-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
The Zack. SSC iyo Somaliland ayaga iis afgaranaaya it's internal Somaliland issue and it will be solved, i don't see why i have to explain it to somebody who is not even from Somalia but Somali region. I have already highlighted it. "If some parts of SSC don't want to be part of Somaliland that can be negotiated as President of Somaliland Siilaanyo has already said the negotiation table is always open." Waxna qasab maha. -
Berbera (TogdhNews)- Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka badda Somaliland Md. Maxamed ‘Yaasiin Xasan oo ka hadlayey shir uu shalay kaga qaybgalay magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil, ayaa si rasmi ah u sheegay in aanay jirin meel maamulka dekedda Berbera lagaga hoos saaray wasaaraddiisa, isla markaana lagu hoos geeyey madaxtooyadda. Wasiirka oo Jamhuuriya khadka telefoonka kula xidhiidhay xalay si wax looga weydiiyo ayaanay noo suurtogelin in aanu helno, kadib markii uu qaban waayey telefoonkiisa gacanta. Haseyeeshee, waxa uu meesha ka saaray Wasiirku warar muddooyinkii u dambeeyey aad looga hadal-hayey magaalooyinka Somaliland, isla markaana saxaafaddu baahisay oo sheegaya in madaxweyne Siilaanyo maamulka dekedaha ka hoos saaray wasaaradda kalluumaysiga, lana hoos geeyey madaxtooyada, isaga oo sheegay in aanay jirin meel maamulka dekedda lagaga wareejiyey wasaaraddiisa, waxaannu ku baaqay in haddii ay jirto cid haysa qoraalka digreetada ah ee la leeyahay madaxweynaha ayaa ku kala saaray wasaaradda iyo dekedaha soo bandhigaan. “Ma jirto meel laygaga wareejiyey maamulkii dekedaha oo lagu hoos geeyey Madaxtooyada, ninka digreetadaa hayaana hasoo bandhigo,” ayuu yidhi Yaasiin, isaga oo ku nuuxnuuxsaday in uu warkaasi ahaa dacaayad laga faafiyey madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Waxa kaloo wasiirku sheegay in isaga loo magacaabay wasaaradda kalluumaysiga, khayraadka badda iyo maamulka dekedaha, sidiina u hayo xilkaas, warkaasina ahaa mid aan sal iyo raad toona lahayn, waxaannu xusay in aanay jirin wax digreeto ah oo lagu sheegayo warkaasi, wasiirku ka dhawaajiyey in cidii haysa digreetada Madaxwaynuhu uu kaga hoos saaray dekedda wasaaraddiisa dadka u soo bandhigaan oo ay ka daayaan mala-awaalka. Hadalka Md. Maxamed Yaasiin Xasan ayaa meesha ka saarayaa hadal muddooyinkan laysla dhexmarayey oo sheegayey in Madaxwayne Siilanyo maamulka Dekedda Berbera uu si toos ah u hoos geeyey Madaxtooyada Somaliland.
-
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
The Zack. anagu Koonfuria/Bintiland shuqul kuma lihin. We have more connections with Djibouti, Hawd reserve area etc. The only thing that is acceptable for Somalilanders is this. Calan yahow ha dhicin. Calanyahow Waligaa ha dhicin!. Waligaa dhisnoow hana dheeliyin. -
Wasiirka Arimaha Dibada Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Xumuumada Somaliland Soo Gabagabaysay Baadhitaan Ay Ku Waday Diyaaradii Saanad militari U Siday Puntland Ee Lagu Qabtay Madaarka Hargeysa Hargeysa(OWN)- Wasiirka Wasaarda Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr.Maxmed Cabdilaahi Cumar isla markaana ahaa Gudoomiyha Guddi uu Madaxweynaha Somaliland u saaray in ay baadhaan Diyaarad Saanad militari u siday maalka Puntland, taas oo Xukumadu Gacanta ku dhigtay ayaa shaaca ka qaaday in ay Xumuumada Somaliland Soo gabagabaysay Baadhitaan ay ku waday diyaaradaas. Wasiirka ayaa waxa u sidaasi ku sheegay mar uu maanta waraysi siiyey Idaacada BBC, waxa uu ugu horayn Wasiirku ka warbixyey Guddi uu Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo u saray arinta Diaaradaas, Gudusaas oo uu Gudoomiyue u ahaa Wasiirka Arimaha Dibadu waxa uu sheegay “ markii Madaxweynuhu Gudidayada magacaabay waxanu yeelanay kulan, waxanu aanu Go’aansanay in aanu xafiiska Qaramada Ee arimaha Nabada Aduunka la socod siino arintan, intaas ka dib waxa Xafiiska la socodka Cuna qabataynat Hubka ee Saaran Somalia uu noo soo diray Guddi, Guddidii waxa ay imaadeen Hargeysa waxana aya baadheen Diyaardii waxa ay waraysteen Nimanki waday diyaaradaas, qalabkii diyaarada saanaana waxana ay ka qaateen sawiro, waxana cadaatay tuhunkii loo haystay diyaaradaas oo ahaa in ay jabisay Xeerka No.733 oo Qaramada midoobay Somalila kaga mabnuucday waxa alaale wixii saanad milatari ah” Waxa kale oo uu Wasiirku tilmaamay in baadhitaana la waday lagu ogaaday in Dayaarad laga leehay wadanka Armenia, isla markaan ay ka timid wadanka South Africa, iyada oo soo martay wadanka Uganda, una soctay magaalo xeebeedka Boosaaso ee maamulka Puntland. Waxa kale oo uu Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland intaas ku daray “Baadhitaankii ay wada Hay’ada dambi baadhista Somalilaland waala soo gaba gabeeyey waxa arintaas loo gudbiyey Xeer ilaaliyaha Qaranka , si uu Dacwadaas Maxkamada ugu gudbiyo, arintaasina waxa ay u Gudubtay Maxkamada waxana kala cadayn doonta indii dambi leh iyo cidii kale Maxkamada.” Waxa kale oo uu Wasiirku sheegay “ dambiga ugu weyn ee ay galeen waa in ku xad gud been isla markaana ay Jabiyeen, Xeer No.733.” Waxa kale oo uu Wasiirku sheegay in aanu jirin ilaayo hada cid si rasmiya uga la soo xidhiishay diyaaradaas. Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Dr.Maxmed Cabdilaahi Cumar waxa kale oo uu meesha ka saaray Eedaymo uu Hogaamiyha mucaaridka ee Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe uu soo jeediyey Xukuumada Maxmweyne Siilaanyo eedaymahaas oo la xidhiidhay in Xumuumada Somaliland ay ka qayb gashay Shir ka socda wadanka Djabuoti kaas oo ay kawada qayb galeen Somaliland iyo Puntland. Waxa kale oo uu Dr.Maxmed Cabdilaahi Cumar sheegay in xukuumada Somaliland ay soo dhaweynayso Aftida aayo ka tashiga ee bisha Koowaad ee sanadka fooda ingu so ohayo ka dhacaysa Koonfurta wadanka Sudan, waxana uu sheegay in hadii ay dadka reer South Sudan doortaan gooni isu tag ay Dawlada Somaliland soo dhaweynayso, isla markaana arinaasi albaab Cusub u furayso dadaalka Aqoonsi raadinta ee ay Somailand ku jirto.
-
Guud Ahaan Gobolada Somaliland Oo Uu Maanta Si Rasmiya Uga Bilaabmay Ole-olahe Caruurta Lagaga Talaalayo Cudurka Dabaysha Hargeysa(OWN) – Waxa maanta Guud ahaan Gobolada Iyo Dagmooyinka Dalka oo idil si rasmiya uga bilaabmay Ololaha ciribtirka cudurka Dabeysha oo lagu tallaalayo carruurta ay da’doodu ka yar tahay shan sano jirka. Hawsha talaalkan ayaa waxa si wada jira u hirgalinaya Wasaaradda caafimaadka ee Somaliland iyo Hay’adaha Qaramada Midoobay ee Caafimaadka WHO iyo Sanduuqa ilaalada Caruurta ee marka magaceeda la soogaabiyo la yidhaa UNICEF, Shalay ayaa Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland Xuseen Maxamuud uu magaalada Hargeysa kula kulmay howlwadeennada ka qeyb qaadanaya tallaalka, kuwaasoo uu kula dardaarmay in ay si hufan ugu adeegaan carruurta u baahan talaalka si looga hor tago cudurada dilaaga. wasiirku wax uu dadweynaha reer Somaliland kula dardaarmay inay Caruurtooda ka Talaalaan cudurad dilaaga ah waxa kale uu uu Bulshada kula dardaarmay in ay u dhaga nuglaadaan dhalinyarad ku hawlan Ole-oleha talaalka.
-
Saracen International has been associated with President Museveni's younger brother, Salim Saleh. Picture by Morgan Mbabazi . It has now emerged that the activities of Saracen International — the private security company currently training militia in the semi-autonomous Puntland state of Somalia, as reported in this paper last week — have not been sanctioned by the African Union. Analysts say this could have grave consequences for Uganda’s peacekeeping force in the country. Saracen is a Ugandan company associated with General Caleb Akandwanaho alias Salim Saleh, senior advisor to and younger brother of President Yoweri Museveni. Officially, Kampala denies that Saracen’s activities will harm the African Union Mission to Somalia, Amisom. “As long as their operations do not contravene UN procedures it does not harm the peacekeeping mission. They are not training an anti-government force, are they?” asked army and defence spokesman Lt-Col Felix Kulayigye. Amisom is in the country to prop up Somalia’s Transitional Federal Government. However, The EastAfrican has obtained confidential information to the effect that Saracen started the training without due approval from the African Union. Last week, Saracen International representatives met top diplomats from the United States, the United Kingdom, the European Union and the United Nations Political Office for Somalia to explain the scope of Saracen’s activities in Somalia, but the Nairobi meeting raised more questions than answers. The meeting was called to thrash out contradictions between Saracen and Amisom activities, but the diplomats were shocked when Saracen admitted to having breached procedure and usurped Amisom’s mandate. Among other things, Amisom’s mandate includes training of the country’s fledgling security forces — Uganda has to date trained over 2,000 Somali army officers and nearly 1,700 police personnel, all of whom underwent training on Ugandan territory. Another 1,000 Somali army officers are to be trained in Uganda next year. Saracen’s activities clearly parallel those of Amisom. Even more controversial is the fact that the identity of the donor who contracted Saracen for an estimated $10 million remains a mystery, although sources point at UAE contacts while others mention only “a Muslim nation.” It is understood these donors are wary of potential terrorist attacks from Somali Islamist fundamentalist group Al Shabaab. Sources reveal that Somalia’s Transitional Federal Government wants to build up Puntland’s army to fight Al Shabaab in the Galgala Hills, after which the TFG will launch a war against Somaliland, the self-declared independent northwestern state. It is this scenario that poses dangers for Kampala, whose troops form the bulk of the Amisom peacekeeping force. Private business When The EastAfrican contacted Gen Saleh, he admitted that his company was involved but declined to comment on the details and implications of his company’s activities in Somalia, saying he had not yet read the article this paper ran last week. “I have been told about the story but I can’t comment on something I have not read.” The East-African first reported last week that Saracen was training militia in Puntland. However, other army and security top brass in Kampala said there was no risk to Kampala as this was “a normal, private business matter” that has little or no bearing on the country’s security. “In countries with insecurity problems such as Somalia, there is always an urge to hire private security. This has forced Somalia to do the same and Saracen is only training them,” said the army spokesman. Still, other events unfolding in the troubled Horn of Africa nation raised troublesome scenarios for Uganda. On Friday, December 11, Somaliland authorities seized a plane in the region’s capital Hargeisa that was allegedly carrying military supplies to Puntland, where Saracen is conducting the training. Somaliland Interior Minister Mohamed Abdi Gabose said the cargo plane had flown in from South Africa via Kampala, carrying military uniforms and other supplies for the newly recruited militiamen in Puntland, French news agency AFP reported on December 12. Not only is this in violation of the international arms embargo against Somalia, but crucially, it puts Kampala in the awkward position of having to explain the role of its officials in parts of Somalia, other than Mogadishu, where its peacekeeping contingent is legally restricted under AU and UN mandates. Already, government and army officials are issuing denials but this will not necessarily convince Somaliland and critically, Al Shabaab that Kampala is not supplying arms to allies of TFG. This leaves Amisom in serious danger of being perceived as a force that strategically secures the capital while covertly training and arming militia to take control of other areas. http://www.theeastafrican.co.ke/news/-/2558/1074840/-/ol2wh0z/-/
-
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
I only support Somaliland when they are in their original 1960's borders (such as the map in my signature). I wouldn't support them to go all the way to Garowe, Qardho etc and capture it though. If some parts of SSC don't want to be part of Somaliland that can be negotiated as President of Somaliland Siilaanyo has already said the negotiation table is always open. Indeed ilaahay jiidka toosaan soomaali oo dhan ha tuso. -
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Wadaniimo is not about singing old "Jalle Siyaado noolow" songs nor more. those days are over. There is a new form of better defined Wadaniimo. -
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Aaliyyah. Yes a non slander person who supports Somaliland's sovergienty for good intentions of the somali people is indeed a wadani. Or do you think a wadani is a person who only supports TFG? A wadani has various means whether it is for the Somali people or another somali state. Ps+ What three cities? If you are trying to tease us with the old "triangle" joke. We live from near Lowyoocade to Ceelayo. Basic geography. -
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Aaliyyah, True wadanis and the pure hearted like Barre shill of NFD support Somaliland's rightful sovergienty because they know it's good for Somalia, if Somaliland is recognised since they would help them out of the dark hole once Somaliland gets lots of aid from the outside world. They would help Somalia the sameway Djibouti does even though it's different country the somali bound still exists. -
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Aaliyyah. Somaliland doesn't have a problem with a future Somaliweyn where all the Somali states could work together militarily, financially, etc just like the United Kingdom ( you have 4 countries, Scotland, Welsh, England, North Ireland) But they are all under the Greater United Kingdom Union and Agenda. And Somaliweyn would atleast have 5 seats in the United Nations. -
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
This is what Somaliweyn means for all those who have a comprehension problems on the real meaning of Somaliweyn. I guess pictures might work. -
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
No offence sis. But the only senseless people are those who don't even know the meaning of "Somaliweyn". Y'all need to be reducated. This is getting embarrasing. -
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Since when is stating the reality became gloating lol? There was something the great Ibn Battuta said when he visited Mogadishu in the 13th century "The Somali peoples were never under any unified political structure" you work it out. And after 700 years later they still don't have any unified political structure. -
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
How does Somaliweyn exist lol? Djibouti is gone, NFD is part of Kenya, Somali region is part of Ethiopia, Somaliland has declared it's own independence since 1991. Maxa so hadhay marka? only 1 star out of the 5 original stars. And that is Bintiland + TFG aka former Italian Somaliland. -
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Haye if it makes you sleep better at night we don't live in SSC regions lol. Sooner or later though you will have to face the reality. -
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Aaliyyah, horta aan wax ku waydiiyo SSC regions ma reerkaga uun ba deega lol? mise as we know the 4 families. Unless your ignoring the reality. I am not bothered about if you personally support Somaliweyn , Somalia, etc. The main disturbing thing is you are trying to deny other people's historical presence in those regions as natives. -
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Aaliyyah. Oo Tribalism baad waada lol. Just because he supports somaliland and has different political perspective then you doesn't mean his not from SSC regions. -
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
AfricaOwn. SSC regions adna cidna kama xigto since your from Sanaag claim it as much as you want. It's your god given land. Keep them bintilanders at bay and in garowe though. -
Who are Kenya’s most beautiful women and handsome men?
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in General
Well that is what decades of hunger, war, malnutrition does. It makes people look unhealthy. This how the original somalis backhome back in the days looked like. Compared to this..... pre war. -
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;681041 wrote: As long as our borders are not disputed we are ok, anything from that have fun pirates. Well said. -
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
D/P. -
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
It depends what kind of cooperation it is. Somaliland's sovereignty is sacred. -
Somaliland will prosecute the crew members of the plane carrying weapons
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Excellent. -
lol those people making threats. Aryaada meel fadhiista this is not al shababland. He is in the west and can be openly about his orientation based on the laws of the country he currently resides in. You can make those threats haadu soomaaliya joogi laha. Besides i don't even think his gay. It's not good to make accusations if you don't know the person in real life.
-
Popular Contributors