Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Odaygii Faroole ayamahan qaylo dhaan uun ba ka so hadhay lol.
  2. Wargayska The Enterprise News-paper Oo Markii Kobaad Isku Mar Ka Soo Baxay Waddanka Ingiriiska Iyo Somaliland, Daawo Bogga Hore (Hadhwanaagnews) Thursday, November 18, 2010 (London-HNW) Wargayska The Enterprise News-paper ayaa markii kobaad isku mar ka soo baxay waddanka Somaliland iyo dalka Ingiriiska, Joornaalkan ayaa hore uga soo bixijiray carriga Ingiriiska, isagoo wax ka qora arrimaha Somaalida ku dhaqan dalkan Ingiriiska, haddaba sherkada soo saarta wargayskan ee West Publishing ayaa ku gulaysatay inay shalay markii kobaad uu isku mar ka soo saran wargayska Somaliland iyo dalka Ingiriiska. Haddaba waxaanu wax ka waydiinay siday arrintani ugu suuro gashay guddoomiyaha sherkada Khaliif Maxamed Warsame (Khaliif Xinwaal) isagoo ka jawaabaya su’aashana wuxuu yidhi” Muddo ayuu wargaysku ka soo baxaayay dalkan Ingiriiska, markii aanu aragnay baahida loo qabo in aanu dalkii gaadhsiino ayaanu ku dhiiranay, yadoo aad garan karto inay aad u adagtahay in isku mar uu wargaysku ka soo baxo Somaliland iyo Uk”. Si kasta oo ay tahay arrintan ayaa ah talaabo horumar ah oo ay qadayaan qurbajooga u dhashay Somaliland yadoo arrintani sii xojinayso xidhiidhka qurbajooga iyo dadka gudihii jooga. Hadhwanaagnews/London
  3. Did they gave any to my makhiir neighbours? If not Farmaajo can take his list where the sun doesn't shine.
  4. What are you implying? ma waxad ledahay hablaha koonfurianska ah don't have big curvey calfs lol.
  5. Madaxweynaha Somaliland Md. Siilaanyo Oo Kulan Layeeshay Raysal Wasaaraha Ethiopia Males Zenawi. Madaxweynaha Somaliland Md. Siilaanyo Oo Kulan Layeeshay Raysal Wasaaraha Ethiopia Males Zenawi Addisababa(OWN)- Raysal Waraaha Dawlada Fadaraalka Ethiopa Md.Meles Zenawi ayaa maanta Qasiga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilanyo. Labada Hogaamiye ayaa waxa ay wararku tibaaxayaan in ay ka wad hadleen xidhiidhka u xadheeya labada wadan iyo sidii loo dardar galin lahaa, waxa ay wararku sheegayaan in Raysal Wasaare Meles Zenawi uu si weyn u soo dhaweeyey Madaxweynaha Somaliland isaga oo sheegayna in u si kal iyo laab leh u soo dhawaynayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo, waxa kale oo uu xusay Md.Zenewi in doorashadii ka dhacday Somaliland ay mudnay mid la hambalyeeyo, doorashadaas oo uu ku guulaystay Madaxweyne Siilaanyo, waxaanu sheegay in Somaliland ka soo gudbtay xaalado fara badan taas oo uu ku sheegay in shacbiga Somaliland ay muujiyeen dhabr adayga.Madaxweynaha Somaliland ayaa isna geestiisa uga mahad celiyey sida Saaxiib tinimada leh iyo sida heerka sarena ah ee loo soo dhaweeyey waxaanu Meles Zenawi ku tilmaamay haleyey Geeska Afrika, ah waxaanu si xoog leh uga mahad celiyey soo dhawaynti iyo qaabilaada kalgacaltooyo ee dawlada Ethiopia ku qaabishay isaga iyo waftigiisa. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa balanqaaday in uu sii xoojinayo xidhiidhka u dhaxeeya labada dal u dhaxeeya kaas oo ah mid qaan gaadha waxaanu ka waramay Madaxweynuhu taariikhda Somaliland iyo Xidhiidhka U dhaxeeyey labada daladood. Kulan ay yeesheen labda dhinaca ayaa waxa Somaliland uga qayg galay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, Wasiirka arimha Dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah Dr. Maxamed C/laahi, dhinaca Xukuumada Ethiopiana Raysal wasaare Meles Zenawi iyo wasiirkiisa arimaha Dibada ahan Raysal wasaare ku xigeenka dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn iyo Madax kale. Ugu danbayntii Waftiga Madaweynaha Jamhuuriyada Somaliland Hogaaminayo waxa qado sharaf ugu sameeyey Hotel Shereton Wasiirka Arimaha Dibada ee Ethiopia ahna Raisal wasaare ku xigeenka Ethiopia Hailemariam Desalegn.
  6. Madaxweyne Somaliland Md. Siilaanyo Oo Kulan Layeeshay Raysal Wasaaraha Ethiopia Males Zenawi Addisababa(OWN)- Raysal Waraaha Dawlada Fadaraalka Ethiopa Md.Meles Zenawi ayaa maanta Qasiga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilanyo. Labada Hogaamiye ayaa waxa ay wararku tibaaxayaan in ay ka wad hadleen xidhiidhka u xadheeya labada wadan iyo sidii loo dardar galin lahaa, waxa ay wararku sheegayaan in Raysal Wasaare Meles Zenawi uu si weyn u soo dhaweeyey Madaxweynaha Somaliland isaga oo sheegayna in u si kal iyo laab leh u soo dhawaynayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo, waxa kale oo uu xusay Md.Zenewi in doorashadii ka dhacday Somaliland ay mudnay mid la hambalyeeyo, doorashadaas oo uu ku guulaystay Madaxweyne Siilaanyo, waxaanu sheegay in Somaliland ka soo gudbtay xaalado fara badan taas oo uu ku sheegay in shacbiga Somaliland ay muujiyeen dhabr adayga.Madaxweynaha Somaliland ayaa isna geestiisa uga mahad celiyey sida Saaxiib tinimada leh iyo sida heerka sarena ah ee loo soo dhaweeyey waxaanu Meles Zenawi ku tilmaamay haleyey Geeska Afrika, ah waxaanu si xoog leh uga mahad celiyey soo dhawaynti iyo qaabilaada kalgacaltooyo ee dawlada Ethiopia ku qaabishay isaga iyo waftigiisa. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa balanqaaday in uu sii xoojinayo xidhiidhka u dhaxeeya labada dal u dhaxeeya kaas oo ah mid qaan gaadha waxaanu ka waramay Madaxweynuhu taariikhda Somaliland iyo Xidhiidhka U dhaxeeyey labada daladood. Kulan ay yeesheen labda dhinaca ayaa waxa Somaliland uga qayg galay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, Wasiirka arimha Dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah Dr. Maxamed C/laahi, dhinaca Xukuumada Ethiopiana Raysal wasaare Meles Zenawi iyo wasiirkiisa arimaha Dibada ahan Raysal wasaare ku xigeenka dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn iyo Madax kale. Ugu danbayntii Waftiga Madaweynaha Jamhuuriyada Somaliland Hogaaminayo waxa qado sharaf ugu sameeyey Hotel Shereton Wasiirka Arimaha Dibada ee Ethiopia ahna Raisal wasaare ku xigeenka Ethiopia Hailemariam Desalegn.
  7. Somalia: Puntland leader criticizes TFG support of armed clan militia 17 Nov 17, 2010 - 10:27:21 PM The leader of Somalia's Puntland State government has criticized the actions of the Transitional Federal Government (TFG) whose leaders recently met with armed rebels in Mogadishu, Radio Garowe reports. Dr. Abdirahman Mohamed Farole, the president of the stable region of Puntland in northeastern Somalia, told a crowd gathered on Tuesday to mark the Muslim celebration of Eid-ul-Adha at Mire Aware Stadium in Puntland capital of Garowe that the new TFG Cabinet consists of three seats given to Puntland natives. "Out of three seats, two seats were personally hand-picked by [TFG President] Sharif Sheikh Ahmed, and so they do not represent us [Puntland]," President Farole declared. He continued to accuse the two ministers, who still have not been approved by the 550-seat TFG Parliament, of supporting "anti-peace elements." SSC militia Last week, a delegation consisting of leaders of a self-declared armed clan militia in northern Somalia calling itself the Sool, Sanaag and Cayn (SSC) militia traveled to Mogadishu where they met with TFG leaders, including President Sharif. The SSC militia has claimed responsibility for numerous military attacks against forces loyal to Somaliland, a separatist region in northwest Somalia that contests ownership over Sool and Sanaag regions with Puntland. Although SSC militia has not directly attacked Puntland so far, President Farole has strongly opposed the militia on grounds that Somalia does not need any new rebel group. Further, Farole has argued that the Somaliland-Puntland land dispute over Sool and Sanaag regions should be handled through dialogue and other peaceful means, and not through the SSC militia's violence. SSC supporters say Puntland's government has taken too long to respond to Somaliland' s military aggression in Sool region, which worsened when Somaliland troops seized Sool provincial capital of Las Anod in Oct. 2007. Warning to TFG President Farole said the TFG has "a short time left" and advised TFG leaders to work harder to help Somalia recover from decades of conflict, adding that Puntland is ready to help and play its role. "We are always helping them [TFG] as we have been for years. So many Puntland soldiers died in Mogadishu and some [Puntland soldiers] are still fighting for the TFG in Mogadishu today even though there is new President [sharif]," Farole said. But he strongly warned the TFG leadership not to cooperate with the SSC militia, saying that they were "promised weapons" but he did not elaborate who promised to provide weapons to the SSC militia. "Puntland did not secede from Somalia and we support TFG. However, this does not mean that the TFG dictates to Puntland. Twelve years ago people of Puntland decided to establish their own government and we still stand by that today," Farole concluded. In recent days, Puntland officials including State Minister for Democratization Process and Federal Affairs, Dr. Abdi Jimale, and State Minister for International Cooperation, Prof. Abdikadir Hashi, have issued public statements criticizing the TFG and its relations with Puntland. Since 2004, when the TFG was formed, Puntland has been the interim government's main domestic backer. But in 2009, when the Djibouti Process granted President Sharif's political faction 275 additional seats in the TFG parliament, relations between TFG and Puntland have been worsening.
  8. There is a difference being just a footsoldier and a footsoldier attacking other innocent fleeing somali displaced people.
  9. Libaax-Sankataabte. Waan kala aqaana dadka deegaan ah iyo ONLF. dadka deeganka ah are not interested in burning trucks carrying goods it's a ONLF habit. Anyhow ONLF are not saints just slightly better than former WSLF. Which we both know it's history of clannish violence against the people of somaliland and it's well documented how they were the footsoldiers of siad bare.
  10. Ngone. You know that is not the case. Libaax-Sankataabte. Dee ONLF iyo anagu we are not in good terms like SSC they are in the same basket when it comes to our policy. Aslong as ONLF do not try to harrass my nomads or burn my trucks in hawdka we are cool.
  11. Ma hubta? lugaheeda ba ii diilay ba.
  12. Modelkan Yurub Arte ma somali ba? I heard she is from Vancouver - Canada. I must say she is good looking for a african model.
  13. This is such a dissapointment for The zack, Xiinfaniin & co who though Siilaanyo was pro ONLF. Little did they knew.
  14. Addis Ababa, November 17, 2010 (Addis Ababa) – The new Somaliland President Ahmed Mohamud Ahmud arrived here on Wednesday for a three-day official visit. Deputy Prime Minister and Foreign Affairs Minister, Hailemariam Desalegn and other higher level government officials welcomed the president upon his arrival at the Addis Ababa Bole International Airport. President Ahmed told journalists on the occasion that he will discuss with Ethiopian senior government officials on bilateral issues between Somaliland and Ethiopia during his stay in Ethiopia. Existing bilateral relation between Ethiopia and Somaliland is getting strengthened, the president said, adding, the two parties are working closely on issues related to security, peace, trade and communication. He said the present visit to Ethiopia is aimed at exchanging views to further enhance existing relations between Ethiopia and Somaliland. Hailemariam on his part said Ethiopia and Somaliland have been working together in the efforts to maintain peace and security. He said the present visit is intended to exchange views on issues related to security and peace as well as further strengthen diplomatic relations between Ethiopia and Somaliland. The president will discuss with Prime Minister Meles Zenawi and other senior government officials on bilateral issues. President Ahmed came to power in July 2010. T—3:10-3:20PM E__3:20-3:25PM The Ethiopian News Agency
  15. Madaxweyne Siilaanyo Oo Aan Abid Taariikhda Somaliland Si Aan Hore Loogu Arag Loogu Soo Dhaweeyey Caasimadda Ethiopia Addis Ababa Ethiopia Oo Markii Ugu Horaysay Roog Cas U Dhigtay Madaxweyne Somaliland(Hadhwanaagnews)-- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa noqday Hogaamiyahii ugu horeeyey.. Hadhwanaag
  16. lol@mukulaal. Let the mukulaal seek it's meal for the day.
  17. Some people make a man bigger than he is. During Siad bare's era Dr.Gaboose was just a doctor nothing else. sheekadan spyga iyo meesha aad ka keentay ma la garanayo. Anyhows Dr.Gaboose present day waxbana uma qabanayo siadist supporters he represents somaliland so go take your little begging bowl somewhere else.
  18. ^^ Upset eh? finally realising he wants nothing to do with ONLF.
  19. Burco,(Qaran news)-Shir ay maanta ay beesha Western Burco isugu timid magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa ay ka soo saareen baaq nabadeed, kaasi oo ku waajahan labada beelood ee oodwadaagta ah ee wada deegaanka Buuhoodle ee dhawaan colaadu ku dhex martay degaanka Kalaashi iyo Maygaagle. Labdaas beelood oo ka soo kala jeeda deegaanka Qoorilugud iyo Buuhoodle, ayaa waxa kulankaasi maanta ay isugu yimaadeen odayada wax garadka cuqaasha oo uu hogaaminaayay suldaanka guud ee beelaha Western Burco Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar. Suldaanku bisga oo baaq nabadeed u diraaya labada beelood ee oodwadaagta ah waxa uu ugu baaqay in ay nabada dhowraan oo aan qoriga caaradiisa waxba lagu xalin ee uu caqligu shaqeeyo, suldaanku waxa uu ku baaqay in uu caqligu shaqeeyo oo laga taliyo mustaqbalka oo loo taliyo inta nool oo nabad lagu wada noolaado. Baaqa noocani waa kii ugu horeeyay ee ay soo saaraan beel ka mid ah beelaha wada dega gobolka Togdheer isla markaana beelaha Western Togdheere ay degaan badiba gobolada Somaliland oo dhan. Suldaan Cismaan Suldaan Cali ayaa ka mid ah Salaadiinta aadka looga qadariyo guud ahaan Somaliland isla markaasna magacweyn oo soo jireen ah.
  20. Nassir. Awdal has matured they have realised all that matters is Somaliland and not crying over 4km TFG posts.
  21. lol@Garoweonline. They should rename it Goatonline.
  22. Timur can't you read somali? This is from Maxamed Abdillahi Omar's own words nothing to do with me. “Waxaan Xil uga raadsan waayay Somaliland waxa ay tahay waxaa Jooga dad iga Aqoon & Cilmi badan"
  23. That what it seems aswell but remember Hargeysa is his motherland so of course there will be times of conflict of loyalty. Even though i think his caado qaate and should never be trusted.
  24. I heard Goldogob are actually breaking off and making (Xariir state). Few years back they also wanted to join Galmudug.