-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Urrurka Al- Shabaab Oo Ku Hanjabay In Ay Weerarayaan Dalalka Uganda Iyo Burindi Iyo Jawaabaha Ay Ka Bixiyeen Labadaa Dal. Friday, December 24, 2010 Kampala-(HWN)- Urrurka Islaamiga ah ee Al Shabaab,oo ay dhawaan si rasmi ah u midoobeen Urrurka Xibul Islaam ayaa ku hanjabay in ay weerarayaan dalalka Uganda iyo Burindi, oo ay ciidamo nabad illaalineed ka joogaan gudaha caasimadda dalka Somaliya ee Muqdishu. Hanjabaadan waxa ay ku sheegeen in ay bar timaameedsanayaan gudaha labaddaa dal, ilaa inta ay ciidamadda labadan dal ku khasbayaan in ay ka baxaan caasimadda Muqdishu. Wasiirka amniga guud ee dalka Burundi, Alan Gilaume, ayaa sheegay inay si weyn u qaadanayaan hanjabaaddaas, isla markaana ay si weyn u adkaynayaan amaanka inta lagu jiro ciidda masiixiga. Dhinaca kale afhayeen sare oo u hadlay ciidamadda amaanka ee dalka Uganda ayaa hanjabaadda Al Shabaab ku sifeeyay hees qanaayad oo kale ah, waxaanu sheegay in dalka Uganda uu leeyahay sirdoon wanaagsan oo ka warqaba qorshayaasha ay maleegayaan Urrurka Al Shabaab. Labadan Urrur ee dhawaan midoobay ee Al Shabaab Iyo Xisbul Islaam, ayaa inta badan gacanta ku haya gobaladda dheexe iyo koonfurta dalka Soomaliya iyo weliba inta badan caasimada dalka Somaliya ee Muqdishu. Si kastaba ha ahaatee, maaha markii ugu horaysay ee Urrurka Al Shabaab uu hanjabaado noocan oo kale ah u soo diro dalalka Uganda oo Burindi, oo ay ciidamadda ugu badan ee nabad illaalintu ee Midawga Afrika ee AMISOM ay ka joogaan caasimadda dalka Somaliya.
-
Bariga Sanaag Oo Guuldaro Kala Kulamay Ciyaartii Maanta Kadib Markii Gobolka Galgadud garacay. Garoowe(SP): Tartanka Gobollada Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa waxaa uu si habsami leh uga soconaayaa Magaalada Garowe ee Dawlada Puntland, bal hadaba ciyaarihii manta ayaa waxaa guul daro usoo hoyatey Bariga Sanaag. Maanta waxaa ay Cayaaro kulul dhex mareen Gobollada ku jira Group D iyadoo ay kasoo baxeen natiijooyin kala duwan. Cayaarta Hore waxa ay dhex martay Gobollada Galgaduud iyo Bariga Sanaag, waxaana 2-1 ku badiyay gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya. Cayaarta oo xiiso gaar ah laheed ayaa u muuqatay mid isku awood ah labada kooxba inkastoo Galgaduud ay la hoyatay seddexda dhibic ee Cayaarta. Cayaarta labaad oo aheed mid kulul ayaa waxaa ay dhex martay Gobollada Jubbada Hoose iyo Baay, waxa ayna ku dhamaatay barbardhac 3-3. Xulka Jubbada Hoose ayaa inta badan Cayaarta ku cayaareesay 10 Cayaaryahan markii mid ka mid ah cayaaryahanada Xulkaas Calaamadda Cassaanka ah loo taagay. Guud ahaan Gurubkaan oo u muuqda Mid si gaar ah u leh Xiiso gooni ah ayaa waxaa 3 dhibic ku horkacaayo Xulka Goboka Gal Gaduud, Xulalka Baay iyo J.Hoose ayaa leh min hal dhibic, halka Bariga Sanaag aaney ka laheyn wax dhibco ah. Dhamaan Xulalka ku jira qeybtaan waxa ay wada Cayaareen min 1 kulan.
-
Dr.Suleymaan Axmed Ciise (Xaglatoosiye) oo xoriyadiisi dib u helay Kadib markii lagu xirey magaalada Nairobi ee dalka Kenya hogaanka sare ee Gobolada SSC, Dr.Suleymaan Axmed Ciise iyo qaar kamid ah hogaanka SSC, ayaa maanta xoriyadoodi dib u helay sida uu noo xaqiijiyey mid kamid ah raga ka agdhaw hogaanka sare ee SSC. Labada hogaamiye oo ay la socdaan qaar kamid ah jaaliyada SSC ayaa doonaayey in ay gudaha u soo galaan Gobolada SSC, waxaana lagu qabtey Garoonka diyaaradaha ee Wilson Airport, xili ay doonayeen in ay ka duulaan halkaas. Xariga masuuliyiintan ayaa waxaa marin habaabin ku sameeyay qaar kamid ah warbaahinta, taas oo u muuqatay mid lagu talo galay, waxaana qaar kamid ah warbaahinta afsoomaaliga ku hadasha ay sheegeen in Dr. Xaglatoosiye uu ka mid yahay dhalinyarada ku biirey ururada xagjirka ah kuwaas oo ka dagaalama gudaha Soomaaliya, halka qaarkood ay sheegeen in loo haytso hogaamiyaha gobolada SSC in uu ka danbeeyay qaraxyo ka dhacay magaalada Laascaanood. Sida laga soo xiganaayo qaar kamid ah dadkii la socdey Dr.Suleymaan ayaa sheegay in ciidankii dharcadda ahaa ee xirey markii ay ku waayeen wixii ay ku doonayeen in ay xabsiga ku geeyaan ayey sheegeen in ay uga shakisan yihiin in uu yahay nin dhawaan ka baxsadey xabsiga, ninkaas oo ay sheegeen in uu gacansaar la lahaa xarakada al-shabaab. Dr. Suleymaan ayaa markii la sii daayey saxaafadda u sheegay in dawladda Kenya aysan u sheegin sababta loo xirey, waxa ay sheegeen in aan ku jiro dadka la raadinaayo taasna caddeyn waa u waayeen, imana soo daayeen haddii aan ahay mid ka mid ah argagixisada ayuu yiri. Sidoo kale waxaa la sii daayey laba nin oo lala xirey kuwaas oo kala ahaa Axmed Cali Xassan oo haysta dhalashada dalka Kenya iyo Mxamed Xuseen Xaashi oo haysta dhalashada dalka Kenya Sidoo kale qofka aan xogta ka helnay ayaa sheegay in ay arintaani ahayd qorshe shirqool ah kaas oo ay garanayaan dadka soo maleegay, iyo meelaha laga soo falkiyey, waxaana uu sheegay in xitaa goobta lagu diyaariyey mid kamid ah warbaahinta ku hadasha Soomaaliga si loo duubo marka la xiraayo, waxaana ay sheegeen masuuliyiintan in ay dhawaan soo bandhigi doonaan ragii soo maleegay qorshihii diyaaradda looga reebay Hogaanka SSC. Dr.Suleymaan Axmed Ciisie Kaar iyo ku xigeenkiisa Col.Cali Sabaray ayaa lagu doortey shir loogu magacdaray Horseed kaas oo beesha *********** ay uga arinsanayeen aayahooda, oo ka dhacay dalka Kenya. Suleymaan Axmed Ciise ayaa muddo dheer deganaa dalka Maraykanka, waxa uu ahaa ganacsade isla markaana ka shaqeeya hawlaha samafalka, waxaana uu Isbitaal weyn ka dhisey magaalada Buuhoodle ee gobolka cayn, sanadkii 2009 ayuu u tartamay jagada Madaxweyne ku xigeenka Puntland, taas oo uu kaalinta labaad galay, kadib Madaxweyne Faroole ayaa ku soo daray Golihiisi wasiirada ee u horeeyay, Xaglatoosiye ayaa door-biday inaanu ka mid noqon Golaha wasiirada ee Madaxweyne Faroole, waxaana xilkaas mar danbe loo magacaabey nin kale. Axmed Muuse Nairobi Kenya Horseedmedia
-
The enterprise is a somali news letter in the UK not a somaliland website. Anyway here is another source from their own website taleex media. They are saying he is released now and is in Dubai and once again he was detained. Xaklatoosiye - oo-ku-xaniban-uae http://taleex.net/2010/12/24/xaglatoosiye-oo-ku-xaniban-uae
-
Hogaamiyaha Kooxda SSC oo Loo Taxaabay Xabsi Ku Yaal Dalka Kenya(The entreprice News Letter) KENYA(OWN)- Hogaamiyihii kooxda SSC oo Ku xidhan Xabsi kenya ku yaala Hogaamiyhii SSC reer Buuhoodle ee loo yaqaan Mr.Saleebaan Ciise /Xaglotoosiye oo ku xidhan Xabsi ku yaala wadanka Keenya saddex cisho ka horna laga celiyey inuu soo galo wadankan Uk.ayaa waxay waraar xoog ogaali sheegayaan in lagu soo eedeeyey in uu isaga iyo Kooxdiisa ay xidhiidh toosa laleeyihiin kooxaha xag jirka ah ee Koonfurta Somaliya ka dagaalama ee alshabaab iyo Xisbul -Islaam. wararka kale ayaa sheegaaya in dhawaan ay magalada Buuhoodle soogaadheen Maleeshiyo badan oo tababar Militari kusoo qaadatay Koonfurta Soomaliya gaar ahaan xarunta ururka Alshabaab ay ku leeyihiin Magaalada Kismaanyo. Haddaba sida la ogsoon yahay Mr Xaglatoosiye iyo ninka lagu magacaabo sabarey waxay labaduba haystaan dhalasho Maraykan ah reerahaadu ama xasaskoodu waxay degen yihiin wadanka Maraykanka ,si kastaba ha ahaatee waraarku waxay sheegayaan in xadhigga Xaglatoosiye ay amar ku bixisay dawladda dalka Maraykanku, kaddib markii ay ******** fartana loogu fiiqay inay ficil Argagixiso faraha kula jiraan,wadanka maraykanka oo aad isha ugu haya dhalinyarada somaliyeed ee ka dhoofaya dalka maraykanka una kici timaaya geeska afrika iyadoo ay ka imanayaan warar badan oo tilmaamaya in ay dhalintaasi ku biir to ama is barbar taagto kooxaha xagjirka ah ee ka dagaalama somaaliya si kasta ha ahaatee kooxda uu hogaaminayo xaglatoosiye ayaa lagu wadaa koox aan indhaha laga qarsan karin iyadoo sababtay qaska ay ka wadaan dalka somaliland .waxaana soo ifbaxaysa xiligii wax laga qaban lahaa kooxda oo layswaydiinayo waxa ay u dagalamayaan, waxaa abaabul loogu jiraa sidii wax looga qaban lahaa cid kasta oo lug ku leh iyo qorshe kasta oo ay ka wadaan dalka gudihiisa iyo debediisaba madaama oo aanay jirin sabab keenaysa in la dhaqdhaqaajiyo abaabul dagaal iyo burbur,iydoo walaac laga mujinayaa xadhiga ay ku xidheen xarakooyinka aduunka ka mabnuuca ah taas oo maanta loo haysto Mr xagletoosiye oo ahaa hogamiyaha SSC .Xasuuqii kadhacy kalshaale oo ahayd fal argagixisnimo ahaydna malin ciideed taas oo dhaliisheeda dusha laga saraayo dawlada S/land, taasi waxay keentay in heegan lagash cidanka qaranka somaliland lagana dagaal galo siyaasada debeda iyo ta gudahaba si aanay nabadgalyada iyo xasiloonida somaliland aanay khalkhal ugelin, waana ta dhalisay in xabsiga loo taxaabo MR xaglotoosiye. dawlada somaaliland ka talisa oo horaantii ka gaabisay wax kaqabadka dhibta ka dhacday kalshaale loona tusay shacabka somaliland laba reer oo isku dilay ceel ama berked biyood laga cabo.iyo xogla,aanta weerarka lagusoo qaaday kalshaale taas oo dadka badankiisu u arkayeen dagaalka kalshaale in uu yahay weraar lagu soo qaaday qaranimada somaliland,dagaalkana ay soo qaaday jabhad hubaysani,difaacii dawladnimo waxaa uu isu bedelay in laheshiisiiyo reer qorulugud iyo reer buuhoodle taasina suura gal may noqon isku soo wada duub oo waxaa muqata in ay maanta isku si u wada arkaa shacabka reer somaliland iyo dawlda ka talisaaba in ladifaaco qaranimada dalka iyo dadka. The entreprise News Letter UK
-
oba hiloowlow;682505 wrote:
-
lol@Zack being Ethiopian. I guess you have finally seen the truth Xaji_Xandjuf.
-
Sh dalxiis and mr cheese what happened to the boat
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Amin Arts has killer cartoons. -
A day to remember: 26th anniversary of the ugly genocide in burco
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
In my opinion Cali Mahdi aka Ali Nafto is much worse. He is the one who declared himself the president without consulting the SNM and USC(Maxamed Farah Aided faction). The one who signed contracts with italian companies to dump toxic waste in the Somalia waters for a quick fortune gain. He played a big role in the fitnah of Somalia. When he was the self declared president the Aid agencies for Somalia once asked him what do you want the aid workers to bring to somalia since there was hunger, femine etc, and guess what he said ? bring more "Nafto" aka shidaal lol. -
This is what i call a poem Biyo laydh uma baahna, Saalax niic uma baahna Danbas qiiq umabaahna Dayaxoo toban joogiyo qoraxdu nuur uma baahna Dab kuleyl uma baahna Dad quruur uma baahna Dixda ceelka afweyniyo Danood oon uma baahna Ngonge xaas uma baahna Duriiyaada heyb uma baahna Sidii duur iyo Hawd Iyo Qardho uma baahna Caarshe deeqiyo dood iyo Dad baad maamushaa iyo Daallacaad uma baahna
-
Shirkadaha Maraykanka iyo Shiinaha oo Loollan Xooggan Ugu Jira Cidda Hantiyeysa Shidaalka Somalinad PDF Print E-mail Thursday, 23 December 2010 Bejijing (Togdhnews/Africa Intelligence)- Shirkada shidaalka soo saara ee dalalka Maraykanka iyo Shiinaha, ayaa la sheegay inay loolan xooggan ugu jiraan sidii ay u hantiyi lahaayeen ceelasha shidaalka iyo gaasta ah ee Somaliland, iyada oo la filayo in Madaxweyne Siilaanyo horaanta sannadka cusub ee 2011 booqasho ku tago dalka Shiinaha. Sida xalay lagu faafiyey shabakada aarimaha Afrika ka faaloota ee African Energy Intelligence, shirkada shidaalka Shiinaha ee magaceeda loo soo gaabiyo CNOOC (China National Affshore Oil Corp.), ayaa ku hawlan sidii ay ugu guulaysan lahayd ogolaansha inay iyadu si toos ah u maamusho ceelasha shidaalka iyo gaasta Somaliland, iyada oo dhinaca kalena ay shirkada shidaalka Maraykanka ee CONOCO ay iyaduna dhinaceeda ku doodayso inay dawladdii Siyaad Barre ka haysato ogolaanshaha ceelasha shidaalka ku yaal bariga Somaliland. Heshiis ay sannadkii 2006 Shirkada shidaalka Shiinuhu hore ula gashay dawladda ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya, ayaa fashilmay, kadib markii dawladda Somaliland oo ceelasha shidaalku dhulkeeda ku yaal arrintaa ku gacan saydhay, taasina waxay sababtay in shirkada Shiinaha ee CNOOC ay horaantii sannadkan 2010 dib u istaadho damaceeda ku waajahan dhulka shidaalka iyo gaasto ku jiraan ee Somaliland, iyaga oo xidhiidh toos ah la sameeyey maamulka Somaliland, balse waxa la rumaysan yahay in haddii shirkadda shidaalka Shiinuhu ku guulaysto ogaanshaha ceelasha shidaalka in taasi muran badan ka dhex dhalin doonto shirkadaha Maraykanka oo ilaa sannadkii 1980 ku hawlnahaa ceelasha shidaalka Soomaaliya, kuwaasi oo ilaa hadda aaminsan inay iyaga oo qudhi ogaalsho u haystaan arrintaa, isla markaana awood ka xoog roon darteed uga xammaan urursadeen Soomaaliya. Dawladda Somaliland, ayaa la sheegay in ilaa hadda aanay macluumaad sax ah oo dhinaca khayraadka dhulka ah haynin, iyada oo aan wax shidaal qodis ah dhulkaasi laga samayn 1980 ilaa 2000, balse shirkad yar oo Ingiriis ah oo la yidhaahdo Fugro-Robertson, ayaa loo diidanayaa inay wax hawlgalo ah dhulkaasi ka samayso. Si looga baxo macluumaad la’aanta, isla markaana xog rasmi ah loo helo, waxa dawladda Somaliland heshiis la gashay shirkadda dhinaca sahaminta qaabilsan oo la yidhaahdo TGS-Nopec sannadkii 2009, taasi oo hawlo sahamineed ku sameeyey deegaano Somaliland ka tirsan. Safarka la filayo in madaxweyne Siilaanyo ku tago Shiinaha, waxa uu ka dambeeyey, kadib markii ay bishii April ee sannadkan 2010 booqasho ku yimaaddeen Somaliland wefti Shiine ah oo laba sarkaal oo ka mid ahi ka tirsanayaayeen shirkadda shidaalka Shiinaca ee CNOOC.
-
Jacaylbaro;681934 wrote: Waa budhcad saliideed ,,,,,
-
IGAD Invites Somaliland for Southern Sudan’s Referendum
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ -
Garowe today is the very heart of the Somaliworld
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Pirates of Puntland: The Kings of PIRATESTAN EYL, Somalia - The pirates who strike from Somalia´s lawless enclave of Puntland enjoy the esteem of those who bring immense wealth to their home region.In Eyl, the traditional headquarters for Somalia´s ocean-going robbers, captured ships are anchored near the fast boats used by their captors. Piracy has become the mainstay of the local economy. An entire industry has grown up around refitting the vessels used by the gangs. Eyl is patrolled by numerous militiamen who would threaten any mission to rescue the hostages held in the town. in this lawless village in a lawless nation, the pirates are the heroes. Sporting Western gangsta clothes and Kalashnikov rifles, the pirates spend millions - ransoms pocketed from foreign companies for hijacked ships - on electronics, a chewed narcotic called khat and buy alcohol, while hiring prostitutes into the town. -
Garowe today is the very heart of the Somaliworld
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
D/P. -
A little correction Ilmo Pirates. It is 14 regions. Come down from your high horse and face the reality.
-
Garowe today is the very heart of the Somaliworld
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
Ila Hadal when adeerka diabetska qaba aka Ex Melbourne Taxi Driver ee faroole sets foot on those phony maps your claiming. Ya pirate. -
IGAD Invites Somaliland for Southern Sudan’s Referendum
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Malaha sawiirkaan bu uu dhool cadeyneya. -
Garowe today is the very heart of the Somaliworld
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
General Duke. It is personal. And your the one who made it personal. I will make sure you get karbashed with reality doze in every thread from now on. -
Garowe today is the very heart of the Somaliworld
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
General Duke;682133 wrote: ^^^lol@Salaax, now you sound even more desperate. The realisation that all you stand for is a myth is a terrible thing.. Garowe, 2010 its all in the Game. The weak one is the one that goes and cries to the MODS. Lad.
-
Popular Contributors