-
Content Count
10,382 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Deg Deg Dagaal Qadhaadh Oo Saaka Waaberigii Ka Bilaamay Buurta Daalo Ee G Sanaag July 27, 2019 | Ceerigaabo (Salaanmedia.com)-Dagaaal Qadhaadh Ayaa Saaka waaberigii ka bilaamay Buurta Daalo ee gobolka Sanaag Magaalada Ceerigaabo Dagaalkan Oo Lagu soo waramaayo inuu u dhexeeyo Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Ciidanka Jabahada Kornayl Caare Oo Beryahanba Ay Isdul Fadhiyeen Labadaasi Ciidan Buuralaydaasi Deegaanka Ceerigaabo Dagaalkan Saaka Ka bilaamay magaalada Ceerigaabo gaar ahaan Buurta Daalo ayaa ay isku laynayaa Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Ciidanka Jabhada Kornayl Caare ka dib markii ciidamada jabhada kornayl caare ay xalayto ka soo ruqaansadeen hakii hore ay u daganaayeen ka dibna ay soo galeen Buurta Daalo Isla Markaasina Ceerigaabo u jirta 18 km hadaba si kastaba ha ahaatee saaka waaberigii abaaro 6>00 Subaxnimo ayaa ciidanka Qaranka Somaliland ay weeerar ku qaadeen ciidanka Jabhada Kornayl Caare Oo Ku sugan Buurta Daalo Wali Al aankaana Uu Dagaalkaasi Ka Socdaa Goobtaa Uu Ka Bilaamay Wixii Khasaare Ka Dhasha Iyo Wixii Warar Ah Ee Soo kordha Kala Soco Salaanmedia.com Deg Deg Dagaal Qadhaadh Oo Saaka Waaberigii Ka Bilaamay Buurta Daalo Ee G Sanaag | Salaan Media SALAANMEDIA.COM Ceerigaabo (Salaanmedia.com)-Dagaaal Qadhaadh Ayaa Saaka waaberigii ka bilaamay Buurta Daalo ee gobolka Sanaag Magaalada Ceerigaabo Dagaalkan Oo Lagu soo waramaayo inuu u dhexeeyo...
-
Somalia important partner of Qatar: GCO response to New York Times article 23 Jul 2019 - 15:21 QNA Doha: The Government Communications Office (GCO) of the State of Qatar said that Qatar's foreign policy has always been one of creating stability and prosperity and non-interference in the internal affairs of sovereign countries, stressing that the Qatari national, who the New York Times quoted, is not, and has never been, an advisor of any sort to the government of the State of Qatar. In a statement today, the GCO said: "The State of Qatar's foreign policy has always been one of creating stability and prosperity - we do not meddle in the internal affairs of sovereign countries. Anybody doing so is not acting on behalf of our government. In Somalia, the UAE has pursued a foreign policy that seeks to manipulate and control, in exchange for financial support. "Khalifa al Muhannadi is not, and has never been, an advisor of any sort to the government of the State of Qatar. He does not represent the State of Qatar and he had no right to comment on behalf of the government. We will be investigating this individual and he will be held responsible for his comments, which we reiterated do not represent our principles. "Somalia is an important partner for the State of Qatar, but we do not interfere in their internal affairs. Our relationship with Somalia is built on mutual respect and shared interests. We hope for the best for its government and its people. Our support to them will continue till stability in maintained. "The GCO requested the recordings from the New York Times to support its investigation into the allegations. Due to their editorial policies, this request has not been granted. The GCO respects the policies of the New York Times and will not be taking further action in this regard." Somalia important partner of Qatar: GCO response to New York Times article WWW.THEPENINSULAQATAR.COM The Government Communications Office (GCO) of the State of Qatar said that Qatar's foreign policy has always been one of creating stability and prosperity and non-interference in the internal affairs of sovereign...
-
Hiiraan Online Friday July 19, 2019 Somalia's government has made an exemption for a ship carrying over 20,000 goats and sheep to be offloaded at Jeddah, according to Somalia's Deputy Prime Minister Mahdi Mohamed Gulaid. The MV-FAHAD vessel was stranded at Jeddah seaport since July 11 for failing to produce medical paperwork issued by Somalia's ministry of livestock. DP Mahdi said the ship was stranded due to lack of the necessary paperwork as per an agreement between Somalia and Saudi Arabia. The DP Mahdi noted that the interventions by the SFG, especially president Farmaajo convinced the Saudi authorities to allow offloading of the ship. Meanwhile, the DP hinted that the Federal Government will regulate livestock exports after Eid Al-Adha, a period of the year when Somali livestock traders send thousands of livestock to the Arab nation for Hajj purposes. The move to strand the ship angered Somaliland authorities who blamed the Mogadishu-based government for attempting to undermine its livestock trade. Federal gov't makes an exemption for ship carrying livestock to be offloaded at Jeddah HIIRAAN.COM Somalia's government has made an exemption for a ship carrying over 20,000 goats and sheep to be offloaded at Jeddah, according to Somalia's Deputy Prime Minister Mahdi Mohamed Gulaid.
-
Sacuudiga Oo Markab 20 kun oo neef oo adhi ah siday dib ugusoo celiyay dekadda Berbera shuruudna uga dhigay warqaddi cafimaadka Soomaaliya. https://burcoonline.com/articles/86700/Sacuudiga-Oo-Markab-20-Kun-Oo-Neef-Oo-Adhi-Ah-Siday-Dib-Ugusoo-Celiyay-Dekedda-Berbera-Shuruudna-Uga-Dhigay-Warqaddii-Caafimaadka-Soomaaliya
-
Ariinta saad mooday maha, mamuul ku sheega Somaliland ba so hubeeyay labada beelood midkood ka dhiib markas bay xalaada ka sii dartay.
-
Pirates ba maskaxda ka qabsaday.
-
Popular Contributors