Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,383
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Afhayeenka Madaxtoyada C/laahi Cukuse Hargeysa, January 12, 2011 (Haatuf) - Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo hor kacaayey waftiga Suxufiyiinta Somaliland uga qayb galay oo ka mid ah martida dunida ee lagu soo casuumay inay goob joog ka ahaadaan Aftiada ka socota Koonfurta Suudaan ee dadweynaha ku dhulkaasi u dareereen inay ka go’aan Suudaan iyo inay ka mid ahaadaan, ayaa sheegay in hadii ay Koonfura Suudaan dadkeedu u codeeyaan inay ka go’aan Suudaan ay Somaliland diyaar u tahay inay aqoosato. Afhayeenku waxa uu nasiib daro inay ku dhacday tilmaamay Somaliland oo 1960-kii la Midowaday Somalia ay kuwii ku darsatay ay meeshoodii burbursan tahay, balse Koonfurta Suudaan dawladii Suudaan oo jirta in dunidii kale ku qanacdo inay Aftida u dareeraan. Afhayeenka madaxtooyadu waxa u sidaas ku sheegay mar u waramayay BBC-da. Ugu horeyna isagoo arrimahaa ka hadlaya waxa, uu yidhi “Waxa weyn baanu ka fahanay Koofurta Sudaan ka sokow inta aanu wadaagno labada dhinac oo halgan dheer oo ay soo galeen oo naf iyo maalba leh ka, wakhti badan oo ay soo mareen sida ay qadiyada ugu mitidayaan ee ay ugu adeegasan yihiin, intaasoo dhan baanu wadaagnaa, waxaanu ka fahanay oo kale caalamka marka Ilaahay kuu sakhiro inay suurta gal tahay inay tanoo kale dhacdo anaguna waxaanu rajaynaynaa inaanu kuwa ku xiga noqono. S: Maxaad Is leedahay Inay Tani U Taha Somaliland Oo Muddo Dheer Aqoonsi Raadinaysay Oo Aan Ilaa Wakhtigan La Aqoon San, Dhawr Jeerna Doorasho Gashay? J: Anaga nasiib daraa nagu dhacday kuwii aanu walaalaha ahayn ee aanu 60-kii Midownay ee Somalia ayaa gacanta ka baxay oo meeshoodii ay burbursan tahay oo inta lala xaajoodo kalsoonidii haysata sida halkan (Southren Sudan) u suurto gashay inay xukuuamadii Sudan oo jirta Cumar Al- Bashiir joogo ay suurto gal u noqoto inay dunidii kale-na kula qanacdo, anaga nasiib darada noo dheeri waxa weeyi kuwii aanu xidhiidhka noocaas ah yeelan lahayn ayaan meesha ka jirin. S: Hadii Dadka Koonfurta Sudaan Ay U Codeeyaan Inay Goostaan, Ma Laga Yaabaa Tan Aad Istcimaashaan Oo Caalamka Ka Codsataan In La Idin Aqoonsado Oo Dawlad Gooni Ah Oo Qaarada Afrika Ka Tirsan La Idin Aqoonsado J: Labaatanka sanadoodba dunida Ilaahay baanu ka codsanaynay aqoonsiga, markaa wixii ay nagu xidhayeen wuxu ahaa meeshaa burbursan in aanu sugno, meeshaa bubursanina inta ay qaadanayso dawlad la aqoonsan yahay baa ka jirta Muqdisho, laakiin dadkeedu aanu aqoon sanayn, anagu waxaanu garanaynaa inay meeshaa ka jirto dhibaato weyni, Koonfurta Suudaan tan ka dhacday oo kale ayaanu beesha caalamka uga fadhinaa in anagana markayaga beesha caalamku ay goob joog ka ahaato, inkastoo shacbiga Somaliland ku codeeyay %97 Haa, Somaliland sidaas bay ku taagan tahay shacbigeeduna ku ogol yahay dawladeedu ku dhisan tahay, golayaasheedii ku dhisan yahay oo intii dawlada laga doonayay oo dhana ay ku leedahay. S: Isla Wakhtigaas Waxa La Diidanaa Wadamada Afrika Inay Sii Kal Go’aan Oo Wadamo Badani Meesha Ay Ka Soo Dhex Baxaan, arintaasi miyaanay Meesha ku jirin? J: Horta waxa loo danaynayaa waa bini’aadmiga, marka la leeyahay Midooba iyo marka la leeyahay kala go’a waa nolasha bini’aadmiga waa xoriyada aadamaha, hadii uu dan u arko inay kala noolaadaan baa fiican, haduu dan u arko inay wada noolaadaan baa fiican, laakiin in la isku qasbaa maaha sidii bini’aadmiga danta u ah, qasabku dan maaha waxa dan ah inay labaduba raali ku yihiin haday raali ku noqon waayaan inay kala noolaadaan. S: Markaa Idinku Ma Waxaad Doonaysaan Inaad Kala Go’daan, Hadii La Wediiyo Dadka Reer Koonfureedka Inay Taa Ogalyihiin? J: Inta aan la weydiin ma kala go’naa mise ma kala go’no waa in la weydiiyaa idinku inaad jirtaan ma doonaysaan mise ma doonaysaan, markaa markay go’aansadaan ee ay wax noqdaan ee ay isku raacaan muran ha galiyaan ma yaan la galininbe, su’aashani wey danbaysaa duniduna maaha inay su’aashaa soo horaysiiso, anaga su’aasha kowaad waxa weeyaan horta ma jirtaan, marka aad jirtaan wada noolaada, marka aad jirtaan kala noolaada. S: Somaliland Miyay Taageeraysaa Inay Koonfurta Sudaan Goosato? J: Anagu waxaan jecel nahay Koonfurta Sudaan muddo dheer bay u soo dagaalamaysay xoriyadeeda, markaa dadkeedu haduu u codeeyo waxaanu anagu raac sanahay Haa sidaasanu raacsanahy. S: Ma Waxaad Rabtaan Inay Sudaan Kala Go’do? J: Maya anagu Suudaan ha kala go’do ma lihin, Suudaan ha isku taalona ma lihin, waxaanu leenahay Koonfurta Sudaan shacbigeedu wixii ay halganka u soo galeen marka ay u codeeyaan xaq bay u leeyihiin in loo aqoosado.
  2. General Duke. Nonsense socda baad tahay. I have no time to babysit the remnants of pirates. Now go run along kid.
  3. What thousands? i think you mean jubbaland areas when the droughts happened up north. Even with that Siad had a motive to desettle the Waqooyi natives from their original lands.
  4. Nothing asinine about what i said but the facts on the ground. Of course a bitter piratelander wouldn't understand since they deport children, mothers, teenagers on daily basis in their so called Pirate enclave.
  5. People of Mogadishu have every right to support Somaliland's direction since it hosts hundreds of thousands of mogadishu natives and welcomed them with open hands in their time of need.
  6. Muqdisho:- Dadweynaha reer Muqdisho ayaa aad usoo dhoweeyay Aftida laga qaaday Dalka Suudaan sheegayna in Somaliland ay mudan tahay iyaduna in Aqoonsi lasiiyo, wariye Hassan Kuuriya. Xafiiska Hadhwanaagnews ee Magalada Muqdisho Wariye Hassan Kuuriya ayaa dadwayanaha reer Muqdisho waydiiyay sidey u arkaan Dalka suudaan oo lafilayo inuu 2 dal noqdo iyo J.Somaliland ma unoqonkartaa…… http://www.hadhwanaagnews.com/
  7. What the hell is Maayland, South west State Jubbaland, Banadiirland, Raas Land? as far as i am concerned the only adminstrative government who controls most of southern somalia is Al shabab.
  8. Berbera: Booqashadii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Weftiga Uu Hogaaminayey Ay Maanta Ku Tageen Berbera Iyo Mashaariic Kala Duwan Oo Furay (Daawo Booqashada Weftiga Iyo Sida Reer Berbera Usoo Dhaweeyeen).
  9. Hope Springs From South Sudan's Birth Written by Qaran news Jan 10, 2011 at 05:29 PM South Sudanese people wait to cast their votes during the referendum on the independence at a polling station in Juba, southern Sudan. Photograph: Mohamed Messara/EPA A vote to celebrate for south Sudan Years of violence have left us sorely in need of roads, hospitals and schools. With independence, we hope to make a start I have been chief of Imolie village in south Sudan for the last three years. Imolie is a small village. We have perhaps 250 families here. I am very proud that in my time as chief there has not been a single fight or any violence. In a village this size, with all of us who know each other so well, there are often disagreements. But one thing that we can all agree on is the value of peace. We will settle our differences through discussion and compromise, and never resort to force. The reason that peace is so important to us is because we have known so much war. I am over 50 years old and throughout my life I have known war, even as a child. The most recent conflict with the north went on for 20 years. Such a long time. The fighting destroyed our village and our schools. The teachers were killed or fled. Now there is nobody here that knows medicine and our teachers, with the best will, are untrained. Even when the war with the north ended, our troubles were not over. The brutal Lord's Resistance Army came and attacked us. I don't know why they hated us. I can see no reason for it. About five years ago some of these rebels came to Imolie and presented themselves as good people. We welcomed them, but they turned on us. They produced guns and they rounded us up. They tied up the villagers then they chopped them with machetes. Many died. It was truly among the worst times we have known here. The LRA were driven out of the area over three years ago by the SPLA, with help from Ugandan forces. I have heard that they are now in DR Congo. I feel sorry for the people there, but I am glad for us. Peace is vital for our future. God willing we will know only peace in the years to come. I voted on 9 January for independence. I think if we can make our own decisions and govern for ourselves, then life here will improve. This is why I encouraged all my fellow villagers to register and to vote. As long as the result is fair and the process has been carried out properly we will respect the outcome. I am sure, though, that the result will be announced for independence. Peace has brought benefits but progress is still slow. I remember when I was a child there was a hospital a few miles from here. It was basic but there was a doctor and they had medical equipment. Now we have only a thatched hut and no staff. We have been given medicines but what use are these without the training in their use? Roads, hospitals and schools are what we need to develop our community. To allow us the benefits of peace there must also be help to build these things. The government in the north has done nothing for us. The only help we are receiving is from our own local government and from aid agencies. It is 2011 and we have just one brick building in our village! It is a food storage hut funded by World Emergency Relief. We are glad of this help but we want also to be able to do these things for ourselves. I hope that with the announcement of the results we will be able to make a start. This referendum is an example to the world that here in south Sudan we can make this momentous choice without resort to violence and criminality. This is an example that can be celebrated, not just here in Sudan, but across Africa. To all the people of the world who are taking an interest in our welfare and in this vote, I give you greetings from the people of Imolie. We have had help from many of you and for this I thank you. We have many needs here, and I am sure we will need your help again. But for today please join us in celebrating the peaceful expression of our will and join us in prayer that this peace may long continue. By Solomon Attari, The Guardian
  10. http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=9963&Itemid=65
  11. Sheeko. Typical Puntland nonsense, all talk no action.
  12. Xaaji Xunjuf;686359 wrote: Mashallah. It's good to see Somaliland becoming ever more self-reliant and using local workers to build the roads.
  13. Guddoomiyaha Baanka Dhexe Oo Sheegay In Ay Lacagtii Giimbaarta Ahayd Ka Bedelayaan Gobolada Bari, Kana Hadlay Qiimaha Sarrifka Dollarka. (Hadhwanaagnews) Saturday, January 08, 2011 Hargeysa (HWN) Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Md. Cabdi Dirir Cabdi, ayaa sheegay in qiimaha sarrifka dollarku uu sare u kacay ka dib markii ay suuqyada ku sii daayeen lacag. Guddoomiye Cabdi Dirir Cabdi waxa kale oo uu sheegay in ay gobolada barriga ku dedaali doonaan sidii ay lacagta giimbaarta ah uga bedeli lahaayeen goboladda Barriga. Sidaasna waxa uu ku sheegay mar uu maanta xafiiskiisa ugu waramayay Wargeyska Madaxa banaan ee geeska afrika iyo shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews. Waxaanu ugu horeyn hadalkiisa ku bibaabay sedan “Markii isugu keen dambaysay qiimaha sarifka Doollarku hoos ayuu u dhacsanaa, markaasoo aanu hawl-adag galay oo aannu Suuqyada Magaalada Hargaysa ku sii daynay Lacag, taasoo sare u soo qaaday qiimaha Safirka Lacagta Doollarka ah. Illaahay mahadii maanta qiimaha sarifka Lacagta Doollarka ah wuxuu marayaa 580,000, ilaa aanu meel Munaasaba gaadhsiino waanu wadaynaa waxaana hada naga maqan oo aannu sugaynayaa Lacag cusub daabacaadeedii, taana mudo laba bileed ilaa saddex bilood ah ayaanu filaynaynaa inay dalka soo gaadho.dabadeetana uu Sixirka qiimaha Doollarku halkiisii ku noqoto. Dhibaatooyinka hoos u dhaca Doollarka waxa keenay Lacagteenii oo gobolada oo dhan wax laga iibsanayo, isla markaana dibada u baxday markii ay Birtii jabtay oo waxay noqotay Lacag culus oo wax lagu kala iibsado, waxaanan rajaynayaa marka ay Lacagtaas cusubi dalka soo gaadho in Doollarku halkiisii ku noqon doonno, dadweynaha waxaannu ka codsanaynaa inay la socdaan oo ay samir u lahaadaan, khaasatan waxyaabaha dibada inooga yimaada waxa ka mid ah Lacagta ee dibada inooga timaado oo ilaa Afar boqol oo Kun ah Sannadkii, markaa xoogaagii yaraa ee dibada uga imanaayey haddii ay qiimahoodii hoos u dhaco waxa ku adkaanaysa Maceeshadii oo taa anagubba waanu fahamsanahay. Waxaan ka codsanayaa qolyaha Ganacsatada ah ee Bakhaarada ku haysta Lacagta Kaashka ah inay Ummadda u soo daayaan si uu qiimaha Doollarku sarre ugu kaco oo uu Shacbiga wax ugu taro. Waxaanu rajaynaynaa in aanu Lacagta Giimbaarta ah ee gobolada bariga ka bedelno si loo hello Lacag isku mid ah oo dalku leeyahay oo ay meesha uga baxdo Lacag kala nooc oo qayb waliba dalkii dhinac kaga socoto markaa si dhakhso ah ayaa loo bedelayaa Lacagta ku socota Burco, Sanaag iyo wixii la mid ah. Runtii waxaannu ku hawlanahay horumarinta dalka haddii Illaahay nala qabto, waxaanu doonaynaa in aanu Casri ka dhigno Baanka oo waxaanu u samaynaynaa nidaam xidhiidhiya Shaqaalaha Baanka, waayo Baanka waxa lagu xaman jirey waxa yaalla Teebabkii laga baxay hadda Comqutero ayaanu keennay, kuwaasoo aannu u samaynay Borogaraam xidhiidhinaya dhammaan qalabka Xafiisyada oo qof walba u sahlaysa inuu ogaada Xisaabtu halkay marayso, mida kale waxaanu ku hawlanahay in aannu wax ka bedelno Maamulka baanka oo aad markii hore moodaysay in uu isku yar dhex daadsan yahay, markaa imika Laamo ka mid ah Maamulka baanka waannu xoojinay qaar kalena waannu xoojinaynaa. Waxaan dadweynaha la socodsiinayaa inay iska ilaaliyaan Lacagta Foojariga ah, qofkasta xilbaa ka saaran qaranka inuu soo qabto haddii uu arko qof sida Lacag foojariya, khaasatan xilliga ay Lacagahaasi soo baxaan xilliga ay Suuqyada ku yaraato Lacagta Shallinka Somaliland. Waxa kale oo aannu fududaynay Lacagtii la xawali jirey ee markii hore Berbera laga keeni jiray, taasoo xitaa la dhici karo markaa waxaannu samaynay Nidaam aanu isla qaadanay Wasaarada Maaliyada. Guddoomiyaha baanka oo la weydiiyey inuu wax Kulan ah la yeeshay Sarifleyaasha waa weyn oo iyaga inta lagu eedeeyo inay Kaantaroolka u hayaan hoos u dhaca iyo kor u kaca Lacagta Doollarka, waxaanu ku jawaabay “Arrintaas waxbaa ka jira oo marar badan Kulan ayaanu la yeelanay oo way jiraan Nimankaa Istoodhada ku keydiya Lacagta, oo ay sugayaan wakhti uu Doollarku sare u kaco oo ay iibsadaan, taanna waxaanu leenahay joojiya oo arrintaas iska daaya. Guddoomiye waxa dhacda in qiimaha Doollarka hoos u dhac wayni ku yimaado markaas ma kala hadasheen Wasaarada Ganacsiga, waxaannu yidhi “ Arrintaas waa mid anaga noo taalla waanna mid aan Maskaxdayda ka bixin. Dhinaca kale waxa isna halkaas ka hadlay Agaasimaha Guud ee Baanka dhexe Cabdilaahi Xasan Aadan, waxaanu sheegay in mudadii koobnayd ee ay baanka joogeen ay wax badan ka qabteen hawlaha isla markaana ay shaqada baanku u socoto sidii la rabay. Agaasimaha guud waxa xusay in ay qorshaha ugu jirto sidii loo samayn lahaa baanankii gaarka loo laha waxaanu yidhi “Waxa aanu ku hawlanahay in la sameeyo baanankii gaarka loo lahaa, waxaanay taasi ku xidhan tahay oo keli ah marka ay ansixiyaan mudanayaasha golaha wakiiladu.” Ayuu yidhi agaasimaha guud ee baanka dhexe. Najax Aadan Cunaaye
  14. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Qado Sharaf U Sameeyay Cuqaasha Labada Beelood Ee Isku Khilaafsan Deegaanka Ceel-bardaale. Hargeysa(Ceerigaabo.com) Jan.05, 2010 - Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa qado sharaf ugu sameeyay cuqaasha iyo wax-garadka labada beelood ee isku khilaafsan lahaanshaha deegaanka Ceel-bardaale, iyada oo ay munaasabadaas goob joog ka ahaayeen xildhibaano ka tirsan goleyaasha guurtida iyo wakiilada iyo badhasaabka gobolka Gabilay. Xafladan qado sharafta ah ayaa ka dambaysay, kadib markii uu maanta Madaxweyne Siilaanyo uu qasriga Madaxtooyada ku qaabilay madax-dhaqaameedyada labada beelood ee ku dagaalamay Ceel-bardaale, isla markaasna uu magacaabay guddi ka kooban shan wasiir oo uu u xilsaaray in ay go’aan ka gaadheen xalinta mushkilada Ceel-bardaale. Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay madashaas, ayaa sheegay in xukuumadu ay diyaar u tahay in ay fuliso balanqaadkii ahaa in xal nabadeed loo helo meel kasta oo dalka mida oo ay ka jirto shaqaaqo, waxaana uu ku amaanay hogaanka dhaqanka ee labada beelood sida hagar la’aanta ah ee ay u danaynayaan in loo furdaamiyo dhibaatada soo jiitamaysay muddada dheer, isaga oo ugu baaqay in ka shaqeeyaan nabada iyo xasiloonida dalka. Waxa iyana halkaas hadalo ka jeediyay odayaal matalayay labada beelood ee khilaafku ka dhexeeyo, xidhibaano iyo guddoomiyaha gobolka Gebilay, kuwaas oo dhamaantood ku baaqay laga wada shaqeeyo nabada, isla markaana laga fogaado wax kasta oo keeni kara xasilooni daro.
  15. NGONGE Somehow i agree with you even though they attack Somaliland non stop with propagenda and hate in their websites. Sometimes it's good if they taste their own medicine.
  16. NGONGE. It does wonders it's the reason Xaklotoosiye is bared from entering the United Kingdom.
  17. Gaalkacyo-(TogdhNews)-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu maanta qarax ka dhacay huteelka Classic oo ku yaalla waqooyiga magaaladaasi, kaasoo lala beegsaday guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamul goboleedka Puntland. Guddoomiyaha gobolka Mudug Axmed Salaad Faarax, ayaa la sheegay inuu ka badbaaday qaraxaasi, inkastoo ay ku dhaawacmeen labo askari oo ka tirsan ilaaladiisa, sidoo kalena uu burbur gaaray gaarigii uu watay. Hoteelka uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa gaaray ciidamada ammaanka ee maamul goboleedka Puntland, iyagoo halkaasi ka billaabay baaritaanno, si ay u ogaadaan ciddii ka dambeysay qaraxaasi iyo sidii ay wax u dhaceen. Classic hoteel ayaa ah mid ay inta badan yimaadaan mas’uuliyiinta maamulka Puntland, iyadoo sanadkii 2009-kii hoteelkaasi lagu dilay sarakaal ka tirsanaa waaxda la dagaalanka argagixisada ee ciidamada maamulka Puntland.
  18. ^^^ No adeer. It's your own kins who are united to continue the war in the South. Does Sheikh Dahiir Aweys, Cali Dheere, and the other numerous well known thugs who are bloodthirsty for more conflicts ring a bell? don't you ever think its ok to blame the problems in the South on Somaliland.
  19. Blah Blah. You should be more worried about the al shabab terror cells in North Galckayo murdering the traditional elders daily. If there is any terror cells it's non other then puntland soil.