-
Content Count
10,382 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Ya odaygan 80jirka ku yidhi dumar ajnabi ka ah ba la salaama? even western leaders know better.
-
Hargaysa (Salaanmedia.com)- Maareeyaha Ha’yadda duulista Somaliland ayaa waxaa uu maanta shaqada ka ceydhiyey shaqaale dhan 40 qof kuwaas oo ka shaqeeyey Ha’yadda Duulimaad-yada aduunka ee ICOA kuwaas oo ka hawl gali jiray madaarka Hargeysa isla markaana hagi jiray diyaaradaha maraaya Hawda Somaliland Shaqaalahan ayaa lagu eedeyey in mushaharka laga siiyo dalka Somaliya oo gabi ahaan-ba la soo wareegay maamulka hawda dalkii la isku odhan jiray Somaliya Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Madaarka Hargeysa Oo Maanta Laga Ceydhiyey Shaqaale Ka Badan 40 Qof Iyo Sababta + [ Muuqaal ] | Salaan Media SALAANMEDIA.COM Hargaysa (Salaanmedia.com)- Maareeyaha Ha’yadda duulista Somaliland ayaa waxaa uu maanta shaqada ka ceydhiyey shaqaale dhan 40 qof kuwaas oo ka shaqeeyey Ha’yadda Duulimaad-yada...
-
What a complete humiliation for Somaliland region in eastern Sanaag. The victory speech starting at 2:19 "Somalia hanoolaato, Puntland hanoolaato, Reer eastern Sanaag hanoolaato" What a victory speech.
-
They already lost eastern Sanaag + large parts of Western Sanaag which is under Caare now.
-
It is a good thing. Cause all they do is create instability in Sanaag.
-
wuxu isku dhexyacay odayga.
-
Somaliland: Elders announce the suspension of talks with Colonel Aare August 25, 2019 The elders who were engaged as go between the gov of Somaliland and the former national army deserter announced on Sunday that the dialogue has been suspended. This was announced by the elders in a press conference held in Hargeisa and were angry with comments from the Army Chief, Nuh Tani who remarked that the defected former national army Colonel Said Awil Jama a.k.a. “Aare” deserves to face the death penalty for the killings of innocent civilains and for stealing the army wages. The elders have accused the army cheif that he has failed to pacify the eastern regions in Somaliland where inter clan fighting skirmishes broke out on several times. They called on the Army General to resign after having failed to discharge his national duties. The elders who are next kin of the defected army Colonel has appealed to the president that the Army General must retract and apologize for his comments. The Army Chief made the comments today in a press conference that Colonel Aare is a traitor and that that his case at the military court. The stalled talks between the sides are expected to complicate the tense situation in restive Sanaag province which has seen clashes between SL army and the soldiers loyal to Colonel Aare. The defected Colonel leads an insurgency dubbed Justice and Equality which used to base in Qardho of Puntland but recently relocated and established bases in the mountainous areas in Erigavo.
-
Caare says he is ready for war. Caarre oo Sheegay inay Dagaal u Diyaargaroobayaan
-
He also accuses Caare of being a war criminal. Two questions that remains he claims the Sland troops that defected to Pland were doing nothing, why were you paying them for 20 years then? the other question is this old man claims Caare is a war criminal yet they promoted him after those supposed incidents. Secessionists talk out of their rear end and are full of contradictions as usual. "Taliyaha guud ee ciidamada millateriga Somaliland Nuux Taani, oo maanta Hargeysa kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Kornayl Siciid Cawil Caarre, yahay danbiile qaran oo dil iyo dhac hore uga geystay deegaamada Somaliland. Taani, ayaa dhinaca kale sheegay in uu ku faraxsan yahay ciidamada dhawaan ka goostay Somaliland ee ku biiray kuwa Puntland deegaanka Badhan kuwaas oo uu sheegay in ay lacag doon ahaayeen, oo aanay waxba Somaliland ugu jilayn."
-
What work? working for Kenya? Jubbaland is a sensitive area (due to the sea dispute among other things) it is important only a pro Somalia politician is in control there.
-
The secessionists are getting very desperate to the point they are praising Sayid Cabdale Xasan now.Aqoonsiiga Jubbaland ba laga sugaya haada. "waxaan leeyahay halyey ayaad tahay, waxaad ka soo jeeda Darwiishkii Sayid Cabdale Xasan, waana ku hambalyeynayaa, waxaana ka codsanayaa in maalinta aad sameeynayso caleema saarkaaga inaad igu casuunto, si aan ku taagero”
-
Saturday August 24, 2019 - 19:58:10 Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Dalbaday In Lagu Soo Martiqaado Caleemo Saarka Madaxweynaha Jubboland Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Dalbaday In Lagu Soo Martiqaado Caleemo Saarka Madaxweynaha Jubboland Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Naasir Cali Shire, oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), waxaanu ugu hambalyey doorashada uu ku guulaystay, , waxaanu ka codsaday inuu ku casuumo xafladda caleemo saarkiisa. Xildhibaan Naasir Cali Shire oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale Dawladda Somaliya ugu baaqay inay wax ka barato nidaamka dawladnimo ee ka jira Somaliland, waxaanu ugu horeyn yidhi"Anigoo ah Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka tirsan Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland, waxaan hambalyeynayaa, oo aan leeyahay hambalyo guusha uu ku soo baxay Madaxweynihii Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), guushaas uu Axmed Madoobe gaadhay waxay nabar iyo naxdin ku tahay, hawsha kaligii talisnimada ah ee qolada Muqdisho ka talisa, ee ay doonayaan inay ku baabiyaan wadanka aynu jaarka nahay ee Somaliya, caqliyada ka shqaysa, ee hadda ka talisa Magaalada Muqdisho, waa qolo ay Maskaxoodu gabowday, waxayna wadaan inay cubudhin, cadaadis iyo xoog ay wax ku socodsiiyaan, sidii umadda Somaliya ee dhawr iyo labataanka sanno dagaalku ku socoday, loo maamuli lahaa, loona dajin lahaa, halkii ay ka sameeyn lahaayeen ayey bilaabeen tii hore ee u horseeday burburka iyo halaaga, oo ahaa in xoog iyo ciidan wax lagu muquuniyo, Axmed Madawe waa nin geesiya, waa nin halyey ah, wuxuu ka gilgishay wixii la doonayey in lagu sameeyo, ee ahayd in la cudhiyo, wuxuu ka gilgishay in la xaqiro. waxaan leeyahay halyey ayaad tahay, waxaad ka soo jeeda Darwiishkii Sayid Cabdale Xasan, waana ku hambalyeynayaa, waxaana ka codsanayaa in maalinta aad sameeynayso caleema saarkaaga inaad igu casuunto, si aan ku taagero” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Dalbaday In Lagu Soo Martiqaado Caleemo Saarka Madaxweynaha Jubboland HADHWANAAG.CA Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Dalbaday In Lagu Soo Martiqaado Caleemo Saarka Madaxweynaha Jubboland
-
Baran :Taliyihii Ciidamada Millateriga Somaliland ee gobolka Badhan (Sanaag) Guray Cismaan Saalax iyo Ciidankiisii ayaa ka baxay Somaliland, waxayna ku biireen Puntland. Sidoo kale Guddoomiyihii degmada Badhan Cabdalle Cabdi Faatax iyo Tiyihii ciidamada Badda ee Degmada Laasqoray Mr.Casaanyo ayaa iyana ku biiray Puntland. Xerada ciidamada Somaliland ee Badhan ayana laga taagay calanka Puntland. Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Yuusuf Jaamac 'Deperani' oo arintaasi ka hadlay ayaa yidhi; "Ugu danbeyn waxaan ku guuleysanay in Taliyihii Ciidamada Somaliland ee aaga Badhan Gurey Cismaan Saalax iyo dhammaan Ciidankiisii ay kusoo wareegaan Puntland". Dhawaan ayay ahayd markii ciidamo katirsan somaliland ay ku biiraan Puntland Wixii intaa kasoo kordha waxaan idinku soo Gudbin doonaa wararkayaga dambe
-
Popular Contributors