Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Warar lagu kalsoon yahay oo LaasqorayNET soo gaarey ayaa waxay sheegayaan in Deegaanka Galbeedka Gobolka Bari uu ku jiro xaalad dagaal iyadoo ciidamada Diifacaa deegaanka la geliyey heegankii ugu sareeyey iyadoo 3 gaari oo kuwa xamuulka ahi ay ka anbo bexeen Degmada Dhahar iyo Xingalool ee Eastern Sanaag taasina ay tahey Gurmad loo gudbinayo ciidamada Jiida hore ee Galbeedka Bari ee gobolka Bari. Shaleyto ayaa waxaa magaalada Bosaaso ay gacanta ugu jirto maamulka Puntland waxaa lagu xanibey iney ka baxaan Odayaasha Reer Maakhir iyadoo maleeshiyaadka beelaha garoowe iyo awrboogays ee uu wato C/samad Cali SHire amar lagu siiyey odayaasha dib ugu ceshaan Magaalada Bosaaso. Sidoo kale General Ilka jiir ayaa waxaa la wadaa inuu ka anbo baxo magaalada Bosaaso sida ugu dhakhsaha badan iyadoo uu ku wajahan yahay Magaalada Ceeldoofaar ama Ceel Daahir halkaas oo uu Saldhig ku meel gaar ah ay ka sameysteen Ciidamo isaga ka amar qaata. Waxaan cadeyn Mawqifka General Ilkajiir iyadoo warar lagu kalsoon yahay ay sheegeen inuu ka careysan yahay sida Faroole iyo Cabdisamad Cali Shire wax u wadaan iyadoo ay gacanta isula tageen Cabdi Samad Cali Shire xili la isku maandhaafey albaabka hore ee Hotelka Ponarama iyadoo General Ilkajiir uu Cabdi Samad Cali shire ku yiri '' OROD OO LAASCAANOOD XOREYSO, HALKAAS AYAA AJINEBI JOOGAAN E''. Dagaalka laga cabsi qabo inuu ka dilaaco goobaha u dhow Bosaaso ee tuulada Laag iyo Karin ayaa waxay ka dhalatey kadib markii Farole ku dhawaaqey inuu duulaan ku yahay Degmada Galgala dadkeediina ugu baaqey iney ka guuraan oo meelo kale uga guuraan waana mid loo fahmey ETHNIC CLEANSING. Waxaa sidoo kale jira Degmada Dhahar qeylo dhaan iyadoo dhalin yaro badan oo careysan ay gaadiid kala dhaqaaqeen degmada kuna wajahan goobaha la isku hor fadhiyo ee Laag iyo Karin. Waxaase dhibku ka jiraa qaxa iyo barakaca ku iman doona bulshada Reer Bosaaso iyadoo lagu jiro xili aad u kulul oo magaalada intii wax haysatey ay ka xagaa baxdey isla markaana ay ku hareen magaalada dadkii aan tabar safar haysan. Shacabka Gobalada Bari, Haylaan, Eastern Sanaag iyo Karkaar ayaa waxaa Faroole ku khasbayaa iney dagaal wiilashoodu ku dhintaan iyadoo Garowe ay ka fogtahey goobaha dagaalku ka dhacayo taasina ay tahey mid siyaasad xumo ah. Waxaa kaloo jira warar sheegaya in Faroole ay ku eedeeyeen dad jufadiisa ka dhashey inuu qas wado iyadoo ay ugu yeereen inuu xilka sida ugu dhaqsaha badan ka dego iyadoo ay ku eedeeyeen inuu xil kas yahay isla markaana uusan awoodin inuu wax maamulo waa sida wararku nagu soo gaareen e. Xigasho LaasqorayNET-
  2. Warar lagu kalsoon yahay oo LaasqorayNET soo gaarey ayaa waxay sheegayaan in Deegaanka Galbeedka Gobolka Bari uu ku jiro xaalad dagaal iyadoo ciidamada Diifacaa deegaanka la geliyey heegankii ugu sareeyey iyadoo 3 gaari oo kuwa xamuulka ahi ay ka anbo bexeen Degmada Dhahar iyo Xingalool ee Eastern Sanaag taasina ay tahey Gurmad loo gudbinayo ciidamada Jiida hore ee Galbeedka Bari ee gobolka Bari. Shaleyto ayaa waxaa magaalada Bosaaso ay gacanta ugu jirto maamulka Puntland waxaa lagu xanibey iney ka baxaan Odayaasha Reer Maakhir iyadoo maleeshiyaadka beelaha garoowe iyo awrboogays ee uu wato C/samad Cali SHire amar lagu siiyey odayaasha dib ugu ceshaan Magaalada Bosaaso. Sidoo kale General Ilka jiir ayaa waxaa la wadaa inuu ka anbo baxo magaalada Bosaaso sida ugu dhakhsaha badan iyadoo uu ku wajahan yahay Magaalada Ceeldoofaar ama Ceel Daahir halkaas oo uu Saldhig ku meel gaar ah ay ka sameysteen Ciidamo isaga ka amar qaata. Waxaan cadeyn Mawqifka General Ilkajiir iyadoo warar lagu kalsoon yahay ay sheegeen inuu ka careysan yahay sida Faroole iyo Cabdisamad Cali Shire wax u wadaan iyadoo ay gacanta isula tageen Cabdi Samad Cali Shire xili la isku maandhaafey albaabka hore ee Hotelka Ponarama iyadoo General Ilkajiir uu Cabdi Samad Cali shire ku yiri '' OROD OO LAASCAANOOD XOREYSO, HALKAAS AYAA AJINEBI JOOGAAN E''. Dagaalka laga cabsi qabo inuu ka dilaaco goobaha u dhow Bosaaso ee tuulada Laag iyo Karin ayaa waxay ka dhalatey kadib markii Farole ku dhawaaqey inuu duulaan ku yahay Degmada Galgala dadkeediina ugu baaqey iney ka guuraan oo meelo kale uga guuraan waana mid loo fahmey ETHNIC CLEANSING. Waxaa sidoo kale jira Degmada Dhahar qeylo dhaan iyadoo dhalin yaro badan oo careysan ay gaadiid kala dhaqaaqeen degmada kuna wajahan goobaha la isku hor fadhiyo ee Laag iyo Karin. Waxaase dhibku ka jiraa qaxa iyo barakaca ku iman doona bulshada Reer Bosaaso iyadoo lagu jiro xili aad u kulul oo magaalada intii wax haysatey ay ka xagaa baxdey isla markaana ay ku hareen magaalada dadkii aan tabar safar haysan. Shacabka Gobalada Bari, Haylaan, Eastern Sanaag iyo Karkaar ayaa waxaa Faroole ku khasbayaa iney dagaal wiilashoodu ku dhintaan iyadoo Garowe ay ka fogtahey goobaha dagaalku ka dhacayo taasina ay tahey mid siyaasad xumo ah. Waxaa kaloo jira warar sheegaya in Faroole ay ku eedeeyeen dad jufadiisa ka dhashey inuu qas wado iyadoo ay ugu yeereen inuu xilka sida ugu dhaqsaha badan ka dego iyadoo ay ku eedeeyeen inuu xil kas yahay isla markaana uusan awoodin inuu wax maamulo waa sida wararku nagu soo gaareen e. Xigasho LaasqorayNET-
  3. Originally posted by Jacaylbaro: Hargeisa(The Horn) -the government of Somaliland has for the first time disclosed that the United Nations are planning to shift their head offices from Nairobi to Hargeisa, Somaliland and Garowe in Puntland. The new UN envoy Mr. Augustine Mahiga, stated that the UN offices in Nairobi Kenya will be moved to Hargeisa the capital city of Puntland regional government, Garowe. Where he stressed that are stable The Somaliland Minister of Foreign Affairs and international co-operations, Dr. Mohammed Abdillahi Omar expressed that the government of Somaliland welcomed the plan of the United Nations relocating their head offices. The minister who spoke to Geeska Afrika on the phone from London pointed out that Somaliland has all indicators, such as security and other necessities, required by the United Nations to do its business. “ I met the head of UN for Somaliland and Somalia affairs and the UN political office for Somaliland and Somalia, in an IGAD meeting which I attended in mid July 20010. I requested the UN to think on how they will .move their offices that concern Somaliland to Somaliland after the elections are over and the office responsibilities change hands in Somaliland . That was a success and development that we welcome, as a government and citizens, UN and other international agencies’ offices to Hargeisa.” Said Hon. Mohammed “ I personally requested the United Nations to remove Somaliland’s security level and return it to its previous status as an encouragement for international delegations and government to visit Somaliland.. The UN Boss stationed in Nairobi Mr. Mark Bowden told us that he has passed our request tob the general secretary Ban Ki Moon and he will give us the response. Therefore it seems as if they have agreed, if they are thinking of bringing their offices to Somaliland. “ He added, “ Somaliland has peace and stability, it has security forces to reinforce stability, it has high class hotels and other services for meetings rental houses , Somalilnd has the ability for all these. Somaliland has governmental institutions which ease the inter-working relations and other implementations that Somaliland can do for the UN.” Lastly he promised good working relationship with the United Nations, “ Somaliland has all the things mentioned above, good working relationship, governmental development plan for Somaliland and we say we shall give them good working atmosphere and full security . we also have a lot of refugees who escaped from their countries and Somaliland can not endure the weight. We therefore welcome the UN to move their offices to our country.” He concluded. Interesting development...
  4. war duqa madaxweynaha siilaanyo dar ficaan maxa lugu xidhiwayey?
  5. I don't understand when makhiir websites are talking about bari they refer to it as western bari, while they don't like when other websites and people refer to their land as eastern sanaag?
  6. Originally posted by Xaji_Xunjuf: libaahe dee ceerigabo may sheegan karan lol ma filayo.
  7. Jacaylbaro , wa ruunta erigavo is a shared city like galckayo, laakinse majority of people wixi amiinsanyihin somaliland and thus the only flag flying being the somaliland one.
  8. ^^^ Nassir's map is funny according to that map badhan is the capital lol.
  9. ^^ lol war gormii daadkii dhaan sanaag noqdeen makhiir, you have better luck with 1 sanaag united rather then makhiir which 65% of sanaag don't recognise.
  10. Dalladda Horumarinta Gobolka Sanaag oo Laga Abuuray Ceerigaabo. Ceerigaabo(Oodwenenews)- Kulan ballaadhan oo maalintii Salaasada lagu qabtay Xarunta Shirarka Mahuraan ee Ceerigaabo ayna kazoo qayb galeen Intooda badan madax-dhaqameedyada, Guurti, Aqoonyahan, Qaar ka mid ah Qurbe-joogta, iyo dadweyne kale oo dhammaantood kazoo kala jeeda beelaha deggan gobolka Sanaag ayaa waxa halkaas lagaga dhawaaqay Dalladda Horumarinta Gobolka Sanaag. Dalladdan oo sida la sheegay ka kooban dhawr iyo lixdan xubnood ayaa dhammaan madax-dhaqameedyada iyo aqoonyahnka iyo guurtida iyo waxgaradkii halkaas ka hadlay dhammaantood waxay si goonni-goonni ah halkaas ka caddeeyeen in ay taageersan yihiin dalladdan cusub oo ah tii ugu ballaadhnayd ilaa inta la ogyahay ee wadajir magic reer-Sanaag ah lagu abuurto. Afhayeenka Dalladdan cusub ee horumarinta gobolka Sanaag Chief-Caaqil-Maxamed cawed Faarax oo ka mid ahaa xubnihii dhinaca dalladdan ee halkaas ka hadlay ayaa isagoo ka warramay qaab-dhismeedka iyo himilooyinka loo abuuray iyo weliba higsashada waxqabadka dalladdan waxa hadalladiisii ka mid ahaa “Annagu dalladdan abuuristeeda waxannu meesha ka saaraynaa kala beelayntii bulshada Sanaag oo aannu u aragnay in ay tahay arrin lagu kala qaybinayo oo dantooduna aanay ku jirin taas beddelkeedana innakoo isku duuban oo isku hal beel oo beesha Sanaag magaceennu yahay aynu daneheenna wada jir iyo isku duubnaan kaga wada shaqayno”. Isagoo hadalkiisa sii watana wuxu yidhi “Arrimaha waxqabadkayaga ugu waaweyn ee aannu ku talo jirno waxa ka mid ah in aannu abuurno ururro kala goonni goonni ah oo ay ka mid yihiin Ururka Madax-dhaqameedyada Ururka Aqoonyahanka Ururka Haweenk Ururka Dhallinyarada Ururka Culimaa’u-diinka iyo Ururka Ganacsatada kuwaas oo mid kastaaba hoggaankeeda leh kaddibna ay kazoo dhex baxaan guud ahaan kuwo aqoonteeda leh oo hoggaamin kara horumarka iyo isku tiirsanaanta gobolka Sanaag”. Isagoo Qurba-joogta la hadlayana wuxu intaas kusii daray “Qurba-joogta reer-Sanaag iyagana dhinacooda waxannu kula talinaynaa in ay samaystaan urur ay ku midaysan yihiin oo nagala shaqeeya arrimaha horumarint gobolka iyo bulshada Sanaag”. Sikastab ha ahaatee iyadoo gudd ahaan bulshada kala duwan ee halkaas ka hadashay la odhan karo hadalladoodu waxay ka sinnaayeen saddex weedhoos oo ah waannu taageersan nahay dalladdan horumarinta Sanaag, waannuna la shaqaynaynaa, iyo xukuumadda cusub iyadana waannu taageersan nahay oo waxqabadkeediina waa ka filaynaa. Haddana guud ahaanba samaynat dalladdan horumarinta Sanaag ayaa u muuqata xilligan mid loo baahnaa islamarkaasna wax badan ka tari doonta hawlaha horumarineed ee loo abuuray.
  11. lol if melez is saying that ONLF must be doing a good job.
  12. Axmad Tajiir? isn't that the guy who was head of the police in mogadishu in abdulahi yusuf's days? or is it some other guy.
  13. Originally posted by Che -Guevara: Al-Shabaab is slowly taking root in the north. It's time to move westward as well. Seems Atam is only after bosaso, he first wants to secure puntland's lifeline aka bosaso then until he gets more influential he could use that power to attack other stronger communities, which may result a defeat for him.
  14. “Maydkoodii ayey ayaa ilaa Bosaso Wadhan oo ay kala aasi kari layihiin” “Anagu intii aanu bilownay dagalka goriilaynta wax naga dhitay ama naga dhaawamay ma jiraan , meelahaas ayuunbaanu kolba koox ka soo gaadhaynaa oo aay qoryaha ka urursanaynaa”Sheekh Atem Listen here Sheikh Atam speaking
  15. ^^^ That money goes straight to israel zionist government to kill fellow palestinian muslims, i don't blame your lebanese friend for being concerned.
  16. Karl,do you mean sheikh yusuf kaynun, his current tomb is located in aw-barkhadle north east of hargeysa.
  17. of course ^^ since some of that money would reach garrisa.
  18. lol@ Sayid Maxamed Atam of puntland.
  19. Waraysi aad u xiiso badan oo lala yeeshay Dr Gaboose Written by YOOL Aug 13, 2010 at 07:40 AM Weriye Mashqac Geliye iyo Wasiir Gabboose Hargeysa(Yool)-Intiini la socotay Barnaamujkan "Yool-Baadhka Siyaasiyga", waxaanu idiinku soo gudbin doonaa Waraysi aad u xiiso badan oo isla Toddobaadkan uu Weriye Mashqac geliye la yeeshay Wasiirka Arimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gabboose, kaasoo ah mid dhinacyo badan taabanay, isla mrkaana Dr. Gabboose uu kaga waramayo arimo badan oo ku saabsan dareeenkiisa maanta, ujeedooyinka siyaasadeed ee u qarsoon iyo waxa uu ku talo jiro inuu qabto mudada uu xilka hayo. Barnaamujkan "Yool-baadhka Siyaasiga", Waa Mawduuc Toddobaadle ah oo aanu akhristayaasha ugu soo gudbino Waraysiyo ku salaysan qaab Maddadaalo [Entertainment] ama aan idhaahdo Jacbur, kuwaasoo aanu ugu talo galnay akhristayaashayadu inay Toddobaadkiiba hal Maalin kaga nastaan arrimaha siyaasada, iyadoo aanu ku bartilmaameedsanyno Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada, siyaasiyiinta, iyo shaqsiyaadka kale ee magaca ku leh Masraxyada siyaasada ee Somaliland. Haddaba, qaybtii Koowaad ee Waraysigaasoo faah-faahsan, waxa uu u dhacay sidan: S: Md. Wasiir, marka hore bal akhristayaasha sawir ka sii sida uu dareenkaagu yahay maanta oo aad ku fadhido kursigii Wasaaradda Daakhiliga oo aad in badan adiga iyo Maxamed Xaashi ka caban jirteen xilligii aad Ururkii QARAN hawlaneydeen.? J: kkkkkkkkk...... Horta saaxiib Mashqac-geliyoow aad baad u mahadsan tahay, inkastoo aanu wax badan kaa tirsanayno, hase ahaatee cilmigaan Dhakhtarnimada ee aan soo bartay ayaa waxa aan ku ogaaday inay lagama maarmaan tahay in qofku isu ekaysiiyo marba xaaladda uu ku jiro. Kursiga aan ku fadhiyaa waan ku faraxsanahay Cirro inaan kala wareegay waan ku faraxsanahay, Cawil inuu maanta debedda joogo waan ku faraxsanahay, laakiin saddex weligay ilaabi mayo, xadhigii caddaalad-darrada ahaa ilaawi mayo, Ismaaciil Xaaji Nuur oo igu yidhi qori dab leh isagana waligay ilaawi mayo, Xildhibaan Dhugad-kii I aflagaadeeyeyna weligay ilaawi mayo. S: Wasiir, dadka qaarkii waxay kuu yaqaaneen siyaasi da' yar oo firfircoon ooh an kursi ku jiro, hadda damacii Madaxtinnimada ma halkaas ayaad kaga hadhay.? J: Adeer, Maya...kama hadhin, weligayna ka hadhi mayo, laakiin waxaan ku jira falsafadda loo yaqaano gabbasho siyaasadeed, ammaantan faraha badan ee aan Axmed Siilaanyo u jeedinayaa ma aha mid uurka aan ku hayo, waase mid aan ku afgobaadsanayo, Mashqac-geliyoow aniga iyo Axmed-ba waxaanu ognahay inaanu kala iibsanay Digo iyo Dambas....waraysigaas oo ah mid aad u xiiso badan, hasayeeshee noo suurtogeli wayday inaanu caawa idiin soo gudbino cillad farsamo awgeed. La soco cadadkiisa dambe.....
  20. AfricaOwn, :cool: anigu waan iska oga ina la badalayn governorkan since he did alot of good things for gobolka sanaag in the past years.
  21. good to see Cali Cabdi Hurreh is renamed as sanaag governor. :cool:
  22. Nassir, is it true sheikh atam's father was the founder of galgala?
  23. Nassir, indeed that is a clear propagenda, Jama Ali Jama was a friend of Abdiqasim Salad Hassan - TNG leader - 2000-2004 and it had nothing to do with al-itihad.