Originally posted by Alien13: It's one step forward. Congrats to SSC communities.. Garads job well done. ^^^You were all saying nothing will come out of it just yesterday, now when concrete decisions were mad unanimously, you are saying what???? You secessionists keeping wishing the despair of others Somalis. I suppose that was meant for me? well nothing has yet to come out of the meeting rather then non sense letters and calaacals from garowey , we will talk in the battle field in L.A , instead of using roadside bombs come out of the bushes like a man. :cool:
  16. Originally posted by Aaliyah416: ^can you go and mind your own business...the fate of the people of ssc does not concern you.And, this thread is to celeberate what we so far achieved and we look for a better future for our people.... laakin adiga hadaladada mala yacniga would be nice if you can take it elsewhere... thank you.. salaam walalo i have every right to comment on SSC issues since i am also from the eastern regions of somaliland or what you might call "SSC".
  17. ^^^ they will forever be lead by others whether it is somaliland or puntland since they (sool community) seem they can't lead themselfs.
  18. ^^^ it still remains disputed especially the badhan area niyoho iska ilow.
  19. (Somalilandpress) — Some 126 people have been rescued by Somali fishermen from the Gulf of Aden after human traffickers reportedly forced them into the sea at gunpoint. The migrants, mostly from Somalia and Ethiopia, said they had set off from northern Somalia a week ago. They said their boat had developed engine trouble and drifted for days before the people smugglers forced them into the sea. Six people are missing. The BBC’s Peter Greste says the scale of this incident is rare. But our correspondent says stories of human traffickers forcing migrants into the sea are not uncommon. The coast guard from the semi-autonomous region of Somaliland spotted the first survivors floating in the water on Sunday. They said the boat had originally set off from northern Somalia with 135 people on board, hoping for a better life in the Middle East or Europe. Such migrant crossings normally head for Yemen. The mayor of Laaso Suarad, the town which organised the rescue, told the BBC they dispatched a flotilla of fishing boats to search for more survivors. Eventually they found 126 of them clinging to bits of driftwood and utterly exhausted. The search has also found three bodies. The UN and the Red Cross are helping the survivors with food and medicines. Somaliland is a relatively stable part of Somalia, which has declared independence from the rest of the war-ravaged country
  20. Haji Xandjuf have you visited Taleex.net, at the Feb 1 news it seems they are making lies about a fellow sanaag and sool somaliland community , specially Col. Dhancade and his boys.
  21. Xaaji Cabdi Waraabe oo U Maah Maahay Guddoomiyaha Guurtida iyo Saleebaan Oo Jawaab Ka Bixiyay. "Waxaan Kaa Codsanaynaa Inaad Guurtida Imaansataa Oo Kursiga Kale Aanad Doonin" Xaaji Cabdi Waraabe "Xaajiga Hadalkiisu Waa Weerar kamanaan Filayn Saaka Erayada ee Waxaan Ka Filayay Kuwo Wax Ururiya" Guddoomiyaha Guurtida Hargeysa(Ramaas) Feb.01, 2010 - Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa si kulul u duray Guddoomiyaha Golaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan waxaanu ku tilmaamay inaanu Golaha u hoggaamin sidii laga filayay. Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf, wuxuu sidaasi ka sheegay fadhigii maanta ee Golaha Guurtida qadar yar ka dib markii Xildhibanaada Aqalkaasi ay cod aqlabiyad ah ku diideen istiqaaladii uu Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Md. Sh. Axmed Sh. Nuux Furre u soo gudbiyay 30-kii bishii la soo dhaafay. Md. Cabdi Waraabe oo ka hadlayay dhaliilalaha Guddoomiyaha wuxuu yidhi "Waxaan leeyahay qaloocu wuxuu ka socdaa waa sadexdiina Shir-gudoonka haddii aad sadexdiina xubnood qawl aad u dhan tihiin la timaadaan Goluhu idinku diidi maayo.Golaha cudurku meesha uu ka galaa waa Shir-gudoonka waxaan leeyahay Saleebaan Guddoomiyaha nin baa wuxuu yidhi Ma waxaan ku mooday, ma waxaad noqotay mise waxaan loo noqon doonin. Waxaan ku mooday libaax, waxaad noqotay kurtin waxaanse loo noqon doonin guure-gal habeenimo. Guddoomiye, 82-ka Xildhibaan doorashadaadii way isku kaa raaceen, Guurtida umaad wadin siday kugu waday. Waxaan kaa codsanaynaa inaad guurtida imaansataa oo kursiga kale aanad doonin." Md. Cabdi Waraabe oo si gaar ah ula dardaarmayay Guddoomiyaha wuxuu yidhi "Waa inaad kursigan Guddoomiyaha geeri kaga tagto ama sharaf kaga tagtaa, oo aad Guurtida midaysaa oo aad Somaliland dhaqaalaysaa oo aanad dan aad leedahay uun tiigsanine’e. Jamhuuriyadu dushaada ayay saaran tahay Guurtidana adigaa u wada aabo ah inaad qabyaalada ka dayso oo aad walaaca ka dayso ayaan kaa codsanaynaa." Dhinaca kale, waxa Hadalkii Xaaji Cabdi-Waraabe uu Golaha ka abuuri gaadhay buuq iyo qas waxaana si deg deg ah uga jawaabay Guddoomiyaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, waxaanu yidhi "Haddii Cidi u jawaabayso Xaajiga Anigaa u jawaabaya.hadalkiisu weerar weeye. Kama aan filayn Xaaji Cabdi saaka goobtan aynu joogno erayadan, waxaan ka filayay hadal Golaha isu soo dhaweeya oo ururiya. Waxaan leeyahay sidaad sheegtay haddii Khilaafku sadexdayada Shirgudoonka uun yahay xal la waayi maayo." "Sida Xaajigu uu yidhina ma aha, Xaajiga xilka uun baan kaga weynaaye’e da’da iyo Waayo aragnimadaba inuu igaga horreeyo ayaan moodayay. Waxaan leeyahay Xaajiga markay idinka qaraxday ee khilaafkiinu soo baxay goobta iyo dalkaba ma joogin. Waxaan joogay meel jirta 8 kun oo Km,"ayuu yidhi Md. Saleebaan Maxamuud Aadan. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in Goluhu uu sii shaqayn doono oo aanu xidhnaan doonin. Dhinaca kale waxa fadhigii maanta ka hadlay Guddoomiye Ku Xigeenka koowaad Md, Sh. Axmed Sh. Nuux Furre, waxaanu u mahad naqay Golaha ka diiday istiqaaladii uu u soo gudbiyay. "Waxa laga yaabaa inaad is weydiinaysaan maxaa wadaadka ku kalifay iscasilaada waxaan sheegay inaan iska daalan nahay oo aan doonayo inaan iska nasto. Waxa kale oo saamayn ku lahayd khilaafkii yaraa ee golaha dhex maray oo aan is leeyahay Shirgudoon ahaan aanu hore u dhammayn weynay taasina saamaynteeda ayay lahayd. Waxaan is idhi haddii aad khilaafkii yaraa ee golaha dhexdiisa xalin kari waydeen qaranka iyo dalkana waxba uma taraysaan,"ayuu yidhi Guddoomiye ku Xigeenka koowaad, waxaanu intaasi ku daray "Ma doonayo inaan sharax dheer bixiyo laakiin waxaan is leeyahay dad badan oo kaa wanaagsan ayaa Golaha iyo dibadaba jooga, inagana uu ilaahay uun iskeen baday. Shirgudoonkana waanu isa saamaxaynaa markaanu imika isku gaar noqono." Ramaasnews Desk Hargeisa