Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Jawaab Kuluul ka bixiyay Hadaaladi ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Mamuul Goboleedka Puntland. http://hadhwanaag.com/detail.asp?id=23221
  2. Bazooka & Grenades are unnecessary meeshu xamar maha. Siilaanyo's government needs to tighten the security of the capital of Sland shicibkii lagu qabto small arms asago magaalada la dheex wareegaya wa ina toos jailka la dhiiga.
  3. Nassir. Your Signature Map is atleast 80 years ago. It claims Ceelafweyn, Caynabo, Oog, Bohol, Garadag etc is settled by SSC lol. We know times have changed so did borders.
  4. ^^^ Puntland should be banned from all of sanaag me thinks they bring nothing but bad news for the locals.
  5. Good luck to the people of Southern Sudan and their referendum.
  6. Faroole is just being a tribalist at the end of the day i am not surprised. It's like those ridiclous news outlets who were saying a while back Ina Godane & the minister of religion Somaliland had links just because they happened to be from the same lineage.
  7. Gen. Muse Jama Delaf is against both Faroole's false accusations and Atam entering the border areas he made it clear they will confront him if he tries to enter areas under Somaliland border & Control and their job is to protect the borders, sovereignty of Qaranka JSL and it's interests.
  8. Some websites were claiming the defence minister of JSL welcomed the plead from pland to help them fight against Atam on the border areas. However Cidaanka Somaliland ee Sanaag hit out on faroole for making up false accusations such as "Atam" has links with Cidaanka Sland ee Sanaag and his aided by them which holds no merit at all the pirate is confused and paranoid.
  9. The pen is mightier than the sword. inti Caanoboodhe dagaal ku damanayaan anaga siyaasad banu ciyaaranay and taking careful steps.
  10. Madaxda Maammulka iyo Ciidanka Qaranka JSL Ee Sanaag Oo Canbaareeyey Hadalkii Kasoo Yeedhay Madaxweynaha Puntland. CEERIGAABO(OWN) Badhsaabuxigeenka gobolka Sanaag C/casiis Xasan Siciid iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka gobolka Sanaag Muuse Jaamac (Delef) oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan ciidamnka qaranka ee fadhiyadoodu yihiin degaannada bariga sanaag ayaa shir jaraa’id oo subaxnimadii sabtida ay si wada jir ah ugu qabteen xarunta maammulka gobolka Sanaag ee Ceerigaabo wxay waxba ama jiraan aan sal iyo raad toonna lahayn ku sheegeen hadalka dhowaan kazoo yeedhay madaxweynaha maammul-goboleedka Puntland oo waraysii uu siiyey idaacadda BBC qaybta Afsoomaaliga uu kku sheegay in ay wada shaqayn la leeyihiin islamarkaasna taageero dhinacyada dhaqaalaha iyo ciidankaba siiyaan xoogagga uu hoggaamiyo Maxamed Sciid (Atam) ee ka dagallama degaannada buuraleyda Galgala sidoo kalena ay jiraan xubno firxad ciidammadaas ah oo dagaalkii dhex maray Puntland kaddib soo galay degaannada gobolka Sanaag. Waxayna mas’uuliyiintani shirkan jaraa’id ka sheegeen hadalka madaxweyne-Faroole kazoo yeedhay in uu salka ku hayo damaca siyaasadeed ee hanashada degaannada sanaag-bari iyo weliba waxa ay ku sheegeen dagaal mar kale ka cusboonaada macdanta ku duugan degaannadaas. “Gobolka Sanaag annagoo ah madaxdii maammulka iyo ciddammada qaranka ah waxannu maanta shirkan jaraa’id u qabannay in aannu kaga hadalno warka madaxweynaha Puntland bishan 4-teedii uu ka sheegay iyo hadalladiisii ay kamid ahayd ciidan firxad argagixiso ahi u sugan yihiin gobolkan iyo in saraakiishan dhinacayga fadhiya ee ciidammada qaranku taageero siiyaan oo aannu aad uga xumaannay “. Sidaas waxa hadalkiisa ku bilaabay Badhasaab kuxigeenka gobolka Sanaag C/casiis Xasan Siciid. Isagoo hadalkiisa sii watana wuxu intaas kusii daray “Gobolka Sanaag annaga ayaa ka madax ah oo joogna inta xuduuddeda ahna waannau ka war haynaa mana soo gelin marnaba wax ciidanka Atam ka tirsan mid firxad ah iyo ciidan kale toonna, isaga (Faroole) ayaana sheegi doona caddaynta warkaas”. “Saraakiishan ay ka mid yihiin taliyaha ciidanka qaranka ee gobolka Sanaag Col-Muuse Jaamac iyo Axmed Maxamed Cali iyo C/shakuur Cali Cige ee manta dhinacayga fadhiya oo uu Faroole yidhi ciidanka Atam ayay taageero iyo wada shaqayn la leeyihiin waxay ciidnkayaga qaranka gobolka Sanaag mana aha rag waxaas weligood galay ama ku lug yeeshay mana geyaan hadalladaas aadna waxan uga xumahay madaxweynaha Puntland in uu maanta saraakiishan Somaliland ka tirsan ee aanay shaqo isku lajayn kelmedahaas ku yidhaahdo waxannuna leenahay Madaxweyne-Faroole ka noqo hadallkaas”. Taliyaha ciidanka qaranka saldhigga 3-aad ee gobolka Sanaag Muuse Jaamac (Delef) oo isaguna halkaas ka hadlay ayaa yidhi “Annagu waxannu nahay ciidanka Jamhuuriyadda Somaliland waxannuna u dhisan nahay difaaca qarannimada iyo xuduudaha dalka mana jirto cid katirsan ciidammada Atam oo degaankaas ka jooga iyo wada shaqayn ama wax xidhiidh aannu la leenahay toonna, ciidanka ninkaasina (Atam) kama tirsana ciidanka qaranka, ka hor tagga argagixisadana mandaqadda ayaannu kala mid nahay mana oggolin in ay gobolkayaga iyo Somaliland toonna soo galaan, waxayse u muuqataa hadalka Madaxweyne-Faroole mid salka ku haya dagaal kazoo cusboonaada macdanta degaannadan ku duugan iyo in siyaasaddiisa maammul oo uu taageero uga waayey bulshada degaannadaas ku dhaqan uu fursad adeegsi ah uga jeedo”. “Saraakiisha uu maanta eedaynayona waa kuwii ay isku qabteen macdanta degaankan ku duugan ee dagaalku ka dhacay, markaa waxan leeyahay dagaalkii macdantu waa dhammaadaye yaanu nagula soo gal galan dhibaato dhexdiisa (Puntland) ka jirta, halka uu Faroole yidhi Dhahar ayay joogaan waxan leeyahay Dhahar waa degmo Somaliland ka tirsan dadka joogaana waa dadkii beeraleyda aahaa ee uu Galgala kazoo qaxiyey oo uu rabo mar kale in uu sii qaxiyo”. Dhinaca kalena inkastoo aanay afka ku dhufan haddana madaxda shirkan jaraa’id qabatay ayaa laga dareemayey saluugga debecsanaan ka muuqanaysey hadalkii Wasiirka Difaaca Somaliland arrintan kaga jawaabey. Oodweynenews/Ceerigaabo
  11. ^^Aware wa less then 5% of our blessed land mass sxb dhuulka badanka wu xooreysanyahay from Erigavo to TogaHerer. It's all good alhamdullilah and the rest ee hawdka reserve area wa la so ceelin doona inshallah marki Somaliland xoogaysato ii noqotona a superpower in east africa and it will join it's brothers on the otherside of the border aka Raydab Khatuumo & Haji Salaax not your desperate caanoboodhe pipe dream state.
  12. ^^^ Don't worry about if Djibouti will recognise somaliland or not. Your real concern should be Woyanne.
  13. Marrying a chef like Gordan Ramsay? good luck with a muslim revert then i doubt a faraax would be in the kitchen 24hrs for a xalimo lol.
  14. Fair Point. Haadi adiga laftigaaga cuuntada ama guriiga aad ka shaqayn kartiid uma bahniid Maid. However not everybody is lucky like you & self- reliant when it comes to making food & cleaning the house like Aaliyah.
  15. Aaliyyah. You know what they say a little knowledge is a dangerous thing. :eek: I think you should get of the comforts of your home in Canada and explore the real life backhome involving Maids, and other things you never experienced. :cool:
  16. Aaliyyah. Cut the Mother Teresa act. I think you should worry about your kids only not daadka kale. i don't get people who seem very concerned & paranoid about other people's children that is their life let them deal with it. As for the maid mudering me in my own house anything is possible those days which is why ( there is always a gun in the house incase something happens especially a city like Bosaso which is prone to thiefs at night.
  17. Aaliyyah @LOL ransom they are not pirates. People backhome are not paranoid about Maids they consider it normal and they are picky so they know who they are hiring. Guriigana waxbana kama xaadi karto if all the valueable things are locked in a store while taking the kids with you or dropping them off to a relatives house which is more safe while your away.
  18. I had one once in Bosaso. Maids are useful and all you had to pay was 25-30 dollars a month and they cook good food & clean the house well while looking after it when your away at times (depending on their experience). Just make sure you don't hire a criminal one though.
  19. What is this fuss about? if some don't like the Dahabshiil xawaalad then you have other choices his not the only somali xawaalad ee baroorta naga dhaafa either use it or don't use it adinka bi ini qusaysa.