-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
@ Third picture. That is just a dream.
-
Excellent read.
-
D/P.
-
Indeed.
-
Jacaylbaro;684747 wrote: Waxaan maqlay in Shariifka looga helay nigis uu si gaar ah u soo codsaday ......... xaaji-xunjuf baa u geynaya tomorrow ,,,
-
Djibouti, (Qaran news)- Xukuumadda dalka Djibouti, ayaa shaaca ka qaaday siday waajib u tahay isbedel lagu sameeyo hanaanka 20-kii sannadood ee la soo dhaafay ay Somaliland ku raadinaysay ictiraafkooda iyo madaxbanaanidooda. Isla markaana ay xukuumad ahaan soo dhawaynayaan dariiq kasta oo taas ay dadka reer Somaliland iyo inay tahay wadahadal arrintaa lagala galo Soomaalida laftood, runtana looga sheego xaqiiqda meesha taala. Wasiirka Warfaafinta Djibouti Md. Cali Cabdi Faarax oo isaga oo ku sugan caasimadda Djibouti toddobaadkii hore uu Wargeyska Ogaal waraysi kula yeeshay Huteel Kampeisk, waxa uu si adag uga hadlay isbedelladii ka dhacay Somaliland, isla markaana wuxuu amaanay xukuumadii talada ka degtay iyo weliba xukuumadda Madaxweyne Siillaanyo, taasoo uu u rajeeyay inay mustaqbal fiican u horseedayaan ummadda reer Somaliland. Wasiirku waxa uu carrabka ku adkeeyay in loo baahan yahay in wax laga bedelo nidaamkii labaatankii sannadood ee la soo dhaafay lagu baadi-goobayay aqoonsi Somaliland ka hesho caalamka. Sidoo kalena, Wasiirku waxa uu Somaliland ku adkeeyay inay geed kasta oo lagaga hadlayo arrimo Soomaali ah tagaan, kana sheegtaan qadiyadooda, iyada oo ku dhiirigeliyay inay Somaliland la hadlaan cid kasta oo ku hadhay magacii Soomaaliya, si caalamka indhahooda loogu soo jeediyo arrintaas. Md. Cali Cabdi Faarax, waxa uu maamulka Somaliland u soo jeediyay inaanay faa’iido ugu jirin wax uu ku tilmaamay fadhi dambe, balse taas bedelkeeda albaab kasta la garaaco. Wasiirka oo su’aalo kooban uu Wargeyska Ogaal waydiiyay, waxa uu ku bilaabmay sidan: S: Wasiir ugu horrayn ka waran xaaladdaha guud ee mandaqadda gobolka? J: Walaahay, Djibouti degmoy ku taalaa, hadii degmeddaasi ay ololaysana Djibouti way la ololaysaa. Inta kale degmeda (dalalka bariga afrika), dee Somaliland iyo Somalia way nooga dhaw yihiin. Immika afkan aan ku hadlayo, waa ka ay ku hadlaan intaasoo dhami, af-baa naga dhexeeyoo, dhaqan baa naga dhexeeyoo, wax badan ayaan wadaagnaa. Ta degmeda hadaan ku horeeyo, dee degmedu waa muhiim inay degto oo nabad lagu soo dabaalo. Waayo, marka nabadi ay jirto ayay nololi jirtaa. Markaa dawladda Djibouti waxay awoodda saaraysaa in degmedu degto, si loo helo horumar iyo nolol oo dhaqaale uu u samaysmo. Waadigaa arkayoo Djibouti waa laysugu yimi oo intii nabadda danaynaysay oo dhami waxay isugu yimaadeen halkan, taasina waxa horseeday siyaasadda dawladda Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Somaliland dadnimo ayaanu wadaagnaa, dhaqan baanu wadaagnaa, dhiig baanu wadaagnaa. Somaliland mashkiladi kama jirto. Inay degenaato oo wax dhibaato ahi aanay jirin, waa wax aanu aad ugu faraxsanahay, aadna waanu u danaynaynaa. Waayo, hadii Somaliland ay ololi lahayd, dee Djibouti-na way la ololi lahayduun, sababta oo ah, xuduudku waa 16km. Magaalooyinka Somaliland oo badan ayay Djibouti xuduudka uga dhawdahay, markaa halkaa waxa yaalaa, halkana way yaalaan. Hadii nabadi taalo, way taalaa. Markaa maanta wax fiican baa yaala..Nabad baa taala, horumar baa yaala, waananu ku faraxsanahayoo, Somaliland waanu ugu faraxsanahay, anaguna waanu faraxsanahayoo dantayadaanu u faraxsanahayoo ciddii jaarka nala ahayd way faraxsan tahay. S: Muddo dheer ayay Djibouti Somalia dejinteeda isku hawlaysay, immikana halka uu xaalkoodu marayo waad la socotaan, markaa taas maxaad ka odhan lahayd taas? J: Horta anagu (Dawladda Djibouti) uma adeegayno Madaxweyne, uma adeegayno dawlad, balse waxa na dhibayaa waa dhiigga ummadda Soomaaliyeed ee labaatan sannadood uun daadanaya. Magacan Soomaaliyeed ee adduunkii raqiiska noqday, kaasoo shalay lagu faanayay, maanta marka lagu yidhaahdo ‘yaad u dhalatay’ waagii hore Soomaali baan ahay ayuu cod sare ku odhan jiray oo adduunka inaanay cidiba ka sarayn ayuu isku haystay...Maantana marka lagu celceliyo ee laga dayn waayo ee uu iska dhego-maro, ayuu marka lagala hadhi waayo, ayuu isaga oo xishoonaya hoos u odhanayaa ‘I am Somali (Soomaali baan ahay)!’ Markaa walaalahayagaa dhibaataysan oo runtii in iyaga ka mid ahi uun ay u geysanayaan waanu ka xunnahay. Anagu hadaanu nahay Dawladii Djibouti, Madaxweynaheeda iyo dadkayaguba, waxaanu leenahay inaan nala odhan uun Djibouti wax bay hagratay. Waxa weeye uun inaan la odhan, shalay Djibouti baa bed-qabtayoo, way joogtayoo, way na hagratay. Anigu Somaliland-na waxaan odhan lahaa, nabad baa tihiinoo waad shaqaysateen, tiiyoo aanay weliba cidina wax idinla qaban ayaad qabsateen. Markaa waa walaalihiine, bal inaad la talisaan oo shalay wax baa wada lahaydeene maanta ma wada lihidin. Laakiin, inaad nabad ku caawisaanoo aad wadahadashaan, illayn cidna cid kale ma khasbi kartee aad si fiican oo walaalnimo ah aad u kala baxdaan. Run ahaantiina anigu waxaan jeclaan lahaa inay Somaliland meel kasta oo lagu hadlayo ay joogto oo qadiyadeeda ay ka sheegto oo cid qabsanaysaa ma jirtee, albaab kasta garaaca, illayn waa labaatan sannadoode. Aniga waajib bay igu tahay, waayo, markay Somaliland fiican tahay baanu fiicanahay. Dee labaatan sannadood ayaa si uun loo doonayay aqonsiga Somaliland, markaa labaatankaa sannadood dabadeed lama hayo sow maaha? Dee meel kasta oo la joogo oo UN-kii, Midawga Afrikaanka, Ururka Jaamacadda Carabta oo adduunkii uu joogo, kaalayoo dee waxaaga ka sheego. Walaalkan Soomaaliyeed shalay isagaad ku biirtay, adigaa ula tegay oo u geeyay calankaaga, dee maxaad isaga uga baqaysaa? ‘Waar shalay anigaa kuula imi. Dhibaataddaas baa igu dhacday. Diyaaradii Hargeysa ka kacday, ayaa Hargeysa dib u duqaysay. Markaa maxaad doonaysaa inaan kugula joogo? Aan isu ducayno, adiga dhibaatadaadu way I dhibaysaayoo dhiigaaga daadadanayaa anigana wuu I daadanayaayoo nabad baan kuugu ducaynayaa, weliba waan ka qaybqaadanayaa. Shalay anigaa xiise kuula imiye, mustaqbalka dee hadaad ii soo xiisooto ii kaalay, balse maanta sidaasaan gartaye aynu sidaa isugu ducayno’ sidaa ku dheh illayn isagaad wax la lahaydoo aad waxaagii u geysaye….kala hadal qadiyaddaada, ha u diido haduu doono….Anagu taas xaq baanu u arkaynaa iyo inay Somaliland albaab walba garaacdo. Kan Soomaaliyeed anagu markaa waanu idin dhex-gali karnaa, wax idiin kala sheegi karnaa. Laakiin halkaasaan fadhiyayaa!!! Waxaan aaminsanahay in kolley ay dawladu (Somaliland) dhaqdhaqaaq fiican wado….hogaan wayn oo degen (Siillaanyo) oo aanay isaga cidi ku odhan karayn ‘maxaad halkaa u tagtay?’ Waayo, waa ninkii jaakada u galay, waa ninkii xoreeyay weeye, dee dadkanina inay gaadhaan nolol fiican oo tii shalay ka wanaagsan bay doonayaan, markaa maaha inay taas ku gaadhayaan ‘halkaasaan fadhiyayaa maaha…dee halkaa waxba ma imanayaane, waa in halka ay yaalaan laga doonto…waxaanan aaminsanahay inay dawladani tahay mid ummadda u horseedaysa horumar iyo nabadgelyo iyo barwaaqo ay gaadhaan walaalahayaga Somaliland.’ S: Koonfurta Suudaan waxay ka go’aysaa Waqooyiga, isla markaana AU-da, Jaamacadda Carabta iyo IGAD-ba way diidanaayeen, hadana waa la marsiiyay, markaa ma waxaad leedahay jidkaasi Somaliland-na wuu u furan yahay? J: Horta aqoonsigu waa ka qofku is-aqoonsado, Somaliland iyadaa is-aqoonsatay, waa ka ugu wayn, waana ka ugu muhiimsan. Wax wayn bay qabatay, doorasho tii ugu qurux badnayd bay ka samaysay Afrika. Waadigaa arkayoo, Ivory Coast 50 sannadood ayay jirtay, maantana waa laysku dilayaayoo doorashaa dhacday ninkii laga helay-na ‘anigaa madaxweyne ah buu leeyahay,’ adduunkii oo dhan baa kaxayn kari waayay…Somaliland-na Madaxweynihii laga helay wuu u hambalyeeyay kii helay…dawladnimadu maxay tahay? S: Xukuumadii Rayaale iyo Dawladda imika ee Siillaanyo, ma la odhan karaa xidhiidhada aad la leedihiin way kala duwan yihiin? J: Taas waan kuu sheegay in dawlad aan is-leeyahay munaasab bay ku tahay Somaliland..guulo iyo horumar-na way gaadhsiinaysaa ay tan immika tahay. Laakiin, waxay ila tahay, hadii la yidhaahdo ‘arrimaha daakhiliga ah iyo laba madaxweyne’ waxa weeye anagu walaalaanu nahay cid nooga dhawi inaanay jirin Somaliland, laakiin hadana dee Somaliland waa dawlad…shalayna iyadaa Madaxweynahaa iyo dawladaa doortay, maantana tan iyagaa keenay. Balse, kolleyba waxay ku amaanan tahay Somaliland in dawladii shalay baxday ay doorashadii samaysay, si fiican ay u dhacday, natiijadii ka soo baxday ay aqbashay. Run ahaantii waan joogay oo Illaahay wuu I joojiyay oo maalin iiga farxad waynayd may jirin caleemo-saarkii Madaxweynaha cusub ee Madaxweynihii ka degayay uu khudbad taariikhiya akhriyay….ee ninkan Gbagbo (Madaxweynaha Ivory Coast) ee laga helay doorashada Illaahay uu garansiin waayay ee uu ka murmayee dalkiisii uu dagaal sokeeye qarka u saaran yahay. Anigu waxaan u haystaa Madaxweynaha ‘waa layga helay’ yidhi ee dhiibay ee tiriyay….anagu waanu tagnay, Kiiniyaa tagtay, Itoobiyaa timi, waxa na soo dhaweeyay labadii dawladood, tii dhacday iyo tii bedelaysay ee weli aan qaban oo wada jooga oo wada socda…markii aan Hargeysa joogayna waan idhiye, waa mid aan Afrika ka dhicin taasi. Hase yeeshee, waxaad samayseen wax dalalkii dunidu caawinaysay aanay samayn, idinka oo isku tashaday ayaanad gaadheen taas. Markaa waxaan leeyahay, fadhiga ka kaca oo geed walba taga oo ruxa. Ogaal
-
Ceeb ba ka dhacday meesha.
-
Interesting piece Ayoub. Thanks for posting. It will shed more light to the truth.
-
lol@Duke Smith.
-
Muqdisho oo Galabta Illaa Caawa Ay ka Socdaan Dagaaladii & Duqeymihii Ugu Cuslaa Todobaadkan MUQDISHO(OWN)- Dagaalo Aad u culus oo ay dhinaca socoto duqeyn xooggan ayaa galabta illaa caawa ka socda magaalada Muqdisho ee caasimada So0maliya, dagaaladaa oo ah kuwii ugu xoogganaa mudooyinkii ugu danbeeyey ayaa dhex maraya ciidamada dowlada KMG ah iyo kuwa AMISOM oo wadda socda iyo Ciidamada kasoo hor jeeda ee xarakada Al-Shabaab, Dagaaladan oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo gacan ka helay kuwa AMISOM iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa galabta waxaa ay ka dhaceen inta u dhaxaysa Isgoysyada Dabka, Bakaaraha, Waddada Shaqaalaha iyo xaafado kale oo ka tirsan degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir. Dagaalka ayaa yimid sida dadka deegaanka ay sheegeen kadib markii Ciiidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay weerar ku qaadeen fadhiisimo ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda ay ku leeyihiin qeybo ka mid ah degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag waxaana markaasi kadib degmooyinkaasi ka qarxay dagaal xoogan oo labada dhinac ay isku adeegsadeen hub culus oo mararka qaar ku dhacayay meelo ka baxsan goobaha labada dhinac ay ku dagaalameen. Inta la xaqiijiyay ilaa 4-qof ayaa ku geeriyootay ku dhawad 10 kalana waa ay ku dhaawcmeen dagaaladaasi iyo duqeymahaasi, kuwaasi oo dhamaantooda ahaa dad rayid ah oo ay haleeshay rasaasta iyo madaafiicda ay is weedaarsanayeen labada dhinac. Labo ka mid ah dadka dhaawacmay ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen Madfac ku dhacay guri kuyaala inta u dhaxeya Isgoyska KM 4 ilaa Tarabuunka halkaasi oo ka mid ah goobaha sida xun ay uga dhaceen dagaalada. Inkastoo wararka qaar ay sheegayaan in uu jiro qasaaro soo kala gaadhay Ciidamada dowaladda oo ay taagayrayaan kuwa AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab ayaa hadana waxaa la ogayn qasaaraha dhabta ah ee soo kala gaadhay labada dhinac sabab la xidhiidha goobaha dagaal oo adag in la tago. Dagaalka galabta ilaa caawa ka dhacay Xaafadaha degmad Hodon ee gobolka Banaadir ayaa ah dagaalkii ugu xoogana ee todobaadkaan ka dhaca Magaalada Muqdisho waxaana guud ahaan Magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda laga maqlayay daryanka madaafiicda la is weydaarsanayay. Xaalada deganaansho oo aan cago badan ku taagneen ayaa haatan laga dareemaya degmooyinka ay dagaalada ka dhaceen ee Hodan iyo Howlwadaag walow wali laga maqlayo rasaas iyo Madaafiic goos goos ah dhinacyada halkaasi isku horfadhiya ay isku ridayaan. Cabdi Xasan Cilmi.
-
Masar Oo Qarin Kari Weyday Cuqdada iyo Dareen-ka Murugada Leh Ee Ay Ka Qabto Madaxbanaanida koonfurta Sudan. Written by Osman Abdillahi Sool Dec 30, 2010 at 04:40 PM Masar Oo Qarin Kari Weyday Cuqdada iyo Dareen-ka Murugada Leh Ee Ay Ka Qabto Madaxbanaanida koonfurta Sudan.....Cumar Xasan Al-Bashir-na Ku Sheegtay Wax Ma Tare Aan Khayr Lahayn. Qahira, 30-Dec-2010 - Guddoomiyaha Guddiga Xidhiidhka Dibadda ee baarlamaanka dalka Masar Mr.Mustafa El-Fiqy ayaa sheegay in xukumadda Madaxweyne Cumar Xasan al-Bashir ay tahay tii ugu xumayd ee taariikhda soo dalka Sudan soo marta. Mustafe oo xubin ka ah masuuliyiinta sarsare ee xisbiga haya talada dalka Masar *NDP*, wuxuu tilmaamay in uu la socday sanado badan kahor in madaxweyne Cumar uu ku howlanaa siddi uu u sii deyn lahaa koonfurta Sudan, xiligaa oo uu sheegay in ay ka horraysay saxeexii heshiishkii CPA ee 2005-kii, kaas oo ay kala saxeexdeen xukumadda Sudan iyo jabhadda SPLM. Mustafe ayaa qarin kari waayey dareen-ka uu ka qabo Madaxbanaanida koonfurta Sudan, isga oo yidhi "aad ayaan uga xun yahay halka uu marayo xaalka dalka Sudan," waxa kale oo uu sheegay Masuulku "in erayga aftidda uu soo muuqday ama debeda u soo baxay intii ay xukumadda Al-bashir jirtay Mr.Mustafe ayaa waliba intaa raaciyey in go'itaanka koonfur-ta uu ku xigidoono go'itaanka Darfur iyo gobollada barigu. "Masar waa dalka kaliya ee uu si gaara u saamayn-doono waxa ka dhaca gudaha Sudan, hadday noqon lahayd khasaaraha uu keeno kala go'u, waxaase dhaawaca ugu daran uu soo gaadhi-doonaa waqooyiga Sudan," sidaa ayuu ku calaacalay Mudanea Mustafe. Mustafe oo hore u ahaan jiray lataliyaha madaxweynaha dalka Masar, wuxuu carabka ku adkeeyey in Masar ay siyaasad fiican ciyaartay oo ay markii horreba xidhiidh wacan la samaysay koonfur-ta Sudan. "ILaahay ayaa caqli nagu manaystay oo shaqo kumaanaan yeelan dagaalkii uu waqooyigu kula jiray koonfurta...," ayuu yidhi Mustafe. Inta badan dalalka Carabta ayaa hadda dadaal xooggan ugu jira siddi uu dal kasta xidhiidh ula yeelan lahaa dowladda cusub ee ka dhalan doonta koonfurta dalka Sudan, iyagoo iska fogeynaya xidhiidhki hore ee Khartoum iyo fikirki hore ee ku saabsanaa siyaasadda Sudan. Dhawaan ayuu masuul sare oo katirsan dowladda Libya shaaca ka qaaday inay xukumadda Sudan ka masuul aheyd in reer koonfureedku qaataan go'aanka kala go'a, maadaama ay koonfurta la kulantay xadgudubyo badan oo kaga yimid xukumaddihi isaga danbeeyey talada dalka Sudan. "Walaalaheenna jooga Khartoum waa in ay qaataan masuuliyadda, Ficillad ay keentay Masuuliyadii lagu qaatay ku dhaqanka Sharciga Shareecada, mashruuci ilbaxnimada ee Xassan Al-Turabi, dagaalki iyo ku dhawaaqitaankii Jihadka ee koonfur-ta," sidaas waxa cod dheer ku yidhi Cabdiraxmaan Shalgam oo ah wakiilka joogtada ah ee dalka Libya u fadhiya Qaramada Midoobay. Shacabka koonfur Sudan ayaa bisha January 9-keeda laga qaadi doonaa afti, taasoo la filayo inuu ku doorto ka go'itaanka inta kale dalka Sudan. Masuuliyiinta koonfurta ayaa ku mashquulsan qaabilaadda ergooyin ka kala socda dalalka caalamka, kuwaas oo ay dalalkoodu doonayaan in ay xidhiidh fiican la sameeyaan dalka cusub ee ka dhalan doona koonfur-ta Sudan.
-
Ismalura. Brits care.
-
Looks like more of a house. Nevertheless it is looking ok.
-
Xaaji Xunjuf;684319 wrote: The Same way Yey failed and was humiliated by General gabre, 30.000 Ethiopian mercenaries and a handful pirates from the clan fiefdom of garowe.were badly defeated what a shame. Indeed the history books will be full of the Cowards from Garowe. You hit the nail on the head.
-
Xaaji Xunjuf;684312 wrote: It's good you agree with me that alshabab have power and they need to be invited to the peace conference , Don't worry about us , all we want is peace for our wartorn neighbour. Indeed the piratestate should just invite their al shabab neighbours since they are the bulk of the power in the South.
-
Beer-swilling British women are branded the 'ugliest in the world' By Daily Mail Reporter Drunk girls lying on floor British women are considered unladylike and generally foul (posed by models) Beer guzzling, belching, hideous dress sense - and that's some of the nicer things the rest of the world said about British women. The nation's females were lambasted when asked which country had the ugliest women in an international poll. Votes poured in, with people from around the globe eager to point out how overweight, unladylike, and generally foul British women are. Major complaints centred around how many are 'rude', 'drink pints of beer like men' and 'end up drunk in the gutter'. The UK's (not so) fairer sex were also accused of unashamedly breaking wind and belching in public, of letting their fat hang out, were smothered in 'bad tattoos' and committed crimes against fashion by proudly sporting 'too-tight bikinis and football shirts'. The tongue-lashing was in response to holiday website Real Holiday Reports which posed the question. We easily scored the dubious honour of topping the poll, scoring 22.4 per cent of the votes, with American women following us with 16.7 per cent. The Germans came in a close third with 15.7 per cent, followed by Eastern Europeans and Spaniards, with the Turks at the bottom of the list. Many of those who voted said they were thoroughly put off by what Britain has to offer in way of females. Holiday expert Gary Hewitt, who runs the website, said he was not shocked that Britain had scooped the dubious honour of topping the ugly poll. He said the results confirmed his suspicions about ugly British women and said their behaviour abroad left a lot to be desired. He said: 'They are increasingly seen to behave more like British men and end up drinking as much as their blokes and letting it all hang out. 'It's not a good reputation and if we want to improve our image we need to sharpen up a bit.' http://www.dailymail.co.uk/news/article-1308985/Female-Brits-abroad-branded-ugliest-world.html
-
Somaliland speaker of parliament returns back Home Pics
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Welcome Back home to Sweet home (Somaliland) Mr.Abdirahman Cirro.
-
Popular Contributors