-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
So far they seem to be making progress since Cumar Abdirashiid was sacked.
-
loool you guys are a bunch of jokers keep up the good work whoever has a hope in the "4km" government.
-
Xaflad weyn oo ka dhacday kenya Caasimada Nairobi gaar ahaan Xaafada Eastleight Xafladaas lagu xusayey Mujaahid lixle oo ka dhacday hotelka caanka ah five star ayaa waxaa hogaanka u heystay marwadii u dhaxday mujaahid Maxamed Xaashi Diiriye ( Mujaahid lixle ) iyo gabadhii uu ka tagay Bahja Xaashi Diirie Hotel kaas lagu magacaabo Nomad Plaza Xaafada Eastleight marwada magaceeda layiraahod Xayaad Cismaan xaaji Ali xafladaas lagu xusayey mujaahidiinta ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax iyo ururo ka dhisan Kenya iyo kuwa ka socdo safarada Mareykanka horay aan Kenya uga dhicin in Mareykan ka qeyb galo waxaa ka soo qeyb galay Maxamed Ali maxamed oo ah development consultant in the international community. Nin beesha caalamka ugu qaabilsan qeybta nabad geylyada iyo arimaha bulshada isagoo meel ka soo wada jeedaan Maxamed Ali isagoo dhalasha ahaan ka soo jeedo somaliland. xafladaas waxaa ka soo qeyb galay Ahmed Bashiir Mohamed oo ah Hogaankiii shanaad ururweynaha Somaliland Youth For Positive Change Peace Building and Development waxaan maanta u sheegeynaa dad weynaha Somaliland in uu urur weynaha aan kor ku xusnay uu buuxiyey kaalintii jaaliyad nimo ee horumarka dhalinta sababtoo ah kadib markii beesha caalamka iyo qaramada midoobey fadhigeeda Nairobi looga aqoonsaday iyadoo loo qiimeynaayo howgalkii balaarnaa oo uu ka soo qabtay isku duba ridka iyo iskaashiga dhalinyarada ka soo jeeda qarakna Somaliland shirkaasoo looga munaaqishoonayey arimaha horumarka iyo kobcinta dhaqan dhaqaale ee Qaranka Somaliland. Halkaasoo looga hanbalyeey sida ugu qeyb qaatay ifinta soo shey qaadka baahida dhalinyarada iyadoo looga hortagaayo waxyeelada arimahaasi ay u leeyihiin bulshada. Lagunna dhiiri galiyey inuu soo gudbiyo mashaariic kooban oo haqabtireysa qeybaha dowlada iyo beesha caalamkuba aanay baahitirin sababo jirta awgeed. Xafladaasoo kulmisay qeybo badan oo kamid ah bulshada, kunool magaalada Nairobi iyadoo loo arkay xusid mujaahid maxamed xaashi Diiriye (lixle) oo ay hormuud u tahay Dumarka somaliyeed sida ay ugu shidaal qadan lahaayeen xusida waxyaalaha gabood falku ku dhacay (Human right violation ) taasoo inay iska kaashadaan soona muujiyaan fir fir coonidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka amaanka hada taagan iyo gabood falka xad dhaafka ah ee burburka kadib saameeyey somalia oo idin si ay ugu shidaal qaataan taasoo tixgelin u yeeshay in ururka haweenku ee iska kaashadaan, dhaqan galiyaan , nabad gelyada iyo wada noolaanshaha dadka reer somaliland.
-
Somaliland former bank chairman Abdi Ducaale freed from housearrest
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Che -Guevara, i am a believer of justice and i will not hestitate to point out the faults & wrongdoings of xukumada whenever i see one. Injustice anywhere is a threat to justice everywhere. -
Somaliland former bank chairman Abdi Ducaale freed from housearrest
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
good to see xukumada lifted the xayiraadd and apologised to him before things got out of hand. -
What is up Nigga. I think black people using it with other black people is not offensive compared to when a white/asian/chinese utters that word.
-
Radio Hadhwanaag oo Waraysi layeelatay Fanaanada Codka Macaan Sahra Halgan (Sooyaalkii Taarikheed ee SNM). Hadhwanaag oo waraysi aad u xiiso badan layeshay Fanaanada Caanka ah Sahra Ahmed Mohamed (Sahra-Halgan) oo ka waramaysa Sooyaalkeedii Taarikheed ee Halgankii SNM.Waraysi Qaade Ahmed Haji Barkhad Wixii Fariin ah halkan kala xidhiidh. Sahra Halgan
-
Originally posted by *Ibtisam: Libaahe- wax almost la yidahad ma jiran ee waraka daaf. Wishful thinking does not become reality. Waxba meye dhici- not even a demo- naga dhaa dhee ciyarta. adi newska la so dhiigo mixi ku dhiibaysa? whether it is almost or if it happened it's part of the news and it's not like news posted on SOL will have any effects on the situation backhome like cause a massive conflict so relax and put your fears aside.
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Libaahe even abdi waraabe graduated and ciiro and ina samaale wey badnayeen ardeydii qalan jabiiyeen lool lol it was not even a proper undergraduate course it was a somaliland conflict solution programme course, laakinse cirro has jamacad degrees, masters from Finland -helinski university so it's not his first time, unlike Musa bihi.
-
Xaji_Xunjuf, bal ka waran ayamahan adeerka Musa Bixi? i heard he graduated from hargeysa university two weeks ago maxa ka jiira?
-
Something already happened the police tried to arrest former vice governor of Togdheer but they couldn't, debededna biskoolad bu ula so baxay car waryaa kii iso dhawada ku yidhi and since there was many civilians who sided with him the police backed out.
-
Originally posted by *Ibtisam: why do you want them to fight? Where did i said i want them to fight? i am just reporting the events and the raising tensions in burco & somaliland.
-
Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UDUB Oo Shaaca Ka Qaaday In Garabyadii Xisbiga Ee Borama In Xabsiga Loo Taxaabay. Seems this new government is on a witch hunt. Garabyadii Xisbiga Ee Borama Oo Xabsiga Loo Taxaaabay
-
Jacaylbro what is funny? Rabsho = Trouble, i don't know adigu waxad uu taqaniid rabsho in your ends. Even Togdheernews reports the events that unfolded in burco. Togdheernews
-
Booliska Burco oo shalay isku deyay inay soo xidhaan Gudoomiye ku xigeenkii hore ee G. Togdheer iyo Raabsho ka dhalan gadhay. Rabsho ka dhalan gadhay Magaalada burco
-
Magaalada Burco oo dagaal ka dhici gaadhey Magaalada Burco Oo Fara-ciddidood Kaga Badbaadday In Dagaal Ku Dhexmaro Dadweynaha Iyo Ciidammo Doonayey Inay Xidhaan Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Gobolka “Guriga aan ku jiraa waxa uu la mid yahay Guriga uu Md. Siilaanyo Labaatanka sannadood ku jirey…..Markaan U Tagay Hoggaanka Boolisku wuxu igu yidhi hadal aad u qiimo-daran oo ah mawaxaad ahayd inankii yaraa ee Kibray?” Badhasaab ku-xigeenkii hore ee G/Togdheer Burco (Harowo) - Wararka laga helayo magaalo madaxda gobolka Togdheer ayaa muujinaya xaalado kacsanaan iyo cadho ka dhalatay hawl gal ciidamada Booliska ee gobolkaasi iyagoo fulinaya maamul wasiirka arimaha gudaha Dr. Gaboose ku siiyay inay soo qabtaan Gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolkaas uu ka dhashay rabshado iyo isku dhac booliska iyo dadka magaalada dhex maray. Sida ay ku warantay jariiradda Hargeysa Star oo ka soo baxda magaalada Hargeysa maanta barqadii ayaa ciidamo ay magaalada Burco ku weerareen gaadiga gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samarta, waxaanu arintaa uga sheekeeyay wargeyska oo khadka telefoonka kula hadlay caawa. “Anigoo maraya badhtamaha magaaladda Burco abbaaro 11:30-kii maalinnimo, ayaa Gaadhi Ciidan ahi iga wareegay, dabadeeto markii aan ku idhi waar maxaa dhacay waxay igu yidhaahdeen ‘waannu ku doonaynaa ee soo deg oo Gaadhigan Booliska soo fuul, gaadhi-gaagana u dhiib Askarigaa dawaralka ah’, markii aan weydiiyey cidda ay ka socdaan waxay igu yidhaahdeen Ciidankii Booliska ahaa, ‘waxa noo sookaa direy hoggaanka Booliska ee Gobolka’. Markaa waxaan ku idhi ‘Siddeed sannadood ayaan Gobolka Badhasaab ka ahaa Tuugna ma ihi, haddiise raad I soo galay Madaxda Gobolku way I garanayaan telefoonkayga way hayaan ee wax karaamadii qofka iyo dawladdnimadii ka baxsan hay ugula kicinnee idinku isku noqda.” Sidaa waxa yidhi Badhasaab ku-xigeenka Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samater oo Booliska magaalada Suuqa Burco ku dhex qabsadeen. Ka dib markii uu Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland amar ku bixiyey in la qabto Badhasaab ku-xigeenkii hore ee Togdheer, isaga iyo gaadhigiisaba sida la sheegay. Md. Guuleed isagoo hadalkiisa sii wata kana waramaya waxa ciidamadu isugu xeereen waxa uu yidhi “Markii intaasi dhacday waxay nimankii Ciidankaa ahaa damceen inay awood Igu muquuniyaan anniga (Badhasaab ku-xigeenkii hore), oo waan iska difaacay, dabadeedna Dadkii Suuqa joogay ee waddooyinka marayaayey ayaa arrintii dareemay oo gadood ayaa dhici gaadhay. Markaa, waxa loo arkay waxyaabahan dalka ka soconaayey ee intii uu KULMIYE qabsadey meesha (Somaliland), markaa waxa loo arkay inay nimankan KULMIYE la imanayaan iska horkeen iyo khalkhal ay nabadgelyadii galinayaan markaa waxa inkastoo aanan Xilkii ahayn haddana Masuuliyad ayaa iga saaran Amniga dalka waxaanan dadkii shacabka ahaa ku dejiyey in aanay samayn wax Nabadgelyada khal khal gelinaya.”Markaa waxaan ku idhi arrintani way tahay mid laga dagaalamo balse shicibyahow waxaan doonayaa in aan Burco burbur ka dhicin oo aan ciddi ku dhiman. Ciidankii Booliska ahaa waxaan ku idhi Ninka idin soo direy Ixtiraam ayuu leeyahay oo waa madaxdiinnii, anniguna ixtiraam ayaan leeyahay, waxaanna laga yaabbaa in waxa la iigu yeedhayaa aanay wax sidaa u sii wayn-ba ahayn in aad iska noqotaan oo aydaan horseedin isku dhac ayaa wanaagsan. Markaa, taas ayaan ka codsadey illeyn shalayba waataan idin Xukumayee aniguna waan imanayaa meeshii la iiga yeedhay, dabadeed Ciidankii dib ayey iskaga noqdeen markii ay baaxadda dadweynihii ii soo gurmaddey.” Ayuu yidhi Guuleed. Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Togdheer, waxa uu sheegay inuu markaa ka dib tagay Xafiiska Gobolka ee magaalada Burco. Isaga oo arrintaa ka hadlaayana waxa uu yidhi; ka dib aniguna waxaan imid Xafiiskii Gobolka oo waxaan ku idhi yaa I doonaayey Taliyihii Taraafikadda ee Gobolka Togdheer, dabadeed waxaan Xafiiska Badhasaabka ayaan is idhi gal markaa waxa la Igu yidhi hoggaanka ayaa ku doonaya, markaa hoggaankii ayaan u imid oo aanan garaneyn, waayo? Waa la soo baddelay. Hoggaanka markii aan waydiiyey inuu anniga I doonayo iyo in kale, waxa uu iigu jawaabey maxaad ahayd? Dabadeedna, waxaan ku idhi waxaan ahay Badhasaab-xigeenkii hore, ka dib waxa uu hoggaankii igu yidhi hadal aad u qiimo darran oo ah ma waxaad aheyd Inankii yarraa ee kibray ee Baastooladda ula baxay Ciidanka, markaa waxaan ugu jawaabey haddaad Ciidanka qaabkan u soo dirto annigu waxba maan layn ee waa la layn doonaa, nidaamkii dawligaa ahaanna meel baad kaga dhacdey mana istaahishid hoggaan-baad sheegaysaaye bidhi-wale.” sawirka ninka xukuumada siilaanyo rabtay inay xidho ee dagaalku ka dhici gaadhay burco “Mid-na waan kuu sheegayaa Gobolka Badhasaab ku xigeen ayaan ka ahaa oo xilbaa iga saaran imika iyo markii hore labadaba. Sidaa darted, waxaan ilaalinayaa nabadgelyada ee waa maxay ujeeddada aad iga leedahay, waxaanu iigu jawaabey ‘Gaadhiga halkaa iska dhig oo Ciidanka raac,’ Markaa waxaan ku idhi taasi waa edeb-darro, haddii aad mar dambe ku celisana wixii halkaas ka dhaca adigaa ka masuula; markaana dadkii Gobolka joogey ee hawlaha u lahaa way nagu soo urureen, dabadeeto aniga Niman odayaal ah ayaa igu yidhi orod gaadhigaaga kaxayso oo iska tag.” Sidaa ayuu yidhi Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar. Waxaanu isaga oo hadalkiisa sii wata intaa ku daray oo uu yidhi; “Wax yar kadib ayuu la Hadley qaybtii Booliska oo uu yidhi waxaad ii soo dirtaan laba gaadhi oo Tikniko ah, markaa anigoo gurigaygii jooga ayey damceen inay is weer iga qabtaan, ka dib markii intaasi dhacdey waxa meeshii yimid magaaladii oo arrintu gaadhay. Halkaa dabadeeto waxa ka dhici gaadhay isku dhac aad u wayn, markii dambenna sidii ayaan dadweynihii ugu khudbadeeyey, waxaana noo yimi Odayaashii magaalada Burco oo yidhi ‘Nimankii Booliska watay ma waxaad doonaysaan in dagaal dhaco, markaa Ciidankii caqli ay leeyihiin kumay tagine waxay ka baqdeen baaxaddii dadka, wax dhibaato ahina kamay dhicin halkaas, laakiin iyagu waxay ugu talla-galeen inay meesha dhibaato ka dhacdo.” “Markaa ujeeddada laga leeyahay waxaan u qaatay Xisbiga KULMIYE ee doorashada nagaga guulaystay waxa ku dhex jira Masuuliyiin badan oo aan raalli ka ahayn Somaliland-nimada oo doonaya dhibaatooyinka ka socda hareeraheenna, Madaxweynaha waxaan leeyahay ka fiirso tallaabooyinka aad qaadayso.” Mar la weydiiyey Badhasaab ku-xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer in arrimahaa uu sheegay ka dib inay cidi kala soo xidhiidhay xagga maamulka gobolka, waxaanu ku jawaabay; “ Mayee cid ila soo xidhiidhey ma jirto, haddii laga tagi waayo waxa ay wararku igu soo gaadhayaan inay leeyihiin waa in Ninkaas la qabtaa.” Sidoo kale, Guuleed oo la weydiiyey, ka sokow Hoggaanka Booliska Gobolka, cidda amarka soo qabashadiisa bixisey, “Badhasaabka, Ku xigeenkiisa iyo Hoggaanka Booliska ayaa ku wadda jira, inkastoo warar xog-ogaal ahi sheegayaan in arrintan uu ka dambeeyo Wasiir arrimaha guduhu Dr. Gabboose, waa wax isku wadda xidhan khadkaasi, Odayaashii magaaladuna waxa ay amar igu siiyeen in aanaan wax tallaabo ah qaadin aniga iyo cidda igu dhaw-dhaw.” Badhasaab ku xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar oo aannu waydiinney waxa laga rabaa iyo dambiga uu galay waxa ay yihiin waxa uu ku jawaabay oo uu yidhi; “Waxay leeyihiin Guriga haka baxo, Hay’ad ayaannu ka kiraysanaynaaye oo Gaadhiga ha iska dhigo si sharci-darro ah ayaa loo siiyeye, Gaadhigana illaa maalintaan iibsaddey iyo maanta waxa ku xidhan lambarkii aan ku xidhay, haddii wixii aan ku wareejiyey wax dhiman yihiinna Agaasimaha guud muu yeelleen in aan hantidii ummadda aan badh la hadho.” Mar la weydiiyey in Guriga uu ku jiraa ka mid yahay Guryaha dawladda, waxa uu yidhi; “ Gurigu waxa uu la mid yahay Guriga uu Siilaanyo Labaatanka sannadood ku jirey, wax uu kaga duwan yahayna ma jirto.”
-
Magaalada Burco Oo Fara-ciddidood Kaga Badbaadday In Dagaal Ku Dhexmaro Dadweynaha Iyo Ciidammo Doonayey Inay Xidhaan Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Gobolka “Guriga aan ku jiraa waxa uu la mid yahay Guriga uu Md. Siilaanyo Labaatanka sannadood ku jirey…..Markaan U Tagay Hoggaanka Boolisku wuxu igu yidhi hadal aad u qiimo-daran oo ah mawaxaad ahayd inankii yaraa ee Kibray?” Badhasaab ku-xigeenkii hore ee G/Togdheer Burco (Harowo) - Wararka laga helayo magaalo madaxda gobolka Togdheer ayaa muujinaya xaalado kacsanaan iyo cadho ka dhalatay hawl gal ciidamada Booliska ee gobolkaasi iyagoo fulinaya maamul wasiirka arimaha gudaha Dr. Gaboose ku siiyay inay soo qabtaan Gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolkaas uu ka dhashay rabshado iyo isku dhac booliska iyo dadka magaalada dhex maray. Sida ay ku warantay jariiradda Hargeysa Star oo ka soo baxda magaalada Hargeysa maanta barqadii ayaa ciidamo ay magaalada Burco ku weerareen gaadiga gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samarta, waxaanu arintaa uga sheekeeyay wargeyska oo khadka telefoonka kula hadlay caawa. “Anigoo maraya badhtamaha magaaladda Burco abbaaro 11:30-kii maalinnimo, ayaa Gaadhi Ciidan ahi iga wareegay, dabadeeto markii aan ku idhi waar maxaa dhacay waxay igu yidhaahdeen ‘waannu ku doonaynaa ee soo deg oo Gaadhigan Booliska soo fuul, gaadhi-gaagana u dhiib Askarigaa dawaralka ah’, markii aan weydiiyey cidda ay ka socdaan waxay igu yidhaahdeen Ciidankii Booliska ahaa, ‘waxa noo sookaa direy hoggaanka Booliska ee Gobolka’. Markaa waxaan ku idhi ‘Siddeed sannadood ayaan Gobolka Badhasaab ka ahaa Tuugna ma ihi, haddiise raad I soo galay Madaxda Gobolku way I garanayaan telefoonkayga way hayaan ee wax karaamadii qofka iyo dawladdnimadii ka baxsan hay ugula kicinnee idinku isku noqda.” Sidaa waxa yidhi Badhasaab ku-xigeenka Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samater oo Booliska magaalada Suuqa Burco ku dhex qabsadeen. Ka dib markii uu Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland amar ku bixiyey in la qabto Badhasaab ku-xigeenkii hore ee Togdheer, isaga iyo gaadhigiisaba sida la sheegay. Md. Guuleed isagoo hadalkiisa sii wata kana waramaya waxa ciidamadu isugu xeereen waxa uu yidhi “Markii intaasi dhacday waxay nimankii Ciidankaa ahaa damceen inay awood Igu muquuniyaan anniga (Badhasaab ku-xigeenkii hore), oo waan iska difaacay, dabadeedna Dadkii Suuqa joogay ee waddooyinka marayaayey ayaa arrintii dareemay oo gadood ayaa dhici gaadhay. Markaa, waxa loo arkay waxyaabahan dalka ka soconaayey ee intii uu KULMIYE qabsadey meesha (Somaliland), markaa waxa loo arkay inay nimankan KULMIYE la imanayaan iska horkeen iyo khalkhal ay nabadgelyadii galinayaan markaa waxa inkastoo aanan Xilkii ahayn haddana Masuuliyad ayaa iga saaran Amniga dalka waxaanan dadkii shacabka ahaa ku dejiyey in aanay samayn wax Nabadgelyada khal khal gelinaya.”Markaa waxaan ku idhi arrintani way tahay mid laga dagaalamo balse shicibyahow waxaan doonayaa in aan Burco burbur ka dhicin oo aan ciddi ku dhiman. Ciidankii Booliska ahaa waxaan ku idhi Ninka idin soo direy Ixtiraam ayuu leeyahay oo waa madaxdiinnii, anniguna ixtiraam ayaan leeyahay, waxaanna laga yaabbaa in waxa la iigu yeedhayaa aanay wax sidaa u sii wayn-ba ahayn in aad iska noqotaan oo aydaan horseedin isku dhac ayaa wanaagsan. Markaa, taas ayaan ka codsadey illeyn shalayba waataan idin Xukumayee aniguna waan imanayaa meeshii la iiga yeedhay, dabadeed Ciidankii dib ayey iskaga noqdeen markii ay baaxadda dadweynihii ii soo gurmaddey.” Ayuu yidhi Guuleed. Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Togdheer, waxa uu sheegay inuu markaa ka dib tagay Xafiiska Gobolka ee magaalada Burco. Isaga oo arrintaa ka hadlaayana waxa uu yidhi; ka dib aniguna waxaan imid Xafiiskii Gobolka oo waxaan ku idhi yaa I doonaayey Taliyihii Taraafikadda ee Gobolka Togdheer, dabadeed waxaan Xafiiska Badhasaabka ayaan is idhi gal markaa waxa la Igu yidhi hoggaanka ayaa ku doonaya, markaa hoggaankii ayaan u imid oo aanan garaneyn, waayo? Waa la soo baddelay. Hoggaanka markii aan waydiiyey inuu anniga I doonayo iyo in kale, waxa uu iigu jawaabey maxaad ahayd? Dabadeedna, waxaan ku idhi waxaan ahay Badhasaab-xigeenkii hore, ka dib waxa uu hoggaankii igu yidhi hadal aad u qiimo darran oo ah ma waxaad aheyd Inankii yarraa ee kibray ee Baastooladda ula baxay Ciidanka, markaa waxaan ugu jawaabey haddaad Ciidanka qaabkan u soo dirto annigu waxba maan layn ee waa la layn doonaa, nidaamkii dawligaa ahaanna meel baad kaga dhacdey mana istaahishid hoggaan-baad sheegaysaaye bidhi-wale.” sawirka ninka xukuumada siilaanyo rabtay inay xidho ee dagaalku ka dhici gaadhay burco “Mid-na waan kuu sheegayaa Gobolka Badhasaab ku xigeen ayaan ka ahaa oo xilbaa iga saaran imika iyo markii hore labadaba. Sidaa darted, waxaan ilaalinayaa nabadgelyada ee waa maxay ujeeddada aad iga leedahay, waxaanu iigu jawaabey ‘Gaadhiga halkaa iska dhig oo Ciidanka raac,’ Markaa waxaan ku idhi taasi waa edeb-darro, haddii aad mar dambe ku celisana wixii halkaas ka dhaca adigaa ka masuula; markaana dadkii Gobolka joogey ee hawlaha u lahaa way nagu soo urureen, dabadeeto aniga Niman odayaal ah ayaa igu yidhi orod gaadhigaaga kaxayso oo iska tag.” Sidaa ayuu yidhi Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar. Waxaanu isaga oo hadalkiisa sii wata intaa ku daray oo uu yidhi; “Wax yar kadib ayuu la Hadley qaybtii Booliska oo uu yidhi waxaad ii soo dirtaan laba gaadhi oo Tikniko ah, markaa anigoo gurigaygii jooga ayey damceen inay is weer iga qabtaan, ka dib markii intaasi dhacdey waxa meeshii yimid magaaladii oo arrintu gaadhay. Halkaa dabadeeto waxa ka dhici gaadhay isku dhac aad u wayn, markii dambenna sidii ayaan dadweynihii ugu khudbadeeyey, waxaana noo yimi Odayaashii magaalada Burco oo yidhi ‘Nimankii Booliska watay ma waxaad doonaysaan in dagaal dhaco, markaa Ciidankii caqli ay leeyihiin kumay tagine waxay ka baqdeen baaxaddii dadka, wax dhibaato ahina kamay dhicin halkaas, laakiin iyagu waxay ugu talla-galeen inay meesha dhibaato ka dhacdo.” “Markaa ujeeddada laga leeyahay waxaan u qaatay Xisbiga KULMIYE ee doorashada nagaga guulaystay waxa ku dhex jira Masuuliyiin badan oo aan raalli ka ahayn Somaliland-nimada oo doonaya dhibaatooyinka ka socda hareeraheenna, Madaxweynaha waxaan leeyahay ka fiirso tallaabooyinka aad qaadayso.” Mar la weydiiyey Badhasaab ku-xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer in arrimahaa uu sheegay ka dib inay cidi kala soo xidhiidhay xagga maamulka gobolka, waxaanu ku jawaabay; “ Mayee cid ila soo xidhiidhey ma jirto, haddii laga tagi waayo waxa ay wararku igu soo gaadhayaan inay leeyihiin waa in Ninkaas la qabtaa.” Sidoo kale, Guuleed oo la weydiiyey, ka sokow Hoggaanka Booliska Gobolka, cidda amarka soo qabashadiisa bixisey, “Badhasaabka, Ku xigeenkiisa iyo Hoggaanka Booliska ayaa ku wadda jira, inkastoo warar xog-ogaal ahi sheegayaan in arrintan uu ka dambeeyo Wasiir arrimaha guduhu Dr. Gabboose, waa wax isku wadda xidhan khadkaasi, Odayaashii magaaladuna waxa ay amar igu siiyeen in aanaan wax tallaabo ah qaadin aniga iyo cidda igu dhaw-dhaw.” Badhasaab ku xigeenkii hore ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar oo aannu waydiinney waxa laga rabaa iyo dambiga uu galay waxa ay yihiin waxa uu ku jawaabay oo uu yidhi; “Waxay leeyihiin Guriga haka baxo, Hay’ad ayaannu ka kiraysanaynaaye oo Gaadhiga ha iska dhigo si sharci-darro ah ayaa loo siiyeye, Gaadhigana illaa maalintaan iibsaddey iyo maanta waxa ku xidhan lambarkii aan ku xidhay, haddii wixii aan ku wareejiyey wax dhiman yihiinna Agaasimaha guud muu yeelleen in aan hantidii ummadda aan badh la hadho.” Mar la weydiiyey in Guriga uu ku jiraa ka mid yahay Guryaha dawladda, waxa uu yidhi; “ Gurigu waxa uu la mid yahay Guriga uu Siilaanyo Labaatanka sannadood ku jirey, wax uu kaga duwan yahayna ma jirto.”
-
1/7 of somalia ? you must be suffering from delusional disorder lets assume you inhabit 1/7 of somalia even though you could inhabit a populationless desert for all we know. don't get mad at me adeer i didn't make you a minority even the british somaliland estimations in 1940's estimates the whole makhiir people as 20,000 the samesize as those in baligubadle. No wonder you have inferiority complex ileen makhiirta la sheego gabigeed ba 20k bii ahayd in 1940skii , with a 10 dia paying groups and 20k population hmm i understand where the frustration comes from now and the consent effort to try and prove to us makhiir is all that. British Somaliland Populations - 1940's
-
Xudeedi, can you tell us why the so called makhiir only had 9 candidates in the Somaliland parliamentary 2005 elections in Sanaag? and why they only have four parliament seats in the whole somaliland parliament out of 82? while the Bigbeards alone had over 12 candidates in sanaag? That is why i laugh all the time when minorities accuse others of being a minority loool war waxad la hadlaysay nin ila gashaamo ila herer fadhiiya and i am not combined to a quarter gobol (portions of eastern sanaag) like your makhiir people lol. Damn this is a killer but you asked for it, so let me post the last icing on the cake. List of Parliamentary Elections 2005
-
That mbali is so outdated and has many errors sxb, this is the present day 2010 districts. * Erigavo (A) - SNM * El-Afweyn (A) - SNM * Badhan (B) * Lasqoray (A) * Dhahar (B) * Gar-adag © - SNM * Dararweyne (B) - SNM * Maydh (B) - SNM * Xingalool (B) * Ceelbuh (D) * Godcanood (B) - SNM * Yufle (B) - SNM * Hadaaftimo © * Madhisho © - SNM * Xiis (D) - SNM * Yubbe (B) and here is when Yufleh was named a district even the qurbojoog sending congrulations. Yufleh oo lo magacabay Deegmo Waxa anu hambalyaynaynaa degmanimada la siiyay Yufleh Written by C/raxmaan Jan 25, 2010 at 06:13 PM Hanbalyo Waxaan halakan uga diranaa hanbalyo iyo bogaadin deegaanka Yufle oo si rasmi ah loogu magacaabay degmo, sidaas daraadeed waxa aanu aad iyo aad u soo dhawaynaynaa, anaga oo ka mid a ah quruba jooga beesha M. T ee M. I ee reer Yufle oo xigta dhanka galbeed magaala madaxada Ceerigaabo una jirta 30 k,m hoos. wana kuwan magacyada hambalyada dirayaa iyo meelha ay kala joogaan uk Image waxaa maanta magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag soo gaadhey xooghayaha guud ee xisbiga udub Jaamac Yaasiin Faarax xoog hayaha oo safarkiisa ka soo bilaabay magaalada hargeysa ayaa ku soo hakaday degmada cusub ee yufle taas oo manta lagu dhawaaqay xooghayaha waxaa kusoo dhoweyey magaalada ceerigaabo madaxada dawlada sida gudoomiyaha gobolka sanaag cali cabdi hure maayarka magaalada ceerigaabo ismaaciil xaaji nuur gudoomiyaha xisbiga udub ee gobolka sanaag cali simaaciil bare {cali qasaaye}iyo dadwene aad u tiro badan xooghayuhu markuu soo gaadhey magaalada ceerigaabo waxa uu taageerashaasha xisbiga udub kula hadlay xarunta guud ee xisbigu ku leeyahay magaalada ceerigaabo halkaas oo uu ka soo jeediyey qudbad kooban salaada jimce oo soo dhoweyd awgeed waxana uu u mahadnaqay maayarka iyo masuuliyiintii kale ee sida weyn ugu soo dhoweeyey waxan uu sheegay in ay socdaalka uu ceerigaabo ku yimi tahay mid kamida socdaalada uu ku marayo gobolada bari ee dalka xooghayaha oo kulamo galabta la leh madxda xisbiga iyo dawlada waxaa lafilayaa in uu u ambabaxo meelo kale oo kamida sanaag maalmaha soo socda sidoo kale maayarka magaalada ceerigaabo ismaaciil xaaji nuur oo isna hadal kooban ka soo jeediyey halkaas ayaa u mahad naqay xoog hayaha oo safarkiisii ugu horeeyey ku yimi manta magaalo madaxda gobolka sanaag ee Ceerigaabo siciid axmed tamreyse sanaag74@hotmail.com xamaasnews.wordpress.com ceerigaabo/sanaag/so maliland I will post the pictures later unlike you i won't resort to clannish attacks but just sources.
-
what you mean go convince hargeysa? loool this kid is confused it was riyaale's government themselfs who named those districts, the last one was yufleh which they named about 9 months ago when Yaasin Farax Xoghaya UDUB visited Yufleh bar ama baro. If you are not happy with those new districts wa yeelka.
-
So Xudeedi & Nassir do you guys still believe in makhiir mamuul? mise you have seen the truth.
-
Popular Contributors