Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Faroole Oo Itoobiya Kala Soo Tashanaya Dagaalada Ka Socda Buuralayda Galgala Boosaaso(Jidbaale.com) madaxweynaha maamulka goboleedka Waqooyi bari(Ex-Puntland) wuxuu safar kediso ah ugu kicitimay itoobiya, siday noo sheegeen ilo lagu kalsoon yahay safarka faroole waxay ku sheegeen inuu yahay mid uu gargaar saanad malatari ku weydiisanayo dawlada Itoobiya, maadaama uu ku daba dheeraaday dagaalkii kaga socday buuralayda Galgala. Faroole iyo kooxdiisa oo dhawaan dagaal qadhaadh la galay sheikh Maxamed Siciid Atam isagu ku sugnaa deegaanada galgala, waxay ciidamada maamul goboleedka waqooyi bari kala kulmay jab weyn oo aysan filanaynin, arrintaasina waxay soo dadajisay sidii uu garab uga heli lahaa dawlada Itoobiya. Faroole waxaa kale oo uu u aaday itoobiya isagoo doonaya inuu ka faa’iidaysto xurgufta siyaasadeed ee soo kala dhex gashay dawlada itoobiya iyo maamulka jabhada SNM oo ay dhawaan isku maandhaafeen arrimo la xidhiidha talo ay u soo jeedisay dawlada itoobiya oo tidhi maamulka ka saar kooxo ay ugu yeedhay inay xag jir yihiin.
  2. Hargeysa & Somaliland is his hometown he should be welcomed, regardless of his past politics.
  3. ^^^^Thankful is not supporting sland, his just being impartial when it comes to the SSC-Somaliland issue, the sameway the somalilander Solers are impartial when it comes to the galgala-puntland issue. Inconclusion at the end of the day it's in the interest of both Somaliland & Puntland, that those issues are sorted out as quick as possible.
  4. Originally posted by Jacaylbaro: Dee shaqo keleba ma hayaan ,,, way isku garaacayaanuun habeen iyo maalin ,,,
  5. ^^^ so you want the somaliland forces to go on the offensive on the innocent people of SSC just like puntland did with galgala which is actually a different issue?
  6. Thankful, are you pretending or something? those who have done the crime will hopefully be caught soon as possible as they fled the site the sameway those who bombed the Sland sarkaal a couple of months ago were caught and sentenced to life in prison in mandheera and some faced executions.
  7. Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inaan Wax Khilaaf Ahi Ka Dhaxaynin Itoobiya, Xidhiidh Ka Xumaadayna Jirin. Hargeysa(Ramaas) Aug.30, 2010 - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Yoonis Cawaale, ayaa markii u horreysay ka hadlay xidhiidhka ka dhexeeya labada dal ee Itoobiya iyo Somaliland, isla markaana waxa uu sheegay in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya inuu xumaaday xidhiidhka u dhexeeya labadaas waddan. Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda oo shalay u warrameyey Telafishanka Caalamiga ah ee Universal, waxa uu tilmaamay in Siyaasadda Xukuumadda cusubi ay ku salaysan tahay in kor loo qaado xidhiidhka Dalalka Jaarka ah, islamarkaana sidii uu Madaxweynaha Somaliland Md. Siilaanyo hore u sheegay la xoojinayo xidhiidhada ay Xukuumaddiisu la yeelanayo wadamada caalamka. Wasiir ku-xigeenka ammuuraha dibadda Somaliland oo si taxaddir leh uga hadlayey arrinta xidhiidhka Somalialnd iyo Ethiopia, waxa uu ku eedeyey Xukuumaddii hore ee uu hoggaaminayey Md. Daahir Rayale Kaahin iyo Masuuliyiinta Xisbiga UDUB inay isticmaaleen xilligii uu socday tartankii ololaha doorashada madaxtooyada Somaliland hadallo ay ku eedeyn jireen Saarakiil ka tirsan Xisbiga Kulmiye, inay ka tirsan yihiin Ururro xag-jir ah, hadaladaasina laga yaabo inay dalalka qaarkood keydsadeen ama u qaateen warar rasmi ah, balse ay ahaayeen weedho siyaasadeed oo aan ku habboonayn inay ka soo baxaan Madax ka tirsan Xukuumaddii hore. Wasiir ku-xigeenku waxa uu xusay inay lagama maarman tahay ilaalinta xidhiidhka ganacsi, siyaasadeed iyo nabad-galyo korna loo qaado iskaashiga ka dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya, isaga oo tusaale u soo qaatay wakhti uu Wasiir ka tirsan dawladda Itoobiya uu caalamka ku canaantay in aan dawladda Somaliland laga taageerin sidii ay ula dagaallami lahayd kooxaha xag-jirka ah iyo Budhcad-badeedda Soomaalida, balse ay dawladda Somaliland iskeed dedaal ugu gashay ka hor-tagga dhibaatooyinkaasi. Sidaa darted, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Yoonis Cawaale, waxa uu tilmaamay in mar kastaba loo baahanyahay in labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya ka wada shaqeeyan danahooda iyo sii wanaajinta xidhiidhkooda. Si kastaba ha ahaatee, toddobaadkii ugu danbeeyey waxa isa soo tarayey warar sheegaya inuu xumaaday xidhiidhkii siyaasadeed ee Somaliland iyo Ethiopia, hase ahaatee, hadal hayn iyo mala-awaal mooyee aan la helin warar rasmi ah oo xaqiijinaya hadal-haynta xidhiidhka labada dal. Hargeysastar
  8. Land_Soldier, i think you will find that full time somalilanders have the right to question the somalilandnimo of "part time somalilanders".
  9. I agree with AfricaOwn stop embarrassing yourself and trying to make enemies in two fronts, we currently sympathize with the makhiir communities plight in galgala.
  10. Originally posted by General Duke: Libaahe, do you think these men will resign and what will Siilanyu do in that event? I don't think they will resign, even if they do siilaanyo will replace them with another 1's hailing from the same area the ministers are from , simple.
  11. Gallad , i would love to promote unity of sland however speaking the reality on the ground is another thing.
  12. Xaji_Xunjuf, we are not talking about sanaag as a whole though, if you read the news it's actually about eastern sanaag, iyo some parts of sool, wa intas uun waxa qayliinaya don't let Land_Soldier's misleading title confuse you, other than that las anod seem to be happy under sland .
  13. The Zack, it's called being fair and giving everybody their deserved share of the stake.
  14. General Duke, for the moment being yes Awdal is more important than Eastern Sanaag/Sool, the awdal community are big part of somaliland they took part of the creation of the nation and even stepped up to bring peace between the warring factions of the SNM in the sheekh conference, borama conference and many more, otherwise somaliland would have became the next mogadishu nonstop war plagued by lawlessness and destruction, we can safely say the awdal community care about our well being unlike some people who would love to see us butcher each other .
  15. Isn't little what they deserve? considering the fact atleast more than 40% are aligned to other groups SSC/Pland? Lets analysis this, Awdal community - 3 Ministers Eastern Sanaag/ Sool - 3 Ministers however the difference is Awdal was given better positions such as justice minister, head of police, VP, and many more considering the fact all their lands are under somaliland and they are more pro somalilanders. Now you understand the reason i said the Goldogob - Mudug community who are full puntlanders should be given the VP instead of "part time puntlanders"
  16. ^^^^ Here is a map, all those areas under somaliland control fully can be considered as full somalilanders, the other non sland controlled areas can be considered aligned with SSC& Pland. Somaliland - 2010
  17. Monday, August 30, 2010 MOGADISHU (Reuters) - Four Ugandan peacekeepers were killed in the Somali capital Mogadishu on Monday when insurgents fired mortars at the presidential palace, an African Union spokesman said. "We lost 4 Ugandan soldiers in mortar fire on Villa Somalia this morning," Barigye Ba-Hoku told Reuters, referring to the presidential palace. He said another eight Ugandan soldiers were wounded. Uganda and Burundi have deployed more than 6,300 troops to the anarchic Horn of Africa nation to guard the port and airport and shield Sheikh Sharif Ahmed from attack. (Reporting by Abdi Sheikh, editing by Richard Lough). Hiiraan
  18. ^^^ I know what they have but i am saying rather than giving out the VP to a people who are not full puntlanders who properly don't deserve it shall be given to people who are full puntlanders and defended galckayo/puntland from USC in it's time of need not some community who bought sland troops to las anod and backstabbed your admin. think about this strategic the sool community would then have to work hard and become full planders so they can regain their VP position and other positions?, pland has nothing to lose? Real Talk
  19. General Duke, the trick is never treat them softly as they might see a weakness in the admin always make them take whatever you throw at them ( ministers in this case, rather than offering high positions like vice president that should be offered to communities who are full puntlanders like the Goldogob - Mudug community or the Burtinle community. I think that is fair.