Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Stop hating. And appericiate the beauty of Hargeysa. Ethiopionyahow before i deport you back to Melez Zenawi.
  2. Somaliland: Axmed cabdi xaabsade says Somaliland borders are not negotiable. Xaabsade Oo Sheegay Inaan Xuduudaha Somaliland Lagu Badali Karin Isir Iyo Wada Dhalasho, Madaxweynaha Puntland-na Uga Digay Inuu Ku Soo Xad-Gudbo Sool Iyo Bariga Sanaag. “Xidhiidha Somaliland Iyo Itoobiya Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Haya Waana Kolba Sida Uu U Dhigo, Haybtu Macno Ma Laha Dhulkana Sharci Iyo Xuduud Baa Yaala, Faroolena Shaqo Kuma Laha Sool Iyo Sanaag” Axmed Cabdi Xaabsade Hargeysa, December 20, 2010 (Haatuf) - Guddoomiyihii ugu horeeyay ee golaaha wakiilada Somaliland ee shirkii Boorame lagu soo dhisay 1993-kii Xukuumaddii marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Axmed Cabdi Xaabsade ayaa uga digay madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole inuu ku soo xad-gudbo xuduuda Somaliland gaar ahaana Sool iyo Bariga Sanaag. Isaga oo intaa ku daray, in xuduudii Somaliland ee 1960-kii taalo, isla markaana aan lagu badali Karin Isrir iyo hayb toona. Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade waxa kale oo uu sheegay in madaxweyne Siilaanyo ay ku xidhan tahay kolba sida uu u dhigo xidhiidhka Somaliland ka dhexeeya dalka Itoobiya, isagoo ugu baaqayna, in dawladaha Geeska Africa oo dhan cilaaqaad siyaasadeed lala yeesho. Axmed Cabdi Xaabsade oo aanu shalay galab khadka Telephone-ka kula xidhiidhnay isaga oo ku sugan magaalada Laascaanood oo ka soo laabtay shirkii nabadaynta ee lagu qabtay dalka Itoobiya, isaga oo ugu horayn aanu weydiinay sida uu u arko khilaafka golaha wakiilada ka aloosan, waxa uu yidhi “Hadaad tihiin Baarlamaankii dalka idinkaa dalka xukuma, sharci dajintii waa idinka go’aankana idinkaa leh, ummadu golihina ayay ka toosi kartaa ama ka tabi kartaa, waxaad haysaan taladii dalka haday musuqmaasuq tahay, sharci toosin tahay, haday maamul wanaag tahay idinkaa dalka xukuma, xukuumada idinkaa sharciga u haya haday qaloocato idinkaa toosin kara, haday wanaag tahayna idinkaa hogaamin kara waxaan idin leeyahay iska ilaawa hebel baa sidana iyo hebel baa qalad wada iyo hebel baa xisbigan ah mar haddii aad gole Baarlamaan aydin noqoteen gole qaran baad noqoteen ee ka baxa qof diid iyo qof jeclaysi, haddii hogaamintu idinka xun tahay hogaamin wanaagsan samaysta oo wax ku oola, waxaan idin leeyahay iska daaya shillimaad aad doontaan iyo lacag aad kordhisataan, dalku waxa uu ka dhismaa ama ka burburi karaa waa idinka, muddadii aan idinla joogayna Baarlamaan fiican maydaan ahayn, manaydaan lahayn hab-dhaqan Baarlamaan, waxaad ahaydeen niman iska soo hor jeeda oo maalinba u yaacaya, waxaan idin leeyahay ummada ka daaya jahawareerka oo dib iskugu noqda” Mar aanu weydiijnay mushaharka xad-dhaafka ah ee ay korodhsadeen golaha wakiiladu iyo ciidamda iyo shaqaalaha oo aan wali loo kordhin, waxa uu kaga jawaabay “Horta arrintaasi ma fiicna inay golaha wakiiladu baahi muujiyaana maaha oo maalinba cid dilaalaana ma haboona inay waxaan meesha oolina isku kordhiyaana ma fiicna, wax noloshooda kaafiya haday helaan oo ay qaataana waxba lagama rabo, laakiin waxaan leeyahay ka daaya sida aad maanta wax u wadaan, ummaduna way idin eegaysaa waxaanad noqon doontaan niman naftooda uun u soo shaqo tagay, shaqaalaha iyo ciiidamadana mushaharka ha loo kordhiyo” Mar aanu weydiinay sheegashada madaxweynaha Puntland ku doonayo Sool iyo Sanaag, waxa uu yidhi “Faroole shaqo kuma laha Sool iyo Sanaag iyagay u taalaa waxay yeelayaan nina u sheegi maayo, uga daba fadhiisan maayaan iyagay taladu u taala” Mar aanu weydiinay sida uu u arko shidaalka uu doonayo in Faroole ka qoto deegaanada koonfurta Laascaanood ee la sheegay inuu ciidamo calooshood u shaqaystayaal ah u keensaday, waxa uu yidhi “Taasi ma suurto galayso waxa shacabku doonayo ayuun bay noqonaysaa, Faroole-na ciidan uma soo kaxaysan karo” Mar la weydiiyay, in damaca Faroole salka ku hayo Isir wada dhalasho oo uu ku sheegayano Sool iyo Sanaag bari, waxa uu yidhi “Hayb waa laysku noqdaa laakiinse sharci iyo dhul baa dad isku hayba ayaa dalal kale kala dagen, kuwo isku hayb ahina way wada dagan yihiin, haybtu macno malaha qabyaalada Ilaahay baa caayay, qabyaaladana dawlad laguma noqon karo, waxna laguma dhisan karo qowmiyada ayaa ka fiican, Somaliland xuduudo la yaqaano ayay leedahay oo lama taabtaana” Mar aanu weydiinay xad-gudubka iyo dhul fidsiga maamulka Faroole ee bariga Sanaag, waxa uu yidhi “Faroole kuma soo xad-gudbi karo Somaliland Sool iyo bariga Sanaag” Mar aanu weydiinay xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya ka dhexeeya sida uu u arko madaama uu safar nabadayna kaga soo laabtay kililka shanaad ee Itoobiya, waxa uu yidhi “Somaliland iyo Itoobiya xidhiidhkooda madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa haya, sida uu u dhigo ayuun bay noqonaysaa, in Geeska Africa oo dhan xidhiidh lala yeeshaana waa waajib”
  3. Dowladda Hoose Ee Magaalada Berbera Oo Maanta Bilowday Dhismaha Jid Cusub Oo Laami Ah Badhtamaha Magaalada Berbera.
  4. oba hiloowlow, Where is the proof that the TFG controls 6 districts within Mogadishu? bring me impartial source and not TFG/Amisom mouthpiece. Now you are saying TFG controls more territory in Xamar than Al shabab? bring proof for that aswell. Back up your claims.
  5. This is about Hargeysa. Go take that jigjiga talk to some ethiopian forums cause it's ethiopians that built most of it.
  6. I didn't draw the map. It's from other sources. Besides that. What are you disputing now that majority of Mogadishu is not controlled by Al shabab? Don't tell me you took Abdikarim Jamac's press release serious "We control 55% of the country. lol. Your elders also Condemned Amisom. What does that proof? In reality the people are tired of war ma kala jecla Amisom Bahoka/TFG iyo Al shabab. However one can say most residents in the south agree Al shabab is the lesser evil.
  7. Here is a detailed map of Mogadishu/Benadiir. The so called TFG/Amisom are surrounded on every side. To make matters worse Xisbul Islam & Al shabab have emerged as one force. Don't get me wrong i don't support Al shabab but i don't like Bahoka's/Amisom either. Infact there was a report proofing most of the shellings in bakara market and killing of civilians is done by non other than Amisom. Heck even your elders condemned them for shelling civilian areas. So let's talk the truth sxb.
  8. Even if that is the case (which i doubt) , controlling few xafaado's with Bohaka Amisom help is not a achievement. We can say the real king makers in the South are Al shabab.
  9. Aerial view of Hargeysa in 2002. ------------------------------------------------- Aerial view of Hargeysa in 2009. ---------------------------------------------- Hargeysa City - 2010
  10. The Zack. One more thing Siilaanyo can visit Las Canood since it's under Somaliland adminstration. He can also visit Sanaag, Erigavo. Siilaanyo can pratically visit all the capitals of Somaliland's regions. The Capital of Sool - Las Anood, The Capital of Sanaag - Erigavo, The Capital of Togdheer - Burco, The Capital of Saxiil - Berbera, The Capital of Awdal - Borama, The Capital of Maroodijeex - Hargeysa. Now tell me can the dugsi teacher that goes by the name Sheikh shariff even go outside 4km of Villa Somalia area mogadishu let alone visit Shabeelaha Hoose, Jubbada Hoose, Gedo, Hiiraan, Shabeelaha Dheexe? etc.
  11. Fact: Siilaanyo can visit his hometowns Dhagaxdheer/Taallo-Buur/Burco etc Fact: Sheikh Shariff can't not visit his hometowns Jowhar/War Sheikh/Afgooye/ Ceeldheer etc
  12. Khat has it's ups and downs. It's like a caffeine it keeps you aware & awake especially during at nightime operations in battlefields. On the other hand the negatives (it makes people lazy in the daytime.)
  13. lol@ Cowke. And his weird conspiracy theories. Horta Al shabab ha iska ceeliiyaan first before fighting against Somaliland.
  14. Simple. He doesn't like bintiland. He will rather chill in his 4km Villa Somalia.
  15. Lies & Lies. Over 80% of the troops in Las Canood area hail from SSC regions. Get the message they are not interested being ruled by bintiland, or Xakltosooiye hence why the residents of L.A never mass demonstrated against the Sland presence in Las Canood.
  16. The Zack;681222 wrote: Libaahe AKA Saalax, you support Somaliland oo rabta iney ka go'do Somalia waxaadna u diidan tahay SSC iney diidaan Somaliland sidaad u diidan tahiin Somalia. Talk about hypocrisy! Try to be be consistence waryaaa. Ya uu diidaay SSC ini Somaliland diidaan? They have freedom of speech. In the case of Las Canood the residents chose Somaliland over Bintiland.
  17. The Zack is not from Somalia but Somali region of Ethiopia. If you hit some books you will realise the Somalis who were resettled in Somalia after the 1977 Ethiopia- Somalia war were considered Refuuge's even by your beloved Siad bare government.
  18. I though you said D? I guess you edited it. daadke ba wata? I discuss anywhere in Somaliland because it's my country but you sir are not even from Somalia nor Somaliland. Time to digest the reality.
  19. No. I have deegaans in the hawd as a sub sub sub sub clan not because i am I or D. The only person who is trying to hide behind those banners is you.
  20. That is different i have deegaans both in Somaliland & Hawd. You have no deegans in Somaliland whatsoever. Sorry bro no ONLF deegaans in Somaliland.