Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Ciidama 300 gaaraya oo ka goostay Uruurka SSC sheegayna in aysan ka mid ahayn Uruurka (Widh Widh ) RBC: Ciidama gaaraya 300 oo asgari oo ka tirsanaa Uruurka SSC ayaa la sheegay in ay Uruurkaa iskaga baxeen sida uu Cadeeyay Yaasiin Xirse Faarax oo ahaa sargaal ciidamadaa ka tirsanaa oo waraysi siinayay warabaahinta Magalada Garowe . Sargaalkaa ka tirsanaa Saraakiisha Uruurka SSC ayaa sheegay in ciidamadaa tira ahaan gaaraya 300 oo asgari ay Uruurkaa maanta iskaga baxeen kidib markii ay ******** in Uruurkaa uu ahay mid kala dhantaalaya Puntland waa sida uu hadalka u dhigay. “ Aniga iyo ciidan gaaraya 300 ayaa ka baxay uruurka SSC, waxaana uga baxnay markii aan ogaanay xaqiida dhabta ah ee jirta, oo ah in Uruurkaa uusan ahayn mid in uu Gobaalo xureeya raba, balsa uu yaha hadafkiisa in Puntland uu kala dhantaalo” sidaa waxaa yiri Yaasiin Xirse Faarax. Yaasin ayaa sheegay in aay iminka asaga iyo ciidan uu hugaaminayo ay ku sugan yihiin deegaanka Balacade ee degmada Widh Widh hoos yimaada, waxuuna sheegay in degmadaa Widh Widh oo gacanta uu ku hayo Maamulka Soomaliland ay ka saari doonaan . Degmada Widh Widh ayaa muda dhoor maalmood laga joogo waxaa xoog ku qabsaday Maamulka Soomaliland Ciidama ka amar qaata waxuuna sargaalkaa arintaa ku eedeeyay in ay ka danbeeyay Uruurka SSC sida uu hadalka u yiri . Uruurka SSC ayaa muda sanad ku dhawaad ah dhisan waxaana ururkaa lagu dhisay Magaalada Narobi ee Dalka Kenya hasayeeshee dhoor jeer oo hore ayay dhacday in khilaaf nuucaan ah soo kala dhaxgalo beelaha ku midasan Uruurka . RBC NEWS
  2. Ciidama 300 gaaraya oo ka goostay Uruurka SSC sheegayna in aysan ka mid ahayn Uruurka (Widh Widh ) RBC: Ciidama gaaraya 300 oo asgari oo ka tirsanaa Uruurka SSC ayaa la sheegay in ay Uruurkaa iskaga baxeen sida uu Cadeeyay Yaasiin Xirse Faarax oo ahaa sargaal ciidamadaa ka tirsanaa oo waraysi siinayay warabaahinta Magalada Garowe . Sargaalkaa ka tirsanaa Saraakiisha Uruurka SSC ayaa sheegay in ciidamadaa tira ahaan gaaraya 300 oo asgari ay Uruurkaa maanta iskaga baxeen kidib markii ay ******** in Uruurkaa uu ahay mid kala dhantaalaya Puntland waa sida uu hadalka u dhigay. “ Aniga iyo ciidan gaaraya 300 ayaa ka baxay uruurka SSC, waxaana uga baxnay markii aan ogaanay xaqiida dhabta ah ee jirta, oo ah in Uruurkaa uusan ahayn mid in uu Gobaalo xureeya raba, balsa uu yaha hadafkiisa in Puntland uu kala dhantaalo” sidaa waxaa yiri Yaasiin Xirse Faarax. Yaasin ayaa sheegay in aay iminka asaga iyo ciidan uu hugaaminayo ay ku sugan yihiin deegaanka Balacade ee degmada Widh Widh hoos yimaada, waxuuna sheegay in degmadaa Widh Widh oo gacanta uu ku hayo Maamulka Soomaliland ay ka saari doonaan . Degmada Widh Widh ayaa muda dhoor maalmood laga joogo waxaa xoog ku qabsaday Maamulka Soomaliland Ciidama ka amar qaata waxuuna sargaalkaa arintaa ku eedeeyay in ay ka danbeeyay Uruurka SSC sida uu hadalka u yiri . Uruurka SSC ayaa muda sanad ku dhawaad ah dhisan waxaana ururkaa lagu dhisay Magaalada Narobi ee Dalka Kenya hasayeeshee dhoor jeer oo hore ayay dhacday in khilaaf nuucaan ah soo kala dhaxgalo beelaha ku midasan Uruurka . RBC NEWS
  3. Thankful. Few disgrunted youths do not represent the whole awdal when will you understand that? there is plently of pictures and videos showing how they took part of the elections widely and vice versa. all is good.
  4. Thankful. That is a few disgruntled youths.. but majority are patriotic like this kid below.
  5. Wa iska Opportunists. The only thing they can control is properly Ceelasha Biyaha & Afgooye. that is their power of influence.
  6. The important thing is Somaliland recognises itself firstmost. And now we have a new generation of somalilanders who have never heard of somalia central government or experienced it but somaliland it's going good so far.
  7. NASSIR. I though Sheikh Atam was the heroine of your people? i didn't know the makhiir community also made women as their leaders.
  8. Sharif Sakiin is a veteran politician just exercising his power of influence within the TFG and will not hestitate to use his sharp sakiin to slice that soft cheese in bits at the end of the day.
  9. Poor cheese he hasn't even been confirmed by the parliament as the official PM and his already facing hell on earth....
  10. Redsea. She has 1 daughter like Xaji said never seen how she looks like though not sure if she is that one in the Guleed ahmed "Dhahar" song video.
  11. RedSea@lol Saado ali miyayna ahayn reer somaliland? even her kids are from Reerka. so i am not surprised the themes of somaliland are copied.
  12. Prinz what has ahlu sunnah got to do with this? last time i checked southern galckayo was under the control of Galmudug adminstration.
  13. Very Sad indeed. There was also a juudan in hargeya a while back who tried to eat a girl aged 8. I think the Sland government needs to monitor closely Ethiopians who come to the country and who practise Juudanism, Witchcraft, selling body parts etc. Tog Wajaale is a hot spot for those kind of types since it's a border town and all kinds of groups go through it and come out of it.
  14. People have to realise most somalis have different perspective in this issue. Some believe the negatives he has done outweights the positives he has done for the former somalia & vice versa.
  15. Che -Guevara. I disagree i think the Government did far more worst things.