-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Wararkii Ugu Danbeeyay ee Ku Saabsan Iska hor Imaadkii ka Dhacay Xuduuda Caalamiga ah Danood (CakaaraNews) Waxaan maanta idiin soo tabinay in ciidamada Liyuu Booliska ay caabiyeen weerar ay dad nabad-diid ah oo isku qarinaya nidaam beeleed oo ka yimid degaanka Buuhoodle, balse warar sugan oo aan haatan helnay ayaa sheegaya in ciidanka weerarada caabiyay ay yihiin booliska caadiga ah oo ku hawlanaa hawlaha baadhitaanka badeecadaha ka soo galaya xuduuda. Wararkan oo aan helnay ayaa sheegaya in Booliska caadiga ahaa ee ku sugnaa Xuduuda caalamiga ah ay horaan u lingaxeen xadka iyagoo sharciga ku soo dabaalaya, waxayna gacanta ku dhigeen gawaadhi sharci darro ah oo gaadhaya 30 gaadhi oo si sharci darro ah u soo galayay Degaanka Soomaalida. Sida la wada ogsoon yahay Baabuurta ka timaada Degaanka Buuhoodle ayaa caan ku ah ka ganacsiga kontorobaanka, isla markaana waa gaadiid aan lahayn wax aqoonsi sharci ah oo lagu garto. Taas aawadeed ayaa ciidamada booliska ee ilaalinayay xuduuda ay baadhitaanka gaadiidkaas u adkeeyeen, kadib markii qaar fara badan oo gaadiidka adeegsada marinkaa hore loogu qabtay iyagoo soo galinaya hub sharci darro ah, iyo qalab ka mid ah qalabka maraakiibta oo laga soo furtay maraakiibta madax furashada loogu haysto gobolka Puntland. Wariyaha Shabakada CakaaraNews ee Gobolka Wardheer ayaa noo soo sheegay in markii ay booliska ilaalinta xuduudu ay qabteen gawaadhidaa sharci darada ah ay maleeshiyo beelaadyo is uruursaday ay weerar ku soo qaadeen, balse Ciidankii Ilaalada xuduuda ay si adag iskaga caabiyeen iyagoo dib u riixay maleeshiyaadkii dagaalka soo qaaday. Wuxuu kaloo wariyuhu noo sheegay in Ciidamada Sida Gaarka ah U Tababaran ee Liyuu Boolisku oo aan markii hore joogin aagga uu dagaalku ka dhacay ay haatan u baqooleen dhanka Buuhoodle. Wuxuu wariyuhu sheegay in Booliska Ilaalinta Xuduuda Degaanka oo aan lahayn tababarka Liyuu Booliska, balse ku dayday mooraalka iyo guulaha ay keeneen Ciidanka Liyuu Booliska ay xirfad wanaag ka muujiyeen inay caabiyaan shaqaaqada ay ku soo qaadeen dadka ka soo duulay dhanka Buuhoodle. Wararku waxay intaa ku darayaan in caawa fiidkii ay ciidmada Sida Gaarka ah u Tababaran ee Liyuu Boolisku ay u baxeen dhanka Buuhoodle. Ciidankaa baxay ayaa la sheegayaa inay ka kooban yihiin saddex regiment oo ay kala hogaaminayaan Shaalaqe Ciid oo fadhigiisu yahay Gobolka Wardheer & Shaalaqe Deeq oo saldhigiisu yahay Gobolka Qoraxeey. Waxaa wararku ay intaa ku darayaaan in Ciidamada Liyuu Booliska ee haatan ay gaadheen meeshii qulqulatatadu ka dhacday iyagoo gacanta ku haya xaalada agagaarkaas, si ay amniga & xasiloonida u ilaaliyaan. CakaaraNews
-
Damn that is shameful.
-
Aliyah, don't worry about ciida borderksa na siistay lets just say that is how africa was carved out, and yes my allegations about al shabab having a base in sool could be true if the SSC are left alone to make bases for growing terror, why do you think puntland is not happy with SSC, nor somaliland, nor ethiopia, not even the TFG? they all know SSC is a terrorist sympathiterz and if they are not stopped the terror network in the horn will grow more and we can't have that you either be part of somaliland or puntland that is the choice on the ground not SSC.
-
Che -Guevara, a peaceful and terrorless somaliland = better for the horn that is why the people have to stand up against those SSC terrorists who want to give bases to al shabab and other terror groups.
-
Aliyah, i think somaliland will last as long as they eliminate terrorists like xalkotoosiiye and secure it's borders, of course i am not saying they have to kill innocent people, somaliland doesn't discriminately shell children and women and that is a fact.
-
Aliyah, what i meant was don't expect Telesom to side with SSC over Somaliland, and yes the war is between somaliland & SSC, but SSC made a big grave mistake by also beefing with the ethiopian army in gaashaamo, SSC made so many enemies it won't last trust me.
-
Dalmar, SSC started it's their own fault they fired shots at over the border at the troops who were stationed in the buhoodle - gaashaamo district side when they had some misunderstanding of the 70 trucks which was taken earlier to gaashaamo, then the ethiopia troops reacted to the shots fired by the buhoodle militia and attacked the city, so i say it's their own fault mac sonkor, about where is General Saado Cali? the woman who made the many war encouraging songs bal maanta mixi ka faeeday? ee sheeg.
-
Dalmar, actually cadowga soomaaliyeed wa SSC who want to create chaos and instability inshallah they will be tamed back to their place.
-
AfricaOwn, i am just a realist sxb speaking the truth, i am not afraid to speak the truth this has nothing to do with repping somaliland.
-
Telesom wa shirkaad somaliland ah and it's with somaliland, do you expect them to side with SSC?
-
I guess it's time for the TFG to beg more money with their begging bowls?
-
Nassir , it doesn't matter if they have them from what i heard they had two custodies and they already killed them but what is it worth anyway over 13 buhoodlians are killed from deegaanka buhoodle and 30+ are injured more are to follow lets see who cries.
-
Koora-Tuunshe, i am sure the buhoodlians would have done the samething if this was a SNM area, we both know how hateful buhoodle people are so lets not kid ourselfs, anyways Guul to SNM inshallah they just created a base in widhwidh near buhoodle more battles are to follow tommoro this will not stop until terrorists like xaklotoosiiye who are a threat to the peace and stability in the eastern areas are caught and jailed or deported to nairobi/garowe but from what i heard xaklotoosiiye already fled buhoodle.
-
BM21ka lala dhiciin doono kashmiir.
-
Indeed sxb good luck to somaliland and it's bid to catch the terrorists.
-
Hargeisa(Ramaas) May 21, 2010 - Ciidamada Qaran Somaliland ee ku sugan jiida hore ee Gobolka sool, ayaa lagu soo waramayaa in ay gaadheen Degmada Widh-widh ee Gobolka Sool, halkaas oo ay fadhiisin ka samaysteen. Ciidanka Somaliland ee gaadhay maanta degmada Widh –Widh oo watay gaadiidka dagaalka iyo hub culus oo kale, ayaa la sheegay inay halkaas ku gaadheen si nabada ah, iyagoo aan la kulmin wax carqalada ama iska horimaad ah, ayaa waxa ay degeen badhtamaha Magaalada Widh-widh. Degmada Widh-widh oo 30- Km u jirta Magaalada Buuhoodle, ayaa la sheegayaa inay si nabad ah ku dageen degmadaasi. Gelintaanka ciidanka qaranka ee Somaliland ee Degmada Widh-Widh, ayaa qayb ka ah dhaqdhaqaayo ay ciidamadaas ka wadeen gobollada Bariga Somaliland, oo ay ku adkaynayaan amaanka goobaha kaadh bixinta oo beri la filayo inuu wejigii labaad dib uga bilaabmo guud ahaan dalka. Dhinaca kalena, dagaalada Maanta ku dhexmaray dadweynaha Magaalada Buuhoodle iyo Ciidamo Itoobiyaan ah, wararkii u dambeeyey ee naga soo gaadhay Magaaladaasi sheegayaan inuu caawa fiidkii qaboobay dagaalkii maanta halkaasi ka dhacay. Ramaasnews Desk Hargeisa
-
buhoodle are fighting for ssc tribalist agenda not somaliweyn wake up and smell the coffee.
-
xiinfaniin , i am just saying how it is.
-
They were dealing with Widhwidh which is also part of deegaanka buhoodle first, now tell us why puntland didn't protect the so called gobol they claim? :rolleyes:
-
xiinfaniin, if you don't stop your calaacal rants soon dhahar will be invaded in the same fate. :rolleyes:
-
who said somaliland needs help? they have been controlling las anod for almost 4 years now, and buhoodle is to fall soon.
-
Thankful, you don't get it, it was part of a offensive planned attacks, that somaliland will attack from the north which they did capture widhwidh and the other team from deegaanka gaashaamo hawdka will attack from the south which they did attack buhoodle, more battles are to follow this week the terrorists like xalkotoosiiye will be crushed.
-
Ethiopian troops cross border, clash with Somalis
Saalax replied to Che -Guevara's topic in Politics
Qudhac, walle that is even better brother vs brother but i won't be surprised if some of them are from the liyuu boolis of degaxbuur. -
Thankful, those soldiers are mainly ethnic somalis from gobolka soomaaliida who have strong links family links with somaliland so don't be surprised.
-
Popular Contributors