-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
“Dadka Aakhirul Licibka Ku Biira Kulmiye Waa Kuwo Xilal Doonaya, Laakiin UCID Kuwa Ku Soo Biiraa Waa Kuwii Horumarka Jeclaa” Eng. Faysal Cali Waraabe (Hadhwanaagnews) Wednesday, June 16, 2010 Hargeysa (HWN) Guddoomiyaha xisbiga siyaasiga ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in xukuumadii hore ee ay hogaanka u qabteen mujaahidiintii SNM ay ka dhaqaaqi wayday dadkii dalka u soo halgamay. Waxa kale oo uu tilmaamay in mujaahid xasan ciise jaamac ka dib markii ay burburtay dawladii ay soo dhiseen uu ka door biday in uu gurigiisa kelidii iskaga noolaado isaga oo diidan in qaabkii ay siyaasiyiintii wakhtigaasi hawlaha u wadeen. Waxa kale oo uu Eng. Faysal Cali Waraabe oo uu dadka siyaasiyiinta iyo taageerayaasha xisbiga Kulmiye ku biirayaa ay yihiin kuwo mansab siyaasadeed iyo xilal doonaya, halka buu yidhi taageeryaasha iyo siyaasiyiinta xisbiga UCID ku soo biirayaa ay ka yihiin kuwo doonaya horumar iyo badhaadhe. Sidaasna waxa uu ku sheegay mar galabta la hadlayay taageerayaal iyo masuuliyiin xilal muhiim ah ka hayay xibsiga UDUB oo u dhashay Magaalooyinka Balligubdle iyo degmada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa oo sheegay in ay ku soo biireen xisbiga UCID. Xafladan oo ay goob joog ka ahaayeen Guddoomiyaha xisbiga UCID, guddoomiyaha golaha wakiilada, guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbiga UCID, xoghaha arrimaha gudaha ee xisbiga, guddoomiyaha ololaha heer qaran ee xisbiga UCID, masuuliyiin iyo taageerayaal aad u tiro badan. Ugu horeyn faysal cali waraabe oo halkaas ka hadlay ayaa yidhi “Waxa maanta ii rumawday hadal aan odhan jiray Dadka u dhashay Magaalada Balligubadle iyo Degmada Axmed Dhagax ee ku jira xisbiyada kale in ay yihiin UCID ambatay, waxaanan leeyahay waa ilaahay mahadii mar haddii ay xisbigii UCID dib ugu soo laabteen,” ayuu yidhi Eng. Faysal Cali Waraabe. Waxa kale oo uu ka dhawaajiyay in aanu weligii islahayn rag la mid ah kuwa maanta ku soo biiray xisbigiisa ayaa ku hadhay UDUB, waxaanu yidhi “Waligay ismaan lahayn ragan oo kale ayaa ku jiray xisbiga UDUB, laakiin waxa aan ogaaday in raggii nafta lahaa ay noqdeen wax ay qariyeen xashiishka ka buuxa xisbiga UDUB oo soo dul maray,” ayuu yidhi. Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu tilmaamay in dawladii ay SNM nasiibka u heshay ay ka dhaqaaqi wayday siyaasiyiintii wakhtigaas ““Maanta maxaa keenay Rayaale, waxa keenay baylah ka timi hogaankii SNM. Maxaa Mujaahid Xasan Ciise Jaamac Guriga ku xareeyey, waxa uu ku xareeyey oo uu uga gaabsaday, waxa uu arkay qaddiyadii u u dagaalamay oo la khiyaameeyey, waxaana khiyaameeyey Nimankii ay Ilmaadeerka ahaayeen ee ay wada dagaalameen, waana kaas shibta [aamuska] galay. Maanta wax aanu damacnay wixii aad u dagaalanteen ee ahayd caddaalada, xornimada iyo gooni isu taaga inaanu hirgelini ayaanu doonaynaa haddii ilaahay ka dhigo. Maxaynu ku hirgelinaynaa? Waxa aynu ku hirgelinaynaa kelmada ‘Laa’ilaha Illalaahu Muxamadu Rasuululaahi,’ kelmadaas ayanu u maraynaa dariiqa toosan.” ”Dadka ku biiraya xisbiga Kulmiye waa kuwo xilal iyo mansabyo doonaya, laakiin maanta kuwa ku soo biiraya xisbiga UCID, waa dadka intii doonaysay in uu horumar la taaban karo gaadho dalku” ayuu yidhi. Guddoomiyaha xisbiga UCID, waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay khudbad uu dhawaan madaxweyne rayaale u jeediyay taageerayaashiisa kaas oo uu ku sheegay in ay hada iyaga jeebkoodu buuxo, halka ay xisbiyada mucaaradka ahina ka madhan yihiin, waxaanu guddoomiye faysal tilmaamay in hadalkaasi uu ula mid yahay kii uu hore wasiir xukuumadiisa ka tirsani u sheegay ee ahaa in ay ka dhergeen hantidii umada. Ugu danbayntiina waxa uu u soo jeediyay shacabka reer Somaliland in ay ka koraan qaabka qabiil ee ay wax ku doonayaan. Waxa kale oo isna halkaas ka hadlay Xoghayaha xidhiidhka gobolada ee Xisbiga UCID Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo) oo sheegay in ay isaga maanta farxad u tahay mar haddii ay ragg miisaan siyaasadeed ku dhex lahaa xisbiga UDUB ay ku soo biireen xisbiga UCID. Waxa kale oo uu sheegay in muddo gaaban oo uu joogay dalka uu durba ka hirgeliyay tiroba 16 xafiis, halka ay Toban hore uga jireen, waxaanu tilmaamay in hada 6 xafiis oo uu lahaa xisbiga UDUB ay hada gacanta ku soo dhigeen. Xoghayuhu waxa uu ugu baaqay dhamaanba taageerayaasha xisbiga UCID in ay meel uga soo wada jeedsadaan sidii uu xisbigu horumar u gaadhi lahaa. Dhinaca kale waxa iyaguna halkaas ka hadlay Guddoomiyihii hore ee degmada Axmed Dhagax ee Xisbiga UDUB Mawliid Keyse, Maxamed C/laahi (Sumuni) oo ka mid ahaa aasaasayaashi xisbiga UDUB iyo Maxamed Xasan Qayre (Shabaash) oo ka mid ah golaha deegaanka ee balligubadle. Waxaanay masuuliyiintani tilmaameen in maanta laga bilaabo ay la shaqayn doonaan xisbiga UCID oo ay hada xubno ka yihiin. Si kastaba ha ahaatee xisbiga siyaasiga ah ee UCID ayaa todobaadyadii ugu dambeeyay talaabooyin wax ku ool ah hore u qaaday, waxaana ilaa hada si isdaba joog ah ugu soo biiraya taageerayaal iyo masuuliyiin cusub oo xilal ka hayay xukuumada. Najax Aadan Cunaaye Hadhwanaagnews/Office
-
I am Somali and absolutely love it! Marta Getachew well done.
-
I am Somali and absolutely love it! Marta Getachew well done.
-
Muj: Xasan Ciise Jaamac Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Dhagax Dhigay Xaruntii Halganka Ee SNM. Hargaysa (CRBO) June 15, 2010 - Guddoomiyaha ururkii SNM Mujaahid Xasan Ciise Jaamac iyo Murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa maalintii shalay dhagax dhigay taalo laga dhisayo xaruntii halganka SNM ee magaaladda Baligubadle. Mujaahid Xasan Ciise oo goobtii ay dhagaxa dhigeen hadal yar oo kooban ka jeediyey ayaa sheegay in halgankii SNM uu sabab u noqday in dib loo xoreeyo dalka Somaliland, laguna soo caliyo xoriyadii ka luntay lixdamaadkii, waxaanu u duceeyey Mujaahidiintii ku geeriyootay halgankaas oo uu inay qayb ka jiraan taariikhda Somaliland. Guddoomiyuhu waxa kale oo uu Ilaahay uga baryey in Mujaahidiinta inuu Ilaahay ciseeyo, isagoo dhinaca ku amaanay Murashaxa Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe fikirka wanaagsan ee uu la yimid, kaas oo uu sheegay inuu mar walba isticmaalo kalmada Isha Allaah. “Mujaahidiinta aan magacooda ku hadlayaa waxa ay ku jiraan Saddexda Xisbiba, qaarkoodna saddexda Xisbi midna kuma jiraan, waxanan Ilaahay ka baryeyaa inuu ciseeyo meelkasta oo ay joogaan intii Dhimatay Ilaahay u naxiirto.” Ayuu Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo ahaa Madaxwayne Ku xigeenkii ugu horeeyey ee Somaliland. Dhinaca kale waxa isna meeshaas ka hadlay Murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo Ilaahay ka baryey in aanu dhagax dhigani noqon kii Madaxwayne Daahir Rayaale, waxaanu carabka u adkeeyey in taariikhda Mujaahidiintii dalka xoreeyey lagu aruurin doono taaladan marka ay dhisanto, waxaanu yidhi “Ilaahay waxaan ka baryeyaa in aanu dhagax dhigani noqon kii Madaxwayne Rayaale ee uu noqdaa mid Ilaahay nagu guuleeyo. Ummad kastaaba taariikh ayay leedahay, markaa walaalayaal waxaanu doonaynaa in goobtani noqoto meel lagu aruuriyo taariikhdii Mujaahidiintii dalkan u shihiiday Isha allaah hadii Ilaahay ka dhigo, waxaanu sheegay in hadii ay dalka ku guulaystaan uu Xasan Ciise Jaamac noqon doono dadka ugu horeeya ee nala shaqeeya.” Ceerigaabo
-
anybody can grab land from puntland if they want...
-
sad state of affairs may allah help somalia.
-
Thankful , it's because the folks in eastern sool and eastern sanaag are not that committed to the nation, how do you expect people who are not even committed to sland to lead?
-
The pirate parliament discuss issues concerning Banning the khuusuusi
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
good job buugland. -
cowke, why is the oil drilling taking long or is faroole standing in the way like cadde muse...
-
if this is true congrulations to ONLF then.
-
It's supposed to.
-
is this keynaan season.
-
al shabab is a threat to pland indeed.
-
The Zack , when have i claimed i was from western somalia? talk about assumptions, just because i know about the affairs of region 5 doesn't mean i am from there.
-
Jabhad_no1, how are my stats incorrect so you believe the admirals people are more then 50% well that is your opinion but recognise not everybody believes in what you believe in when it comes to things concerning region 5.
-
PasserBy, i heard there was a recent ONLF meeting with egypt , egypt is properly using ONLF and other oppostional groups to ethiopia as a proxy to incite wars in ethiopia so it can get a grip on the Nile river but what somalis don't understand is if ethiopia loses the Niles they will sabotage and use the webi shabelle instead which will be a disaster to southern somalia.
-
Jabhad_no1, future war is possible do you think there will be no oppositions to ONLF even if they liberate the land? obvisiouly there will be other opposition groups within the region who will challenge them into power this is africa it's a cycle of battles and violence until 1 side is defeated and sometimes completely annihilated or stalemate which might deal to power-sharing deal.
-
PasserBy, how educated is this Admiral osman and does he tend to be the future president of the state his rebels are fighting for mind i tell you his people don't even make 50% of the region so i guess there will be another competition after the battle with ethiopia, somalis vs somalis as usual.
-
thanks for the laugh Nassir perhap next time i should wave the somalia flag in my local area then perhap i will see on the news "Libaahe kept somalia's hopes alive" lol.
-
& Xanjuf nimaankan ciil ba haya Col.Carre is in Oog/Bohol safe and sound as far as i am concerned.
-
& Xanjuf nimaankan ciil ba haya Col.Carre is in Oog/Bohol safe and sound as far as i am concerned.
-
Jacpher, sland flag was founded by SNM king henryriiga aad sheegaysiid malaha makhiir bu mamuul uu samayey lol.
-
Jacpher, correction the somalia flag currently belongs to AMISOM, i heard they even use it as wipe sheets when they are eating their kagali food and don't even let me remind you about al shabab's stand on the flag issue the original "SYL" must be rolling in their graves if today they knew a countless ajanabis would come to the capital of somalia.
-
Nah his not dead nor wounded keep up the wishful thinking though.
-
Popular Contributors