-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Allamagan. What is there to secede? somaliland has already seceded wii dhuushay.
-
Beledxaawo: Al Shabaab retatake town from Barre Hiiraale led militia
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
I guess he has done another Usain bolt's. -
Originally posted by Jacaylbaro: I'm better now ,, Alxamdulillah :cool:
-
Originally posted by Jacaylbaro: :cool:
-
GhelleT. Somaliland has cleaning day every 40 days and apparently today wixi ku so adamtay 21 october got a problem with that?
-
-
-
Thankful. The bulo-caado - awdal seashore issue has been sorted out the man head of ciidaanka xeebaha ee galbeedka Gen.Xudhun was sacked and more troops deployed to that area the Gov of sland had made it clear it won't let that happen again. however tell us is the Sheikh attam issue sorted? it seems his boys are still in the mountains inches away from your business capital bosaso and properly practising ever more military combats.
-
Thankful. SSC maybe but not Awdal majority of them are content with somaliland they have gained so much since it's creation. be it peace, development, 1 president, 2 VP, and countless other gains. they know their interest lies in somaliland not elsewhere besides they are peaceful people. however SSC is a different issue as they are more bitter and have destructive intentions.
-
xiinfaniin. It it just few disgruntled youths of former president Riyaale's sub sub group. Majority of Awdal are content with Somaliland nevertheless and this minor incidents won't have much effect in the wider frame of things as some wish.
-
This rule applies in all lands somaliland currently controls. Whether your in Hargeysa, Burco, Erigavo, Las anood, Berbera. Hence The law of sland is clear.
-
D.P.
-
lol@burkaroole. Ileen meesha waxa isku yimi ciyaalkii xafaada.
-
lol@ 1 block.
-
^^^You don't kick a dog when his down.
-
^^^ Stop lumping Pirateland with Somaliland you are alone in this! kulaha Admin in hargeysa & puntland need to start opposing the whole somalia notion loooool. that is the talk of the defeated "lot".
-
Somaliland:deploys more troops to widh widh and the Hawd Region
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Taleexi. Abtiyaasha ka xishood ee meel fadhiiso. -
Waftigii Xildhibaanadda Somaliland oo kulano la yeeshay Goleyaasha Deegaanka iyo Ururada Bulshada ee Woqooyiga Ireland IRELAND(OWN)- Waftigii Xildhibaanada ee uu Hogaaminayay Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Gollaha Wakiilada Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa kulano kala duwan la yeeshay Gollaha Deegaanka ee magaalada Coleraine ee waqooyiga Ireland, halkaas waxa waftiga ku soo dhaweeyay Maayorka Gollaha deegaanka iyo Xubnaha Gollaha, waxayna warbixin ka siiyeen taariikhda Gollaha deegaanka ee magaaladaas, doorka shaqo ee ay u xilsaaranyihiin, sida loo soo doorto iyo xidhiidhka ka dhexeeya Gollaha deegaanka iyo Dawladda dhexe iyo doorka xisbiyada siyaada iyo ururada bulshadu ku leeyihiin Gollaha. Waftiga Xildhibaanada Somaliland waxay warbixin sidoo kale ka siiyeen Gollaha Deegaanka ee Magaalada Coleraine Nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland iyo sida loo soo doorto Gollayaasha deegaanka ee Somaliland iyo shaqooyinka ay u xilsaaran yihiin. Waftiga Somaliland waxay sida oo kale la kulmeen qaar ka mid ah Ururada Bulshada ee Woqooyiga Ireland, iyaga oo Ururada bulshadu waftiga sharaxaad ka siiyeen doorka ururada bulshada ee kor u qaadka Nabada, diimuqraadiyada iyo la dagaalanka kala sooca (racism). Waxay sida oo kale Waftigu la kulmeen Hay’ada la yidhaa Townsend Interprise Park oo qaabilsan Ganacsiga iyo kobcinta Dhaqaalaha ee Shirkadaha Ganacsiga Woqooyiga Ireland. Waxay sharaxaad dheer ka siiyeen doorka Hay’ada ee kor u qaadka awoodaha aqooneed ee shirkadaha Ganacsiga iyo daraasaadka Ganacsiga iyo Suuqyada. Waftiga oo ka koobnaa 5 xubnood oo kala ah: MP Baashe Maxamed Faarax, MP Ibrahim Axmed Sheekh Muse, MP Maxamed Saalax Cige, MP Maxamed Cisman Bulqaas iyo MP Axmed Maxamuud Maxamed iyo laba Xubnood oo ka Socday Machadka Maraykanka ah ee IRI oo maal-geliyay Socdaalka Aqoon korodhsi ee Waftiga Xildhibaanada Somaliland, si guula ayuuna ugu soo geba-gaboobay safarkoodi aqoon kordhsi ee ay ku joogeen woqooyiga Ireland.
-
Galmudug is progressing.
-
Seems i was right. Faroole "Waxaan Uga Digaynaa Raysal Wasaaraha Kooxaha Puntland Wax U Dhimaya" (SSC) Written by jidbaale Saturday, 16 October 2010 08:16 Madaxweynaha maamul Goboleedka Waqooyi bari C/Raxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa markii ugu horeysey ka hadlay Ra’iisal wasaarha cusub ee Soomaaliya. Faroole oo waraysi uu siiyey BBCda lagu waydiiyey sida uu u arko magacaabista Maxamed C/Laahi Maxamed ayaa sheegay in uusan aqoon ninkaas laakiin uu ilaacadaha ka dhagaystay, Faroole oo hadalkiisa ay ka muuqanaysey cabsi badan iyo cabasho ayaa Ra’iisal wasaraha ka codsaday in uusan taageerin waxaa uu ugu yeedhay kooxo shido wada oo xafiisyada qaar laga taageero.wuxuuna yidhi" waxaanu uga dhigaynaa raysal wasaaraha oo ah nin cusub in uu gacan siiyo kooxaha Puntland wax u dhimaya, waxaa kale oo aanu u sheegeynaa in uu kooxahaas iska fogeeyo oo aysan isticmaalin, Arintan oo uu ula jeeday Hogaanka SSC isla markaana uu lee yahay waxaa laga taageeraa xafiiska Madaxweynaha ee uu Agaasimaha ka yahay Dr:C/Kariim Xassan jaamac, ayuu sheegay in ay arintaas ka qabaan wel wel iyo walbahaar. halkan ka dhagayso Wuxuu sheegay in Ra’iisal wasaraha uu ka filaayo, cadaalad iyo in uu raaco sad bursigii maamulkiisa uu u saxiixey Cumar C/Rashiid, Faroole wuxu sidoo kale ka cawday in aan laga tashan magacaabista ra’iilsal wasaraha. Shalay subax ayey ahayd markii wasiiru dawlaha xidhiidhka caalamiga ah uu sheegay in aan Beesha Puntland xaq u lahayn in ay qabato wasiirka koowaad. Wuxuuna sheegay in laga dhacay booskaas beeshiisa, oo uu ula jeeday *********. hadalka Faroole oo u muuqday samir taag waayey ayaa nuxurkiisu ahaa, Ra’iisal wasaraha waan soo dhaweynaynaa laakiin waan in uu uusan sameyn wax aanan raali ka ahayn. Faroole "Waxaan Uga Digaynaa Raysal Wasaaraha Kooxaha Puntland Wax u Dhimaya" (SSC)
-
Its strange how some of the somali guys in here are happy about being labelled Somali-Kenyans. While the likes of A&T detest when they are labelled Somali-Ethiopians. What is the difference?
-
Popular Contributors