Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Telesom iyo Bandhiga Mobaylada Tamarta Cadceeda ku Shaqaynaya Hargeysa (Somalilandpress)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom ayaa maanta soo bandhigtay adeeg cusub oo ah Mobaylada ku shaqaynaya Cadceeda. Madaxda laamaha kala duwan ee shirkada Telesom ayaa shir-jaraa’id oo ay maanta ku qabteen xaruntooda magaalada Hargeysa sharaxaad kaga bixiyay adeegan cusub ee ay soo kordhiyeen. Shirkaasi jaraa’id oo uu ugu horayn ka hadlay madaxa suuq-gaynta iyo xidhiidhka dadweynaha Maxamed ***** Cilmi ayaa waxa uu sheegay iyada oo shirkadu ka turjumayso baahida dadweynaha reer guuraaga iyo beeraalayda oo bulshadeena ah inta ugu badan 80% ay garteen inay keeneen Mobaylo ku shaqaynaya Cadceeda oo lagaga maarmayo dabkii (Charging) oo aanay suurto-gal ahayn in meelaha ay dadka reer miyiga ahi ku nool yihiin in laga helo Laydh. Waxaana uu farta ku fiiqay in adeegani yahay mid gaar u ah shirkada Telesom ayna tahay shirkadii u horaysay ee adeegan soo kordhisa, isaga oo farta ku fiiqay inay shirkad caalami ahi dalabkan gaarka ah u samaysay. Waxa kale oo uu iftiimiyay in aanay shirkadu faa’iido ka doonayn, balse ay adeegan maanta daaha ka rogtay si ay uga farxiso oo bulshada reer guuraaga ah si ay adeegyada shirkadani ka fuliso wadanka loogu wada raaxaysto isticmaalkeeda miyi iyo magaalaba. Madaxa Horumarinta Gobollada ee shirkada Telesom Faarax Sugaal ayaa isagu bandhiga adeegan casriga ah ka hadlay isaga oo tilmaamay in shirkada ay ku keliftay inay adeegan oo ku kacay lacag qadarkeedu badan yahay keento ka dib markii bulshada ku dhaqan Miyiga oo ah 80% ay cabasho mug leh ka muujiyeen dabaynta Mobile-lada oo ay dhibaato badani kala kulmi jirtay, iyaga oo magaalooyinka u soo diri jiray si loogu soo dabeeyo, ka dibna baabuurto mudo kala maqnaan jirtay, taasina ay adeegsigooda isgaadhsiineed dhibaato ku ahayd. Waxa uu tilmaamay inay fursad dahabi iyo hadyad gaar ah oo ay Telesom u soo kordhisay yahay adeega Mobayladan ku shaqaynaya tamarta Cadceeda. Waxa kale oo isna kulankaasi ka hadlay ku xigeenka Injineerka guud ee shirkada Telesom Maxamed Cali oo faahfaahin ka bixiyay qaabka ugu sahlan ee Mobayladan loo isticmaalayo. Maaha markii u horaysay ee adeeg aan hore loogu maqal wadamada Geeska Afrika ay soo kordhiso shirkada Telesom, waxaana xusid mudan in sanadkii tegay ee 2009, lagu xusuusto shirkada Telesom adeega wax lagu kala iibsado ee hana qaaday Zaad Service. Shirkada Telesom adeegyada ay bixiso ayaa shirkii dhawaan ka dhacay magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya ee wasiirka Arrimaha Dibada ee Qarada Afrika, barnaamijkii Isgaadhsiinta ee Qaarada lagu xusay in Afrika laga hirgeliyo adeegyada SMS-ka, adeegyada wax lagu kala iibsado Telefoonka iyo kuwo kale oo ay Telesom ka hir-gelisay wadanka aan weli ictiraafka helin ee Somaliland.
  2. ^^^ somalilander stands for all those who are from somaliland and consider themselfs somalilanders.
  3. ^^^^^^ Awaare north wa somalilanders side, Awaare soutkana wa dee kuwa ONLF sideka.
  4. Dajiye, where does it say Awbare? doesn't this say Awaare? somebody is mixing up the two different deegmo's.
  5. ^^^^^ war waxbana ma barayo ee iis daajiya.
  6. ^^^ sxb dee aariinta websiteka hadhwanaagnews uun ba hada ku arkay bal i ll research and see if all the other reliable sland sites have reported this aswell.
  7. Xiin, i have to admit that is bit ridiclous but not as ridiclous as somaliland.org ( waagacusub ), plus it's not really a common thing in hadhwanaagnews but rare where's somaliland.org make habit of it .
  8. ^^^ dude i am usually neutral when it comes to websites laakinse go ask any neutral somalilander they will tell you all about somaliland.org it's the waagacusub of somaliland. so unless you take wagaacusub serious then wa siida oo kale.
  9. Originally posted by xiinfaniin: ^^yout logic suggests even Siilaanyo is anti somaliland sxb this isn't about Siilaanyo but rather the website somaliland.org. In Conclusion Somaliland.org is one of the worst websites when it comes to reliability and sources in somaliland , it will never match up to websites good reputation such as Geeska, Hadhwanaagnews, Ramaasnews, Oodweyenews and all other neutral websites who don't make up things to confuse the people of sland. so in conclusion somaliland.org is like garoweonline.
  10. ^^^^ dude they are anti sland gov they also sometimes step from the line and attack somaliland itself and what it stands for so if thats not anti somaliland then i don't know what it is , take it for a example they made a rumour about the government not paying for the money lagu so qaadi laha maydkii marxuumkii Fagadhii and it was proven to be alie and made by somaliland.org and non other , the difference is somaliland.org is not really neutral website but the mouthpiece of siilaanyo's extreme supporters that will even go far as making lies about dead people to further their agenda. in Conclusion Somaliland.org is one of the worst websites when it comes to reliability and sources.
  11. ^^^^^ and this is the same hadhanaagnews you are talking about lol. Waftigii xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey iyo Muuqaalkii soo dhaweynta.Warbixin Hargeysa(HWN):- Xoghayaha guud ee Xisbiga UDUB Jaamac Yaasiin Faarax iyo wafti uu hogaaminayay ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Caasimadda ah ee Hargeysa, isla markaana kumanaan qof oo ka tirsan taageerayaasha iyo masuuliyiinta heer Gobol ilaa degmo ee Hargeysa ayaa ka qaygalay soo dhawaynta Xoghayaha guud oo ka soo laabtay safar shaqo oo uu muddo bil iyo dheeraad ah ku marayay Gobolada iyo Degmooyinka dalka. Jidka ayaa waxa xidhay oo hareero tubnaa dad kor u dhaafayay kumanaan kuwaas oo weedho ka dhan ah xisbiga UDUB ku dhawaaqayey. Xalay ayay ahayd markii uu guddoomiyaha gobolka Hargeysa ee xisbiga UDUB Cismaan Waxar uu ogaysiis ka bixiyay telefishanka qaranka sida loo soo dhaweynayo guddoomiyaha isaga oo degmo degmo u kala qaybiyay shanta degmo ee ay magaalada Hargeysa ka kooban tahay. Jidka wadnaha ayaa waxa joogay Ciidamo ku labisnaa dirayska ciidanka booliska, kuwaas oo u darbanaa ilaalinta nabada. waxaana nabadgalyo ahaan loo xidhay waddada dheer ee horumarta Qasriga Madaxtooyada. Si kastaba ha ahaatee soo dhaweynta xoghayaha guud ee xisbiga UDUB oo ay ka soo qayb galeen dad tiro badani ayaa madasha ka dareeray iyaga oo su’aalo door ah iska weydiinaya socdaalka xogahayaha iyo waftigiisa, maadaamoo aan hore sidan oo kale mar qudha loogu soo dhawayn Xoghaye UDUB Jaamac Yaasiin Faarax muddadii uu xilka Xoghaye-nimada qabtay sannadkii aynu ka soo gudubnay. Najax Aadan Cunaaye Hadhwanaagenews Hargeysa/Somaliland
  12. somaliland.org@ lol that is the most anti somaliland website , they even made lies about Marxuum Fagadhii AUN.
  13. ^^^^^ I don't need to proof who i am.
  14. stop concerning with your neighbours please let somalia sort out its own mess before they start concerning about neighbours.
  15. ^^^^^ lol@ "tolow dadkani miyaanay isla dadkii uun ahayn." Qudhacow of course wa isla daadki sxb laakinse they like 2 blame everything and their problems on others just like i have said before i know their little games.
  16. Qudhac, well said i sometimes think there is something wrong with this ONLF group they need to sort their inside problems first if their brothers are handing them over what do they expect from distance people? and they have the audacity to blame their problems on others wa yaab ee.
  17. Originally posted by Jacaylbaro: quote: Hoggaanka Amniga dowladda deegaanka Somalida Ethiopia Cabdi Maxamud Cumar ayaa qirtay oo caddeeyey in Haweenaydaasi gacanta lagu hayo oo xabsiga Jiggiga la geeyay, balse Cabdi wuxuu sheegay in haweenayda laga qabtay gudaha dalka Ethiopia. That is more like it to the truth.
  18. ^^^^ dude anigu wax bana maan copy garayn, anigu i don't waste my time making letters about puntland sxb a dude just sended me, if i was to make 1 i would have made it a professional instead of miidan lagu ciyaaray xoogaha like 5mins iin ka yar.
  19. ^^^ dee sxb our people have to confirm if this is 100 percent true or not first , you can't just run around the road wild when nobody knows if this is 100 percent true or not, marka xooga iis daaji sxb. Teeda kale before we accuse the sland government waxa ka horaysa , have they admited to doing this action? maya ama ha?
  20. Start with their Leader Faroole apparently his the guy who invented all this breaking away idea for Buuqland, we will just have to wait from his return from the middle east and then you can confront him for betraying south somalia and the TFG.