Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Thankful, there is clear videos posted before of all the three leaders of the three parties campaigning in sanaag particularly Erigavo and Ceelafweyn and there was big turn outs in ololaha dooraashada.
  2. Jacaylbaro, war niyohow maxa qariinaysa you don't want to make a spoiler miyaa.
  3. lol, somalis are good at making dramatic headlines nothing new.
  4. Thankful, elections did take place in sool especially western sool - caynabo areas, as for eastern sanaag they mean the far badhan there was some problems there but it has been sorted.
  5. 250 men? what is this lol? muskar canoole?
  6. ^^^^^ No thanks the last thing somaliland needs is a extra baggage no offence.
  7. SOOMAALIDA KU NOOL MINESOTA DALKA MARAYKANKA OO XAFLAD AY KU SHEEGEEN 26 JUUN AY KU CUNSURIYADEEYEEN MUWAADIN S/LAND U DHASHAY MINESOTA(OWN)-Waxaa soomaalida degan gobolka Minasota ee Maraykanka ay qabteen xaflad ku sheeg ay ugu magac dareen 26 juun xafladaas oo ay ka dhex muuqdeen fanaanada codka macaan ee reer s/land Hibo Maxamed hudoon "hibo nuura" ayaa waxaa isugu yimid daweyne aad u tiro bada dadkaas oo si weyn isu soo abaabulay iyagoo ka xun qabashadii doorashada s/land oo ku beegnayd 26 juun si aan hore xaflad metesha waqooyigii dalkii laysku odhan jiray soomaaliya ay u qabteen si xin iyo xasaradi ku jirto oo ay isu abaabuleen. Dadka koonfurta soomaaliya oo ah dad ay dilootay qabiil jidh nacay ay u hayaan dadka reer s/land ee sharafta iyo qaderinta mudan ee iyadoo ay dumiyeen dalkoodii laayeen dadkoodii hadana aan u hayn wax xumaan ah leh aynu nabad iyo jaarnimo kuwada noolaano ayay weli nacaybkii iyo qabyaaladii sii wadaan, hadaba waxaa dhacday in nin muwaadin reer sland ah ku nool magaaladaa uu si geesinimo ah iyadoo loo dabaaldegayo xornimadiisii uu gumaysigii ingriiska 26june ka qaatay loo dabaaldegayo uu tuurta ugu soo qaatay calankii calankii uu dib ugala soo noqday midowgii lagu hungoobay ee soomaaliya halkaana ay ku cunsuriyadeeyeen iyagoo ugu yeedhay a skar police ah. dhalinyarona u hanjabtay muwaadinkaa aan waxba gaysan ee mabda'iisa iyo fikirkiisa xalaasha ah muujinaayay waxaan idin tusayaa muwaadinka oo ficilkiisa muujiyay anigoo ka xun maga muwaadinka oo aan hayn balse aan dib idinka soo sheegi hadii eebe idmo waxaan leeyahay meelkasta muwaadin xalaala oo wadankiisa iyo dalkiisa jecel baa jooga, qadiyadiisana aan ugala gabanayn cid allaale iyo cidii ka hor imaanaysa muwaadin guulayso guulayso guulayso waa kan muwaadinkii ee reer s/land barsho wanaagsan. muwaadinkii oo si aan gabasho lahayn u soo galay isagoo camero sita dumar iyo ragna afka gacanta la saaray. muwaadinkii oo la soo kala baxay calankiisii lana garab socda calankii soomaaliya. muwaadinkii oo cadho xoogle ay ka muuqato sida loola dhaqmayna ka xun oo wada arkaysaan.
  8. SOOMAALIDA KU NOOL MINESOTA DALKA MARAYKANKA OO XAFLAD AY KU SHEEGEEN 26 JUUN AY KU CUNSURIYADEEYEEN MUWAADIN S/LAND U DHASHAY MINESOTA(OWN)-Waxaa soomaalida degan gobolka Minasota ee Maraykanka ay qabteen xaflad ku sheeg ay ugu magac dareen 26 juun xafladaas oo ay ka dhex muuqdeen fanaanada codka macaan ee reer s/land Hibo Maxamed hudoon "hibo nuura" ayaa waxaa isugu yimid daweyne aad u tiro bada dadkaas oo si weyn isu soo abaabulay iyagoo ka xun qabashadii doorashada s/land oo ku beegnayd 26 juun si aan hore xaflad metesha waqooyigii dalkii laysku odhan jiray soomaaliya ay u qabteen si xin iyo xasaradi ku jirto oo ay isu abaabuleen. Dadka koonfurta soomaaliya oo ah dad ay dilootay qabiil jidh nacay ay u hayaan dadka reer s/land ee sharafta iyo qaderinta mudan ee iyadoo ay dumiyeen dalkoodii laayeen dadkoodii hadana aan u hayn wax xumaan ah leh aynu nabad iyo jaarnimo kuwada noolaano ayay weli nacaybkii iyo qabyaaladii sii wadaan, hadaba waxaa dhacday in nin muwaadin reer sland ah ku nool magaaladaa uu si geesinimo ah iyadoo loo dabaaldegayo xornimadiisii uu gumaysigii ingriiska 26june ka qaatay loo dabaaldegayo uu tuurta ugu soo qaatay calankii calankii uu dib ugala soo noqday midowgii lagu hungoobay ee soomaaliya halkaana ay ku cunsuriyadeeyeen iyagoo ugu yeedhay a skar police ah. dhalinyarona u hanjabtay muwaadinkaa aan waxba gaysan ee mabda'iisa iyo fikirkiisa xalaasha ah muujinaayay waxaan idin tusayaa muwaadinka oo ficilkiisa muujiyay anigoo ka xun maga muwaadinka oo aan hayn balse aan dib idinka soo sheegi hadii eebe idmo waxaan leeyahay meelkasta muwaadin xalaala oo wadankiisa iyo dalkiisa jecel baa jooga, qadiyadiisana aan ugala gabanayn cid allaale iyo cidii ka hor imaanaysa muwaadin guulayso guulayso guulayso waa kan muwaadinkii ee reer s/land barsho wanaagsan. muwaadinkii oo si aan gabasho lahayn u soo galay isagoo camero sita dumar iyo ragna afka gacanta la saaray. muwaadinkii oo la soo kala baxay calankiisii lana garab socda calankii soomaaliya. muwaadinkii oo cadho xoogle ay ka muuqato sida loola dhaqmayna ka xun oo wada arkaysaan.
  9. The real 26 June Party -Xaflaadi Sweden
  10. "Riyale became president of the former British colony in 1992 and won election to the post in 2003" huh, the 2003 part is right but not the 1992 part.
  11. Somebody should tell iftinews lying has a serious consequence.
  12. Happy independence day to somaliland indeed.
  13. Thankful, overall 74.000 voted in Erigavo city and Erigavo district.
  14. Jacaylbaro, since you are in hargeysa can you tell us when the results will be announced officially? is it within a week? like the commissioner yusuf cisse xamari said.
  15. lol@qudhac, oh yh that is what thankful would say.
  16. "10 million years" nobody knows if the world will exist by then but allah the almighty.
  17. You have to realise the people of Gedo don't want much to do with puntland but they want kismaayo all for themselfs, so what are the next steps for puntland?