-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
lol@Udubland is that another cyber state created for Jubbooyiinka?
-
AfricaOwn why are you wasting your time on delusional people who present videos of Chad/Darfur as SSC lol?
-
Wararkii U Danbeeyay Ee Qalalaasha Dalka Libya, Qaddafi Oo Ka Dhawaajiyay Digniin Kama Danbays Ah Sheegayna In Uu Mar Labaad Soo Noolaanayo Omar Mukhrar. Ma ihi Hogaamiye iyo Boqortoona, Waanu difaaci doonaa isku day kasta fargelin kasta oo dibadeed, waxa kale oo aanu iska caabiyi doonaa weerar Wararka ka imanaya dalka Libiya ayaa sheegaya in dibad baxayaasha ku sugan caasimada Tripoli ay bilaabeen mudaharaadyo ay kaga soo hor jeedaan xukuumada Gaddafi, tukashadii salaada Jimcaha ka dib, waxaana rasaas ooda kaga qaaday maleeshiyaad taabacsan Gaddafi. Dad goob joog ahaa ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in aan ilaa hada la ogayn khasaarihii ka soo gaadhay dibad baxayaasha rasaastaa la huwiyay. Golaha amaanka ee Qaramada midoobay iyo hayaddaha xuquuqal insaanka ayaa si adadg u canbaareeyay xasuuqa uu dadkiisa kula kacay Gaddafi, iyaga oo sheegay in Taangiyada iyo diyaaradaha qumaatiga u kaca loo adeegsaday dibad baxayaasha halkaas oo ay ku dhinteen kumanaan qof, tiro intaa ka badanina ay ku dhaawacantay. Geestav kale, Isbahaysiga NATO, ayaa qorshaynaya in ay kulan degdeg ah ka yeeshaan faro gelin lagu sameeyo gudaha dalka Libya, si loo joojiyo qalalaasaha ka socda dalkaa. War ka soo baxay Reer galbeedka ayaa odorosaya in dalka Libya uu ka dhaco xasuuqyo ka xun kuwii ka dhacay Rwanda iyo Darfour. Dhinaca kale Gaddafi, oo maanta dadka kala hadlay fagaare ku yaala caasimada Tripoli oo lagu magacaabo Green Square, ayaa yidhi " Ma ihi Hogaamiye iyo Boqortoona, Waanu difaaci doonaa isku day kasta fargelin kasta oo dibadeed, waxa kale oo aanu iska caabiyi doonaa weerar nagaga yimaada Talyaaniga, hadii aanan sidaa samayna uma qalano nolol. Gaddafi waxa kale oo yidhi Talyaaniga waxa aanu ku khasabnay in uu raali gelin iyo magdhaw bixiyo, waxaana dib u bilawday kacdonadii Omar Mukhtar. Si kastaba ha ahaatee, xaaladad dalka Libya ayaa ah mid qasan iyada oo kooxaha mucaaridka iyo dibad baxayaashu ay gacanta ku hayaan badi dhulka dalka Libya iyo qaybo ka mid ah caasimadda. Hadhwanaagnews/Office
-
A_Khadar;697927 wrote: now it's propaganda time miyaa. Says the ones claiming a incident that happened involving Hargeisa natives properties as "SSC" properties. Ridiclous.
-
Ibti raised some good points. Somaliland shouldn't give much attention to SSC (Economically) we should instead direct all the aid for "Eastern Somaliland Regions" to Erigavo , Maydh, Ceelafweyn, Garadag, Xiis, Dararweyne , etc the places that are fully behind Somaliland. Somaliland adminstration shouldn't waste their resources on ungrateful people.
-
Well done djibouti.
-
This was the works of Bocaame & an other ssc websites. They did it on purposes to mislead the masses and collect more money from clueless single mothers in the west. Like JB said Dagaalku Waa Mashruuc. Here is where they posted their propagenda video before it was busted. http://www.boocame.com/?p=11065
-
This people are shameless outrageous liars those properties belong to Hargeysa natives.
-
Somalina. You should know better people say anything they want in Paltalk wa meel ciyaal suuqa isku caayan it does not represent the opinion of millions of people.
-
Somalina wii isku dheex yacday haadi mar meesha la timi wax paltalk laga so duubay especially the zshare link.
-
Samafal. Truth hurts indeed the fact Somaliland doesn't need your farms & fruits. As for Sool , Sanaag, Cayn we all know those regions are shared and no amount of calaacal will change that. :cool:
-
Samafal clean your mouth with soap cadiifaad iyo cuqdad ba ka muqaata why involve children in this do you want me to mention the hundreds of children that die daily in the South out of hunger , diseases, war?. Somaliland's children have a bright peaceful progressive future thanks to the almighty allah. Qofkii ka xanaaqaya ha ka xanaaqo. Back to the topic on what grounds can you speak for Awdal? do you actually know that region that well? correction it's not 1.5 regions that want to secede fully but Majority of Sanaag, Maroodijeex, Awdal, Togdheer, Western Sool & Northern Sool. Get with the programme.
-
Fadeexada Jabhada SSC oo Video Been ah oo Laga Soo Duubay Ciidmada Chad/Darfuur ee Jaanjaweed Ku Sheegay inay Yahiin Ciidaan Guuto Ka Tirsan Jabhada SSC LABADAN VIDEOYOW ISKU DAAWO OO ISBARBAR DHIG ARAGNA BEENTA JABHADA SSC. BEENI RAD MALAHA (BEENTA JAHBADA SSC) Fadeexada Jabhada SSC oo Video Been ah oo Laga Soo Duubay Ciidmada Chad/Darfuur ee Jaanjaweed Ku Sheegay inay Yahiin Ciidaan Guuto Ka Tirsan Jabhada SSC Videogan Waa Midkay Sameeyen Fadeexada Jahbada SSC oo Ku Riyoonaysa Inay Yahiin Jaanjaweedka Darfuur Halkan Ka Daawo Videowgaas Halkey Ka soo Xadeen ee Ciidamada Darfuur " frameborder="0" allowfullscreen>
-
^^^ Your right it's known as Maroodijeex still a significant number of people know it as Waqooyi Galbeed. Maroodijeex sounds better though lol.
-
Samafal what you mean 2.5 regions? that doesn't make sense if you are trying to speak to us as a clan we also have strong presences in Sanaag, Western Sool & Northern Sool. If referendrum shall ever take place alot of settlements in the so called (SSC - Sool , Sanaag, Cayn) would vote for seperation alongside Togdheer, Waqooyi Galbeed/Maroodijeex, Awdal. Resources nagu filaan waan haysana alhamdullilah we don't need your fruits and farms in the south keep it to yourself.
-
Waxagu wa kalay ila muraan.com . I shall not waste my time educating such individuals. Good night.
-
Thankful. They never surrendered like a beaten school boys (SSDF).
-
Financial times: Somaliland could be force for good in Horn of Africa
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;697454 wrote: Somalina Madaxweyne Siilaanyo wa Madaxweyne aad nabad uga shaqeya mana jecla dhig islaam iyo ka Somali ba.. Madaxweyne Siilaanyo wa ninki Dunida u sheegey berigi Amxaaradu Xammar xasuuqa ka wadeen Inay Ethiopia xasuuqa ay ku hayso shacabka Somali ay ka dayso aynana u adkeysan., Believe Me Siilaanyo wa nin nabad aad u jecel Dhulkan la isku dilayo wa dhul xita isagu iyo qoiskisu ka so jeedo dadkan meesha buhoodle degen wa ehel xigto iyo xigaal. Marka awoow Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland hawlo qaran bu haya , wana ninka maanta ila maanta nabada ku baaqaya. Indeed. -
SNM wa geesiyiin wadoonkooda xoreeystay a qofkii ka naxaya ha ka naxo.
-
Xaaji Xunjuf;697118 wrote: But you support an infamous rebel group that is against peace You hit the nail on the head.
-
Taleexi;697115 wrote: Foreign interference is a must. . How is Foreign interference a must? Foreign interference is what kept the south in status quo for 20 years. The reason the somali revolution in 1991 to topple siad bare was successful is because there was few Foreign interference hence the strongest of the species won and moved on with their lifes. Although the revolution happened both in Somaliland & Somalia. The NATO & Belgian forces interfered in the south and created alot of mess.
-
Somalina. Now don't try and act smart with me young lady you was trying to imply it was simply only "TFG" vs Al shabab when infact it's Uganada, Burundi , TFG vs Al shabab. Inconclusion the final battle in the South is not just Somalis vs Somalis but Majority Foreign Mercenaries + TFG vs Al shabab (which consists of majority Somalis and few Foreigners.
-
Popular Contributors