-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
It's a district C , you need some opticians , the sameway ceelbuh is a district D not even district C lool, overall there is only three A districts and that is Erigavo, Ceelafweyn, Las Qoray.
-
Garadag - Makhiir lol? ma ana walan mise adan ba laga heesaya. According to the Somaliland administration, as of July 2002, Sanaag was formally divided into 10 districts, rated "A" through "D" in terms; districts graded "D" were limited, because "their district councils shall not be elected at first local government elections as their borders have not yet been delineated."[10] Thus, under the 2005 elections for the lower house of Parliament, Sanaag was described as only having six districts.[11] Here is the list of districts of Sanaag and their "Grade": * Erigavo (A) - SNM * El-Afweyn (A) - SNM * Badhan (B) * Lasqoray (A) * Dhahar (B) * Gar-adag © - SNM * Dararweyne (B) - SNM * Maydh (B) - SNM * Xingalool (B) * Ceelbuh (D) * Godcanood (B) - SNM * Yufle (B) - SNM * Hadaaftimo © * Madhisho © - SNM * Xiis (D) - SNM * Yubbe (B)
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Numberska waxa laga keeney shirkada kaluunka tuna sameysa eeh laasqoray Magaalada ceerigaabo mala 2400 qof ba tuna ka cunna lol lool.
-
PA, I think you mean enquiring instead of enquring. as for what this is all about you can clearly see it's about mayorkii hore ee ceerigaabo and some people were claiming a mysterious man was mayor of erigavo for 13 years before haji ismail nuur (NASSIR) so i was putting him out of his misery and lack of knowledge about erigavo and who the mayor was before haji ismail nuur.
-
Badhasaabka Sanaag oo Kulan Dhinacyo Badan Taabanaya Layeeshay Cuqaasha. Ceerigaabo(OODWEYNENEWS) Kulankan oo Badhasaabka ay ku weheliyeen taliyayaasha ciidammada (boliiska asluubta iyo millateriga) gobolka Sanaag kana dhacay Xarunta Maammulka Gobolka Sanaag saxaafadduna goob joog ka ahayd ayaa arrimo dhinacyo badan oo badhasaabka iyo cuqaashu kaga wada hadleen waxa ugu muhiimsnaa Adkaynta arrinaha nabadgelyada iyo Wax ka qabashada xaalufinta dhirta/dhuxusha iyo weliba Shakhsiyaadka weli ku afduuban degaanka Laasqoray sidii looga hawl geli lahaa sii deyntooda. “Waxaynu maanta isugu nimid sidii horeba maammul ahaan iyo cuqaal ahaan aynu u wada shaqayn jirney in aynu u wada shaqayno iyo mgaha ama waxyaabaha laysku leeyahay in lyska bixiyo waayo waxaynu ognahay arrimo badan oo noocaas ahi in ay dadka dhexdooda ka jiraan, waxyaabahaasina waa shaqadii caaqilku lahaa oo aan si guud idiinku baraarujinayo in aad ka hawl gashaan”. Sidaas waxa hadalkiisa ku bilaabay Badhasaabka gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre. Isagoo hadalkiisa sii watana wuxu yidhi “Nabadgelyada magaalada iyo gobolkana in aad hormuud u noqotaan oo xukuumadda iyo ciidammada nabadgelyada ku hawllan aad kala shaqaysaan oo aan idiinsoo jeedinayo, waayo ciidammadu haddii aanay helin taageerada dadweynaha aad wakiilka ka tihiin arrintaasi waa inna saamaynaysaa in cid lagu eegona ma aha”. “Waad ogtihiin xukuumadda iyo dadweynuhu waa wax isku mid ah danteennuna waa nabadgelyada iyo horumarinnta dalka iyo gobolkeennaba oo aynu ka wada shaqayno”. Badhasaabku isagoo ka hadlaya dhinca gumaadka dhirta iyo dhibaatooyinka dhuxusha ka dhashayna wuxu yidhi “Dhuxusha iyo dhibaatooyinka ay innaku hayso iyadoo cidda shidaysaa ay tahay dadkii aad cuqaasha u ahaydeen taas lafteeda si mug leh in wax looga qabto oo iska kaashanno iskana joojinno dhuxushaas ayaa loo baahan yahay, iyadoo arrintaas halkan maanta aan uga mahad naqayo degaanka Fiqifuliye oo iska xilsaaray kuna guulaystey in ay iska joojiyaan dhuxushaas iyo degaannada Yufle iyo Siraadley oo iyaguna arrintaas ku hawllan. Degaannada kale ee weli gumaadkii dhirtu ka socdo iyagana waxan ku boorrinayaa arrintaas in ay iska xilsaaraan waayo haddii aan degaanku iska joojin ma jiro ciidan awood iyo dhaqaale kaga hawl gelaya oo u astaysani”. Ugu danbayn isagoo ka hadlaya shakhsiyaadka ku afduuban degaanka Laasqoray ayuu yidhi “Waxa jirta in shakhsiyaad ganacsato aan waxba geysan lagu afduubay gobolkeenna iyagoo hawlo ganacsi u socdey, laguna haysto buuraleyda waana arrin aan hore innoosoo marin oo loo baahan yahay cod iyo ficilba in aynu kaga hawl galno inkastoo waayeel degaannada Badhan iyo Laasqoray ahi ku hawl-ln yihiin sidii dadkaas loo soo deyn lahaa oo waajibkaas ay gudanayaan aan ugu mahad naqayo haddana dadkas aan waxba galabsani waxay weli ku jiraan gacanta afduubayaashii”. “Dhacdadaasoo aannu gobol ahaan aad iyo aad uga xun nahay waxannu ku baaqaynaa baaqaynaa in shuruud la’aan dadkaas lagu sii daayo. Gaar ahaan Suldaanka guud (Suldaan-Siciid Suld-C/Salaan) oo aannu ognahay in uu ku hawl-lan yahay iskana xilsaray iyo waxgaradka kale ee degaankaas waxannu ku boorrinaynaa in uu sii ballaadhiyo oo waqtigiisoo dhan u huro sii deynta nimankaas aan waxba galabsane buuraha dhexdooda lagu haysto. Arrintaas oo saamayn ku yeelatay guud ahaanba isu socodkii iyo ganacsigii gobolkan” . Taliyaha boliiska gobolka Sanaag C/risaaq Yuusuf Maxamuud ayaa isaguna hadal kooban oo uu kulankaas ka jeediyey waxa ka mid ahaa”Arrinta afduubka oo ah wax aan hore loo arki jirin islamarkaasna guud ahaan gobolka gaar ahaanna degaanka Laasqoray fool-xumo innaku ah waxan leeyahay halkaas yaanay innaku dhaafin hana laga hawl galo sidii shakhsiyaadkaas xorriyaddooda loogu soo celin lahaa, annaguna diyaar waxannu u nahay waayeelka in aannu gacan idinka siinno wixii idinku adkaada”. Taliyaha ciidanka asluubta gobolka Sanaag Maxamed Digaale ayaa isaguna yidhi arrimo badan oo xagga nabadgelyada ah ayaa jira laakiin weli waxba ma dhicin balse waxa soo ifafaalaysa nabadgelyo xumo waana in aynu ka hor tagnaa”. Guud ahaan xubnihii cuqaasha ee iyaguna halkaas ka hadlay ayaa ka garaabay dhalliilaha waxqabakooda, arrimaha qarkoodna tibaaxay xagga xukuumadd oo aanay ka helin gacantii loog baahnaa islamarkaasna waxay ballan qaadeen si mug leh in ay uga hawl geli doonaan wax ka qabashada arrimaha keeni kara nabadgelyo xumada ee gobolkan ka jira. Oodweynenews.com/Ceerigabo.
-
What are you talking about? Yaasiin miire maxamed was the mayor before haji ismail nuur ama diid ama yeel, indo-adayg badana acudubillah what is next 1990's magalaada ma layga sariin lool, kid step aside yanad meesha ku ceeboobiin , i have alot of sources and well recorded history about erigavo so you can't fool anybody. Mayorkii hore ee ceerigaabo yaasin miire maxamed
-
so what is next are you going to claim Yaasin Miire maxamed adinka dhalay lool, this is a pure comedy one thing you don't understand is it doesn't matter waxa dhalay they were all part of the same SNM you hate , Haji muj.Ismaiil nuur, muj.Yaasiin miire maxamed, muj.Axmed miire maxamed. since you are bragging about everything aad dhasheen do you know Ina Garre adinka dhalay and that he was the nephew of garad maxamud shiire.
-
NASSIR, i am not denying your communities existence and contribution to erigavo but don't go over the top and claim something you are not. . Salaam
-
Somaliland president Axmed Siilaanyo Announces 18 new positions
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
who said anything about ministerial positions? -
Somaliland president Axmed Siilaanyo Announces 18 new positions
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
So called "Dowlad yar oo tayo leh" it's proving to be rather "Dowlad badan oo tayo lahayn" so far, anyway more positions will not solve anything nor the security situation in somaliland. -
NASSIR, sxb reer awdal intaad iska dhaaftiid bal tell me why a makhiiri is not a mayor of erigavo in this present day?
-
Xaji_Xunjuf maxa ka sii ah do you have comprehension problems? the biggest issue is xayiraada which hanti dhawrka does not have any right to order such a thing against abdirahman ducaale the former bank chairman of somaliland without the consent of the high court first.
-
Taleexi, everybody can see NASSIR is bit desperate to be noticed first he claims Muj. Haji Ismail Nuur is half makhiir lol , but the reality is his wife is . secondly he claims that there was a djiboutian mayor before haji ismail nuur, which once again i proved him wrong that the mayor before Haji Ismail Nuur was yaasin miire maxamed. Former Mayor of Erigavo Yaasiin Miire Maxamed
-
NASSIR, you claimed there was different djiboutian mayor before haji ismail nuur? which i proved you wrong that the mayor before Haji ismail nuur was yaasin miire maxamed and do you know who that is? bal tas iga jawaab intadan afweyn iyo wax kale anad la so ordiin lol.
-
Haji Xandjuf, it's clear Maxamuud aw Cabdi ibraahim(dhagaxtur) did not make those decisions himself but wa la adeegsanaya daadka kale oo hayb neceb haysa iyo dano gar ah. + Cawiil is in somaliland so stop your lies.
-
Haji Xandjuf, if iis bedel means targetting individuals on clannish bases and imposing illegal xayiraad on the individual without the high courts consent first. They can take it where the sun doesn't shine.
-
Haji spare me the nonsense sxb i don't have issue with the guy being searched but the way it was done check it out even Xildhibaan wabeeye one of the biggest supporters of kulmiye - pre elections admits it's wrong how it was conducted and the Hanti duwraha had no right to order xaaiyarad but the court. Xildhibaan Waabeeye
-
Maayorkii Hore ee Ceerigaabo oo Beeniyey. Written by Qarannews Feb 07, 2010 at 01:47 PM YaasiinMire Yaasiin Mire Maxamed (Maayorkii hore ee Ceerigaabo xilligii doorashada degaanka ka hor) ahna xildhibaan katirsan golaha degaanka Ceerigaabo ayaa qoraal uu soo gaadhsiiyey Xarunta Qarannews gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo wuxu ku beeniyey oo gebi ahaan wax aan sal iyo raad lahayn ku sheegay qoraal dhowaan kusoo baxay Shebekedda Taleex.net. Wuxuna qoraalkiisa ku bilaabay sidan:- Mayorkii hore ee ceerigaabo - Yaasiin Miire Maxamed
-
Thankful don't mind Nassir his just being confused, Ismail Haji Nuur is not even half makhiir but his wifes are, anyways here is the former mayor of Erigavo - Yaasin Mire brother of Axmed Mire - SNM Muj. Maayorkii Hore ee Ceerigaabo oo Beeniyey. Written by Qarannews Feb 07, 2010 at 01:47 PM YaasiinMire Yaasiin Mire Maxamed (Maayorkii hore ee Ceerigaabo xilligii doorashada degaanka ka hor) ahna xildhibaan katirsan golaha degaanka Ceerigaabo ayaa qoraal uu soo gaadhsiiyey Xarunta Qarannews gobolka Sanaag ee magaalada Ceerigaabo wuxu ku beeniyey oo gebi ahaan wax aan sal iyo raad lahayn ku sheegay qoraal dhowaan kusoo baxay Shebekedda Taleex.net. Wuxuna qoraalkiisa ku bilaabay sidan:- Anigoo ah Yaasiin Mire Maxamed Waxan caddaynayaa in qoraalka dhagaraysan ee 1st February 2010 kusoo baxay shebekedda Taleex.net ee lagu canbaaraynayo Beesha Ha.Y-bari uu yahay mid been abuur ah oo aan loo dulqaadan karin ayna qoreen dad aan caafimaad qabin oo weliba naaqisnimona meel dhigatay, oo ifkana dullinnimo ku sugna aakhirrona habayaraatee aan wax hoy nabadeed ah ku lahayn, anigoo u arka nuxurka qoraalkaasi xanbaarsan yahay inuu yahay wax aan qof islaam ah qalbigiisa geli karin iskaba daa dad walaalo oo is dhalay oo meel ku wada noole. Haddaba anigoo ka mid ah odayaasha dhagarta loo xanbaariyey waxan mar labaad caddaynayaa in aanan ogayn meel lagu shiray oo fidmo lagu maleegey, agtaydana cidina aanay wax dhagar ah ugu maleegi Karin C/rashiid Axmed Warsame (Faroole Dhabayaco) oo ah abtigay, si aad ahna aan ugu aqaanno inuu yahay in uu yahay nin muddaki ah oo wax xumaan ahna loo nisbayn karin, xadhiggiisana waxan u arkaa meel ka dhac iyo caddaalad darro waana shakhsi caafimaad qaba oo cidna wax cadaawad ah u qabin. Waxa la yidhi Cidda Isha dabaysana aadmigaa arka, cidda uurka dabaysana Ilaahay baa og, waayeelka Habar-yoonis barina ma geyaan in ay isugu yimaaddaan shir oo dhagartaa ducfiga xanbaarsan ay maleegaan, dhaqanna uma laha taas. Cidda qoraalkaas qortayna waxan leeyahay maalinna waa if, maalinna waa aakhiree haddaad allawdey annagu Ilaahay waa qiraynaa Alle ayaana kaala xisaabtami doona. Yaasiin Mire Maxamed Ceerigaabo
-
NASSIR, you just digged a whole to yourself, qof taarikhda erigavo oo duusha daan ka haya baad la hadlaysay kulaha djiboutian mayor loooooooooooooooooooooool, let me get back 5 mins and show you who the mayor before Haji Ismail nuur was.
-
Popular Contributors