-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
lol Ma ruunta ka xanaaqday? Of course it's somali vs somali everybody knows that however there is foreign mercenaries involved in the side of South Somalia such as Uganda, Burundi .
-
Correction - Banadir - BAHUKA - UGANDA, BURUNDI, TFG VS AL SHABAB.
-
He will assassinate faroole this time.
-
Dr.Faroole “Dadkayaga Lama Xasuuqi Karo Si Rasmi Ah Ayaan U Difaacaynaa”
Saalax replied to Che -Guevara's topic in Politics
A_Khadar. Whether Ceerigaabo is shared or not. SSC militia are not welcome in Sanaag let alone Ceerigaabo. -
Dr.Faroole “Dadkayaga Lama Xasuuqi Karo Si Rasmi Ah Ayaan U Difaacaynaa”
Saalax replied to Che -Guevara's topic in Politics
Faroole is all talk. -
Dr.Faroole “Dadkayaga Lama Xasuuqi Karo Si Rasmi Ah Ayaan U Difaacaynaa”
Saalax replied to Che -Guevara's topic in Politics
Erigavo is peaceful so is Sanaag. -
Dr.Faroole “Dadkayaga Lama Xasuuqi Karo Si Rasmi Ah Ayaan U Difaacaynaa”
Saalax replied to Che -Guevara's topic in Politics
The Zack and who are raga xooga ku haysta? lol it seems you have been fed propagenda. The city is in the hands of the natives and they are happy with Somaliland. -
Dr.Faroole “Dadkayaga Lama Xasuuqi Karo Si Rasmi Ah Ayaan U Difaacaynaa”
Saalax replied to Che -Guevara's topic in Politics
The Zack have you lost it? Ceerigabo kulaha lol. Ceerigaabo is in the hands of ragi laha since ousting of the siad bare regime just like Berbera, Burco, Hargeysa etc. -
Xukumada Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadalo Ka Soo Yeedhay Maamul-gobolleedyada Puntland iyo Galmudug, Digniina U Jeedisay Cida Ku Hawlan Hurinta Shaqaaqada Ka Taagan Kalshaale. Hargeysa (Ramaas) Feb. 19, 2011- Xukumada Somaliland, ayaa si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay maamul-gobolleedyada Puntland iyo Galmudug oo sheegay inay u qabayanayaan shir dib u heshiisiineed kooxaha ku hirdamaya gacan ku haynta siyaasada Somaliya, isla markaana ay Somaliland qayb ka tahay cida shirkaas loo qabanayo. Xukumada, ayaa sheegtay in aanay Somaliland shirkaasi wax khuseeya aanu ahayn, isla markaana aanay ka mid ahayn kooxaha ku dagaalamaya Somaliya. Hase yeeshee ay tahay dal madaxbanaan oo qadiyada gooni isu taageedana ay 97% go’aamiyeen shacabkeedu. Waxa hadalkan ka soo yeedhay labada maamul gobolleed ee Puntland iyo Galmudug si kulul uga jawaabay Afhayeenka madaxtooyada Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir [Cukuuse] oo ku hadlayey afka xukumada Somaliland, isagoo la hadlaya labada maamul mar uu galabta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada magaalada Hargeysa, waxaa uu yidhi “Waxaan halkan kala hadlayaa maamul-gobolleedka Puntland iyo nimanka la yidhaahdo Galmudug oo inta ay shireen iyagu yidhi waanu heshiinay, Somali-na shir baanu u qabanaynaa Somaliland waa ka mid yidhi dadkaa ay shirka u qabanayaan.” Md Cukuuse, isagoo hadalkiisa sii wataa waxa uu intaas ku sii daray “Angu annaga oo ixtiraamayna Somalinimada iyo darisnimada, waxaanu leenahay waa laga wanaagsan yahay daandaansiga iyo farafaraynta, annaga [JSL] waa ogtihiin dal madaxbanaan banau nahay, umad jirta oo qadiyadeedii gacanta ku haysata baanu nahay JSL baanu nahay idinkuna waxan aad shirarka u qabanaysaan ee aad ku heshiinaysaane ama aad ku heshiini waayeysaan waa jamhuuriyada Somaliya. Maaha inaynu mar kasta isku khaladno labada jamhuuriyadood ee SL iyo Somaliya, waxaanu idiin sheegaynaa in aanu nahay dal madaxbanaan oo distuur leh oo distuurkiisa ay u codeeyeen 97%, qadiyadana 97%-kaas ayaa u codeeyey, markaa waxaanu idiin leenahay walaalayaal aynu kala xishoono oo maalin walba inaga oo dad darisa ah farafaraynta noocan oo kale ah aynu is kula wareegno maaha.” Afhayeenka Madaxtooyadu, waxa uu sheegay in aanay marnaba Somaliland ka qaybgalayn shir dib u heshiineed oo loo qaybtay kooxaha ku hirdamaya awooda dalka Somaliya, isagoo shirkii magaalada London-na sheegay mid ay Somaliland beesha caalamka ugu soo bandhigaysay qadiyadeed, isla markaana ay kaga qaybgaleen casuumad rasmi ah oo ay ka heleen dalka Ingiriiska, waxaanu yidhi “shirkaa waanu ka qaybgalnay waxaana si toos ah noogu soo marti qaaday dawlada Ingiriiska, waxaanu nahay dawlad 20 sannadood jirtay, waxaanu nahay dawlad markii hore ka mid ahaan jirtay Somaliya, waxaanu nahay dawlad madaxbanaanideedii la soo noqotay, waxaanu nahay dawlad waayo aragnimo badan lagaga da’yan karo, waxaanu nahay dadka ugu dhow ee dariska la ah Somaliya, dawlada Ingiriiska iyo beesha caalamka ee shirkaa ka soo qaybgalay waxa ay doorbideen in aanu talo ka bixin karno sida iyaga wax looga qaban karayo qadiyadooda, anagana waxa fursad noo ahayd in aanu qadiyadayadana ku soo bandhigno caalamka si aanu gacan waydiisano sidii aanu iskaga moosi lahayd dhibaatada had iyo jeer nagaga imanaysa iyo nabadgalyo darrada ka soo fatahaysa dhinaca Somaliya. Shir dib u heshiineed marnaba Somaliland kama qaybgalayso qadiyada iyo madaxbanaanida dalkana waxa iska leh shacabkiisa oo go’aansaday madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland-na waa biyo kama dhibcaan.” Ugu dambayntii isagoo afhayeenku ka hadlaya shaqaaqada deegaanka Kalshaale ka taagan waxaa uu yidhi “Arinta Kalshaale waa sideedii walaahi waxa ay ku xasiloon tahay waa dulqaad xagayga ah, xagoodana waanu ugu yeedhaynaa waxaanu leenahay walaalayaal waxba ma tarayso farafaraynta aad nugu haysaan wax alle wax ay idiin kordhinaysaa ma jirto annagana dhibaato mooyee wax ay noo leedahay ma jirto, waxaanu ka codsanaynaa oo aanu waydiisanaynaa waliba annaga oo itaal iyo awoodba leh oo leenahay waxaanu jecelnahay mandaqada iyo gobolkuba isagoo nabada hadii laga maarmi waayana qadiyadayada waanu dufaacaynaa.”
-
Garowe authorities arrest ssc defence rebel leader
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Sidee u dhacay Xadhigii Col: Tamaad ee Maanta, Yaase ka danbeeyey, xageebuuse hada ku sugan yahay?{Warbixin}. Xoghaya Gaashaan dhiga ee maamulka SSC Col: Yaasiin Cali Abdulle{Tamaad}, ayaa maanta waxaa uu aroornimadii hore ka soo kicitimay magalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Markii dayuuradii sidey ay ka soo degtay magaalada Gaalkacayo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa gacanta ku dhigay Tamaad ciidamo laga so diray magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamulka Faroole. Ciidankan oo la sheegay in amarka xadhiga Tamaad uu soo siiyey C/raxmaan faroole oo ah Madaxweyne maamulkaas, ayaa waxay jeelka u taxaabeen Col: Tamaad, ayagoo u sheegay in lagu amray in waxkastoo wax tari kara shacabka gobolka Cayn ee dagaalka kula jira maleeshiyaadka SNM ee duulaanka ah laga hortago. Tamaad ayaaa intii lagu soo waday jeelka wuxuu xidhiidh la sameeyey Hogaamiye ku xigeenka hogaanka SSC ahna ku simaha Hogaamiyaha Col: Cali Xassan Ahmed{Sabarey}, kaasoo uu uga warbixiyey xaaladiisa. Waxaana Col: Sabrey oo wata ciidamo fara badani ka soo ambabaxay maagaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Mudane Sabarey wuxuu sheegay in maamulka iyo shacabka SSC toona aysan aqbali kareyn in la ilhaameysto mas’uul xil u haya deeganada SSC, ayna lee yihiin tamarteeda in ay soo furtaan. Arintan ayaa waxaa si weyn uga hortagay Odyaal, Siyaasiyiin iyo dhamaan qaybaha bulshada gobolka Mudug oo ku qanciyey ciidankii Sabrey ee SSC in ay dib u noqdaan, isla markaana ay soo daayeen oo xoriyadiisii dib ugu soo celiyeen Madaxa Difaaca ee SSC Col: Tamaad. Waxayna sheegeen hadeey yihiin bulshada gobolka Mudug in aysan ogoleyn in lagu dhibaateeyo cid ka tirsan maamulka SSC iyo guud ahaanba shacabka *********** ee dagaalka adag kula jira maleeshiyaadka beelaha SNM ee is baahaysanaya. Col: Tamaad ayaa hada ku sugan Hotelka Taar, ee magaaalada Gaalkacyo, wuxuuna xidhiidh la sameeyey Hogaamiye ku xigeenka SSC, asagoo ku qanciyey in ciidanka dib loo celiyo, waxaan wararkii ugu danbeeyey sheegayana in Sabrey iyo ciidankiisiiba ay dib uga weecdeen deegaanka Bur salaax oo ay galabta goor gaaban soo gaadheen. Col: Taamaad ayaa la sheegay in caafimaadkiisu Taam yahay isla markaana hada uu si xor ah u dhex mushaaxayo magaalada Gaalkacyo. Shacabka gobolka Mudug, ayaa waxaa lagu xasuustaa sidii Tolnimada lahayd ee ay u gacan qabteen dhawaacii dagaalkii Kalshalle kuwaasoo la geeyey Cusbitaalka weyn ee Gaalkacayo, ayagoo Hiil iyo hooba dul dhigay, waxayna wacad ku mareen in aysan waxba kala hadhi doonin gacan qabashada Walaalahooda, waxayna arintani muujinaysaa sida shacabka maamulka sadexda gobolka ka sii Laad laada iyo shacabku ugu kala duwan yihiin. Ayadoo aad moodayso in shacabku hada ay ciyaarayaan boos fiican. -
Ambaqaadka Nabadayntii Ceel-bardaale Oo Maanta Ka Bilaabantay Degaanka Ceel-giniiseed Oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley. Gabiley(Ramaas) Feb.15, 2011 - Waxaa maanta si rasmiya uga bilaabantay hoos u daadejintii nabadaynta, degaanka Ceel-bardaale oo ay bishii Koowaad ee sanadkan ay ku gaadheen beelaha kala degan Dila iyo Gabiley. Badhasaabka gobolka Gabiley Rashiid Cumar Sh. Muxumed oo hogaaminaya ergadii dhinaca gabiley oo uu hormood u yahay Sh. Maxamuud Sh. Muxumed Raage, ayaa waxa ay maanta ka bilaabeen degaanka Ceel-giniiseed oo waqooyiga kaga beegan magaalada gabiley. Degaankaasi oo ah beeralay aad u balaadhan oo ah bustaanno, waxaa wafdiga badhasaabku uu hogaaminayo halkaasi ku qaabiley guddiga deegaanka Ceel-giniiseed, Madax-dhaqameedyo, Dhalinyaro iyo Haween aad tiro badan, waxaana halkaasi badhasaabku uga waramay deegaankaasi halka ay marayso hawshii nabadaynta Ceel-bardaale iyada oo qodobadii heshiiska ay ka mid ahayd in dhinac waliba deegaanadiisa uu hoos ugu daadejiyo nabadaynta. Waxaanay noqonaysaa talaabo kale oo horumarineed oo loo qaaday xagga nabadda. Waxaa iyaguna halkaasi aad ugu diirsadey warbixintii badhasaabka dadweynaha ku dhaqan degaankaa, waxaana ugu horayn halkaa ka hadlay guddoomiyaha degaanka Ceel-giniiseed Cabdi Raage Wacays oo sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin nabada la gaadhay, wixii degaankan looga baahan yahayna ay diyaar u yihiin, laga bilaabo maantana ay dhidibada u aasi doonaan nabad waarta. Waxaa isaguna halkaasi ka hadlay Madax-tuulaha Ceel-giniiseed Cabdilaahi Amaan Caamir, oo sheegay in beertaa maanta aan joogno (beerta ina xudhuun) dawlad iyo hay'adaba mid aan ugu imanin aanay jirin, laakiin ay tani kaga duwan tahay warbixinta guddoomiyaha gobolka oo ah waaqic dhab ah oo la taaban karo, sida Nabadaynta, Dhismaha Dugsiga iyo Dhaqaatiirta Xoolaha oo dawadii sida. Waxa kale oo iyaguna halkaasi ka hadlay, Muj. Daahir Maxamuud Xudhuun iyo Muxumed Gorse oo ka tirsan degaanka. Gabogabadii xafladaasi waxaa ka hadlay Sh. Maxamuud Sh. Muxumed Raage oo aad ugu mahadnaqay dadwaynaha ku dhaqan degaanka, sida diiran ee walaalnimada leh ee ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wafdiga xukuumada, waxaanu sheegay in labada dhinacba ay u baahdeen nabadda, isaga oo ka sheekeeyey qiimaha nabaddu leedahay in ay ka muuqato degaanka Ceel-giniiseed, marka loo eego horumarka balaadhan ee idinka muuqda. Sh. Maxamuud waxa uu mahadnaq gaar ah ujeediyey guddoomiyaha gobolka gabiley oo la’aantii aanay hawshan nabadayntu hirgasheen, waxa uu sheekhu amaan iyo bogaadin u diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu sheegay in aanu waxba kala hadhin sidii ay nabadu u guulaysan lahayd. Waxa kale oo sheekhu sheegay in dhinaca degaanka Dilana ay sidan oo kale nabadii hoos ugu daadegto deegaanada oo dhan. Xasan Sheekh Maxamed Gabiley.
-
Beginning from the restoration of the Somaliland state in 1991, Somaliland has been working hard to prove to the world its ability to bring about fundamental structures and policies of a modern state. Somaliland gave first priority to peace and security. This peace and security has provided Somaliland population to enjoy law and order, uninterrupted democratic elections and freedom of expression, and above all deepening democratic culture which attracted the attention of the international community. Somaliland put in place a system of government based on presidential model of governance with all its branches of legislative and executive. One of the main factors of the legitimacy of a modern state is the self-determination of the people. Therefore, testing the legitimacy of the Somaliland statehood, the Somaliland governments held a free and a fair referendum in 2001. The people of Somaliland opted for the independence of Somaliland with an absolute majority of 97%. This has been followed by holding series of democratic elections, starting with 2002-municipal election 2003-presidential election, 2005-parliamentary election and 2010-second presidential election. These processes have strengthened the democratic institutions and policies of the modern state where at the same time it reduced the negative aspect of the clan systems and clan structures of the society. Other aspect of the strength of the Somaliland modern state is the viable non-state actors ( civil society) and the Diaspora who have been playing a crucial role in the democratic process and policy-making of the country. Having all these dimensions and strengths, this nation has overcome many challenges. One of the biggest challenges was the last presidential election – the June 2010 election. The way in which the voters behaved during the election and election was implemented has shown the world the maturity and the magnanimity of the Somaliland emerging democracy. International observers witnessing the election validated the results of the election and praised the Somaliland electoral commission and the public in adopting international standards. The winner of the 2010 election Mr. Ahmed M. M. Silanyo, the candidate of the Kulmiye Party is one of the most experienced politician in Africa. Mr Silanyo has been involved in global and African politics and development in the last forty years and a former freedom fighter who was the chairman of the Somali National Movement (SNM) in most its difficult times. In connection to the above mentioned factors, Somaliland deserves to be recognized and take its rightful place in the community of nations, sooner than later. On the other hand, adversaries of Somaliland have been engaged in all sorts of activities to undermine the prospect of a stable Somaliland. The conflict in some spots of the eastern parts of the country is one of these evil designs, which I am sure Somaliland will overcome. There are also ill-informed politicians who have been recently creating confusion and deliberately making misleading statements of the current situation of the country and even surprisingly revisiting the June presidential elections that President Ahmed Silanyo won with a slide majority– raising doubts about the results. We would like to say to these politicians, this democratically-elected President and his government have worked out a vision, goal and objective to reach this vision during its mandate. This vision was mentioned in detail in the annual speech that the president made to the parliament (the House of Representatives and the Council of Elders). We would like to say to these politicians, let us work together and concentrate on the future for a better Somaliland. The government together with the non-state actors, the Diaspora and other friends of Somaliland, is organizing an international conference in Hargeisa in July on the issue of international recognition. Influential international personalities from the mass media, international lawyers and development agents, who are friends of Somaliland will attend the conference. The conference will also focus on peace, security and the democratic process of Somaliland; issues that important for the recognition. We are expecting that the conference will produce a workable strategic recognition roadmap. Dr Mohamed-Rashiid Shiekh Hassan
-
AMISOM still holding Mohamed Dheere[ why has he not be transfered to TFG?]
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
First Amisom recieving the dead bodies of the pirates AUN. And now this? it definitely seems Amisom is running the whole show for TFG in mogadishu. -
After 6 years, judge denies immunity for former Somali prime minister now living in US By Matthew Barakat Wednesday, February 16, 2011 Former Somali PM Mohamed Ali Samantar MCLEAN, Va. — A judge has denied legal immunity to a former Somali prime minister now living in northern Virginia who is accused in a federal lawsuit of torture and war crimes. The judge's ruling, issued Tuesday in U.S. District Court in Alexandria, represents a significant reversal in the case against Mohamed Ali Samantar, who was a defence minister and prime minister of Somalia in the 1980s during the regime of dictator Siad Barre. Two Somali men filed the lawsuit against Samantar in 2004, alleging that he oversaw abuses committed as part of the government's campaign of repression against the ***** clan in the northern part of the country. But the case has languished in courts for more than six years. In 2007, U.S. District Judge Leonie Brinkema dismissed the case and determined that Samantar was entitled to immunity under federal law. But last year, the U.S. Supreme Court sent the case back to Brinkema for further deliberation on whether Samantar deserved immunity. Brinkema changed course this week after receiving a rare "statement of interest" from the State Department which said Samantar should not be entitled to immunity. The State Department reasoned that Samantar was not qualified for immunity because there is no recognized government in Somalia that can request immunity on his behalf. Brinkema had requested guidance from the State Department back in 2006 and 2007 when she made her initial determination, but the State Department, then under the administration of George W. Bush, never provided any guidance. The Center for Justice and Accountability, which filed the lawsuit against Samantar on the plaintiffs' behalf, said it is extremely unusual for the State Department to issue a statement of interest that recommends against immunity. While the government determined that Samantar ought not be granted immunity, it made clear in its legal filing that it takes no view on whether the lawsuit against Samantar has merit. Aziz Deria, one of the two plaintiffs who alleges that his father and other family members were killed by forces directed Samantar, said he is looking forward to the day when Samantar will have to answer his accusers in court. Deria said he pursued the prosecution despite large pockets of opposition in the Somali-American community, which does not want to dredge up the past, or remembers Samantar as a military hero in Somalia's war against Ethiopia. "He was a great military man, and a lot of people respect him," Deria, 46, said in a phone interview from Washington state. "But at the end of the day, he used the same army that he used to defeat Ethiopia to defeat his own people." Samantar's lawyer, Joseph Peter Drennan, is now seeking to dismiss the lawsuit on other grounds. Drennan said Samantar denies the allegations, and Drennan said that a U.S. court is not the place to settle inherently political questions of who was right and who was wrong in a civil war more than two decades old. Drennan also said the lawsuit seeks to hold Samantar accountable for alleged atrocities committed against the ***** clan without any direct evidence that Samantar participated in those abuses. "He appears to be the target of this litigation mainly because he was a diplomat in the Siad Barre government and because he happens to live here" in the U.S., Drennan said. Source: Canadian Press
-
Dawlada Mareykanka”waa la maxkamadeyn karaa Gen Cali Samatar,dawlada Soomaaliyana ma aqoonsanin” Abdulkadir / February 16, 2011 Virginia Feb 17 11-(SDN)-Xaakim ka hawlgala mid ka mid ah maxkamadaha gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa xukmisay in la maxkamadeyn karo wasiirkii hore ee gaashaandhiga ee dalka Soomaaliya Maxamed Cali Samatar. Cali Samatar ayaa hore maxkamadi u xukmisay in uu heysto damaanaqaad diplomaasiyadeed oo cid walba ka hor joogsaneysa in ay maxkamadeyso. Gooanka xaakimka Virginia ayaa noqonaya mid burinaya goaankii hore,waana goaan taariikhiya . Labada dhibane ee dacwada ku soo oogay Gen Maxamed Cali Samater ayaa ku eedeynaya in kol kuu ahaa Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya xiligii sideetamaadkii in uu amray tacadiyo ciidamada dawladu u geysteen shacab Soomaaliyeed oo ku noolaa goboladii Woqooyiga Soomaaliya oo iminka la yidhaa Somaaliland. Dacwada cali Samatar oo mudo lix sanadooda socotey ayaa 2007dii xaakim Leonie Brinkema xugmisay in aan Gen Samatar la maxkamadeyn karyn bacdamaa uu ahaa masuul dawladeed,balse racfaan ay eedeeyeyaashu goaanka ka qaateen ayaa la horgeeyay maxkamada sare ee Mareykanaka oo dib ugu celisay dacwada xaakim Leonie Brinkema si baaritaan dheeraad ah ay u sameyso. Goaanka xaakim Leonie Brinkema ayaa yimi ka dib kolkii todobaadkan ay wasaarada arrimaha dibadda ee Mareykanku sheegtay in Soomaaliya leheyn dawlad la aqoonsan yahay oo Cali Samatar u dalabta codsi Diplomaasiyadeed. Abdiaziz Diiye oo ah mid ka mid ah dhibaneyaasha dacwada ku soo oogay Cali Samatar ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay goaanka,isla markaana aanu sugi karin xiliga maxkamadu bilaabaneyso. Qareenka Gen Cali Samatar ayaa sheegay in ay heli doonaan sababo kale oo ay ku difaacaan Cali Samatar,bacdamaa aaney Maxkamadu iminka goaan ka qaadan karyn dhacdo 20 sanao ka hor ka dhacday dal aan Mareykanka aheyn. SDN-Ottawa
-
Egypt should worry about it's own issues.
-
Wasiir Gaboose Oo Soo Saaray Digreeto Uu Xilkii Kaga Qaaday Guddoomiyihii Degmada Fara-weyne Guddoomiye Cusubna Ugu Magacaabay. Hargeysa (Ramaas) Feb. 14, 2011- Wasiirka arimaha guddaha Somaliland Dr Maxamed Cabdi Yuusuf [Gaboose], ayaa maanta soo saaray wareegto uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii degmada Fara-weyne, isla markaana uu guddoomiye cusub ugu magacaabay degmadaas. Wasiirku waxa uu tigreetadaas ku sheegay in ka dib markuu la tashaday odayaasha deegaankaas ee sida tooska ah u khasayso arintan, isla markaana uu tixgeliyey qaab dhismeedka dawladanimo ee ay degmooyinka dalku u leeyihiin qaranka, uu soo saaray wareegtadan oo uu xilkii kaga xayuubiye guddoomiyihii degmada Fara-weyne Maxamuud Sh Cumar. Waxaanu guddoomiyaha cusub ee degmada Fara-weyne oo ka tirsan gobolka Maroodi-jeex uu u magacaabay wasiirku Maxamed Ibraahim Aw Cali, isagoo guddoomiyihii hore-na amar ku siiyey inuu sida ugu dhakhsaha badanle ugu wareejiyo xilka.
-
If they really care about somalia. They should send troops to the TFG who are overpowered by al shabab. Or they only care about their deegaan. No need for false pretence.
-
SSC is a tribalist movement. I don't know what somali unity they are talking about. They can't even unite with their fellow Puntland somalis.
-
SNM ceased to exist in 1993. It doesn't exist anymore it's a past success.
-
Popular Contributors