Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,379
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Dalladda Caruurta Ee Gobolka Sanaag ayaa Dood U qabatay Xubno Laamaha bulshada Metelaaya Ceerigaabo (ceerigaabo.com) Dalladda Caruurta ee gobolka Sanaag Maanta u Qabatay Dood Xubno Ka kala Socda Laamaha Bulshadda Ku dhaqan Magaaladda Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag' Qaybahan Dalladu Marti qaaday waxay ka Socdeen Ururadd Bulshada' Culimaa Udiinka' Booliska' Wasaaradda Arimaha Qoyska' Cuqaasha iyo Wax garadka Magaaladda Ceerigaabo. Gudoomiyaha Dalladda Ilaalinta Xaquuqda Caruurta ee magaceeda afka qalaad lagu yidhaahdo ( Sanaag Child Protection Network) Mudane Cismaan Cumar Farax ayaa ka soo qayb galayaashii si qota dheer uga dhaadhiciyey Ujeedda Munaasidan Loo qabtay' Waxaana Hadda Ladiisii ka Mid ahaa '' Waxaanu Maanta Idinku Marti qaadnay Inaad nagala Qayb Qaadataan dareenka Ku xeeran Caruurta Yacan ee darbi Jiifka ah' Kuwa shaqooyinka aanay awoodi karayn loo diro ee lagu shaqeeyo' Caruurta Dhibaatooyinka geeysta oo Jeel gaara aan lahay lagu xidho meel dadka' Halkaas oo ay dhaqano Xun xun oo hor leh ka soo qaataan. Hadda u jeedada Aanu Doodan u qabanay ayaa ah sidii loo agoon lahaa Maxaa Sababa In Caruurtu Falal Lagu Xidho galaan ? Caruurta Iyana Waaladkooda ka Soo Carara iyo Waaladka aan lahayn ba Sidii Bulshadda Loogu Bandhigii lahaa dareen lagu maarayn karaayo oo Isbedel lagu keeni lahaa? Waxa doodan aan ku eegaynaa Diinteena Islaamku Xuquuqda aya Caruurta Siisay. Doodan lagu Beer kutaala Seeraha Magaaladda Ceerigaabo ayaa dadkii Doodan Ka soo Qayb Si fiican U qaybteen' Balaan eegno Hadaladii Sh. Siciid Cali Xasan OO ka mida Culimaa Diinka Magaaladda Ceerigaabo sida wayn wax looga dhegaysto'' Diinteena Islaamku waa Diin Dhamaystiran Waxay Caruurta Siisay Xaquuq Buuxda' Taas oo lagu Hanaayo Tarbiyadaynta Caruurta Si ay u noqdaan kuwa Mustaqbalka Diinta' Dadka Iyo Kaba Anfaca' Waxa Illaahay inoogu sheegay Quraankiisa In Qofka yar' lanuujiyo Muda gaadhay laba Sanadood' Marka uu waqtigaasi dhamaado' gacan ku hayntii Ilmaha yari Waajib' Ilaa Ilmahaasi gaadhaayo 15 Sanadood' Inta Marxaladaas ka horaysa Ilmuhu Xaquuq u lee yahay in loo dhamayo dhamaan Baahiyaadka Daruuriga ah ee u baahan yahay iyadoo lagu Tarbiyadaynaa Tarbiyada Islaamka ' Laguna Beeraayo Naxariis iyo debecsanaan. Sanadkii 2003 ayaa Barlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland Sharci lagu dhaqaayo Xaquuqda Caruurta' ( Juvinal Justic Low) Balse sharcigani wali kama Hirgalin Dalka' Waxa kale oo Haayadda Qaramadda Midoobay iyo kuwa Caalamiguba' ku Wacyi-galiyeen Bulshadda Sharciga Xaquuqda Caruurta lagu Ilaalinayo Sida Sharciga Qaramada Midoobay ee ( UN Child Right Convention ) iyo Sharciga Caruurta Africa ( AU Child Right Convention). Balse dhamaantood Waxay ahaayeen Mashaariic Laga Bilaabay dalka' Kuwaas oo bar dhamaad lahaa oo Wax badan ka bedelin Baahidii Qabeen Caruurta kunool Somaliland. Cumar Siciid Nuur ceerigaabo.com Ceerigaabo-Office-Somaliland
  2. General Duke, nobody is really ganging up on him do you remember the previous thread it was me against 5 tunas and i slapped them all with the reality on the ground that is when they got emotional and posting some pictures of some suldaan in the badiyo claiming to be in erigavo lol sad walle.
  3. Nassir, Here is the difference between the SNM in Awdal & Sanaag, the SNM in awdal captured the capital of awdal borama and held it for 1 day and with negotations from the elders and some awdalian SNM members they withdrawed but they didn't leave seylac they kept controlling it, while the SNM took over the capital of sanaag completely- permanent, it's not my fault that the SNM were too good in the warfare.
  4. The SNM conquered the sanaag region more then they conquered awdal trust me, besides what is that picture you posted suppose to be proof i don't get your point, a picture of three man, 1 white, black, somali in parliament building in nairobi - kenya like those exiled garaads in garowe, and what anarchic adminstration are you talking about, Erigavo has a stable somaliland adminstration and it's happy that way.
  5. Nassir, no amount of damallxagarre talk will safe you we both know who is the king makers in the beautiful land of Erigavo. Golaha Deegaanka Erigavo wa 21, 18 wa Ismail Haji Nuur's peeps and the other three is the minorities that says alot about who runs Erigavo and has it on lock. Afarta Koonee ee magaalada Ceerigaabo, miyiga iyo tuulooyikaa iyo wadooyinkaa magaaladaa soo galaa waxa degaan daadka Muj. Haji Ismaiil Nuur. Doorashadii wakiilada Afar Xildhibaan baa magaalada iyo degaankaa ku xeeran lagaa soo doorto afartuubuu waxay ahayeen Muj Haji Ismail Nuur's peeps once again and the musharax of golaha deeganka Erigavo 2010 is also from Haji Ismail nuurs peeps, so expect this domination to continue for the next million years.
  6. Thankful, i forgot to add atleast Karzai controls the capital and some other fewer towns, unlike sheikh dalxis which doesn't control mogadishu nor any other towns.
  7. Thankful, don't include us in your somaliweyn dreams, his the leader of bosaso and xamar, not hargeysa, he can't not step a foot in somaliland otherwise mandheera awaits him, while puntland takes orders from the sheikh dalxis, so you either be happy with daxlis being your official leader who dedicates if garoowe can sign oils deals and if they will give big shares to TFG in return iwm or either you grow a pair and declare yourself as a independent state from TFG or continue running after sheikh shariffs pockets.
  8. Dhuujiye, somaliland doesn't claim to be part of somalia that is why it's always mentioned as a break away state in many websites, so it's clear they don't consider themselfs as part of somalia, and they are confident in their decision to break away there is no going back.
  9. Thankful, somalia doesn't exist in reality sxb maybe on the map but there is no real somalia government that controls the 4km of xamar let alone the country they might have recognition but they surely are not a real government who can govern it's country, if a government can't govern it's borders or country, nor have any proper army rather then some freelancer police who fight each other daily in xamar haada wa kuwii government isku sheega lool and they are powerless and not able to defend the land they claim to govern, so again we are not the same country, why would somebody be happy being lowered to a bar with a pirate state, sxb the difference between somaliland and puntland is , somaliland is confident in it's decision to break-away, while puntland are reduced to running after the pockets of sheikh shariff also known as sheikh dalxis.
  10. well atleast all those 4 have a free land and not under occupation.
  11. Is that the same siad bare which carpet bombed entire cities and who made that phone call properly wanted to seem he cared about somali people? unless it was tribal affiliation which makes sense otherwise.
  12. Xudeedi, whatever rocks your boat but at the end of the day the capital of erigavo is fully under somaliland and it's uncontested, no amount of Tuna delusional talks will change the reality on the ground.
  13. Originally posted by Jacaylbaro: Someone thinks Damala-xagare is in Erigavo ,,, Malaha tulaada Damala-Xagarre bu ku qaldamaya ini tahay magaalo madaxda gobolka sanaag ee somaliland.
  14. Qudhac, or maybe he had nightmares of the pictures i posted of the somaliland flags flying high and proud in erigavo capital of sanaag lol.
  15. Great job keeping the somaliland seas safer and no zone for piracy.
  16. Thankul, whatever the case puntland and somaliland are two places not 1 as you like to potray it.
  17. Friday, 23 April 2010 11:54 Hay’adda PSI oo Wacyi-galin ka Bilowday Magaaladda Ceerigaabo Ceerigaabo (ceerigaabo.com) Hay’adda Population Services International (PSI) waxay ka mid tahay hormoodka hay’adaha aan macaash-doonka ahayn ee ka shaqeeya Suuq-geynta bulshada u danta ah (Social Marketing). Waxay ka shaqaysaa 65 dal oo ah kuwa soo koraya. Hay’addu Waxay dalab u abuurtaa alaabta iyo adeega caafimaadka iyada oo isticmaalaysa hababka suuq-geyneed ee ganacsiga iyo ololeyaal hor leh oo lagula xidhiidhayo bulshada si loo dhiirigaliyo loona joogteeyo is-bedel ku yimaada hab-dhaqanka caafimaadka bulshada. PSI waxay la shaqaysaa ganacsiga gaarka loo leeyahay si kor loogu qaado helitaanka alaabadaas iyo adeeggaas; tiiyoo qiimuhuna yahay mid ay awoodi karaan dadka u nugul khataraha. Hay’adda Caalamiga ah PSI oo Xafiiskeeda Dalku ku Yaalo Magaala Madaxda Jamhuuriyadda Somaliland Ee Hargaisa’ PSI Waxay ka shaqaysaa Goboladda Somaliland oo dhan’ Iyadoo Hadda xarun Cusub Ka furtay Magaala Madaxda Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo. PSI Waqtigan Xaadirka Waxay Wacyi-galintan ka bilowda Magaaladda Ceerigaabo iyadoo gaadhi doonta degmooyinka iyo Tuulooyinka Sanag Gabi ahaanba’ Wacyi-galintu Waxay ku saabsan tahay Kiniinka Biyo layskaga Nadiifiyo ee (Chlorine-ta ) Magaciisa Istilaaxa Soomaaliga ahna loo yaqaano BIYO SIFEEYE. Biyo Sifeeye Waa Kiniin Wax ku Ool ah ‘ Si fududna loo Isticmaali karo si loogu Daweeye Biyaha Cabitaanka Ee Qoyska. Biyo Sifeeye Waa in la Isticmaalaa Sanadka oo dhan’ Mar walbana loo adeegsadaa biyaha laga Helo Qasadaba’ Berkedaha’ Baliyada’ Ceesha’ iyo Biyaha roobka ee la kaydsado. Haddii aad Kiniinka Biyo Sifeeye Waxaad ka badbaadi kartaa Xaruunka Cushanka Ilaah Inaguma Keenee. Biyo Sifeeye Waa Kiniin Waxtar u leh Caafimaadka Caruurta wuxuna Yareeyaa Fursada ay Caruurtu ku qaadi karaan Shubanka oo ay Unug yihiin. Qoyska Isticmaala Biyo Sifeeye wuxu noqdaa mid Caafimaadkiisu aad u wanaagsan yahay’ Caruurtiisuna ay Higsadaan Waxbarasho Wanaagsan iyo Koriinkooda oo Fiicnaada. Hay’adda PSI waxay si toosa ula shaqaysaa goobaha Caafimaadka Waxaadna ka heli kartaa Kiniinka Biyo Sifeeye Pharmacy-yadda Magaaladda Ceerigaabo’ oo uu kuugu diyaar yahay. Wacyi-galinta PSI ka Bilow Magaaladan Ceerigaabo ayaa ah mid lagu barayo bulshada Isticmaalka Kiniinka Biyo Sifeeye’ Wacyi- galintan ayaa laga Samayaa Xarumaha Caafimaadka ee Kiniinka Biyo Sifeeye laga Heli karaayo ee Magaaladda Ceerigaabo. Kiniinka Biyo Sifeeye Hal Xabo ayaad ku ridanaysaa Shirikaanka Labaatan Litir Qaadka ee badanaa biyaha lagu dhaansado’ Waxaadna Sugaysaa muddo dhan Sodon Daqiiqadood’ Taas macnaheedu waxa weeye intaa ka dib waa Isticmaali kartaa Biyahaagii waana Safaysan Yihiin .Haddii aad Rabto in Qoyskaagu Noqdo mid Caafimaad Qaba Maalin kasta iyo Markasta Istimaal Kiniinka BIYO SIFEEYE. Cumar Siciid Nuur Ceerigaabo.com Ceerigaabo-Office Somaliland
  18. Suldaanka, lol, it doesn't even make sense what has pirateland got to do with Erigavo when it said this, i guess sanaagpost became the second website of April fools next to the NO1 April fools website jidbaale. "Magaalada Ceerigabo ayaa haatan siwayn loo Adkeeyey Amaankeeda iyadoo Xiligan uu ku sugan Yahay Taliyaha Aaga Sanaag ee Ciidamada Darawiishta Puntland Co-C/laahi Cumar Cashuur iyo Sarkiil sar sare oo ka tirsan Xukuumada Maamulka Puntland"
  19. That looks like somewhere in the badiyo lol sorry to dissapoint you besides, that is the suldan! not the imaginary puntland army you hoped will rescue you.
  20. Does ONLF have any different sections which focus on certain regions to liberate? surely they must have a organised sub groups and each should be given a job they should do , but the question remains so far how many cities did they captured/liberated? since it was formed 1984 and reactivated in 1994, it seems they are mostly fighting in the outskirts.
  21. loool pictures? ever since the websites of Jidaali, sanaagpost, etc always spur bullshit but nothing about reality i can't take them serious, the guy who runs sanaagpost lives in a cave and never even setted a foot in sanaag instead all he does is spur bullshit on sanaagpost calacaling about SNM this SNM that day in and day out.
  22. Puntnomads,It's more like Eastern Sanaag & Eastern Sool, that is if the makhiiris and darawish want to form a state together.
  23. STOIC, well in someway it is their hair since they bought it and it's their belonged property.
  24. General Duke, why worry about the hair when they can always wear the latest weaves.
  25. Most black successful men are interested in white successful blonde women not some black educated women with attitude who makes every little thing out of something.