Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Originally posted by Som@li: The traitor should be executed. Ninku wuxu ka fakaaraya naftiisa iyo ehelkiisa. There was a shortage of money in the xaklotoosiye camp you can hardly blame him.
  2. Libaan waad isku dheex yacday. horta west burco baad ku walatay ma is tidh iyo this 15,000 mythical numbers lol. since we are discussing numbers do you know how many of your kins perished in the battles of Xudun, Jidaali, Lafweyne, Erigavo? as for those 5 men you listed they had principles and they didn't keep changing sides unlike some people. Siilaanyo quited the somali government in the early 1980's you can hardly blame him. as for respective men of Egal & Tuur those died for what they believed in they didn't switch sides too many often as for Riyaale it's true he use to be part of the former government not a high rank though and the generous people of somaliland decided to forgive him as their own son something you are finding hard to digest. Laakinse This so called Mustafe galal do you know how many times he switched sides? over 5 times. if your getting upset just because i pointed out the obvisious. Lastly those accusations against Siilaanyo are getting boring. Siilaanyo was never head of a armed militia in the 1994-1996 Era you must be mistaking him with another man. Siilaanyo was head of the SNM 1984-1990 that is about it.
  3. How is Siilaanyo a traitor? you don't make sense he served his people in the SNM and he deserves his post wa mujahiid uso halgamay daadkiisa iyo daalkiisa. anyhow this is not about President Siilanyo of Somaliland. The Mustafe Galaal Issue. I heard it was about money xakltoosiye couldn't pay Mustafe Galaal's salary so he deserted it maxa ka jiira? i believe it was not about the way he was treated since they always treated him with a respect but it's about the salaries.
  4. I wonder if they would consider taking him back a third time with a big welcome?
  5. Libaan. anyhow tell us why you claimed Mustafe Galal as insignificant when the whole buhoodle gave him a big welcome before? there is alot of questions to be answered and it seems many of the SSC supporters are shook about this latest development involving 1 of the their ranks ( Mustafa Galal ).
  6. 'Liibaan'. Then how comes a while back the whole Buhoodle welcomed him LOL? too much contradictions this week don't you think. Soo Dhaweyntii Mustafe Galaal Marku ku so biiray Maleeshiiyada SSC - Months ago
  7. So it's Puntland parliamentarians who wanted a secret vote so sheikh shariff wouldn't know they voted against Farmaajo. Interesting.
  8. ^^^ It's good he took the peace instead of being mislead by the likes of xalktoosiye who are after poor diaspora's money so they can buy villa's in the khaliij.
  9. Originally posted by Xaji_Xunjuf: soon you will hear xita a big garaad oo isi soo dhibay Did you heard about the upcoming shir involving Garaad abshir saalax.
  10. Originally posted by MZanzi: Kaligaa markaad isla hadli jirtay miyaa lagaaray
  11. Here is the real culprit who is working to destabilise the south further so his kins ( Puntland) could milk more money from the poor people of Mogadishu. Fuad Shangole = Puntland Secret Agent.
  12. So Fuad Shangoole one of the al shabab seniors is also from Puntland does that mean puntland is behind al shabab kkkk.
  13. Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Originally posted by General Duke: No wonder Gaboose started to cry "We will work with Puntland" every other day, he knew that his boys [sNM agents] were decimated in Galgala and had to hide the secessionist tracks.. Nice try.. And we all know how excited you got when you heard Dr gaboose mentioned puntland you went even as far claiming somaliland is going to Mogadisho Guess again
  14. ^^^ There is no proof they are in Erigavo let alone Burco. your just paranoid Sheikh atam could be in galckayo being housed by the local al shabab sympathizers for all we know.
  15. LOL some people are paranoid. , sheikh atam is your problem not Somaliland.
  16. Thursday, October 28, 2010 Hargeysa-(HWN)-Ururka Qurba-jooga Somaliland{Somaliland Forum} ayaa gudoonsiiyeyXukuumada Somaliland deeq lacageed oo dhan $6315 oo ururku ugu tallo galey in wadada udhaxey berbera iyo hargeysa loogu sameeyo calaamado digniin ah Meelaha ubaahan in laga taxadiro. deeqdan lacageed o lagu fullindoono Mashruuca{Cali Marshal Road Procject}. oo ah mid calaaamdaha digniinta ah loogusameynaayo wadada udhaxeysa Hargeysa iyo berbera oo loogu Magacdarey Marxuum Cali Maxamed Guuleed{Cali Maarshaal}Alle Ha uanariisteeoo kamid Ahaa Asaasayaashii ururka ayaa .Munaasibad balaadhan oo deeqdani lagu Gudoonsiinaayey Dawlada somaliland gaar ahaan Hayada wadooyinka somaliland oo u qaranka ugu xilsaaran lagu qabtey hotel Golden Star ee magaalada Hargeysa. Waxaa kasoo qayb galley xafladanioo aheyd mid si habsami ah loosoo abaabuley Wasiirada Wasaaradaha Hawlaha guud iyo guriyeyntaXuseen Axmed Caydiid ,Xanaanada xoolaha, Horumarinta miyiga iyo deegaankaDr. Axmed Xaashi Odey .waxbarashada iyo tacliinta sare Marwo Samsam Cabdi Aadan,Mareeyayaasha hayadaha Wadooyinka,C/waaxid C/qaadir,La,dagaalanka musuqmaasuqa Axmed Muxumed Madar,komishanka Ictga Eng.Cali Daahir,Samafalka Madaxtooyada Aamina Maxamuud Diiriye ,qaarkamid ah xubnaha ururka somaliland forum iyo martsiharaf kalla duwan, Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo guriyeynta Xuseen Axmed caydiid oo munaasibadaasi kahadley ayaa umahad naqey ururka somalialnd forum oo deeqdan soo gaadhsiiyey dawlada. Waxaa uu wasiirku xusey in mashruucani oo yahey mid faaido badan hurumarana u ah dalka, Waana mid ku haboon in loogu magac daro Barnaamijkani alle ha unaxariistee marxuum cali maxamed guuleed . Waxaa uu wasiirku kudheeraadey in ay kadawlad ahaan ay diyaar uyihiin iney bulshada Somaliland usameeyaan waxqaabd balaadahb mudada ay jogaan. Wasiirka waxaa uu sheegey in maanta ay inoo bilaabantey wadadii waxqabsiga iyo horumarka .loona baahan yahey ineynu dalkeena horumarkiis kaqayb qaadano. Wasiirka Xanaanda Xoolaha Horumarinta ,Miyiga iyo deegaanka Dr. Axmed Xaashi Odey oo isna munaasibadaasi maanta kahadley ayaa ugu horeyn umahadnaqey ururka somaliland forum ,waxaa uu mudane odey ku dheeraadey tariikhda marxuum Cali marshal oo uu sheeegey iney muddo badan aqoon isku lahaayeen waxaa gabagabdii ilaahey uga baryey inuu naxariistii iyo hjanno kawaraabiyo. Wasiirada Waxbarshada iyo tacliinta sare marwo Samsam Cabdi Aadan oo iyana munaasibadaasi saaka kahadleysey ayaa ugu horeyn umahad naqdey ururka Somaliland forum. Waxay wasiiradu kawaran tay aqoontii ay ulaheyd Marxuum calimaarshaal oo ay kutilmaamtey aqooyahan waxabdan kasoo kordhiyey dalkani . Prof Maxamed C/laahi Ducaale oo ah Madaxa mashrucaani Cali Marshal Road Project U qabilsanaa Ururka Somaliland Forum Oo ugu munaasibadaasi kahadley ayaa waxaa Uu kawaramey Tariikhda ururka waxaanu xusey in ururka somaliland forum la,asaasey sanadii 1995 sababaha ugu waaweyn ee loo asaaseyna ay aheyd iney kaqaybqataan adeegyada bulshada wixii ay kageysan karaana ay ka geystaan waxaana asaasey aqoonyahanka reer somaliland ee kunool qurbaha.ilaa mudadaana waxay sameynayeen barnaamijyo kalla duwan oo ay kaga qayb qaadabayeen horumarka somaliland.Maxamed waa uu intaasi raaciyey Oo Uu Yidhi {Waynu wada ogsoonahey in wadad isku xidha berbera iyo hargeysa ay kamid tahey wadooyinka halbawlaha ah ee somaliland islamarkaana ay ku nafwaayeen dadban oo qaali inagu ahaa waxayna ka xusni karnaa marxuum Cali Maamed Guuleed{Cali Maarshaal}iyo Maxamed khadar oo labadooduba kamid ahaa ururka somaliland forum ahaayeena odyaashoodii. Sidaasi daraadeed waxay xubanaha ururku isla garteen in mashruucsanadeedkan sanadkan ee ururka laga dhigo in wadada udhaxeysa berbera iyo hargeysa loogu sameeyo calaamado taxadir ah . laguna magacdaro marxuum cali maarshaal .waxaa uumaxamed sheegey in ujeeda munaasibadani maantana ay tahey in xogagii yaraa ee ay ugu tallo galeen mashruucani ooa y ururu ahaan iska soo ururiyeen in lagu wareejiyo hayada wadooyinka somaliland oo u xilsaaran hawshsani.Waxaa uu maxamed ugu baaqey qanacsatada somaliland in iyana doorkooda ay kaqaataan horumarinta dalka isagoo gabagabadiina umahadnaqey hayada wadooyinka somaliland oo kalashaqeysey mashruucan nidaamintiisa wakhtigii ay bilaabayeen. Axmed Maxamed Diiriye oo kamid ah xubnaha giddida dhexe ee ururka somaliland forum oo isna munaasibadaasi kahadley ayaa ugu horeyn kawaramey ururka Somaliland forum iyo waxqabadadisii kalla duwanaa mudadii uu jireyw axaa kamid ahaa aftidii dastuurka oo ay door weyn kaqaateen,cisbitalo kalla duwan oo ay deeqo gaadhsiiyeen oo uu ugu dambeeyey cusbitaalka laas caanood,xarunta agaoomaha,jaamacada hargeysa waxaanu sameeyey ururku abaal marino kalla duwan ooa y ku dhiirigelinayaa ardeyda iyagoo 10 ardey ee ugu sareeya ardeyda dugsiyada sare kazoo baxda in ururku siiyo scholrshipyo uu ku dhiirigelinaayo,ooa y dhaqaalaha ay kabxiyaan,abaal marin sanad la ah oo lagu dhiirgelinaayo bulshada,doorashooyinkii oo wacyigelintooda aanuq ayb weyn kaqaadaney, Waxaa uu gabagabadii sheegey in ay sanadkan qorsha ugu jirto iney qaban doonaan shir laga gahadlaayo somalialnd .isagoo xusey in ujeeda da munaasiabdania y tahey in bulshada la tuso in waxlawada qabsan karo. Gudoomiyaha komishanka ictga Eng Cali Daahir ahaan gudoomiyihii hore eeururka somaliand forum Oo isna munaasiabdaasi kahadley ayaa ka waramey tariikhda ururka iyo waxqabadadiisa kalla duwan ee soo sameeyey ururku. Maareeyaha hayada wadooyinka somaliland C/waaxid C/qaadir oo munaasiabadaasi kahadlay ayaa u mahadanqey ururka somaliland forum oo deeqdani soo gaadhsiiyey isagoo xusey in kahayad ahaan maalmahan ku mashquulsanaayey kawaranheynta xaladaha wadooyinka somaliland .. Waxaas sidoo kale munaasibadaasi kahadley Agaasimaha samafalka madaxtooyada,Aamina maxamuud diiriye,Madaxa hayada la,dagaalanka musuq maasuq Axmed Muxumed Madar,iyo mareeya kuxigeenka hayada wadooyinka Somaliland iyo Rahsiid Muxumed guuleed oo kasocdey qoyska marxuumka ahna walaalkii . Waxayna dhamaantood xuseen shakhsiyada iyoa aqoonta marxuum cali Maxamed iyagoo ilaaheyna uga baryey inuu naxariistii jano kawaraabiyo ,,.. Gabagabdii xafladani deeqda lagu gudoonsiinaayey hayada wadooyinka Somaliland ayaa waxaa uu ururka somaliland isla goobta kugu gudoonsiiyey masuuliyiinta hayada wadooyinka Somaliland deeq lacageed oodhan $6315.taasi oo loogu talla galey in loogu sameeyo calaamado digniina wadada udhaxaysa berbera iyo hargeysa…. Hadhwanaag
  17. Originally posted by Xaji_Xunjuf: rest in peace You nearly gave heartattack to some SOL forumers with that statement.
  18. Naxar Nugaleed. SSC ha burburto ama ha burburin we will find a way to deal with it.
  19. Good O'l days. time is very fast it feels like yesterday. Discuss.
  20. Polanyi. I know i was just showing him 1 part. As for the Socotra Island issue i was reading some book about it a while back apparently the british gave it away somewhere in the 1950's. And it was after the union of south yeman & north yeman that many yemenis started moving to the Socotra Islands.