-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Jacaylbro , Maydh port already exists but it's a small 1 not enough to supply the whole eastern regions besides , Maydh is like the heart and economic of Ceerigaabo, sanaag, sool , if Maydh gets back to functioning just like the late 80s then it will be a good thing for all the surronding areas, as for Las qoray it can also supply the eastern regions nothing wrong with having two ports, just like Kismaayo and Mogadishu, Merka.
-
It's all about the cash buddy.
-
Mukhatar Rainbow made a good spokesman then this Cali Dheere red eyed guy.
-
Sayyid Somaal , stop acting ignorant dallo mountain ranges are part of Maydh district they start from northern ceerigaabo and end at the Maydh District. i ll even make it easy for you and show you the Daallo range mountains and where they are located and which territory they fall under which is Maydh district - Somaliland.
-
Eastern Sanaag To Participate In The Coming Somaliland Elections
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Koora-Tuunshe: Hadaaftimo Suldaan Siciid C/salaan oo Beeniyey Hadal Maamulka Somaliland Iyo Warbaahintiisa Kasooyeeray. CeerigaaboNews.com sxb the whole suldan of Gobolka badhan is ready for the SNM take over , according to most of your websites. -
Eastern Sanaag To Participate In The Coming Somaliland Elections
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Somaha JB, they want to tell us that the term Eastern Sanaag has no geographic or political relevance but SSC does loool, atleast the term eastern sanaag is refered to as Gobolka Badhan, i can't say the same about SSC it's just a political failure created in the slums of garowe. -
MAHADNAQ LOO SOO JEEDIYEY URURKA DHISMAHA DEKEDA MAYDH MAHADNAQ LOO SOO JEEDIYEY URURKA DHISMAHA DEKEDA MAYDH Geesiga dhulkiis Guusha u Horseeda.... dedaal dheeraad ah oo ay si xilkasnimo ku dheehan yahay oo ay sameyeen dhalinta qurba jooga ah oo xil weyn iska saaray kuwaas oo geed dheer iyo geed gaabanba u fuulay sidii shacab reer sanaag u heli lahaayeen deked iyo wado taas oo ahayd markii ugu horaysay ee ay dadweynaha gobolku ka dhabeeyaan dedaalkooda kuwaas oo dhowaan dhagaxa la dhigi doono hadaba taariikhdi ninba waxbay ku xustaa tolow maanta yaa ka geliya kii xaqiijin lahaa ama archeive-yada loogu kaydin Geesiyaashii Horumarka Gobolka Sanaag?? waa calaamad Su'aal u taagan oo lagaga abaal marinayo mid kasta oo dalkiis wax u qabtay hadaba iyda oo ay taariikhdu u kala qorayso sida loogu kala dheereeyo ayay dhalintan kor ku xusani iyo xubno kale oo aan shaashada ka muuqan ay u hanbalyaynayaan shacabka reer Sanaag waxayna ku dhiiri gelinayaan inaanay dedaalkooda ka caajisin kana gaabin laguna garab joogo abaalna ya ku leeyihiin dhamaan xubnihii dhaqaalaha ka geystay iyo cid walba oo ka qayb qaadatay liiska dadkii ka midha dhalliyey 1- c/dale cali cigaal 2-aniis maxamed ismaaciil 3-AxmedFaais Maxmed Cali naahi 4-maxmed xasan Dheere (Maxed Ceergaabo 5-axmed c/laahi warsame (axmed Qallax) 6-Gud c/raxmaan ducaale Daamir 7- nuur Cilmi 8-was/maaliyda xuseen cali ducaale 9-suldaan rashiid suldan cali ducale 10- suldaan Maxamed Xirsi qani 11- Maayar Ismaciil X nuur 12- Ibraahim Faarax joog 13-naasir cali jaamac Colaad dhamaan waxay reer sanaag mahadnaq u jeedinyaad dadkan kor ku xusan iyo kuwa kale aan halkan lagu sheegin ee ka qayb qaatay.
-
xaflad balaadhan oo ka dhacday hoolka shirarka ee xarunta bisha cas ee degmada ceerigaabo ayaa waxaa shahaadooyin lagu gudoonsiiyey arday kabadan 50 arday oo ka qalin jebiyey caafimaadka gaar ahaan gargaarka degdega ah oo ay fulisey xafiiska ururka bisha csas ee degmada ceerigaabo waxaana xafladaa ka soo qayb galay masuuliyiinta Maamulka deg mada Maamulka bisha cas ardayda qalin jabinaysey iyo marti sharafkale Waxaana ugu horayn halkaa hadal kooban ka soo jeediyey madaxa hay’da bisha cas ee gobolka sanaag Axmed maxamed xaashi{kuli kuli} waxaana uu sheegay ina ardaydani tahay dufcadii 17aad ee ka qalin jabisa bisha cas ku waas oo bartay gargaarka deg dega ah waxaana uu sheegay in bisha casi ku shaqarso mutadawacnimo waxaakale oo uu xusay inay gacanta ku hayaan 55 tahriibayaala oo dhawaan laash ku la soo caaryey xeebaha sanaag waxaakale oo uu intaa kudaray in arday kale ay usocoto barashada xirfadaha computerka waxa kale oo isna halkaa ka dalay isduwaha wasaarada beeraha maxamed degel waxaana uu ku dheeraaday ahmiyada aqoontu uleedahay noolaashaha bulshada. Ing:abdulaahi oo halkaa erayo kooban ka soo jeediyey ayaa ardayda ku booriyey in aanay ka caajisin aqoonta siciid axmed maxamed oo kamid ahaa xubnaha bishacas ayaa sheegay in loo baahan yahay in lakordhiyo aqoonta islamar kaana lagaadhsiiyo meelaha miyigaa ah Masuul kale oo halkaa ka hadlay ayaa ka codsaday in hayada bisha cas soo saarto kala kaaliya yaal aqoon sare leh si loogaadho isku filaansho waxaana halkaa lagu soo bandhigay riwaayad ka turjumaysa ahmiyada aqoonta iyo sida loogu gargaaro dadka tabaalaysan Waxaa soo gaba gabeeyey gudoomiye ku xigeenak golaha deegaanka degmada ceerigaabo mr herdi waxaana uu ka cod saday aradayda inay dadkooda ugu shaqeeyaan si mutadawac nimo ah ugu danbayna munaasibadaa ayaa ku soo gabag gabowday jawi farxadeed siciid axmed tamreyse ceerigaabo/sanaag/somaliland
-
The Ancient holy port town of Maydh shall awake inshallah, this place alongside with Baligubadle were the only two places SNM found safety in duringt the long 1981-1988 period, and infact it was the small port of Maydh SNM were docking weapons from when berbera was controlled by the former SNA regime, god bless Maydh, and the many ancestors of many groups of somaliland are buried there such a Ancient unique place alongside Zeila, Berbera , another 2 ancient places.
-
WEFTI BALAADHAN OO KU SOO FOOLE CEERIGAABO OO SI WEYN LOOGU DIYAARGAROOBEY IYO DHISMAHA DEKADA MAYDH waxaan ayaamahan olole aad u balaadhan loogu jiray in Deked iyo Wado laami ah loo sameeyo Magaalada Maydh wadadaas oo iyana isku xidhaysa Ceerigaabo iyo maydh hadaba wefti ku soo fool leh gobolka Sanaag ayaa Saacadahan soo socda rajaynayaa inay soo gaadhaan magaala madaxda Gob. Sanaag ceerigaabo wetigaas oo ay hogaaminayaan Suldaan Maxmed Suldaan Xirsi C/qani iyo Suldaan Rashiid Suldaan Cali ducaale iyo koox saladiin ah oo wehelisa socdaalka Salaadiinta oo ah mid beryaahanba la sugayeyey kuwan wajan sidii gobolka sanaag loogu dhisi lahaa dekeda maydh iyo wado oo ay dadweynaha reer sanaag beryahanba ku taamayeen sidii dekedaa loo dhisi laha dekedan ayaa ahaanjirtay dekedihii qarniyadii la soo dhaafay kuwa ugu caansan dalkii Somalia ka din intii burburku dhacay waxay ahayd dhulkii uu burbur aadka u saameeyey loogana wareegey dekedaha kale ee casriga ah, sababaha ugu weyn ee keentay inay xidhanto dekedi ay tahay wado xumo iyo dekeda oo ahayd deked qadiim ah oo kooban aanayna u suuragal ahayn inay ku soo xidhaan gaadiidka waaweyn . hadaba weftigan ayaa u socda budshigii Aasaaska bilawga dhismaha dekeda Maydh iyo wadada isku xidhi lahay ceerigaabo iyo maydh. aritaas ayaa yididiilo gelisay nolosha dadweyna reer Sanaag dalka idilkiisba, gobolkan oo ah mid ka ugu khayraadka badan , daruufaha isgaadhsiineed darteedna ay sababtay in laga faaiidaysan kariwaayo. dadii uu helo kaabayaasha noloshuna ay keenayso isbedel gebi ahaantiisba Sanaag.org
-
Popular Contributors