-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Originally posted by Jacaylbaro: Calanyahow ha dhiciin.
-
More pictures from the model Yurub Arte.
-
Oo maxa dhacay what is wrong with her features? inaantu looks good for a somali model. And honestly i don't understand why it's only ladies that are attacking her. While the men are appreciating her beauty.
-
Nobody is saying hablaha soomaaliida ma qurux -badna laakinse wii kala quruxbadanyihiin. This is one clearly has her own fashion style and looks.Not your everyday somali model over the decades we have been seeining such as Iman Bowie, Weris dirie etc.
-
LOL@Potato peeler. but hey atleast she is one of the most good looking somali models for decades.
-
Naxar Nugaleed. Hargeysa waxa leh all somalilanders, same goes to burco and etc.
-
Al shabab is too extreme.
-
Daad ba the nutty professor naf mooday.
-
war waad isku dheex yacday ba what is up with the double post? are you posting from blackberry aka BB. I was just making a point that you are just like OLF in addis ababa so you are neither a boss nor can't be one of anything if your influence is that of OLF.
-
OLF's capital is also addis does that mean they are the boss? your actually a citizen of Addis like OLF.
-
Originally posted by Jacaylbaro: Telephone ma laga hayaa ??
-
The Zack. Has a nice capital >>> Addis ababa.
-
Reer burco wa freshies.
-
^^ Nuune should be able to answer that question since he seems the expert on Yurub Arte.
-
Why are you so happy? ayamahan mucaraad ba ku noqotay Farmaajo aka Mr.Cheese.
-
Who is this muridi character isn't it the same virus script? I think we should be more aware of any virus spyware's in SOL.
-
Mr.Cheese prepare for some grilling.
-
Addis Ababa: Siilanyu will leave with no recognition...
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Like Somaliland not being recognised will bring back the somali republic lol. Very funny. Somaliland ina la aqoonsado wii uu ficaantahay somalia or expect being manipulated by ethiopia for the next 40 years and you can forever forget about a strong central somalia government case it won't happen. Inti Soomaaliida iis xaasidayan bu wakhtiiga dhamanaya. -
LOOOL This how the fortune telling flop process & attempt of Xiinfaniin,The Zack went from 2 weeks ago to today. 2 Weeks ago. Today.
-
RedSea. Don't mind me just like many others they predicted that Siilaanyo won't visit Ehiopia & that he was Pro ONLF lol. I guess they were wrong afterall.. and many myths will be busted in the next few coming days. To many people's dissapointment the relationship of Ethiopia & Sland is once again as cool as ice.
-
Definitely not SSC.
-
Dal Aqoon. Actually Siilaanyo's hometown is Talobuur - Togdheer - Somaliland if you didn't know.
-
Raysal Wasaaraha Itoobiya oo si heer sare ah u qaabilay Madaxwayne Silaanyo iyo waftigiisii (Hadhwanaagnews) Thursday, November 18, 2010 Adis-Ababa-(HWN)-Raysal Wasaaraha Dawladda Itoobiya, Mudane Meles Senawi ayaa maanta qaabilay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo waftigii Somaliland ee uu hogaaminayay oo hadda booqasho rasmi ah ku jooga Itoobiya. Kulankan oo ka dhacay qasriga Madaxtooyada ee Itoobiya waxaa kaloo dhinaca Itoobiya goobjoog ahaa Raysal wasaare ku xigeenbka Itoobiya Hailu Mariam Desaglen, ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiye iyo masuulyiin kale. Dhinaca Soomaliland waxaa madaxwaynaha kulankan ku weheliyay Wasiirka Arrimaha Dibadda, wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Qorshaynta, Wasiir ku xigeenka waxbarashada iyo Chief kabinetka. Waxaa kulanka lagaga hadlay xidhiidhka wanaagsan ee ka dhaxeeyay Itoobiya iyo Somaliland iyo sidii loo kordhin lahaa iskaashiga labada dal ee dhinacayada Nabadgalayada, Ganacasiga, Isgaadhsiinta , Awoodda korontada iyo Waxbarashada. Madaxwayne Silaanyo iyo Raysal wasaare Meles oo hadallo ka jeediyay Munaasabada ayaa si qotto dheer uga warmaya qorshayaasha labada dal ee ku wajahan sii kordhinta xidhiidhka labada dal oo maalinba maalinta ka denbaysa sii kordhaya. Kulankaasi ka dib waxaa shir gaar ah wada yeeshay Raysal Wasaare Meles oo uu weheliyo wasiirkiisa Arrimaha Dibadda, Hailu Mariam Desaglen, iyo Madaxwayne Silaanyo oo uu weheliyo wasiirka Arrimaha Dibadda, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar. Shirkan oo qaatay wakhti dheer waxaa lagu lafa-guray xiisadaha Siyaasadeed iyo Nabadgalyo ee ka aloosan geeska Afrika. Waxaa si balaadhan loo cabiray hindisayaasha siyasadeed iyo nabadgalyo ee labada dawladood ee Somaliland iyo Itoobiya ee ku wajahan arrimaha ka taagan Geeska Afrika, iyo sidii iskaashi buuxa ay uga wada yeelan lahaayeen yaraynta khataraha ay xasilooni daradani u keeni karto dadka ku dhaqan gobolka. Waxay kaloo ka hadleen sii adkaynta xidhiidhka Siyaasadeed, Nabadgalyo iyo Ganacsi ee ka dhaxeeyay labada dal oo imika galay marxaladii ugu saraysay intii uu xidhiidhkani jiray. Sida laga warqabo, waxaa Madaxwaynaha Somaliland markuu yimid Itoobiya lagu soo dhaweeyay maamuus sare oo aan hore loogu soo dhawayn madaxayne ka socda Somaliland. Press Office Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation.
-
Popular Contributors