-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
(Ragaan Walaalaha ah- Maslax Maxamed Siyaad Barre iyo Xasan Maxamed Siyaad bare ayaa isku haya Lacag ay ka soo shaxaadeen Madaxweynaha Liibiya) Nairobi(OWN)-Muran isku bedelay gacan ka-hadal ayaa magaalada Neyroobi ku-dhex-maray Maslax Maxamed Siyaad iyo walaakii ahna Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Cumaan Xasan Rupeeti oo dagaalkoodu ku saleysan-yahay,xoogaa lacago ah oo ay shaxaad-ahaan ooga soo qaateen Madaxweynaha Dalka Liibiya Mucamar Alqadaafi,balse lacagtii uu si xirfadeysan u dhacay Xasan-Rupeeti,waxaana falkan ka carooday Maslax oo isagu gacan-ka hadalka ku-hormaray,isagoo walaalkiis ku eedeynaya inuu dhacay inta badan lacagtii Dalka Liibiya laga soo wada-siiyay,iyo inuu wax ka qaban-waayay falkii isaga iyo General-Morgan looga soo masaafuriyay Dalka Cumaan,kadib markii Booliiska ay gacanta ku-dhigeen xili ay cirka marayeen oo ay sakhraansanaayeen,gaarigana ay u saarnaayeen Dumar jirkooda ka ganacsada. Full Story click for link Maslax Maxamed Siyaad iyo Xasan - Rupeeti oo ku feertamay Magaalada Nayroobi
-
Originally posted by Hales: ^ quote: Who are against the notion of federalism fully taking root in Somalia Ive missed this part meelaahan ka waado You dont need to have a Master degree in Somali literature to know what the word 'Meelehaan' means. Hes referring to Garowes soroundings, and we know that SSC welcomed and held a celebration for the new Prime minister yesterday. He already mentioned federalism at the start of statement, laakinse this is something different. Exactly somebody finally understands.
-
He might also be refering to Sheikh Atam. we know puntland are very worried about him aswell and his inches away from their business capital Bosaso.
-
Qandali. Look carefully he says Wax Jiiro Qooloyin Shiido meelaahan ka waado. obvisiouly his refering places very near Puntland & Garoowe, Bosaso etc. It can't be alhu sunnah wal jamacaha since they have bigger concerns such as fighting Al shabab.
-
we are just exposing his little sly statements. haadu nin yahay why doesn't he just say don't aid Sheik Atam & SSC. instead of beating around the bush.
-
Wii iska cadahay ciidu uu jeedo. Since the New PM has been alleged to have some connections with the SSC community & Galgala. not to forget his mother is from SSC that is why Garaad Jamac Garaad ali and his boys were the first to congrulate him. Siir Qaraxday Deeh.
-
"Wax jiiro qooloyin shiido meelaahan ka waado, waxaanu uga dhigaynaa raysal wasaaraha oo ah nin cusub in uu gacan siiyo kooxaha Puntland wax u dhimaya, waxaa kale oo aanu u sheegeynaa in uu kooxahaas iska fogeeyo oo aysan isticmaalin..." " Sheikh Atam & SSC comes to mind Because we know the TFG wouldn't aid Al shabab so it must be those two other groups. http://www.bbc.co.uk/somali/war/2010/10/101016_puntland.shtml
-
We couldn't careless about the PM of the 4km TFG government. We just find it funny those threats your garaads made in garowe proved to be empty hot air.
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Originally posted by Libaahe*: I guess it was Empty threats afterall. Indeed they got owned ninki so joog laga waayo soo jiif aa laga helaa.
-
Silanyo Proposes Power-sharing Between SNM and USC
Saalax replied to Che -Guevara's topic in Politics
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Libaahe buhoodle has rivers like the nile don't you know that they call it shaxda buhoodle -
Silanyo Proposes Power-sharing Between SNM and USC
Saalax replied to Che -Guevara's topic in Politics
Hold on who said anything about Erigavo & Las anood? i knowledge the fact those are cities which is why they are part of somaliland. as for Buhoodle you can keep that tuulo for all we care. . + the only person dawo uu bahan its you and your obsession with the Bermuda Triangle. -
Ciidamada Ahlu Suna Waljamaaca oo Dib Ula Wareegey Magaalada Dhuusamareeb Kadib Markii Shalay Ciidamada Al-Shabaab Ay Qabsadeen GALGUDUUD(OWN)-Ciidamada Ahlu Suna Waljamaaca ayaa dib ula wareegay Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud Kadib markii ay shalay ka qabsadeen Ciidamada Al-Shabaab oo magaaladaa weerar kusoo qaaday, Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud iyo deegaanka Mareerguur oo shalay dagaalo xoogan ay ku dhexmareen ciidamada Ahlu Sunna iyo Kuwa Al Shabaab ayaa waxaa ay sheegayaan in xaaladda goobahaasi ay degantahay islamarkaana dib ay ula wareegeen gacan ku heyntooda Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca kadib markii halkaasi ay xalay isaga baxeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan magaalada Dhuusamareeb iyo Mareerguur ayaa waxaa sheegeen in saaka xaaladda Magaalooyinkaasi ay tahay mid degan islamarkaana ciidamo farabadan oo ah kuwa Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca lagu arkayo wadooyinka deegaanadaasi. Dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Mareerguur ayaa waxaa la sheegay inay ku dhinteen ku dhawaad 10 ruux oo ka mid ahaa dadka deegaankaasi iyadoo wali aan si rasmi ah loo ogeyn qasaaraha soo kala gaadhay dhinacyadii dagaalamay, Cabdi Xasan Cilmi. Oodweynenews.com/Muqdisho.
-
Silanyo Proposes Power-sharing Between SNM and USC
Saalax replied to Che -Guevara's topic in Politics
Atleast those nations have stable economy & infrastructure what does buhoodle have? and secondly do not compare yourself with nations you are a tuulo within Qaranka Somaliland. -
I guess it was Empty threats afterall.
-
So much for threats the garaads in garowe made saying if sheikh shariff doesn't choose a PM from puntland wa laga shalayndoona. It has been proven to be all hot air loool. TFG are the real rulers of Puntland indeed so much for Dukey & Co trying to distance himself from them .
-
Silanyo Proposes Power-sharing Between SNM and USC
Saalax replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^^ SSC - ba Aqli uu bahan a merely dusty wannabe state combined to Buhoodle trying to function without a port and is landlocked.This is africa and to survive as a state you need a port, infrastructure, and a working economy. -
Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Degay Deegaanka Bullo-cado Iskuna Ballaadhiyey Xeebaha Galbeedka Dalka. Hargeysa(Ramaas) Okt.15, 2010 - Wararka ka imanaya xeebaha galbeedka ee Somaliland, ayaa sheegay in xukuumada Madaxweyne Siilaanyo u dirtay ciidamo tiro badan deegaanada tuulada Bull-cado ee xeebta magaalada Lughaya, taas oo lagu micneeyey in halkaas loo geeyey si ay u sugaan amaanka xeebaha deegaanada galbeedka dalka. Sida ay wararku sheegayaan todobaadkan ayey cutubyo ka tirsan ciidanka milateriga Somaliland degeen tuuladaas oo leh deked macmal ah oo wax laga soo dajin karo, waxna laga dhoofin karo. Soo degitaanka ciidanka qaranka ee jiidaas, ayaa la sheegayaa in ay ka dambaysay ka dib markii ay bishii hore halkaas ka soo degeen maleeshiyaad tiradooda lagu sheegay in ay kor u dhaafaysay laba boqol oo nin oo hubaysan, kuwaas oo la sheegay in ay duulimaad ku ahaayeen dawlada dariska ah ee Itoobiya, isla markaana ay ka tirsanaayeen jabhada ONLF ee dagaalka kula jira dalka Itoobiya, kuwaas oo markii dambe dagaalo qadhaadh ciidamada Itoobiya ku dhex mareen meel gudaha dalkaas u dhaw oo ah xuduudka ay la wadaagaan Somaliland. Tuulada Bull-cado ayaa sidoo kale waxa ay ahayd marin ay adeegsan jireen tahriibayaal ka yimaada dalka gudihiisa iyo dalalka dariska ah, kuwaas oo wararka laga helay dadka deegaankaas ku dhow dhow tibaxaayaan in halkaas doonyo lagaga qaadi jiray dadkaas intii aanay xukuumadii hore ka war helin, iyadoo wakhtigaas boqolaal tahriibayaal ahi iyo gaadiid sidayba laga soo qab-qabtay deegaankaas xeebta ah, ka dibna loo gudbiyey halkii ay markii hore ka yimaadeen. Si kastaba ahaatee, degitaanka ciidamada qaranka ee lagu dajiyey jiidaas ayaa noqon karta mid ay Somaliland kaga badbaadi karo amaan darro mar kale ka soo wajhada xeebaha galbeedka dalka, isla markaana ceeb u soo jiidi karta amaanka. Goobtan Bullo-cado ayaa ah meel lama degaan ah oo ay ku yar yihiin geeduhu. Iyadoo dhinaca kalena ka mid ah goobaha ugu kulul wakhtiga xaggaaga, lamana oga in ciidamada qaranka ee kala yimid degaanada Somaliland ay u adkaysan doonaan hanfiga faraha badan ee leefi doona wakhtiyada soo socda.
-
Siyaasadda Maraykanka oo Isha ku Haysa sidii ay Guusha Somaliland ugu Bedelato Jabka Soomaaliya Written by Waaheen Oct 16, 2010 at 11:23 AM Hargeysa (Qaran news)-Maqaal dheer oo ay faafisay hayadda wararka ee Associated Press (AP) ayaa si qoto dheer uga warrantay siday siyaasaddii Maraykanku imika ugu soo jeedsatay Somaliland si ay uga diga rogotay guuldaradda dheer ee hortaagan Muqdishu iyo Somaliya. Maqaalku wuxuu faahfaahin a bixiyey horumarka ay Somaliland gaadhay dhinacyada dhaqaalaha, nabadgelyada iyo dimuqraadiyada. Wuxuu maqaalku ku bilaabmay“Maalin dhow guri dheer oo lix dabaq ah ayaa xarun u noqon doona shirkadd maamusha 1 billion oo dollar sanadkii” “madaxweynaha cusub ee dhawaan la doortay wuxuu magacaabay wasiiro aqoon badan, shibibkuna si wanaagsan buu u la socdaa” “Maqli maysid rasaas dhacaysa” Meeshu maaha Somaliya ee waa Somaliland, qaybtii waqooyi ee ilaa 1991 ka go’day Somaliya inteeda kale. Qaramada Midowbay, Maraykanka iyo beesha caalamku ma icitiraafsana, balse waxay imika ku sii qulqulinayaan lacag badan si hore loogu mariyo.Madaxda Somaliland waxay noo sheegeen inay qabaan in beesha caalamku lacag xad dhaafa iska khasaarisay Somaliya oo weli aan waxba ka suuroobin xasiloonideeda. Professor Xuseen Bulxan ooh ore wax uga soo bartay Harvard macalin ka haa Boston University ayaa imika ka ah madax Jaamacadda Hargeysa waxanu noo sheegay “In imika loo baahan yahay in Somaliland loo soo jeesto. Wuxuu yidhi intii ka dambaysay 11 September, waxa lagu faqooqnaa la dagaalanka argixisada iyo daminta colaada, marna lama taageerin nabadda iyo dibudiska”Shirkadda Dahabshiil ayaa imika dhisaya xarun cusub oo laga maamulo dirista lacag gaadhaysa 1 billion oo ka imanaysa qurba jooga Somaliland. Jonnie Carson, sarkaalka ugu sareeya dibloomaasiyiinta USA ee Africa ayaa dhawaan ku dhawaaqay in Maraykanka oo 2009 siiyay Somaliland 7 million oo dollar uu sanadkan siin doono dhaqaale 26 million ah. David Bowden oo ka madax ah hayadda UNDP Somalia ayaa isna sheegay in Qaramda Midoobay ay imika siiyaan 80 million sanadkii sanadkan soo socdanna la filayo in ay deeqdaas gaadho 100 million.
-
Popular Contributors