-
Content Count
10,383 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Aar JB & XX inaanta ka xishooda . She wants to be a "Reer hargeysa". Wa caadi passportka Somaliland wa la siinaya if she pledges allegiance to SNM.
-
You can't be a "Reer hargeysa" & a Puntlander at the sametime waad fashiilmatay.
-
Ismahaan. Leave our capital alone labo wadan oo jar ah banu nahay ee. stick to Mogadishu.
-
Ismahaan this thread is about "Somaaliya" not "Hargeysa" or "Sland". Nice pictures of Beledweyne and Marka by the way.
-
Maxamed Dheere oo Goor Dhoweyd laga Siidaayey Xabsigii uu ku Jiray (Sawiro & Cod) Muqdisho (RBC) Maxkamada gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd siideysay Maxamed Cumar Xabeeb [Maxamed Dheere] oo tan iyo hotaantii bishii Febraayo ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Siideynta Maxamed Dheere ayaa waxaa ku dhawaaqay gudoomiyaha maxkamada gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur kadib markii maxkamadu dhegeysatey kiiska loo haystey Maxamed Dheere. Maxamed Dheere ayaa maanta la horgeeyey maxkamada gobolka iyadoo ay ahayd markii ugu horeysay oo maxkamadu dhegeysato eedaha loo haysto Maxamed Dheere. Waxaana joogay xubno ka mid ah eheladiisa iyo qareeno u dooday. DKMG ah ayaa ku eedeysay Maxamed Dheere inuu ku lug lahaa dil loo geystey dad rayid ah oo ka dhacay agagaarka Ex-Fiyoore ee magaalada Muqdisho 15-kii Febraayo. Dadkaasi oo ka qeybgalayey dibadbax lagu taageerayey dawlada. Waxaana Maxamed Dheere soo xiray ciidanka Amisom oo ay la jiraan kuwa nabadsugida ee DKMG ah galabnimadii 16-ka Febraayo. AMA Xeer ilaalinta maxkamada gobolka Banaadir ayaa sheegtay maanta [27-Mar2011] in maxkamadu ay wax dembi ah ku weysay Maxamed Dheere sidaasi darteedna uu fasax yahay laga bilaabo maanta. Waxaana isla markiiba Maxamed Dheere loo kexeeyey gurigiisa oo ku yaalla degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho. Wariyaha RBC Radio ayaa soo sheegaya in dad aad u fara badan oo ki faraxsan siideynta Maxamed Dheere ay isugu soo bexeen afaafka hore ee gurigiisa si ay u soo dhoweeyaan. http://www.raxanreeb.com/?p=88749
-
This is the bottom line. "isagoo si cad ugu sheegay inaanay Somaliland marnaba ka qayb gelayn shirkaas Nayrobi iyo mid kalen toona oo dawlad loogu dhisayo Somaliya. Sida uu Geeska Afrika xogtan ku helay madaxweynuhu wuxuu sheegay inay umadda Somaliland go’aansatay inay noqoto dal ka madaxbanaan wixii la isku odhan jiray Somaliya, sidaas daraadeedna aanay suurtogal ahayn inay shirar dib u heshiisiineed oo Somaliya ah ka qayb gasho. Waxase uu Madaxweynuhu ergayga u sheegay inay Somaliland taageersantahay in xal loo helo mushkiladda Somaliya islamarkaana ay diyaar u yihiin inay tallo iyo tusaale ku biiriyaan."
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Ambassador Mahiga Ku Gacan Saydhay Qorshe Uu Ula Yimid. Waa Maxay Talow Akhri. (Hadhwanaagnews) Saturday, March 26, 2011 (HWN)- Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Somaliya Amgassador Augustine Philip Mahiga, ayaa ku guuldaraystay qorshe diblomaasiyadeed oo uu ula yimid Xukuumadda Somaliland, kaas oo ku saabsan inay ka qayb gasho shir dib u heshiisiineed oo dawlad loogu dhisayo dalka Somaliya. Ma jiro war rasmi ah oo labada dhinac ku saabsan oo arrintan lagaga (HWN)- Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Somaliya Amgassador Augustine Philip Mahiga, ayaa ku guuldaraystay qorshe diblomaasiyadeed oo uu ula yimid Xukuumadda Somaliland, kaas oo ku saabsan inay ka qayb gasho shir dib u heshiisiineed oo dawlad loogu dhisayo dalka Somaliya. Ma jiro war rasmi ah oo labada dhinac ku saabsan oo arrintan lagaga hadlay, laakiin ilo xogogaala ayaa Wargeyska Geeska Afrika u xaqiijiyay in Ambassador Mahiga, uu arrintan ku soo bandhigay kulan uu khamiistii la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamud iyo xubno wasiiro ah, ka dib markii uu booqasho laba maalmood qaadatay ku yimid magaalada Hargeysa. Ilahaas xogogaalka ahi waxa ay xaqiijiyeen in ergaygu uu xukuumadda Somaliland ka codsaday inay ka qayb gasho shir horaanta bisha April ee soo socota lagu qabanayo magaalada Nayrobi ee dalka Kenya, kaas oo ah shir dib u heshiisiineed oo lagu qorshaynayo in dawlad loogu dhiso Somaliya, maadaama oo uu xilli dhammaadka dawladda Sheekh Shariif ku eegyahay bisha August ee sannadkan. Madaxweynaha Somaliland Oo Ambassador Mahiga Ku Gacan Saydhay Qorshe Uu Ula Yimid Waxaanu sheegay in shirkaas ay ka goob joog ka noqonayaan dalal badan oo ay ka mid yihiin Djibouti iyo Itoobiya, isagoo xusay inay ka qayb geli doonaan dhammaan kooxaha Somaliya ku hirdamaya. Hase yeeshe Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa ergayga ku gacan saydhay qorshaha uu watay, isagoo si cad ugu sheegay inaanay Somaliland marnaba ka qayb gelayn shirkaas Nayrobi iyo mid kalen toona oo dawlad loogu dhisayo Somaliya. Sida uu Geeska Afrika xogtan ku helay madaxweynuhu wuxuu sheegay inay umadda Somaliland go’aansatay inay noqoto dal ka madaxbanaan wixii la isku odhan jiray Somaliya, sidaas daraadeedna aanay suurtogal ahayn inay shirar dib u heshiisiineed oo Somaliya ah ka qayb gasho. Waxase uu Madaxweynuhu ergayga u sheegay inay Somaliland taageersantahay in xal loo helo mushkiladda Somaliya islamarkaana ay diyaar u yihiin inay tallo iyo tusaale ku biiriyaan. Sida uu warku sheegay waxa isna halkaas ka hadlay Wasiirka Arrimaha dibadda Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, oo ergayga u sheegay inay Somaliland madaxbanaanideeda la soo noqotay labaatan sannadood ka hor, mudadaasna aanay ka qayb gelin shirarka Somaliya loo qabto, imikana aanay sinaba uga qayb geli doonin, waxaanu sida warku sheegay uu ergaygu qaatay go’aankii xukuumadda Somaliland ee la xidhiidhay shirka uu abaabulayo, lamana sheegin wax dood ah oo uu ka galay jawaabta ay xukuumadda ka bixisay qorshihiisa. Ambassador Augustine Mahiga, ayaa dedaal ugu jira inuu ka dhabeeyo hirgelinta shirka uu u qabanayo kooxaha Somaliya, waxaanu guclo iyo orod ugu jiraa inuu shirkaasi guulaysto, maadaama oo uu shirkaasi yahay kii u horeeyay ee intii uu xilkan hayay uu qabto, waxase dhirbaaxadii u horaysay uu kala kulmay Somaliland, isagoo hore dhawr meelood uga sheegay inay Somaliland ka qayb geli doonto shirarka kooxaha Somaliya. Hase yeeshe, warar kale ayaa sheegay inay shirkaas ka qayb geli doonaan maamulada Puntland, Dawladda Sheekh Shariif, Ehlu Sunna Waljamaaca, Galmudug State. Xigasho Wargayska Caalamiga Ah Ee Geeska Afrika
-
lol. You mean Libaax badeed.
-
Link with Meles Zenawi In the mid 80s, Professor Ghedi’s father was assigned to assist Meles Zenawi, the then head of the Tigray People’s Liberation Front (TPLF), to provide for Meles’ basic needs. Eventually he was appointed as the coordinator between the Somali government and TPLF. The assistance given to Meles Zenawi was facilitated by Ghedi’s father. It was during this time that Ghedi’s relationship with Meles Zenawi flourished. Trail of Betrayal After the failure of UNOSOM operations in March 1995, Ghedi’s father made a courtesy call to his former friend Meles Zenawi. Colonel Mohammed, Ghedi’s father requested political support and assistance to elevate his son, to play more prominent and key roles in Somali politics. It was after Colonel Mohammed’s visit to Addis Abeba that Ghedi began to distance himself from Ali Mahdi and his organization and began to openly challenge him. This began Ghedi’s trail of betrayals of the Somali people in general, but also of the people that assisted him in his rise as a prominent figure in Somali politics. When civil war broke out in Somalia, Ghedi remained in exile, mostly in Ethiopia and Kenya. He served as consultant in various regional livestock bodies in East Africa. From 2003-2004 Ghedi worked for the Red Sea Livestock Trade Commission (LTC). The RSLTC is a USAID funded autonomous body operating under the African Union’s Inter-African Bureau for Animal Resources (AU-IBAR), making Ghedi a USAID employee. A luxury hotel in Nairobi, Kenya served both as his office and residence. According to news reports: From Nairobi he also oversaw an internationally funded animal disease control programme for Somalia…” The truth is that he used his profession and his position to undermine the thriving Somali livestock export market in order to help his godfather and mentor Meles Zenawi. In 1996 a USAID funded livestock export project which was given to Ethiopia, instead of Somalia based upon Ghedi’s recommendations. None of the media reported that Ghedi was singularly responsible for the ban on export of Somali livestock. When Ghedi was working with the Italian NGO Terra Nuova, he issued a certificate saying that Somali livestock was infected with Rift Valley fever, resulting in the ban on Somali’s livestock by the Gulf States, costing Somalia millions in export revenues. This erroneous claim was repeatedly denied by international organizations and Somali herdsman. This opened up a short lived opportunity for Ethiopian livestock to monopolize the livestock market in the Gulf States and other Arab countries. After 14 trials to form a Transitional Government for Somalia failed due to Ethiopia’s interference, the current Transitional National Government was formed in 2004 in Kenya with Abdulahi Yusuf as its head. Following Meles Zenawi’s orders, Yusuf chose Ghedi as the Prime Minister. He faced problems because Ghedi was not a member of the Transitional Federal Parliament (TFP) and a request for a Constitutional amendment to allow non-members to serve in the Somalia government was rejected. Mohamed Omar Habeb "Muhammad Dheere” the Jowhar based faction leader is Ghedi’s relative and a Meles loyalist. He was an elected member of the TFP but stepped down in favor of Ghedi, allowing Yusuf to name him Prime Minister. In the mid 90s, Ghedi’s relationship with the minority Tigrayan regime in Ethiopia tightened and he was subsequently recruited as the regime’s spy. He was paid a monthly salary for his contributions of confidential intelligence to Meles’ regime. Ghedi continues to put the interests of the minority regime in Ethiopia ahead of that of the Somali people and has worked aggressively to scuttle any peace talks, calling instead for the invasion of Somalia by his godfather’s forces. The US led international community has emboldened Meles Zenawi, the mercenary leader of the Tigrayan minority regime in Ethiopia, to defy international law, invade sovereign territories of neighboring countries, trample and violate the human rights of the Ethiopian people. They have once again proved that when it comes to Africa, African lives are dispensable, and the end justifies the means. The real question is to what end… Therefore, the reports about Ghedi being a political novice, having no skeletons in his closet etc. etc. are not only erroneous and self serving, but they are also a futile attempt by his handlers to clean up his corrupt and traitorous history against the people of Somalia. His acts of treason will continue to be exposed and history and the Somali people will judge him harshly…there is no where to hide. He will have to answer to the Somali people sooner or later. Finally, Meles Zenawi and Jendayi Frazier can use force and install Ghedi’s puppet regime in Mogadishu, but they cannot force the people of Somalia to accept him as their leader. The US led international community may have shattered the hopes and aspirations of the Somali people temporarily, but no amount of fire power can kill the spirit of a people fighting for justice forever. The rule of law will prevail over the law of the jungle http://www.americanchronicle.com/articles/view/18401
-
Some interesting read from the americanchronicle. Ali Mohammed Ghedi-Meles Zenawi's Stooge and Somalia's Traitor Sophia TesfamariamDecember 28, 2006 Meles Zenawi’s war of aggression against the people of Somalia was not a surprise to folks like me who have been watching the developments in Somalia since June 2006 when the Union of Islamic Courts took over Mogadishu and restored peace in Somalia after 15 years of anarchy and chaos. It was obvious that the US State Department was not happy with the developments in the Horn and turned once again to its trusted ally and mercenary Meles Zenawi to help return Somalia to its chaotic past. Using the Security Council as its bully pulpit, the US got its proxy war in Somalia. That is another topic for another day, my interest today is Ali Mohammed Ghedi, the illusive Prime Minister of the Transitional National Government of Somalia. Very little is divulged about this man in the US led western media…I wonder why. He got my attention when he openly vouched for the deceptive street smart Prime Minister Meles Zenawi of Ethiopia, and called for the invasion of Somalia. During a 5 December 2006 Press Conference in Addis Ababa, he justified Meles Zenawi’s unprovoked war of aggression against Somalia by saying: Terrorism is a global issue. But, the so-called UIC with their allies in Mogadishu clearly targeted the country and people of Ethiopia . Therefore, it is the duty of the government of Ethiopia to protect the interests of its people and country. That cannot be compromised. That is our decision…” What about the interests of the long suffering people of Somalia? I wondered how a leader of country, whose people have experienced untold suffering for 15 years, could openly call for war against them, and prolong their suffering. I was also surprised at his reluctance to create a more conducive environment for Somali reconciliation and dialogue. When the entire world knows that it is Meles Zenawi’s armed forces that were in Somalia, Ali Mohammad Ghedi harped about unnamed “foreign fighters” and “Eritrean forces” in order to cover up for his masters at Menelik Palace and divert attention from Meles Zenawi’s criminal acts in Somalia. He refers to the Somalis who are fighting to defend Somalia’s sovereignty and territorial integrity as “Islamic terrorists”. Today, he is applauding the US backed Meles Zenawi invasion of Somalia, which has cost the lives of thousands of innocent Somalis, caused untold destruction to vital Somali infrastructure including its airports. Who is Ali Mohammad Ghedi and whose interests and agendas is he promoting? If you rely on the spin being repeated over and over again in the US led western media, you will not get much. It is as if they are bending over backwards to create a clean slate for the man. Whilst so many genuine African leaders who have stood beside their people have been unnecessarily maligned and vilified by the Western media and their coteries, Ghedi, who has betrayed the people of Somalia over and over again, is getting a makeover. Here is the often repeated phrase about Ghedi: He has not been involved with the factional fighting of the past 13 years…a qualified vet, Mr Ghedi is relatively unknown in political circles, and was only sworn in as a member of Somalia's parliament-in-exile hours before his appointment, after a Mogadishu warlord gave up his seat for him…” I suppose that means he is being cleared of any wrong doing, or responsibility for the anarchy and chaos that has plagued Somalia for the last 13 years. How does a “relatively unknown in political circles” get a seat in Somalia’s parliament? Who is the Mogadishu warlord that “gave up his seat” for Ghedi? Why did he do that? Obviously, no one is telling, for good reasons. Here is an excerpt from a 5 November 2004 IOL article under the title “So who is Ali Mohamed Gedi”: Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed plucked the former lecturer in livestock at the University of Mogadishu from the African Union and assigned him the responsibility of forming the first recognised government in 14 years…Friends describe Gedi as a soft-spoken leader with a humble personality and one without political skeletons in his cupboard, a characteristic of several armed leaders, including Abdullahi Yusuf…All the warlords, except Mohamed Omar Habeb, who controls the Middle Shabelle and Mogadishu faction leader Bashir Raghe, have yet to throw their weight behind the new premier…” Neither the Transitional National Government of Somalia, nor Ghedi enjoys popular support in Somalia. As for Mohamed Omar Habeb, he is after all Ghedi’s relative with a vested interest in the TNG, as we will see later when we unravel Ghedi’s true identity and provide a more complete dossier on the man behind Meles Zenawi’s unprovoked war of aggression against the people of Somalia. As for Abdullahi Yusuf, his reign will soon be over, if Ghedi and Meles have their way. Background Ali Mohammad Ghedi was born in Mogadishu, Somalia in 1951. He is from the Abgal subclan ***** Abgal and sub-sub clan Warsaageli. After his mother’s divorce, his step mother Hewa R. from ***-habergedir clan raised the young Ghedi. His father was a Colonel in the Somali National Security Service (NSS). Ghedi was recruited by the NSS while he was in secondary school and worked for them throughout his college days. He also completed military service training in the 70s. Ghedi was given the task of spying on his fellow secondary and university students. During the Barre regime hundreds of students were arrested and tortured “on the basis of reports given by Ghedi”. After completing secondary school at Jamal Abdul Masic Allah in Mogadishu in 1974, he went to veterinary school at the University of Mogadishu and graduated in 1978. From 1979-1981 he was in Italy at the University of Pisa on a two-year scholarship. He returned to the University of Mogadishu’s Veterinary School and served as assistant lecturer in 1982. He was soon appointed as its Head, and held that post until the collapse of Siad Barre’s regime in 1991. The fall of Siad Barre’s regime brought the era of the warlords. Ali Mahdi Mohammed is one of the two main warlords to have emerged after the fall of Siad Barre; Mohammed Farah Aideed was the other. Ghedi worked with Ali Mahdi as head of the logistical section. The power struggle between Aideed and Mahdi in 1991-1992 was one of the deadly turning points in Somalia’s history. During that time Ghedi was working as Assistant Defense Secretary with Ali Mahdi. That civil war cost the lives of 50,000 Somalis of which Ghedi is accountable.
-
Campaigning starts for Djibouti presidential poll
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Interesting. I hope peaceful elections for Djibouti. -
Those are some of his supporters. It's not strange for political figures to be welcomed like that in the somali peninsula.
-
(Hadhwanaagnews) Saturday, March 26, 2011 Hargeysa (HWN) Boqolaal isugu jira Dadweynaha Magaaladda Hargeysa, Siyaasiyiin, Waxgarad, Xildhibaano, sulaadiinta iyo taageerayaasha xisbiga UDUB ayaa maanta si heer sare ah gegeda diyaaradaha ee Cigaal International Airport ugu soo dhaweeyay Murashaxa jagadda madaxweynaha ee xisbiga UDUB Dhexdiisa ee Cali Maxamed Warancade. Hargeysa (HWN) Boqolaal isugu jira Dadweynaha Magaaladda Hargeysa, Siyaasiyiin, Waxgarad, Xildhibaano, sulaadiinta iyo taageerayaasha xisbiga UDUB ayaa maanta si heer sare ah gegeda diyaaradaha ee Cigaal International Airport ugu soo dhaweeyay Murashaxa jagadda madaxweynaha ee xisbiga UDUB Dhexdiisa ee Cali Maxamed Warancade. Md. Cali Maxamed Waran Cadde oo intii muddo ahayd socdaal ku joogay dalka Koonfurta Suudaan, ayaa dadweynaha soo dhaweyntiisa ka qayb galay uga mahadnaqay sida fiican ee ay u soo dhaweeyeen, waxaanu sheegay in socdaalkii uu ku tagay dalka Koonfurta suudaan uu ahaa mid ay Somaliland guul ugu soo hootay. Cali Waran cadde oo markii uu ka soo degay gegeda diyaaradaha ee Cigaal International Airport, loo soo gelbiyay dhinaca Huteelka Shiraaqle ee Magaaladda Hargeysa, ayaa waxa ugu horeyn halkaas ka hadlay Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka markhaati kacay in uu soo dhaweynta Cali Maxamed Warancade, uu ka turjumayo shakhsiyadiisa wanaagsan. Suldaanku waxa uu carabka ku dhuftay in dalka Somaliland aanu maanta jirin nin uga lexejeclo badan Wasiirkii Hore ee duulista Hawada iyo gaadiidka Cirka Somaliland Cali Maxamed Warancade. Waxaana hadaladiisii ka mid ahaa Dadweyanaha Sharifta leh ee isugu yimid soo dhaweynta Madaxweynaha Mustaqbalka ee Cali Maxamed Warancade, isaguna sidaas ayuu idiinku faraxsan yahay, maanta aad baan ugu kalsoonahay magaca madaxweynaha mustaqbalka ee Cali Maxamed Warancade, runtii iskaashi baa wax lagu soo saari karaa, hadii reerkeenii ay maanta is yidhaahdaan wax dhisa waxba dhisi kari maayaan, laakiin beeshaa Gobolka Hawd ayaan anigu leeyahay maanta madaxweynaha way soo saari karaan waxa aan leeyahay ha la midoobo Wuu sii watay Suldaan Maxamed, hadalkiisa waxaanu tilmaamay in aan ka sulaadiin ahaan aan iyaga cod laga sugi Karin, Anagu sulaadiin baanu nahay oo ma lihi cod, laakiin ka qabta ayay la shaqaynayaan waayo dalka dhex bay yihiin, laakiin soo dhaweynta Cali Maxamed Warancade waxa uu ku mutaystay madaarkuu gacantiisa ku dhisay ayuu soo dhaweyntana ku mutaystay Suldaan Maxamed Waxa uu ka markhaati kacay in Wasiiradii tirada badnaa ee soo maray Wasaaradani uu yahay kii ugu horeeyay ee dedaalkiisa la arkay isla markaana wax badan qabtay Wasaaadda Duulista Hawada iyo gaadiidka cirka ee mudadii uu xilka hayay markii laga qaaday dhaqaale badana wareejiyay, waxa aanu leenahay waa nin hogaamiyenimo u qalma, waxba yaanay baniaadamku is xaasidin, anigu iminka muddo todoba sanno ka hor ayaan ku idhi oo miyaad is sharaxdid cid ku dhaantaaba ma jirtee ayuu yidhi Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir. Dhinaca kale xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed [Xoog] oo isna halkaas ka hadlay ayaa sheegay in maanta uu hayso garab ka maqnaa intii muddo ahayd isla markaana ay u doodi karaan dadkii dhawaan guryuhu ay kaga gubteen xaafada Gacan Libaax ee Magaaladda Hargeysa. Maanta waxa dib iigu soo laabtay garabkaygii Midig, waxaanan aaminsanahay in aanu maanta halkan uga doodi karno dadkii aanu ka dhex ololaynayay wakhtigii doorashada ee ay guryuhu ka gubteen, kuwaas oo la yidhi iyagaa guryahoodii iska gubay, waxaanu leenahay caqliga ma gelayso in ay dadkii guryuhu ka gubteen oo cidlo fadhiya, la yidhaahdo iyagaa is gubay ayuu yidhi. Geesta kale waxa isna halkaas hadalo koob-kooban ka soo jeediyay Wasiir Ku xigeenkii hore ee Caafimaadka Mahdi Cismaan Buuri, Mahdi, waxa uu ayaan darro iyo wax laga xumaado ku tilmaamay in shacabkii ay guryuhu ka gubteen loogu daro xadhig oo la yidhaahdo waa kuwii gubayay guryahooda, ugu horeyna isaga oo ka hadlaya soo dhaweynta Cali Maxamed Waran Cade, waxa uu yidhi Waxa aan aad ugu faraxsanahay in aan soo dhaweyno Madaxweynaha Mustaqbalka Cali Maxamed Waran Cade, waxaanan leeyahay gacmo furan ku soo dhawoow ayuu yidhi. Waxa kale oo uu ka hadlay sida uu arko dadkii guryaha iyo gubayay iyo xukuumadda madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa aan la yaabanahay in dadkii guryahoodii ay gubteen la isugu darro waxba laaan iyo waliba xadhig, waxaanu leenahay madaxweyne dalkan iyo dadkanba adiga ayaa madaxweyne u ah ee sidaas ha laga daayo ayuu yidhi. Ugu danbayntiina Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UDUB dhexdiisa Cali Maxamed Warancade oo isna la hadlayay boqolaal ka mid ah taageerayaashiisa ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay soo dhaweynta ay u sameeyeen Aad baan ugu faraxsanahay in ay maanta intaas oo qof I soo dhaweeyaan, waana markii ugu horeysay ee ay dad intaas leegi I soo dhaweeyaan ayuu yidhi. Waxa uu faahfaahin dheeri ah ka bixiyay socdaalkiisii uu ku tagay dalka Koonfurta Suudaan, waxaanu tilmaamay in ay guul u ahayd Somaliland Runtii socdaalkii aan ku tagay koonfurta suudaan oo aynu dhinacyo badan iskaga mid ahayn dhinacyo badan haddii ay noqoto qadiyada madax banaanida iyo waliba ictiraaf raadinta, waxaanan leeyahay socdaalkaygaasi waxa uu ka dhashay isfaham aad ah, bisha todobaad ee soo socota waxa dalkaas tegi doona todoba qof oo uu ku jiro madaxweynaha iyo waliba aniga ayuu yidhi. Waxa uu ayaan darro iyo wax laga xumaado ku tilmaamay in shacabkii dhawaan guryahooda lagu gubay xaafada new Hargeysa ee degmada Gacan libaax ay garoowshiiyo ka waayaan xukuumadda, hadana buu yidhi xadhig loogu daro Markii aan maqnaa waxa I soo gaadhayay warar sheegayay in guryo la gubay, runtii waxa ay ahayd arrin naxdin leh, laakiin waxa ka sii daran in dadkii guryaha laga gubay oo cidlo fadhiya haddana xadhig lala miciinsado, waxa aan leeyahay arrintaasi waxa ay ahayd mid aan loo baahnayn xukuumadana waanu iska arki doonaa ayuu yidhi.
-
:cool:
-
-
Oil in Guduubi other parts in Oodweyne - Somaliland
Saalax replied to Siciid1986's topic in Politics
Jacaylbaro;705553 wrote: We're talking about Somaliland adeer ,, not Somalia ... :D -
Wakiilka Somaliland Ee Dalka Sweden Oo Kula Kulmay Hargeysa Gudoomiyaha Gobolka Sanaag. Hargeysa(OWN)-Danjireha Somaliland ee sweden mudane Eidarus Sh Adan Oo Kula Kulmay Hargeysa Gudoomiyaha Gobolka Sanaag mudane Ali Abdi Hure. Shalay oo ay bishu ahayd 24 march ayaa uu Danjirehu qado shaqo ugu sameeyey Gudoomiyaha huteelka Maan-soor. Waxa ay si weyn u gorfeeyen arrimaha gobolka guud ahan, iyo gurmedka abaarahu halka uu marayo gaar ahaan. Danjirehu waxa uu gaadhsiiyey Gudoomiyaha salan ay u soo direen daadka reer Somaliland ee degan Sweden, gaar ahaan Stockholm, oo ay so direen walaalahooda jooga Somaliland, gaar ahaan gobolka Sanaag. http://oodweynenews.com/news/59647-wakiilka-somaliland-oo-la-kulmey-governerka-gobolka-sanaag.html
-
SSC beggers need to stop accusing Dahabshiil of non existence crimes. Illahay ba successful ka dhiigay. Don't hate just because his company is successful. Majority of sane somalis will continue to use this company despite your crocodile qabilist tears.
-
War wuxu calaacal badana lol. If you don't want to use dahabshiil ya kugu qasbaya?
-
Oil in Guduubi other parts in Oodweyne - Somaliland
Saalax replied to Siciid1986's topic in Politics
"California has thousands of naturally occurring seeps. Much of the petroleum discovered in California during the 19th century was from observations of seeps.[24] The world's largest natural oil seepage is Coal Oil Point in the Santa Barbara Channel, California. Three of the better known tar seep locations in California are McKittrick Tar Pits, [25] Carpinteria Tar Pits and the La Brea Tar Pits.[26] At Kern River Oil Field, there are no active seeps. However, oil stained formations in outcrop remain from previously active seeps." -
Oil in Guduubi other parts in Oodweyne - Somaliland
Saalax replied to Siciid1986's topic in Politics
Mashallah good stuff. -
Hargaysa: Warlord Siilaanyo Commits Genocide in Somalia's SSC Districts
Saalax replied to General Duke's topic in Politics
^^^ We don't need a criminal pirate terrorist supporting Shangole to believe us.
-
Popular Contributors